HEES | Arooskiinu Raaxo |Cabdi Xasan Dige | Original + Lyrics

  Рет қаралды 50,354

MAADEYS

MAADEYS

Күн бұрын

Ereyada : Xasan Guul-wade
Laxanka : Cabdi Xasan Dige
Munaasabada Arooskii Axmed Cali Cigaal ayay heestani kusoo baxday.
The song and 'cut scenes' used in this video are not my original creation, therefore, Maadeys does not claim any rights over them.
Copyright Disclaimer under section 107 of the Copyright Act of 1976, allowance is made for "fair use" for purposes such as criticism, comment, news reporting, teaching, scholarship, education & research. Fair use is a use permitted by copyright statute that might otherwise be infringing.
In case of any copyright infringement complains, kindly contact me on : Maadeystube@gmail.com

Пікірлер: 45
@ahmed.bakool
@ahmed.bakool Жыл бұрын
Labada Isku Raysee Isku Raagta Abadii Raxan Ubada Oo Wacan Ilaahay U Reebaa Raadkii Rumaysee Diintu Nagu Rabayaee Rashiid & Ruqiya Dhala Rabbina Lagama Waayee Arooskiinu Raaxiyo Waa Rays Iyo Barwaaqee Ha Ahaado Kii Roon Cajiib.
@AhmedSaad-lq2bs
@AhmedSaad-lq2bs 11 ай бұрын
Isku raagta abid ee
@Caanoole-lq7ep
@Caanoole-lq7ep 11 ай бұрын
Waaaaaw guurku yuuu ragaad noqon macna arooskiina yuu daahin waa hesiiseeneee anagana waaku farxnay waaye heestaan allaya cisag cabdi xasan dige
@asmafarax7311
@asmafarax7311 3 ай бұрын
Mnzha Alllh Waxaan Gursaday 2023 10 19 alle Haysukaayo Daayo Aniga iyo xaajige😊
@dhemanluula5719
@dhemanluula5719 Жыл бұрын
Alla heestaan saan u raadin jiray caawa helay maadeys mahad sanid my fvr abdi xasan dige
@xuseendaahir9195
@xuseendaahir9195 Жыл бұрын
Yaa waduud heestaan waqti badan baan ku raad joogaay balse Jun/ 8/ 2023 cawa jimco ah bey isoo gaartay mahdsanid
@MohaaHassan-rg8gz
@MohaaHassan-rg8gz Жыл бұрын
Masuul abaal maribaan ku qaatay hestaan
@Abdulkadirqadanle
@Abdulkadirqadanle Жыл бұрын
Wow mahadsanid maadays heesta n muddi badan baa raadinayay ❤
@user-ff7xo6gu7t
@user-ff7xo6gu7t Жыл бұрын
Asxan hees cabdi xasan dige heestaan rag ayaa abaal marin igu siiyey aniga ayagoo ka sabray ayaan u daaray anoo si adag kusoo helay
@abdihassan4382
@abdihassan4382 Жыл бұрын
wa fanaan wadani ah abdi xasan dige
@hanaamudei
@hanaamudei Жыл бұрын
Heestaan dhowr jeer ayaan comment ku dalbaday thank you Maadeys Tube🙏❤️
@amiinofficialmc
@amiinofficialmc Жыл бұрын
Cabdi xasan dige cod halaasi ah dembigiisa allaha dhaafo
@saacidfaaraxsiciid6115
@saacidfaaraxsiciid6115 Жыл бұрын
Magacu waa "Guuryu yuu Ragaad noqon" waad mahadsan tihiin guuleysta❤
@trumpppl2024
@trumpppl2024 Жыл бұрын
ABDI HASAN DIGE. HEESAHIISA WAA WADA SUPER HIGH. AAD U MACAAN. WAGII IIGU DAMBEYSAY WUXU KU NOOLAA EDMONTON CALGARY CANADA .. MAHADSANID MADEYS PORTAL STUDIO. SXB
@samiirabdi7486
@samiirabdi7486 Жыл бұрын
Million's time mahadsnid zxp maadeys🙏 muuqaal qurux badan io big fanan allaha xafide
@yahyealiabdulle2888
@yahyealiabdulle2888 Жыл бұрын
Maadeys wad mahadsantahay Rabbi lagama waayee Arooskiinu raaxiyo Waa rays iyo barwaaqee Ha ahaado kii roon
@yahyealiabdulle2888
@yahyealiabdulle2888 Жыл бұрын
saas waaye {Ha ahaado kii roon}
@maadeys
@maadeys Жыл бұрын
​@@yahyealiabdulle2888 mahadsanid
@HasanAli-nj9wq
@HasanAli-nj9wq Жыл бұрын
Axmad iinshaar cabdi olol na wuu qaaday heestaan allaya raxma😢
@omarazhari7948
@omarazhari7948 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤ Rashid iyo Ruqiya Dhala
