Xasan sheikh afkisa iyo dhagahiisa isma maqalan waxad mooda mentally unstable video hore iyo kan maant waa iska so horjeeda qadaka wadanka isgaa keeno drugs bu ka hadalaya shame on you
@nrcabdi3 сағат бұрын
🥺🥺🥺 .. Hal sano ka badan waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo Meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara, abaalkaada ma iloobi doono. Lambarkayga waa ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* ) Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho