HEES DAADIHI BULSHADAYADA KOOXDA HIDDO OFFICIAL VIDEO MUSIC 2022.

  Рет қаралды 150,427

Somali National Television

Somali National Television

Күн бұрын

Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
Item ID: FCVNSML
Author Username: leto
#SUBSCRIBE #SNTVNEWS
sntv.so
sntvnews.com
/ sntvnews
/ sntvnews1
/ sntvnews

Пікірлер: 35
@aadanhusseinhassan
@aadanhusseinhassan Жыл бұрын
Daadihi bulshada mudani madaxweyne waa ruun guuleysta kooxda hiido guul iyo gobonimo ayaan idin rajiiyna ❤😂❤❤❤❤❤
@ahmedshaani5604
@ahmedshaani5604 2 жыл бұрын
Allow aduunka meel hoose ayaan ka nahee sharaf cisi karaaamo iyo diin dhaqan buuxa nasiii waa malin jimce ahe ❤
@niyaaladem
@niyaaladem 10 ай бұрын
Shaqeeysta wanaaga aad rabtaan. RABBI wuxuu yiri waxaan caawiyaa kuwa is caawiya ee shaqeeysta. Madaxiina la shaqeeya, caayda iyo xumaha iska daaya.
@maskiintiialleinaahmed733
@maskiintiialleinaahmed733 2 жыл бұрын
Ilaahoow mid kheyr qaba nina ma taageersani qabiil gaar ahna ma rabo ee allow midkii dalka iyo dalkaba u dan ah noogu dhiib xilka bari inshalaah😢😢😢😢
@aadanhusseinhassan
@aadanhusseinhassan Жыл бұрын
Waali dhiiga ikacaay daadihi bulshada mudani madaxweyne guul guul iyo gobonimo aniga ayaa garabkaga ah ❤❤
@hamzemurtiileh5497
@hamzemurtiileh5497 Жыл бұрын
Masha llaah maamada wn salaamay waa talented caadiya❤ 21:34. 23 jan 2024. Waxaan so raadiyy muuqaalkan kadib markan kaso maqlay muuqaal usoo dhigay Caska-vlogs oo SCC uu ka duubay oo uu ku sheegay kisii ugu quruxda badnaa.
@FiqiAli
@FiqiAli 18 сағат бұрын
Daadihi kheyrow Waankuu duceynee kheryow na daadihi ❤
@lulali6059
@lulali6059 2 жыл бұрын
Alahayow somali oo nabad ah ayey dunida la heshiis tahay madaxwyne naha inoo hogaaminayo Alahayow inoogu dhiib. Mudane xasan shiikh inoogu dhiib xukunka Aamiin 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼.
@moxubomamamia373
@moxubomamamia373 2 жыл бұрын
Uma malaynayo madaxweyne xasan sheekh oo kale in la helayo alloow dhibaato ka hay
@deeqsanqueen2844
@deeqsanqueen2844 Жыл бұрын
Dadihi bulashada birmada xasan shikh 🥰
@naimamohamedofficiel3160
@naimamohamedofficiel3160 2 жыл бұрын
Mid qeer qabo incha allh
@abdishakuurabdirahman7111
@abdishakuurabdirahman7111 2 жыл бұрын
Somalia noolaaw waligaa
@4E_Official
@4E_Official 2 ай бұрын
21 Nov heesta ii baxaysa Cirro4president💪😂🧡
@horsedonlinemarket1518
@horsedonlinemarket1518 2 жыл бұрын
Daadihii Hassan shiekh mohamud hogaan dacada allh kaadhigo
@Zurich527
@Zurich527 2 жыл бұрын
Na daadihi xasanow nadaadihii
@umuraxmi9005
@umuraxmi9005 2 жыл бұрын
