“DHAMMAADKII SIR-AA’IIL “SIR-AAILIYIINTII SOO HAAJIRAY OO DIB U HAAJIRAYA - LE MONDE

  Рет қаралды 49,285

HBN Online TV

HBN Online TV

Күн бұрын

“DHAMMAADKII SIR-AA’IIL “SIR-AAILIYIINTII SOO HAAJIRAY OO DIB U HAAJIRAYA - LE MONDE

Пікірлер: 66
@xaajia2219
@xaajia2219 7 күн бұрын
Balaayo idinku dhacday caqli xumaa, inta dhul muslimiin qaateen beey hadana iska dhigayaan dhibane! Muslimiinta Allaha kor ka yeelo aamiin
@sarahkadiye8251
@sarahkadiye8251 7 күн бұрын
Rabiyoow Kala Fiirdhi oo Burburi Ya Allah Rabiyoow Waa Daalimiin Dhiigii Ummada islaamka Ayeey ka Fasahaaden Rabiyoow Jabi Oo Jabi
@fartuunmohamed6081
@fartuunmohamed6081 7 күн бұрын
Allah ha u siyaadiyo firxadkooda iyo jabkooda hana isku salido hana ku rido argagax iyo baqdin waali ah yuhuud iyo xulufadooda hana soo dedejiyo dhamaadkooda aamiin
@Bintuxaji629
@Bintuxaji629 7 күн бұрын
Amiin
@BahjaabdiBahiaabdi
@BahjaabdiBahiaabdi 7 күн бұрын
Àaamiin
@SacdiaSheik12
@SacdiaSheik12 7 күн бұрын
Wey bilaabatay israaiil iyaga ayaa dhulka falastiin eyka heysato ka haajiraayo reer falastiin dhulkooda ayeey difaacandonaan inasha allaah dhul ninkiisa baa iskale illaahow muslimiinta reer falastiin u gargaar Aamiin yaa rabbi
@ubahabdi453
@ubahabdi453 7 күн бұрын
Allah hayno rumeeyo shiikh Ahmed Yasin ya Ramallah hadalkisii 🤲🏽🇵🇸🌊
@CashaIbraahim-f1e
@CashaIbraahim-f1e 6 күн бұрын
Qasa guusha ilaagayba keenay iyo shacabka faalaastin ee mujaahidinta ah waxay udhinten dhulkoga jaahad iyo guuul wayn ilaahayba keenay masha alaah
@BashiirDiiriye-p1x
@BashiirDiiriye-p1x 5 күн бұрын
Illaahayaw lajir falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin guusha sii shacabka falastiin ee lagumaaday aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin
@degaghedi1738
@degaghedi1738 7 күн бұрын
Illaahow illaahow raxmaanoow raxiimoow isreal sanadkaan dhamaataa illaahow awoodaada uga qabo kuway hada duqaynayaan Gaza na tabar ay ugu soo noqdaan waayaan illaahow kaligaa ayaa awood leh ee dhamaadkooda hada kadhig Aamiin Aamiin
@muktarige9966
@muktarige9966 7 күн бұрын
Ilaahey dhulka ha lagooyo yuhuuda
@fartuunmohamed6081
@fartuunmohamed6081 7 күн бұрын
Aamiin aamiin aamiin yaa allah
@mohaqoslaye4306
@mohaqoslaye4306 7 күн бұрын
Allahayoow intaan dhiman itus falatiin awoodleh wedkayga kahor
@fadumonurhassan91
@fadumonurhassan91 7 күн бұрын
Amiin
@ardocumar6779
@ardocumar6779 7 күн бұрын
ALLAAHUMA AAMIIN
@Shaamil-Basayev
@Shaamil-Basayev 7 күн бұрын
Aamiin 🤲🤲
@fartuunmohamed6081
@fartuunmohamed6081 7 күн бұрын
Aamiin aamiin aamiin yaa rabi
@falisa576
@falisa576 7 күн бұрын
Amiin Amiin Amiin. Anago dhan ilaahoow natus falastin O dawladnimadedi u so noqotay
@Salma.Ismail
@Salma.Ismail 7 күн бұрын
Thanks HBN warbixenta qiimah badan
@nuuraxaamudismaaciil4312
@nuuraxaamudismaaciil4312 7 күн бұрын
Wllo mawliid xaaji cabdi subaxa wangsan ❤ ilaahy nabd wayn hasiiyo falstiin❤
@maxamudcali2236
@maxamudcali2236 6 күн бұрын
Waa dhamaadki Yuhud wayna hajri sida aya howshu usocoto reer falastiin dhulki xoga logahayastay si dhib aya kulawareegi insha allaah yuhuda way dareeri ama way qulquli waa guushi reer falastiin iyo burburki yuhud insha allaah
@BashiirDiiriye-p1x
