Woooof caleeeek my favourite fanaan uncle Mohamed saleebaan tubeec my Allah grant you in jannah
@maxamedsuldaan5330 Жыл бұрын
Marka kaliya ee soomaali cadaalad isu raacday malahayga boqorka codka❤
@Kaafi12310 ай бұрын
Waa heesta kaliya ee aan darteed ugalo yuutuubka🎉❤
@HamzeAbdi-t8z9 күн бұрын
Allahu akbar war heestan maxay ahayd wali maba arag Yaa muxamed Allow kuu Naxariiso 15 1 2025 Xusuus
@abdirahmani Жыл бұрын
Geat song Hadal aan dadaayo Kuugu hiilinaayo Hadaf iyo ujeedo leh Iyo horukac nololeed Aan kuu hayaa jiraa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@Dhagacadde_10 Жыл бұрын
Waliyullaahi Maxammed Saleebaan Tubeec waa bad aan laga gayoonayn.
@shiilalle Жыл бұрын
Hees iyo bar, allaha u naxariisto TUBEEC
@user-abdishakor Жыл бұрын
Waryaa shiilale xageed ku danbeysay
@shiilalle Жыл бұрын
@@user-abdishakor Waan joogaa masuul
@maaful Жыл бұрын
I love marka uu Tubeec leedahay; "Aan, aan, aan, yo Lul"
@nuuradiinxariir13075 ай бұрын
Kabanku waa mufakkirkii muusiga ee mucjisada ku ahaa tumista aalada cuudka soomaalida jiim sheekh muumin AHUN isaga ka dib cid saa ugaraaci kartaa ina soo mari mayso wllahi
@vachelliatortilis84684 ай бұрын
Gacantani Jiim uma eka waayo Jiim gacantiisa waxa ugu horreeya ee lagu garto waa waxa kabanleeydu u yaqaanaan "Shakatuurada" oo ka dhigan laba dhaca codadka kabanka oo lagu buuxiyo meelaha u kala dhexeeya nootooyinka kabanka. Ma hubo laakiin heesta qofka tumayaa Xasan Greed ama Aways Goobbe mid uun ayey noqan karaan, Xasanna u badi.
@nuuradiinxariir13074 ай бұрын
@vachelliatortilis8468 maya hubi sxb anaa hubiyey waa jiim sababtoo ah mrka uu tumayo hees muusigeeda ama cuudkeeda wuu babadalaa si aan loo keenin waanuu fogeeyee oo meelo ad adag ayuu geliyaa waana waxa loo keeni la,yahay qaab tumistiisii. Waana ta kadhigtay mucjiska cuudka . Xataa xudaydi wuu aasay oo wuu ka badiyey dhinaca cuudka AHUN mucjisadii aalada cuudka soomaalida jiim sheekh muumin