Hees Cusub Hilaw Xanfar 2014

  Рет қаралды 78,291

Cakaaro Media

Cakaaro Media

Күн бұрын

#like
#share
#subscribe
#puntland
#somalia
#heescusub
#somali
#soomaaliya
#afsoomaali
#film
#doorashada
#heescusub2024
#garoowe
#caasimada
#warka
#wararka
#ciyaaraha
#caalamka
#Galmudug
#farxiyofiska2024
#عاجل #شاهد #أخبار #السعودية #الصومال #المغرب #الجزائر #مصر #العراق #اليمن #سوريا #الامارات #الاردن #لبنان #ليبيا #عمان #تركيا #تونس #الصين #الهند #باكستان #ايران #فلسطين #غزة #مباشر #البث #القاهرة #الرياض #البحرين #الرقمية
#live #coverage #breakingnews #new #news #india #europe #china #russia #usa #livestream #iran #gaza #palastine #israel #islam ##turkey #pakistan #saudiarabia #egypt #marroco #aljeria #iraq #syria #uae

Пікірлер: 45
@SaynabSaynabshucayb-um3yz
@SaynabSaynabshucayb-um3yz Ай бұрын
Hadmaad ii hilin dontadayy ❤
@NimcoGlam
@NimcoGlam 5 жыл бұрын
Inta heestan wali dhagaysanaysa 2019 😍
@dahirabdiwali5987
@dahirabdiwali5987 4 жыл бұрын
Cumar dhuule/maxamed salebaan tubeec/cabditahliil/--- u fiirso ragaa iyo Codkooda maantana Xanfar yare ayaa kusoo biiray reerka!!!! We Love you Guys
@Iamsahal143
@Iamsahal143 10 жыл бұрын
waaaaaaaaaaaaaaaw waa fanaankii deda yaraa ee daauud yuusuf oo ku magaca dheer xanfar yare ahna sxbkey qaali ah aad baad uga baxsatay heeskan waana la dhacay alle hakuu siyaadsho wanaag dhamaantii
@ibadodeqo3892
@ibadodeqo3892 5 жыл бұрын
Abwaan Sahal Qardhood boowe waaa ku salamay ruwayadii gosgooska ahaana wad naga gosatee xagee kadhacday mansha allah Abwaan sln gobeed
@abdi-hamidyahyayusuf7725
@abdi-hamidyahyayusuf7725 8 жыл бұрын
Allah yaa cisak! Waxaan arkay fanaan rasmiya. Cod iyo hibo, ereyo miisaaman iyo laxan dagan, muusic iyo luuq cajiib ah! Hadman hadman heee hadmaad ii hiililndoontaa! Kkkkkkkk raggeedi waaye abwaankii qoray ereyada heesta!
@morwo1237
@morwo1237 8 жыл бұрын
maanshaa alaa. walaal cod iyo haybad ayuu ilahay kugu manaystay ee codkaa wanaagsan ee aad hibada u heshey qurenka mad ku akhriye walal waa igatalo uu codkaase quran ayuu ku macanyahay ooilahay looga dhawado ee taa niyada ku hay isha ala
@farxiyoabshir5207
@farxiyoabshir5207 10 жыл бұрын
fanaanka codka halaasiga ah leh ee daauud yuusuf buur xanfar yare looyaqaan aad ayaan u salaamayaaa waxaan arki jiray isaga iyo yuusuf cali guul oo xafladaha magaalada bosaso katuma horay usoco ayaan leeyahay fanaanka caadi matihid mansh aalah
@awilabdi4279
@awilabdi4279 8 жыл бұрын
aad iyo aad Ciyalki Bsso E Cergabta dagna ayu aha sidn filyo
@axmeddaahir7978
@axmeddaahir7978 8 жыл бұрын
waaaw waxa uu isoo xasuusiyey fanaankii weynee cabdi tahliil. xanfar yare meeshaada ka wad waxaad kasbatey difoosayaal badan . heesaha kale oo badana waan kaa sugeynaa
@MrSuusu100
@MrSuusu100 10 жыл бұрын
Waaw ech calaa cod fanaan waan ku taagera aad iyo aad waxaanse jeclaan lahaa in fanaaninta puntland ay soo kordhaan oo tvga ay shidaan
@mohaabdi4059
@mohaabdi4059 8 жыл бұрын
alaa yacizak daauud yuusuf axmed sxb igu qaali ah horay usuco waligaa sxb axsan fanaan mulaxmiiste abwaan
@ibadodeqo3892
@ibadodeqo3892 5 жыл бұрын
mansha allah hees iyo codba boowe halkaa kawad fanan rer xido iyo boosaaso
@mussafarrax1795
@mussafarrax1795 5 жыл бұрын
Xanfar yare waa sxbkay qliya
@Mustafe268
@Mustafe268 8 ай бұрын
2023/ 12 /24 ban dhageysana axsan cod
@shakurcali2588
@shakurcali2588 8 жыл бұрын
masha Allah sxbay an jeclhy dauud Yusuf
@mohomedbileadan9275
@mohomedbileadan9275 6 жыл бұрын
