DAANTA GALBEED OO CAAWA SI XUN LA ISUGU HELAY + SUURIYA + UKRAINE + QASA + SIR-AA'IIL

  Рет қаралды 42,162

HBN Online TV

HBN Online TV

Күн бұрын

DAANTA GALBEED OO CAAWA SI XUN LA ISUGU HELAY + SUURIYA + UKRAINE + QASA + SIR-AA'IIL
#SUBSCRIBE ► / @hbnonlinetv
►TWITTER: / hbnonline
►FACEBOOK: / hbnonline A
►WEBSITE: hbnonlinetv.com/
#hbnonlinetv
#wararka
#soomaali
#MowliidHajiAbdi
#dagaalkaqasa
#Caalamka
#WararkaSoomaalida
#HBNTV
#QASA
#Somalia

Пікірлер: 54
@XuseinmaangeCusmaaniidle
@XuseinmaangeCusmaaniidle 7 күн бұрын
illaahow burbur iyo masiibo kurid mareeykan yahuud yurub illahow guuleey islaamka siiba reer khaza xuuti aamiin
@Baareey
@Baareey 7 күн бұрын
Maxamuud maxamad cade iyo mowliid xaaji waa mahadsan tihiin.sida aad barmamijyada aad nogu soo gudbisaan. Jasaa kallaah khayran.
@CashaIbraahim-f1e
@CashaIbraahim-f1e 7 күн бұрын
Maraykan taaram ilaahow baabi guuub insha alaah
@husseinahmedali8436
@husseinahmedali8436 7 күн бұрын
Mahadsanid Saaxiib
@MohamedDeeq-oq7rc
@MohamedDeeq-oq7rc 7 күн бұрын
Allahu akbar ilaheyow inta dulman oo Muslim ah ugar gaar rer gasa & rer muqdisho ugar gaar Aamiin yaa Allah salalaahu calayhim wasalaaam Allahu akbar
@AbdirahmanAliMohamed-yo6kv
@AbdirahmanAliMohamed-yo6kv 7 күн бұрын
Mahadsanidiin
@IdrissGuirrehsougeuh
@IdrissGuirrehsougeuh 7 күн бұрын
Asc 🎉🎉🎉❤❤❤
@jawahirelmi9
@jawahirelmi9 7 күн бұрын
Asc. Mowliid. Habeen wanaagsan
@alimohamed6918
@alimohamed6918 7 күн бұрын
Masha'Allaaaah Guuuuuuuul Islaamka Guuuuuuuul Soomaaliween
@ShucaybKhayre
@ShucaybKhayre 7 күн бұрын
Yuhuud.nacaybka.inuu.sii Kordhiyo.mooyee.lagamayaabo.inuu Waxka.dhimo.waayo.tuke.cambaarle.ayey.qazaam.kadhigtey.❤❤❤❤❤❤imikana.caalsmkana Weygaadhey❤❤guul❤❤
@abdinasirdahir3124
@abdinasirdahir3124 7 күн бұрын
Aslc Wrwb , Mowliid iyo Maxamed cadde , Madaxweynaha Mareykanka waa Yahuud dii ka timid Jarmalka , laakiin wuxuu ku dhashay Mareykanka , nin Yahuudi ah meeshow rababa haku dhashee sinjigiisa kama guuraayo ,laakiin makriga uu damacsan yahay waxaa ka weyn Allahii xukumay koonka , waa guuleysan doonaan Falastiin iyo Islaamkaba , ( Insjaa Allah ) , Aamiin .
@abdinasirdahir3124
@abdinasirdahir3124 7 күн бұрын
Inshaa Allah , Aamiin .
@FaysalMacalinMaxamad
@FaysalMacalinMaxamad 7 күн бұрын
Alaha ha ugaragaro farastiiniinta cadwgodana alaha hajabiyo masibo rabaaniya alaha ukeno amiin amiin amiin alow naga aqabala
@IsxaaqKeynan
@IsxaaqKeynan 7 күн бұрын
❤❤❤
@CashaIbraahim-f1e
@CashaIbraahim-f1e 7 күн бұрын
Ilaahow cawi faalaastin guuul wayn sii mujaahidinta sharaftale guuul wayn