@BashiirDiiriye-p1x 5 күн бұрын
Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin
@CabdiIlyaas-qg8ix
@CabdiIlyaas-qg8ix 7 күн бұрын
Burbur iyo baa baa Allaah ha ka dhigo yuhuuda Waxaanan Allaah kabar yaynaa in rer gz guuleystaan
@AxmedMahmed-j5b
@AxmedMahmed-j5b 7 күн бұрын
Inyar baa soo hareysa intaana meeshay ku madhanayaan.heer ay dhagaxaanta iyo geedaha sheegan.sidu nabigeena scwaww inoo sheey
@musa-sc2cb
@musa-sc2cb 7 күн бұрын
Waxan Labaanaya waa Ahkenaze Yuhuudi Bariga Europe , Yahuud Asaal maha waa jajuuj majuuj, shayaadinta Allaha Cadaabo.
@fatumaawil6609
@fatumaawil6609 7 күн бұрын
Ha la wayo aduunka dhib bay ku yihiine insha alaah
@AxmedMahmed-j5b
@AxmedMahmed-j5b 7 күн бұрын
Mawliid iyo maxamed maxamuud cade weriyaal legend ah .waxan idinka salaamay hargeysa
@AbuqudamaAssomali
@AbuqudamaAssomali 6 күн бұрын
الله اكبر ولله العزة ولرسوله وللمومنين
@BaasheAxmed-c8p
@BaasheAxmed-c8p 7 күн бұрын
Allahayow burburi yuhuuda iyo wixii taageera
@warisroobo1759
@warisroobo1759 7 күн бұрын
Subxaanallah,Soomaalida waxaa cajiib ah maahmaahda,ah ,Ninkii dhoof kuyimid baa Geeridu dhibeysaa,Allah caadilka ah ayaa quluubtooda ku ridey rucbi iyoxasilooni,la,aan.
@FartuunXasanCali
@FartuunXasanCali 7 күн бұрын
Alle ha baa'iyo
@aishasheikh9785
@aishasheikh9785 7 күн бұрын
Ilaahay habaabi iyo yuhuuda
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 7 күн бұрын
Allaha jabiyo , si xun .
@dahirmoalim9638
@dahirmoalim9638 7 күн бұрын
Khayrbaakadhacay
@BurhaanCismaan-d4j
@BurhaanCismaan-d4j 7 күн бұрын
1 kun ee like anaa buuxiyay
@Selelfiaxmed
@Selelfiaxmed 7 күн бұрын
Kuwa noqonayaa waa yurubiyaankii la yuhuudeeyey
@yusufahmed6987
@yusufahmed6987 6 күн бұрын
Scw Scw Scw Scw ❤❤❤
@FaraxAhmed-j4q
@FaraxAhmed-j4q 7 күн бұрын
🤲🤲🤲
@Myhalimaworld
@Myhalimaworld 7 күн бұрын
Xaqii ayaa feedhaha ka dilaacay
@AbdalaSaid-o3h
@AbdalaSaid-o3h 7 күн бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯💯💯💯❤️❤️❤️👀👀👀❤️❤️💯💯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 0:39 🇸🇴 0:42 💯 0:43 ❤️ 0:45 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 0:48 0:51 🇸🇴💯🇸🇴 0:53
@abdirashirdigninow1084
@abdirashirdigninow1084 7 күн бұрын
Shaki kuma jiro in ay dhamaadkeedi yimid ni sabab dulmiga.Mida kale dhulkan waa la keenay ee ma aysan u dhalan ha ku noqdaan dhlkii laga soo ururiyey muslimintuna ha isu doyaariyaan in ay Canadaha soo socda ku sop rukadaan masjid Aqsa Inshalllah
@Rageedi50
@Rageedi50 7 күн бұрын
Asc ninkii kitaabka quraanka ku gubay Sweden oo gurigiisa lagu toogtay waana dhintay
@yusuufcaqiibo1576
@yusuufcaqiibo1576 7 күн бұрын
Sow anigii idhi. Dhulka inaad ku dhimataan iyo inaad ka dhooftaan ama inaad is dhiibtaan waxba kama dhexeeyaan.
@IdrissGuirrehsougeuh
@IdrissGuirrehsougeuh 7 күн бұрын
😂😂😂😂😅😅😅 👍 👍 👍
@AbdiRage-xq6wm
@AbdiRage-xq6wm 7 күн бұрын
Comaadayal duulaya ayey cadan ka kakeeneen waar niyow adguba caqlaad leedahee carar maxaa dhaama
@falisa576
@falisa576 7 күн бұрын
Alle wa kan wax walba awooda ee Xukunkisu sareeyo qalinkana haya Koonkana xukumo cid ka awood wayna aysan jirin.marka ilaahay Haka haajiriyo Yuhuuda dhulka reer Falastiin e ay xooga ku dagan yihin. Reer falastiina dhulkoodii o xor ah Allaha gacantoda hawgu so celiyo
