Mid kamida fananiinta ugu miisaanka cuslaa Fanaaniintii qaranka Soomaaliya soomaray. Aun. Axmed Cawad Rabsha, kaliya heesaha soomaalida maqaadi jirine kuwa carabta si ba'an ayuu u uqaadi jiray.
@Hamse_Dualleh3 жыл бұрын
"Arrin lama filaanoo Ugub baa i lurayoo.." Sidaas bay halkaasi sax ku tahay. "Ugub" weeye eraygaa aad "I gubay" ka dhigtay. Ugubna macnaheeda inaad fahmayso waan u malaynayaa; arrin cusub ama qariib igu ah ah baa i luraya.
@kaalaynoo2 жыл бұрын
Waa saxsantahay laakiin "baa" ma ahane "Ugub bay luraayoo"
Sixirlow waa u tagyay culumada waa u qeylo dhaansaday waxa garad talo wuu weeydiistay qaramada midoobay codsi ayuu u dirsaday waxaas oo dhan jaceyl ayaa u geestay. Yaa ila qabo in jaceylka maxkmada heeg la saaro😂😂
@hafsaalihasssan50343 жыл бұрын
💕❤️
@dhagacade88843 жыл бұрын
Marka Tahay 50 Jir oo aadan Waligii Guursan Soo Garmaha inaad soo qaado " tii Aniga lay Qoray aduunka Wali laguma abuurin ". Adigu Taadii ama kaagii ma haysa mise heestaan baa ku daran wali lol.