@ShucaybKhayre
@ShucaybKhayre 7 күн бұрын
Falastiin.nacaybkana.ilaahey.ayaa.qaraar.hore.ugagaadhey❤❤❤yuhuudana.isagu.haka.gaadho.ta.ilaahey.ayaa.socon❤❤❤❤❤aamiin.biidinilaah❤guul❤
@sarahkadiye8251
@sarahkadiye8251 7 күн бұрын
Allow Kibirkoda Jabi Allow ku Dhufo Cadab kulul Hana u Naxariisan Daalimiinta Yahuuda Iyo Mareykan Caalamkaan illabaa Iska Leh Tarum Waa Gaal Wacala Nijaaska insha Allah Guul Rer Gaza Falastiin
@warisroobo1759
@warisroobo1759 7 күн бұрын
Yaa,Allaah xornimo iyo farxad kusii ciidooda gumeystahana kaqabo.
@Hajidulmidiid
@Hajidulmidiid 7 күн бұрын
Waa cajiib
@MuseMucad
@MuseMucad 7 күн бұрын
Dhibatada allha kadulqaado ree falystiin nabd ugu badalo
@BashiirDiiriye-p1x
@BashiirDiiriye-p1x 7 күн бұрын
Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin
@MaxamuudC.maalig
@MaxamuudC.maalig 7 күн бұрын
Asc wll guul islaam iyo guul soomaaliyey inshaa allah
@CashaIbraahim-f1e
@CashaIbraahim-f1e 7 күн бұрын
Faalaastin ciidka kaxaynkarta dhulkoda maajiro waa benale taaram maraykan cadawga ilaahayba qaban israil iyo maraykan ilaahiw guub baabi insha alaah
@mariamabdillahi3491
@mariamabdillahi3491 7 күн бұрын
Asc baheta hbn video waraka falaqanta tv haratis waxa ba kama maqaleno wall
@UstaadCariif
@UstaadCariif 7 күн бұрын
Tram adiga iyo inta Israa,iil dulmiga ku taagerayo Alla ha idiin ciqaabo .!!!!!!!
@mariamabdillahi3491
@mariamabdillahi3491 7 күн бұрын
Haa ralinoqota walal wa nakeka lkn waxan xisaya falaqantina waraka iyan ade ou nakeseta marwalba
@abdiisse6808
@abdiisse6808 7 күн бұрын
War ninyohow inkaan tacbaanka ah dhowgoor ayaan kuu sheegnaye reerka qofkale oo xayi ah karaadi walba Miyadan dan ka laheyn bartaan bulsho inay hore u kacdo
@CashaIbraahim-f1e
@CashaIbraahim-f1e 7 күн бұрын
Ilaahow quwadada kubaabi maraykan iyo israil jaab cadawga guuldaro wayn cadawga ilaahow guuub
@axmedcabdi1458
@axmedcabdi1458 7 күн бұрын
Waadku mahadsan Sida fiican eed wararka Noogu soo gudbiso
@HousseinHousseinmed-u4w
@HousseinHousseinmed-u4w 7 күн бұрын
Asc wll wariye mawlid
@SharmaakeOsman-q2d
@SharmaakeOsman-q2d 7 күн бұрын
Guuuuuuuul phalastin
@MuseMucad
@MuseMucad 7 күн бұрын
Allha guuleeyo shacbka ree falystiin guul allha garsiiyo yaarabi
@MuseMucad
@MuseMucad 7 күн бұрын
Sahnuuniyada israiil iyo xulfadeeda uu horkacyo marykanka dhulka allha lajaro iyo masiibo deg deg ah allha ukeeno aan hory caalmka loo arg yarbi
@KayseHuriye
@KayseHuriye 7 күн бұрын
Ku.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@khadarmaxamedmire4021
@khadarmaxamedmire4021 7 күн бұрын
