Riwaayadan wan galay waxa iska lahaa qaaqay waxa ku jiray dad fara badan wada xula qalinle iyo kuluc iyo xareedo iyo timo jilic waxa la odhan jiray shan qarni iyo shii waxay ku saabsanayd reer miyi iyo reer magaalo
@maadeys3 жыл бұрын
Masha allah taariikh baad haysaa sxb.
@maogtahay49993 жыл бұрын
@@maadeys waar idinka naga daran heeshan xaga ka heshaan kkkkk wax moodayey heesahan baaba'een lkn waad ku mahadsantahay dadaal wayn baad muujisay
@shiilalle3 жыл бұрын
Maxaa kamid ah heesihii oo aad ka xasuusan kartaa?
@maogtahay49993 жыл бұрын
@@shiilalle waxan xasuusta hees lagu furayey riwaaydda habalaha soomaliyeed hidaha huwanyihiin mala 20 fanaan ba qaadayey
@shiilalle3 жыл бұрын
@@maogtahay4999 Haa grty mahadsanid masuul
@muxudincadow47923 жыл бұрын
Waaw Cabduqaadir xasan nageeye iyo sahra mire wehliye alaha u naxariisto kooxdii cadceed iyo kooxdii onkod
Adeerkaa cagaha ayaa laga tumay sxb hhhhh allaha u naxariisto hees kale oo mom hibo cagaha ugu tumay ayaa jirto oo ladhaho Rooblow asne hada ayaa Laga aarsaday dhanka hablaha hhhhhhhhh
@muxudincadow47922 жыл бұрын
Aamiin
@axmedcabdi40115 ай бұрын
Gabadha adeerka la qaadaysa magaceed
@twobackshakour27073 жыл бұрын
Sabti uganda 01/01/2022 18:20 Hees iyo Bar💯🔥🔥🔥✅
@abdifatahnageeye18063 жыл бұрын
Top funs my uncle Abdikadir Hassen Nageeye and sahra mire My name is Abdifatah Mahamed Hassen Nageeye
@ayuub_Ka3 жыл бұрын
ayyy ☺️
@muxudincadow47923 жыл бұрын
Waaw
@muxudincadow47923 жыл бұрын
Waaw
@roblemaer48342 жыл бұрын
Aun adeer. Fannaan dhab ah buu ahaa.
@AhmedMohamed-tn5yg2 жыл бұрын
Maasha allaah
@hassanomarabdillahi1330 Жыл бұрын
Gabadha Nageeye la qaadaysa waa Xaliimo Cabdi Xuseen (Xaliima Jooma ) waana Atarashadii Riwaayada ee ahayd Dhir jacayl wada daaqnay
@dahraansheekh77333 жыл бұрын
Anaa uhoreeyo like
@Wayelka19733 жыл бұрын
Nageeye Sahara 🪦
@buuxocali48203 жыл бұрын
Qaabkii hore ee aad hoos ku soo qori jirteen erayada u noqda walaal. Sidaas ayaa Top aheed, wax weyn oo la idinkaga dayan karo iyo habayn wanaagsan ayaanay aheed. Sidaan macno saas ah ma laha. Sida kale, mahadsanid. Aad baanu kaaga abaal haynnaa.