HEES | Dhoof | Maxamed Axmed Kuluc Iyo Roodo Maash | kaban + Lyrics

  Рет қаралды 45,607

MAADEYS

MAADEYS

2 жыл бұрын

Eereyada : Maxamed Cali Kaariye
Laxanka : Xasan great
The song and 'cut scenes' used in this video are not my original creation, therefore, Maadeys does not claim any rights over them.
Copyright Disclaimer under section 107 of the Copyright Act of 1976, allowance is made for "fair use" for purposes such as criticism, comment, news reporting, teaching, scholarship, education & research. Fair use is a use permitted by copyright statute that might otherwise be infringing.
In case of any copyright infringement complains, kindly contact me on : Maadeystube@gmail.com

Пікірлер: 32
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 2 ай бұрын
Wa Erayadi kaariye Laxanki xasan greet Kabanki xasan greet Codadki magol iyo kuluc
@axmed_deeq
@axmed_deeq 2 жыл бұрын
Waa hees macaanoo ku jirtay Riwaayadii Sidaa Maysku qabnaa mise waa qasanaa, waana marka Magool ay u baxeyso waxbarashada dibadeed ayey heestan wada qaadayaan. 1976kii inay ahayd baan filayaa. Mahadsanid Maadeys
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 2 жыл бұрын
Wax barasho nuce ah ayey aday hadii macqultahay tarikhdedii wax barasho manala wadagi kartaa zhp
@axmed_deeq
@axmed_deeq 2 жыл бұрын
@@abdirahmanhaydar9481 kkkk riwaayaduun baa lagu jilayaaye waxbarasho dhaba maahan. Muhiimna ma ahan nooca waxbarasho ee ay aaday.
@Abdullaahi_Ali_Abdi
@Abdullaahi_Ali_Abdi 2 жыл бұрын
Inta dheeh la eegiyo Inta dhumuc la sheekaba Rabaa kuu dhameeyee Wax ku dhiba dharaar iyo Dhaawac eebe kuma tuso Dhabaan kuu jeclaadee Dhaban qurux wanaageey Dhoowrsaneey safaa eey.. #qoray #abdullahi Ali Abdi ❤❤❤❤ #salaansare SAAXIIP #MAADAYS cimri dheeri iyo nabad Caafimaad ku noolow Boqor cuudow maadaays ..
@mohafarcaano7442
@mohafarcaano7442 2 жыл бұрын
WAY WAY.... Kuluc iyo Rooda caadi maaha, Allaha naxariistii ka waraabiyo Maxamed Axmed Kuluc😰🙏🏿
@ronny7suii3
@ronny7suii3 2 жыл бұрын
Allow jannatul fardowsa ka waraabi Maxamed Axmed Kuluc Aamiin
@ismailhurshe3294
@ismailhurshe3294 2 жыл бұрын
Aamiin yaa rabbi
@mohamedenanays
@mohamedenanays 2 жыл бұрын
Taariikh hore!
@hibosooyaal8182
@hibosooyaal8182 2 жыл бұрын
Heeestaan xasuus badan bay igu leedahay cajiib
@dahirgodsouleiman922
@dahirgodsouleiman922 Жыл бұрын
ALLAH HA U NAXARIISTO AAMIIN jannata Fordaws haku casuumo.AAMIIN
@mohamedjama299
@mohamedjama299 8 ай бұрын
Dhawr nabad kusii joog Hadhan taalin caashaqa Dhakhso waan usoo noqon.
@GalowGobiye
@GalowGobiye 2 жыл бұрын
Jacaylkaan i dhinac marey Jacaylkan i dhibsanaya Bal inuu dhagaysto Aan dhowro waayo kale
@dahirgodsouleiman922
@dahirgodsouleiman922 Жыл бұрын
Tan heesi Rooda maaha eese waa gabadhkale.
@mahadabdo5451
@mahadabdo5451 11 ай бұрын
Rooda maash masha waxay ku jirta gabadhani ruwayadii meecad miigane iyo nimanka kale murqamayeen ee ay odhanayeen idinka nadhamee oo sabaxbaad kaga dhigteen anaguna waan oto otaynay oo seexdan is nidhi wan gam I waynay
