Allah unaxariso sheekh xasan Nasrallah 🇮🇷😭🇱🇧😭 Aamiin 🤲
@AbwaandheegabibАй бұрын
Alla caawa warku xanuun kululaa
@khadaromohameddheeredheere2537Ай бұрын
Bi idmi laah waan guulaysanayaa
@fadumoali7402Ай бұрын
Ninka geesiga ihi ee mayalka adagi ama goobtu ku shihiida ama guushu cimaamataa.. Xasan Nasrallah mujaahid 30 dagaalayey buu ahaa Allah ha u naxariisto iyo dhamaan muslimiintii shahiidey🤲🏼🇵🇸🇱🇧
@XuseencabdiCabdullahi-j5zАй бұрын
Asc bahda HBN online TV sxb mowliid xaaji habeen wanaagsan
@Iimaanaxmed-p6lАй бұрын
baydhan kufkufaaye insha allah adi iyo natanyahu gacanta muslimiinta ku dhima baqti doontiin gaalayahy gaaladu dhashay
@KayseHuriyeАй бұрын
Ku.scw.scw.scw.scw.scw.scw..scw.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@HoodoabdiAbokorАй бұрын
Geesi ma raage kabaha qaadayaashi baa soo hadhaya naxdin weynaa حسبناالله xamaas buu caawinayey xamaas iyo mujaahidiinta kale ALLOW nasiibka ha gaaji
@mahamedali6516Ай бұрын
Aamin yaa rabbi
@KaltunAbdilleАй бұрын
hoog iyo ba ayaa ka dhacay meeshas xanuun badan ayaan daremaynaa waligay ma arag umad saas u jabta mudo bilo ah alaha sahlo way natabatay aad iyo aad waxay tahay haben madaw oo musliminta u gaara laakin alaa qadaray waxaanse ale ka rajaynaynaa in laga gudbo dhibka maanta dhacay laakin talada iiran u gaara iiran af lama rabo wayna fashilantay iiran waxaan iiran lenahay ilaahay ayaa wax dila waxna nooleya ee fulaynimada intay dayso iiran oo ilaahay isku xirto oo bisinka qabsato duulan ha ku qaaden iyada iyo awlaadeeda yuhud. ha dumiyen talaabiib yuhud waa in dukum iyo dakum laga dhigo yuhud meesha ugu wayn ee la dumiyo waa in ay noqoto talaabiib wax ku nool waa in uusan jirin dad dunyo iyo xayawan midna xataa ciidu ha gubato. waa in talaabiib noqoto meel laga shekeyo wax ku nool qudhanjo alaha ka dhige wax ku nool ha la waayo maraykan markaa ha yimado waa laga sdkaan dhamaan yuhud maraykan iyo rer galbed intabo baidmilah ee muslinku ma cabsado ee cabsida iiran ha dayso dagaalkana ha gasho maraykan iyo rer galbedka iyo yuhuduba wax dhacaya way ku wada socdan dhibka oo dhan waa maraykan ee musliminta ha u midoban maraykan iyo jabkiisa guushuna waa musliminta ale ayaa shegay in gaalada la jabin markaa hadalka ale ha la raaco insha alash
@sayidcali9965Ай бұрын
Guul
@CabdillahiMuusefaaraxАй бұрын
Wan..jeclahay.
@RobayHassanАй бұрын
Inalillahui wainnallilahi rajicun😢😢😢😢😢😢😢
@Khadijo60Ай бұрын
waan ka naxay geerida sheeqa reer lubnaan waa lagu dhex jiraa
@OmarOmar-rw4heАй бұрын
♥️🔻🔻🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🔻🔻♥️
@mahamedali6516Ай бұрын
انالله و انا اليه راجعون allaha la xidhiidhiyo xabiibkiisi udgoonaa. Amin amin. Geesi aan gabanin yuhuda ayu ahaa . Sida kuwa sucudiga iyo emarats kabo qaad ma ahayn
Khabir mm cade wararkan la xitira xibullah waxn ayu bun bunin usaneya wa khabir kumahesto wararkisa hufan bslse xisbullah sida ad nogaa dhegtaa badaana maahan sawabto sh lagaso bilawa dilki fuad shakur ila maanta sh. Nasrsllah la dilay wax yar oo jawab udhigantaa nay qadin xisbullha Fuad shkur dilki logeystay imisa sarkal oo muhim ah aya lagadilay xizbiga ayagana xita hal ukun kamay sojabin Israeli walow ladhaha way qarisa bslsee wax weyn oo dhacaa maqarsoman oo cid walbo umuqan karaa
@YusufMaxamed-nt6vbАй бұрын
Waa.inlabartilmaameedsadaa.natenyaahu
@khadaromohameddheeredheere2537Ай бұрын
Islaam nimada Aan ka dhabayno
@osmanabdirabiАй бұрын
Illahow netanayahu geridiisa namaqashii ya allah
@fadumoali7402Ай бұрын
Amiin Ya Allah 🤲🏼🤲🏼
@abdullahisharif5153Ай бұрын
Shekadan waxan daremayay marki ay lahayen waxan ku bartilmamedsanay gantalka loo yaqn fadhi mahane wax kale wa laga waye waxan daremay in laga burburiyay hubkodi xisbullahi sorry
@abdimullahahmed384Ай бұрын
Wqqn ku rqqcsanahay ogow sida xilka kufuulay taasi dhacday markii hogaamiyihii hore ee Xisbullah [Abbas] al-Musawi ay Israa'iil dishay 1992-kii, Nasrallahna uu la wareegay talada.