@Dhaqandahir
@Dhaqandahir 7 күн бұрын
Ninba markiisa ayow haajiraa ayakaba dad aywey qixiyeen
@AbdiraxmaanAbdullahi-c7v
@AbdiraxmaanAbdullahi-c7v 7 күн бұрын
Illaho uu hili falastin yahudana aduka ku cadab
@mohamedfarahshirwac7318
@mohamedfarahshirwac7318 7 күн бұрын
Aragtida shacabka israa.iil ee ku aadan in ay ka haajiraan dhulka ay xooga ku haystan ee falastiin kadib maray arken in ay been ahayd in dhulka lagu abuuray aan cidna lahayn dadka ku noolna laga masaafurinaayo taa badalkedana dadkii la rabay in la haajiriyo ay diideen in ay dhulkoda ku dhimanayaan lkn ayna meelna uga socon
@AxmedMahmed-j5b
@AxmedMahmed-j5b 7 күн бұрын
Ku saliya nabigeenu scwaww
@AxmedMahmed-j5b
@AxmedMahmed-j5b 7 күн бұрын
Waxba u mayaalaan falastiin. Waayo meel aan wadankaaga aheyn kuma noolaan karid
@khadiijomaxamedcawaali7789
@khadiijomaxamedcawaali7789 7 күн бұрын
Qaniyo qaniyo baa kaafujisa
@IbraahinMuuse-g7h
@IbraahinMuuse-g7h 7 күн бұрын
Ilaahay muslinka hakaqabto yuhuuda daalinka iyogaalada la saaxiika ah ba
@BashiirCabdinafac
@BashiirCabdinafac 7 күн бұрын
الله الحمد لله على ذالك
@Bintuxaji629
@Bintuxaji629 7 күн бұрын
ilahay ha natusa israil O qahoti ax mel kastana lagu laynayo iyo falistin Odowlad weyn ay galadana ay kacabsonayan natus yarabi adaa abod leh
@RahmaAbdilahi-q7j
@RahmaAbdilahi-q7j 7 күн бұрын
Raabiyow reer falstiin uu hiili yaa raabi
@fadumonurhassan91
@fadumonurhassan91 7 күн бұрын
Amiin yaa Rabbi
@Shaamil-Basayev
@Shaamil-Basayev 7 күн бұрын
Aamin yarabi ❤
@MahamedKADAR-m2t
@MahamedKADAR-m2t 7 күн бұрын
100 sano ismalka yahuda weyin
@maryanmaxamuudcumar6712
@maryanmaxamuudcumar6712 7 күн бұрын
deebseek kasoo hadal
@AbdiRage-xq6wm
@AbdiRage-xq6wm 7 күн бұрын
Somalidu waxay ku maahmaahdaa nin aan talinjirin haduu taliyo nin aan tegi jirin ayaa taga Alnijaas Natanyahu waar waa laga qaxayaa war dadku saw may yaabin hadaanay qixin maxay samayn lahaayeen meel ubadkoodu kuma jiro uqsumu nabadgalaan ayey raadinayaan
@CashaIbraahim-f1e
@CashaIbraahim-f1e 6 күн бұрын
Israil way kuujaabtay qasa ilaahayba jaabi israil kaalaayac guuuldaro aya kuudhacday israil khad caas ayay gashay qasa maha mel kibir laatago israil way kuubaabi qasa ilaahayba jaaab wayn kuuridi insha alaah
@ardocumar6779
@ardocumar6779 7 күн бұрын
Afkaaga caana lagu qabay DHAMAADKA ISRAAIIL Wax kawanaagsan oo la maqlo ma jiro warkaas
@nimcoqueen6127
@nimcoqueen6127 7 күн бұрын
Israaiil oo dalkeedaba ku dagan . Cabsi cabsi. Waa tula fila yay . Waa.wax dhaboobi doona in israiil dhulkeeda uga guuridoonto. Cabsi. Iyo walbahaar. ay iyadu kasbatay.
Who is More Stupid? #tiktok #sigmagirl #funny
0:27
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 10 МЛН
Маусымашар-2023 / Гала-концерт / АТУ қоштасу
1:27:35
Jaidarman OFFICIAL / JCI
Рет қаралды 390 М.
The Lost World: Living Room Edition
0:46
Daniel LaBelle
Рет қаралды 27 МЛН
WARAR CULUS OO SAAKA SOO BAXAY & XAALADO DHIILLO XAMBAARSAN OO TAAGAN
24:08
Taariikhdii Tataarka Qaybtii 2aad Sh Mustafe
1:08:55
Sheekh Mustafe Official Channel
Рет қаралды 289 М.
Who is More Stupid? #tiktok #sigmagirl #funny
0:27
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 10 МЛН