Qiiro! ❤❤❤🥰🥰🥰
@fatimabarre936
@fatimabarre936 2 жыл бұрын
Allow Kiwi dalkeena bad & bari ka tey xukunka. ha noogu dhibin shisheye mid si fudud kaga fu shado arimahooda Allow ha noogu dhibin shisheeye kal Kaal
@manlykhoover3201
@manlykhoover3201 Жыл бұрын
Madaxwaynaha 6aad ee jsl abdirahman ciro
@Zurich527
@Zurich527 2 жыл бұрын
Daadihi xasanoow daadihi
@Muumincbdulahi
@Muumincbdulahi Ай бұрын
Saas waaye
@AmiinCabdi-yh1xd
@AmiinCabdi-yh1xd 2 ай бұрын
Daaadihu madaxwayne
@moxubomamamia373
@moxubomamamia373 2 жыл бұрын
Amiin yaa allaaaah
@mokhtarosman6946
@mokhtarosman6946 2 ай бұрын
Midhaha haasta yaa sameeyey? ninkii yaqaanow noo sheeg! in la xusuu mudanyahay ! Midhaha iyo laxankuba waa kaalinta koobaad.
@AbdillahiAbdi-z6x
@AbdillahiAbdi-z6x Ай бұрын
@hasansalad3665
@hasansalad3665 Жыл бұрын
Caadi maahan
@Jamaalxuseenmaxamuud
@Jamaalxuseenmaxamuud 4 ай бұрын
Heesta waxee kamid tahay heesaha aan uku jeclahay Waliba dhanka siyaasadda
@Zurich527
@Zurich527 2 жыл бұрын
Daadihi bulshadayada
@d.jcastrovlogs
@d.jcastrovlogs 5 ай бұрын
2024 6 September
@SM-lh8be
@SM-lh8be Жыл бұрын
15 july 2023
@shambalafe300
@shambalafe300 2 жыл бұрын
Dadihi xasan cali khayrow
@mohamedmire7660
@mohamedmire7660 2 жыл бұрын
Ballan Malaha Mas'uulna Maaha!!!..Xasan Kheyre..Ogoow ...scww.
@somaliasliah111
@somaliasliah111 2 жыл бұрын
Wax laguu sheeg haddii wax garad kugu jiro
@jamamohamudjama4433
@jamamohamudjama4433 2 жыл бұрын
Mohamed Abdullahi Farmaajo Daadihi
@Abdikariinkhadar
@Abdikariinkhadar 2 ай бұрын
Soomali haysku faanto hana kala maqnaato waxay kudhaman garanmayo😂😂😂
HEESTII / SOKEEYE ILEEN MA DAALO
5:35
RTD WEB TV
Рет қаралды 2,1 МЛН
小丑教训坏蛋 #小丑 #天使 #shorts
00:49
好人小丑
Рет қаралды 54 МЛН
Don’t Choose The Wrong Box 😱
00:41
Topper Guild
Рет қаралды 62 МЛН
BURAANBUR  GABDHAHA MAJERTEN. CIYAAR CULUS
4:16
Hido iyo dhaqan media
Рет қаралды 775
KOOXDA HIDDO HOGAAMIYE OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
6:07
SomaliSwiss
Рет қаралды 120 М.
Xidigaha Geeska | Hankii Qaranka Rumoobay (Shaqo Qaran)
7:34
Waqal WStudío
Рет қаралды 2,3 МЛН
Nimcaan Hilaac & Ahmed Rasta | Soomaalinimo | officiall Music Vedio
5:19
HEESTA MADAXWAYNE DARKA U HUBI | KOOXDA HIDDO | 2022 HD
5:42
Somali National Television
Рет қаралды 66 М.
KOOXDA HIDDO DAADIHI BULSHADAYADA OFFICIAL VIDEO MUSIC 2022
5:58
KOOXDA HIDDO | DALXOREEYE | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
5:41
SomaliSwiss
Рет қаралды 52 М.
AAN WADA DHAMEYNO
10:34
Cabdi Tahliil Warsame - Topic
Рет қаралды 6 М.
小丑教训坏蛋 #小丑 #天使 #shorts
00:49
好人小丑
Рет қаралды 54 МЛН