Faysbuuga wasiir faring igu soo dira inshaa allaahu
@crisaaqismaaciil12 күн бұрын
Gooooooooool xamaas falastiin
@degaghedi173812 күн бұрын
Illaahow kuligood ay motor beelaan isreal dal wada waalan cuuryaan iyo inta cudur jirta kurid inta aan dhibka Muslim ka raalida ka ahayn kaliya kareeb Aamiin Aamiin
أللهم أعز الإسلام والمسلمين والمسلمات والمؤمنين والمؤمنات الأحياء منهم والأموات اللهم آمين يارب العالمين
@abdirizakariif988412 күн бұрын
Mashallah alhamdulilaah waa nimcatu rabbi
@MushjariCeelbardaawi12 күн бұрын
Waa guul wayn
@daraaye597712 күн бұрын
Masha allh xutiga tarikhda qori doonta
@axmedsiciid705012 күн бұрын
Mowliid mahadsanid
@YaasiinismaaciilRooble-y2k12 күн бұрын
13:01 asc walaal. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@xasancali43812 күн бұрын
Asc wariye sare mowlid wll hadh iyo haben waxad u soo jeedeydo ski aan wararka aan kaasugeyno si waadaxa noosoo gaadsiino .malaseys dhihi karaa halganka sxb adiga iyo amxad maxmud iyo falastin iyo inta taageersaneyd ee ku gugu xidhnaa wad guuleysateen
@seynabalihasan62912 күн бұрын
Waa runta wariye
@Talisomaxamedtalisomaxamed-e6y12 күн бұрын
Guull fastii
@aftinkabishar757612 күн бұрын
Guul falastlin inshallah
@SaxardiidmaxamedClaahi-g1y12 күн бұрын
Waa ku farasanahay gantaalka xutiyita yees
@sahrosaleh226812 күн бұрын
Ilove yemen❤❤❤
@QureshoYussuf-r6e12 күн бұрын
Allahu akbar allahu akbar allahu akbar walilahi xamdu jaba yuhudey nacalatallah calayka 😅
@AbdixaafidAbdullahi-n2v12 күн бұрын
Allaahu Akbar guusha xuutiga
@Khaalid14412 күн бұрын
AsCalaykom. InaTima-Cadde meeday?
@OdowaayRooble12 күн бұрын
Guuusha reer falastiin waa guusheena inta damiirta leh
@SaxardiidmaxamedClaahi-g1y12 күн бұрын
Mashaa alaah
@KhadraKhadramaxamed12 күн бұрын
Cashar wacan ayey udhigeen runtii
@waabarijama838912 күн бұрын
mowliid kal&laab ayaad noo deeqsiisaa akhbaarta caalamka kun goor ayaan kuugu mahadinayaa(allesw ha idiin wada xafido )khaasatan adiga انشاءالله تعالى
Waa yaab bal eeg argagixiso.yaa ah ma kan dhulboobka gardarada ah oo xasuuqa samaynaaya oo ilmaha laynaaya oo isbitaalada .duqaynaaya miyaa.argagixis ah mise kan loo gaysanaayo
@Dujaana12Dujaana1212 күн бұрын
Cajiib
@MaxamedclaahiMaxamedclaahi-u4y12 күн бұрын
Guul guul qasa alle ha jabiyo israil
@abdirizakabdullahi59212 күн бұрын
HBN waxkale kubedela musigga aad ku billaabaysaan
@CabdulaahiBaaruud-v2g12 күн бұрын
Wararkii..cusuba.soodaha..muwalid
@SultanDuaisane12 күн бұрын
Kala cararkaas iyo wadno xanuunkaas ayay ku jiraysaa yuhuudu inta dhulka ay haysato laga xoraynaayo ilaahay idamkii
@SharmaakeOsman-q2d12 күн бұрын
Sax ha ku wadaan xuutigu
@AbdulahAbdurahman-yh2vm12 күн бұрын
❤ 👍
@SiciidCawil-zq3uz12 күн бұрын
Alaah
@moudankhaireh401512 күн бұрын
Subxanaallah
@MuseMucad12 күн бұрын
Sahnuuniyada israiil iyo xulfada ree galbeedka masiibo allha galiyo dhulka lasimo masiibo aan horey loo arg allha si deg deg ah ukeeno yaarabi
@mamasabdinasir373212 күн бұрын
waxan la yaa banahay wadamada muslimiinta ah waxa ay xabad la isugu dhiibaayo
@IssaAhmed-e7x12 күн бұрын
YEMEN WA DAD GOOOB EEEH SOMALIDA HAISKAILALISO TURKEY HA LASAHIBTO YEMEN