@hibosooyaal8182
@hibosooyaal8182 2 жыл бұрын
Ax yaa hees
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
Dhaqso iigu soo noqo. Aun Maxamed Axmed Kuluc iyo Roodo
@user-cz8gt8fx9p
@user-cz8gt8fx9p 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@nawaadxusen9879
@nawaadxusen9879 2 жыл бұрын
cajiib rooda dab yar shidi mayso
@ugaasmedia7987
@ugaasmedia7987 19 күн бұрын
Heestan original keedii Waxaa Qaada M.axmed kuluc iyo magool
@user-fj2tv9sh2p
@user-fj2tv9sh2p 5 ай бұрын
Waa Feb 16-2-2024 Goobtuna waa SOS M.a. kuluc vs Roodo Allowed unaxariiso Intii dhimatyba 😂😂❤❤😅😅
@maxamadqadiibmacalin1707
@maxamadqadiibmacalin1707 2 жыл бұрын
Cajiib cod iyo suugaan culus🤔
@malaayiinmedia3124
@malaayiinmedia3124 2 жыл бұрын
Malmalku ma kii dadka raba iney dareenka iska dilaan cabi jireenbaa?
@baryareonline8530
@baryareonline8530 2 жыл бұрын
Waxaan kacodsanaa madeys ineey soo geliyaan heesihii if iyo aankhiro orjinalkooda mahadsanidiin
@Wilad463
@Wilad463 9 ай бұрын
Ascf😊
@XamseCabdi-qd3gm
@XamseCabdi-qd3gm 10 ай бұрын
❤❤😂😂😂😂
@abshircarab18
@abshircarab18 2 жыл бұрын
Heestaan roodo maash iyo magool yaa ku horeyy
@mohamedyare1917
@mohamedyare1917 2 жыл бұрын
abshir carab rooda maash
@buuxciise2167
@buuxciise2167 2 жыл бұрын
magool aya ku horaysay saxib
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 2 жыл бұрын
Markii magol qadesay malaha rooda ma iisan dhalan ayan u malenaya zhp
@mohamedyare1917
@mohamedyare1917 2 жыл бұрын
@@abdirahmanhaydar9481 kk waaad iska hadashey way yareed balse way nooleed
@Suspectedsupper
@Suspectedsupper 2 жыл бұрын
,
WAAH WAAH WAXAASAA JACAYLA KULUC IYO AAMINA CABDILAAHI BY GEEDI SHAAMBOW STUDIO
11:28
Получилось у Миланы?😂
00:13
ХАБИБ
Рет қаралды 3,2 МЛН
World’s Largest Jello Pool
01:00
Mark Rober
Рет қаралды 77 МЛН
maxamed axmed kuluc. gammaan faras || Original + lyrics
11:57
HEESO TALANTAALI WAAYO WAAYO QAACI AH FANAANIIN BADAN DAAWO WACAN
2:16:19
Heestii Dhoof caashaq magool iyo kuluc best qaraami
9:26
IRMAAN TUBE
Рет қаралды 373 М.
Maxamed Axmed Kuluc 🔥 Iyo Heesta "XURMA DARAN"
5:56
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 59 М.
maxamed axmed kuluc sida geed caleenloo lyrics hd
11:56
Qaraami Channel
Рет қаралды 53 М.
Waqal Kaban Xul 3 - Mega Mirqan Mix
1:49:26
Waqal WStudío
Рет қаралды 251 М.
IL’HAN - Pai-pai (lyric video) 2024
3:24
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 728 М.
V $ X V PRiNCE, Shulamah - Jai Jatpaimyz (2024)
2:38
Студия СОЮЗ
Рет қаралды 100 М.
Aq Koilek
2:51
Algyt - Topic
Рет қаралды 100 М.
Erkesh Khasen -  Bir qyz bar M|V
2:43
Еркеш Хасен
Рет қаралды 935 М.
Әбдіжаппар Әлқожа - Ұмыт деме
3:58
Әбдіжаппар Әлқожа
Рет қаралды 1 МЛН
LISA - ROCKSTAR (Official Music Video)
2:48
LLOUD Official
Рет қаралды 133 МЛН
Malohat
3:35
Xamdam Sobirov - Topic
Рет қаралды 1,2 МЛН