Waaaaaw ManshaAllh ManshaAllh ilahay ha barakeeyo reer Awdaal saad uso dhawayseen madaxdiin ilahay haydiinso dhaweeyo boorama hooyadi somaliland somalilandta la dheegayaba waa reer Awdal Allow noo siyaadi nabada iyo wanaga iinta dabka lagu shiday ee dadkal barkiciyeena miyirka uso ceeli oo iimanka ku suug
@Abdulrahman-xv2uf2 ай бұрын
MAASHA ALLAH GOBOLKII AQOONTA IYO XADAARADA MY DADKEYGII REER AWDAL ILAAHAY HA INI BARAKEEYO, SALAAN GOBEED BAAN HAWADA INIIN SOO MARINAYAA FROM AMERICA. SOMALILAND GUUL IYO GOBANIMO AWDAL GUUL GUUL. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@farahkhayre78382 ай бұрын
Mashalaah❤❤❤❤❤
@sanyarecali75682 ай бұрын
woow borama jano masha allah gob gobi dhashay ❤❤❤❤
@ashafardosa71352 ай бұрын
Musha allah reer Borooma iyo soo dhawayntii madaxdooda
@Farahjama-r3d2 ай бұрын
Very nice song
@cismanabdi24162 ай бұрын
Maansha Allah ❤❤ Reer Boorame Sifiican Bay Madaxdooda u soo dhaweyeen
Reer awdal sokuwii lahaa naloma ogola ducada dadkii dhintay ee muuse juudaan xasuuqday 1991 😂
@rahmahodan85832 ай бұрын
Xaasid midnimada iyo wanaaga ayaa ku dhibay. Reer Awdal nimco ayey ku jiraan. Somaliland waa wadankoogii ay madaxna ka noqdeen ee isku dirka la qul qul😂.