@UmuRaxmaInabashiirАй бұрын
Waa xilgii yuuhudu qabsan lahyda lubanana masara iraaqa suuriya iyo iyo qaybo ka Midas aha suuriya argi doontiina. Waa sida ay waxa u socodaa. E. 😢
@mustafexuseendaahir6796Ай бұрын
WARIYE MALMIHII HORABA WAAD WARAMI JIRTEN MARWALBA NAGA DHARGI WARKAA MAALMAHAN ADAG EE ISLAAMKU GALEEN ALLAH UGARGAARO GEESIYADA XAMAS.IYO XISBULLAH.GEESIYAL KAMA DANBEEYAAN IRAN IYO OWLAADEEDA
@mowlidkulowАй бұрын
Waxaa aad aan ugu xumay geerida hogaamiyaha caanka ah
@cadlatuuramale5054Ай бұрын
Iiran waxaan kashakiyay markii ismail haniya lagu dilay Tehran Jaajusinta dhabta ah waayaga
@Siyad-p4tАй бұрын
That is what’s happening and they losing one for all colonial settlers
@jamalyabarow5784Ай бұрын
Saxiib waxaa ku dhacay lobanaa waxa ka dabeey Iraan.waa ogaan doontaa Xisibulla in laga Diley 20 hogaamiyey iyo leader kii hogamaminay
@hassanyussuf6957Ай бұрын
Waad. Mahad San tihiin
@HassanaffeyAffey-ie6jhАй бұрын
Isreal has High level intelligence services if you can't beat lion them.
@fadumoali7402Ай бұрын
Basaasiin bay adeegsatay keligeed May ahayn naclatullah calal yuhuud☠️
@yusufnuur7550Ай бұрын
😭😭
@KhaalidMaxamed-mw4ihАй бұрын
Xusbalah haqaadeen dagaalka dhulka si guul degdeg ah ugaadhaan
@mohamedcismaan315Ай бұрын
Xisbula warkeeda Naga daaya
@hassanyussuf6957Ай бұрын
Asc
@ashaomer4235Ай бұрын
Falastine Golaysda insha Allah 😢❤❤❤😢😢😢
@ruqiyohusseinhayle1262Ай бұрын
Xisbullah sidey u lahayd waa arsanaynaa una fadhidey ayaa iyadii gam laga dhigey, shia guul ay keento laguma diirsanayo ee warkeda naga daaya fadlan
@yusufnuur7550Ай бұрын
Alle hownxristo
@genaralhadraawi5830Ай бұрын
Illahooŵ yuhuda
@abdirashidmaxamed4665Ай бұрын
War baannu doonaynaa, xayaysiiska faraha badan, innaga yareeya. Ururka Xisbullah waxaa ka amni iyo ilaalin badan ururka Xamaas, oo hal sano la dagaallamayey Yuhuudda. Basaasiin aad u fara badan baa ku dhex jira Xisbullah. Waxaa muuqatay in ururka Xisbullah aad u tabar daran yahay.
@cabdomohd7282Ай бұрын
Warkiinu. Dhinaca kooxa carabta ah iyo iran kama signal. Iran xuutiyiintu. Mar hore. Amarkooda diideen. Xusbulaana. Week gang ayay isdiideen. Iran ma ogla in amarka maraykanka la diido adeer
@SubeyrigaАй бұрын
Muslimiinta maanta wax walba wey ogyihiin kuwo la qaldi karo maaha dhawaan
@axmedsiciid7050Ай бұрын
Mowliid aad baad umahad santihin adiga iyo muxamed cade sida aad udhigtay sherta iyo laketu wa xagayaga from buntiland
Waxaaba Wa lagu qoslo ah in iiraan u aargudayso xasan nasrullaah , bal aaway iyada safaaradeedii lagu weeray iyo haniyihi ay iyagu shirqooleen
@axmedhassan6963Ай бұрын
Haniya iyo Nasrallh wax ku baashaalay iiraan waadna ogaan doontaan.
@AbdirahmanAden-ee8fkАй бұрын
Iiran Waxba uma qaban Doonta xis bulaah meelku qoro moowliud
@YahyeAbdi-w9nАй бұрын
Xisbulah allaha unaxariisto sidaas inay utabar darantahay maanan moodayn sorry😢😢😢😢😢😢😢
@Baremaxamed887Ай бұрын
Saan filayo Waar madaxdan la dilayo odygan khumayni ayaa ka dambeeya madaxwynihii iran,haniya xsn nasrulah iwm kuli isagaa ka dambeeya waana la ogaan oo waxkastaa wuu iska soo bixi (walaahu Aclam)