fanku waa hibo eebe baxsho xanfar yare waa dhal fanaan
@munibalhaj5741
@munibalhaj5741 8 жыл бұрын
wa fanaan leh cod macan .......
@abdirahmansalad1378
@abdirahmansalad1378 6 жыл бұрын
Yasalaaam Anita iyo isagaba waa nala hayaa
@SamiiraFaYax
@SamiiraFaYax Жыл бұрын
Yaasalaaa..xanfaryare.❤❤❤❤❤
@mohawaash5855
@mohawaash5855 10 жыл бұрын
Masha ALLAH xanfar yare....... abwaanka codka macaaan
@rihamali5596
@rihamali5596 7 жыл бұрын
Moha Waash jj
@abdisalamabdirahman6568
@abdisalamabdirahman6568 8 жыл бұрын
cajiib waa fanaan magaciisa igu cusubyahy hdana markaaan sii tix raacay ee aarkay codkiisa mcaan laxanka cajiibka ah iy waliba xarakaadka iyo luuqda u saran waxaan u qiray fanaan weyn
@salmanxuseen6192
@salmanxuseen6192 8 жыл бұрын
aad bààñ ugu heley heesta sxb nice
@nuune1269
@nuune1269 9 жыл бұрын
xanfar yare sxb very nice halkaas kawad
@maxamuudcsbdisalaanyuusuf8401
@maxamuudcsbdisalaanyuusuf8401 9 жыл бұрын
Mashaalaah waa hees shidan
@ahmedsaleeban9552
@ahmedsaleeban9552 8 жыл бұрын
Hamuutiyo diiftu hay daarte eesh calaa fanaan
@SuperLuisnani17
@SuperLuisnani17 7 жыл бұрын
Ahmed Saleeban "hanuuntiyo diiftu hayga hartee" weeye .. Waa siday tahaye bro
@mohamednur1696
@mohamednur1696 11 ай бұрын
​@@SuperLuisnani17HAMUUNTIYO WEEYE HAMUUNTIYO MAAHA
@najiibkaDuula
@najiibkaDuula 10 жыл бұрын
Faysal sxb xagee kala xiririka fanaankan
@asamadhassan1419
@asamadhassan1419 10 жыл бұрын
waw,cadi ma ahan waxay ila tahay in ay tahay studio of pltv garowe!
@sagalhassan5314
@sagalhassan5314 6 жыл бұрын
Caadi maha
@mohamedjaamac4244
@mohamedjaamac4244 7 жыл бұрын
Axzan fannaan
@cabdiqanicabdiqani1918
@cabdiqanicabdiqani1918 5 жыл бұрын
Oooh ww
@amirasaid4927
@amirasaid4927 10 жыл бұрын
Waaaaaw nice song xanfar
@saynabsaytuun9442
@saynabsaytuun9442 9 жыл бұрын
Is bishal
@mohamedjaamac4244
@mohamedjaamac4244 7 жыл бұрын
axzan hees
@mohamedabdi5458
@mohamedabdi5458 5 жыл бұрын
haddaan kuhiilinaya kaalay macaanow
@munibalhaj5741
@munibalhaj5741 8 жыл бұрын
asal fanaankan xage ku nolyahy rer kenya miya
@barotech4015
@barotech4015 7 жыл бұрын
Xamar Wllo
@cakaaromedia3483
@cakaaromedia3483 10 жыл бұрын
thanks all
@mariamhassan5705
@mariamhassan5705 9 жыл бұрын
woowwwwwwwwwwwwwwwwwwwwwww
@farunmona2211
@farunmona2211 7 жыл бұрын
xafarl ilahaa ƴiha ku. ahkaqabto
@farunmona2211
@farunmona2211 7 жыл бұрын
aaLLaah. hann niƴo amiiin. wallmacn
duaad xanfar (roonow allahayow ruuxaad u roon tahay )
8:03
mustafe xaraaro
Рет қаралды 25 М.
Heestii Turxaan by: Daa'uud Xanfar
6:30
Somali Studio
Рет қаралды 84 М.
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 1 Серия
40:47
Inter Production
Рет қаралды 1,4 МЛН
GTA 5 vs GTA San Andreas Doctors🥼🚑
00:57
Xzit Thamer
Рет қаралды 30 МЛН
HEESTA AMAAN   FANAAN XANFAR YARE x264
5:47
Cakaaro Media
Рет қаралды 240 М.
heesti DIIHAAL DAAUUD XANFAR
7:08
Cabdi Dusee
Рет қаралды 32 М.
New Song  Axdi Xanfar Yare ft Muno 2014
12:41
Amiir Zaquni
Рет қаралды 46 М.
Hees cusub Dhameeys qurux - Daud Xanfar
5:49
Tvwaagacusub
Рет қаралды 3,8 МЛН
Fanaan Daud xanfar iyo Bashaalkii Ciida Kooxda badda Cas 2016
7:20
Curubo Films HD
Рет қаралды 901 М.
Daauud xanfar hees  cusub
5:26
nuuraani media
Рет қаралды 40 М.
KOOXDII BADA CAS DAAUD XANFAR - CALOLYOW OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020
7:55
Xanfar Yare - Nacab jaceyl (Kaban)
5:54
King Production
Рет қаралды 431 М.
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 1 Серия
40:47
Inter Production
Рет қаралды 1,4 МЛН