allah hawnaxariisto axmed yaasiin digfeer aamiin amina farax wabar allah cimriga haw dheereeyo heeso waa kuwaa
@mohamedjamac2104 жыл бұрын
Mujaahid Boobe yuusuf Ducaale Wn ku salaamay masuul
@aal-alimi-8053 жыл бұрын
Waa Laxankii Maxamed Saciid GuRoonJire Aun 🙏🏼
@omarhussein96283 жыл бұрын
Mujaahid boobe allaha cimriga iyo caafimaad ka ha kuu barakeeyo
@abdirsaqnasir7037 Жыл бұрын
Waaw wayihii wacnaa waan soomarnay
@samatarismail7156 ай бұрын
Waxaaney aragbuu ogaadaaye..😢
@ADOONKIIRAXMAN10 ай бұрын
qurxladyni wali wa sideedi mamo amina nolow
@altovladdimir92053 жыл бұрын
Lkn adigo raali ah addero xafladani waa xilima waxaa ku jira mohamed ahmed kuluc iyo khalif ahmed elmi inankii saxophonist ahaa iyo ahmed yaasin digfeer
@halabuurcarte86393 жыл бұрын
Kabanka digfeer ayaa garacaaya Allaha janeeyo
@abdulwahabaden21164 жыл бұрын
Mujaahid boobe salaan gobeed
@fatxicabdi23844 жыл бұрын
Boobe Yuusuf Mujaahid Waxaan Ahay Dadka aaad kuugu xidhan Waxaaan ku weydiin lahaaa Maadaama Aaaad nin qoraaya Tahay kolay nin Aaad wax u akhriya Tahay imisa saaac yaaad maalintiii Wax Akhridaaa Mujaahid
@khaliifxirsi43224 жыл бұрын
digfeer miyaa ninkaan
@khaliifxirsi43224 жыл бұрын
Hhh
@idirismowliid88704 жыл бұрын
Boobe adeer intii karaankaaga waad shaqaysay Allah badal khayr qaba hakuguugu bedalo.. waxaad ka tagtay qarniyo ayaa la isticmaali doonaa...