RUUSHKU HADDUU SUURIYA KA BAXO DANTA CIDAY UGU JIRTAA WAA YUHUUDA IYO WADAMADII LA LAYNAAYEY FALASTIIN RUUSHKA AYAANA UGA FIICAN YUHUUDA IYO SXB DEED
@RijaalCaydaruus
@RijaalCaydaruus 7 күн бұрын
Ilaahayi taraamcadaabkahakufoogeeyo
@Maslax.maxamad
@Maslax.maxamad 7 күн бұрын
Asc
@CashaIbraahim-f1e
@CashaIbraahim-f1e 7 күн бұрын
Israil iyo maraykan waa dofar dofarna abidki manoqdo dahir
@abdikeirabdille-eb5wg
@abdikeirabdille-eb5wg 7 күн бұрын
Donald trump wa nin walan
@AbdiHassan-h4b
@AbdiHassan-h4b 7 күн бұрын
Asc. Ninkan donald Trump la leeyahay. Horta wuxuu u eg yahay. Ari_carbeed aan lahaan jirney Walhi Canab. Aa la dhihi jirey. Waxuu siyaasad ka og yahay ma jiro ee dad kale ayaa ku shaqeysanaya (yuhuud) kii hore iyo canab & koo kale oo imaandoono
@fadumoali7402
@fadumoali7402 7 күн бұрын
Falastiniyiinta Danta galbeed waa inay Jaajuuska Cabaas la dhoho iska caydhiyaan.. oo nin adag keensaadan sida Qaza oo kale. Way ka adkaanayaan yuhuuda foosha xun.
@bluecabletv1372
@bluecabletv1372 7 күн бұрын
7
@mariamabdillahi3491
@mariamabdillahi3491 7 күн бұрын
Codka waraka ukoudabeya majiro ismaqali
@RijaalCaydaruus
@RijaalCaydaruus 7 күн бұрын
Falsiin hanoolaato ❤❤❤
@Selelfiaxmed
@Selelfiaxmed 7 күн бұрын
Trump waxay la tahay in reer Gaza hadal ku guurayaan
@mohamedmaalim4763
@mohamedmaalim4763 7 күн бұрын
Waa in maka iyo madiino Lagaxoreyaa khawarijta wahaabiya tagfiirka ah
@MuuseMaxamuud-i4e
@MuuseMaxamuud-i4e 7 күн бұрын
Waxaa suura gala in u ogyahay sisi dolayaram waxba magariyo marks wasuragal in masar iyo urdun uratayo sisina dadka rer masar ayakugukici isleyahay
@hawonadar.n9039
@hawonadar.n9039 7 күн бұрын
Illahay kuqabay asigiyo irsaa,iilba
@maimounhassan2890
@maimounhassan2890 7 күн бұрын
Gabar masar ah oo fananad matasho musalsalada ilhan shahiin la yiraho aya weriye weydiiyey barakacinta falastininta ka waran ba la yiri waxey tiri adiga israiil bad la jirta lakiin waxan ku shegaya taram haddu jecel yahay israiil wadankiisa ha geysto ayaga fudud falastiininta dhulkoda ayey jogan ee waxa yimid wa israiil wana inu taram wata
@AbdishakurTuule
@AbdishakurTuule 7 күн бұрын
Daanta kadhig cinwaanka
@farduusaabdiraxman
@farduusaabdiraxman 7 күн бұрын
Warsan
WARAR CULUS OO SAAKA SOO BAXAY & XAALADO DHIILLO XAMBAARSAN OO TAAGAN
24:08
VIP ACCESS
00:47
Natan por Aí
Рет қаралды 30 МЛН
RUUSHKA OO SIR CULUS KASHIFAY | ILHAN OO ELON MUSK SCHOOL U DIRTAY
17:51
Qorshaha Erdogan ee ku aadan Suuriya | Qubanaha VOA
29:41
VOA Somali
Рет қаралды 111 М.
🔴 Al Jazeera English | Live
Al Jazeera English
Рет қаралды 9 М.