@AhmedSaad-lq2bs
@AhmedSaad-lq2bs Жыл бұрын
Rafaad yuusan noqonin RUNNA yaan la rubad goyn ..... Raxan ubad ah oo wacan NOQDA ay u reebmaan
@diirieabdullahi5702
@diirieabdullahi5702 Жыл бұрын
Wax raagayaanba jirin🥺
@goradxamaro3586
@goradxamaro3586 Жыл бұрын
Inbadan Ayaan raadshey heestan walahi thanks uploader
@ahmed.bakool
@ahmed.bakool Жыл бұрын
Heesta Cabdi Xasan Dige Ee Arooska Magaceeda Saxda Ah Ee Idaacadaha Ku Ugu Qorani Waa Guurku (Yuu Ragaad Noqon) Sidaan Ka Maqli Jirey Magka Laga Soo Daynayo Barnaamijkii Imaqashii I Madadaali Oo Inta Badan Loo Saari Jirey Aroosyada Marka Loo Hambaltaynayo
@mohamoudahmed3850
@mohamoudahmed3850 Жыл бұрын
Mudo badan ayaan raadiyey heeskan. Thnks
@kingofvoice2442
@kingofvoice2442 Жыл бұрын
2002 iyo hambalyadii aroosyada muqdisho
@axmedsomali8566
@axmedsomali8566 Жыл бұрын
Mahadsanid sxbada page-kan gacanta kuhaaya heestaan in mudo ah ayaan you-tupe karaadiyay xitaa aan waydiiyay dadka fanka aqoon u leh mana helin Abdi hassan dige waa mid kamid ah fananiinta heesahoodu aysan dhulka dhicin🙏
@goradxamaro3586
@goradxamaro3586 Жыл бұрын
Guulayso MAADEYS
@ramadanaxmed6520
@ramadanaxmed6520 Жыл бұрын
Hal sano ay igu qaadatay inaan helo heestaan
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 11 ай бұрын
Nice waa duco msha allh❤.
@zamiircali4012
@zamiircali4012 6 ай бұрын
Ayadoo axmed inshar ad ku qortayna wey kujirtaa ee bedela asxaapey
@hassanandroid2628
@hassanandroid2628 10 ай бұрын
Waa Hobalka ugu laxanka badan sidan filayo !|
@user-ze5lp5gv9s
@user-ze5lp5gv9s 9 ай бұрын
abdi hassan dige 🫡
@ahmed.bakool
@ahmed.bakool Жыл бұрын
Kolna Yaan La Rubad Goyn❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Motivationlive24
@Motivationlive24 Жыл бұрын
Arooskii Ahmed Ali egal iyo Maryan mursal baa loo qaaday heestan
@nurabdi4969
@nurabdi4969 Жыл бұрын
Muddo ayaan heestan KZbin ka dhex goobaynay anigiyo akhyaar kale. Mahadsanidiin Maadays.
@maxamedtaajir3230
@maxamedtaajir3230 11 ай бұрын
Heeesta waxaa sameyeeey erayada XASAN GUULWADE ARROSKIII AXMAD CALI CIGAAL IYO MARYAN MURSAL AYUU U SAMEYEEEY
@takoowyareofficial2908
@takoowyareofficial2908 Жыл бұрын
Asc
@cabduqaadirmaxamaddaadir4654
@cabduqaadirmaxamaddaadir4654 Жыл бұрын
Sida u raadinaayay le mahad sanid sxb
@cabdisuley7469
@cabdisuley7469 Жыл бұрын
Balan waxan ku maray in aan subscribe ka kaala maxa yeeley waxa tahay xaasid heesaha aad soo dhigto ku sameeyay copy right
@yooniscaliafrax2251
@yooniscaliafrax2251 Жыл бұрын
Cigaal yuu aroosay Ma Maryan mise Khadra
@dhemanluula5719
@dhemanluula5719 Жыл бұрын
Maryana wuu guursaday 2wiil ayey u dhashay lkn khadra ma ogi
@naimaahmad6876
@naimaahmad6876 11 ай бұрын
Labadaba wuu guursaday
@engmustafahassan3945
@engmustafahassan3945 9 ай бұрын
​@@dhemanluula5719Qadro 4 caruura ayey u dashay
@Gani_Ganan9005
@Gani_Ganan9005 7 ай бұрын
@@dhemanluula5719Khadra Daahir ayaa 6 cunug u dhashay
CABDI XASAN DIGE 'WAAD GARWAAQSAN DOONTAA'
7:48
SAACID DAAHIR
Рет қаралды 2,1 М.
HEES | Luul  | Maxamed Suleebaan Tubeec | kaban + lyrics
8:53
CABDI XASAN DIGE
27:17
HANOOLAATO
Рет қаралды 30 М.
HEES | Ha Warwarin | Cabdi Xasan Dige | Original + lyrics
7:40
Ruun
9:04
Release - Topic
Рет қаралды 301 М.
HEESTA JEENAN CABDI XASAN DIGE
7:08
HANOOLAATO
Рет қаралды 200 М.