HEES "HARAG SHABEEL" Heesaa Cumar Dhuulle Cali.

  Рет қаралды 18,426

Bashiir Maxmud

Bashiir Maxmud

4 жыл бұрын

Miraale Iyo Laxanka Cumar Dhuulle Cali T.Qabasho.08.12.1964.

Пікірлер: 27
@facultyofmemes135
@facultyofmemes135 27 күн бұрын
Heestan waxan kubartay Quruxdii mareexan gabar tiktookley ah
@kaltuunabdinasir8735
@kaltuunabdinasir8735 9 ай бұрын
Xasuus iyo waayo waayoh ayan dhex jibaaaxay 😢 Waaaba xadiis qaraamkani Cumar dhuule AHU ❤
@cabdinaasirkadiye
@cabdinaasirkadiye 20 күн бұрын
Allaha u naxariisto cumar mahdi heestaan waxaa isna horay u qaaday sxb kiis Rashid bulo
@haweeyasland7489
@haweeyasland7489 19 күн бұрын
Cbdinaasirkadiye ma Rashid bullo saxiib ahaydeen mansha Allah hadaa isku cimri ayeynu nahay amiin dhamntood kkkkk
@shoombe2148
@shoombe2148 4 жыл бұрын
Bashiir maanta ayaad miida u dhaadhacday waa heesta aan ugu jeclahay cumar dhuule ustaad bashiir walaal waxaan kaa codsanayaa asli maxamed heesteda (wax kalaa la baantaa layskana bogsiiya kalgaceyl ma baabo"o)
@bashiirmaxmud4924
@bashiirmaxmud4924 4 жыл бұрын
Asli dhawr waan ka hayaa waana soo gelin doonaa Insha allah
@haweeyasland7489
@haweeyasland7489 Ай бұрын
Midaan dunida uga hadhay anay harag shabeel iyo dirac igu ham siisoo I hoosasinaysaa
@cabdinaasirkadiye
@cabdinaasirkadiye 19 күн бұрын
Aad iyo aad
@user-ri8zh6zf2g
@user-ri8zh6zf2g 9 ай бұрын
Alfanan cumar dhuule aad ban u jeclahay heesa uu qaaday allow u naxariiso
@abdullahileedo2275
@abdullahileedo2275 3 ай бұрын
Allaha u naxariisto wuxu ahaa abbihii jacaylka 🤲🤲🤲
@xasanmagafe5780
@xasanmagafe5780 4 жыл бұрын
Sxb heestan oroginalkeeda waxaa u duubay radio Hargeysa Rashid Bullo 1962kii Ereyada iyo laxankaba Cumar dhuule ayaa lah.
@jakaakoosofficial2676
@jakaakoosofficial2676 4 жыл бұрын
Bashiir Galab Wanaagsan Ayaan Ku Leeyahay
@abdisalanmataan9679
@abdisalanmataan9679 4 жыл бұрын
Masha Allah Bashiir sxb mahadsanid
@khabiirharnandez5664
@khabiirharnandez5664 4 жыл бұрын
hees cajiiba Aun cumar mahdi
@abduuabdullahi
@abduuabdullahi 6 ай бұрын
1:27
@MaxamedAbdi-bj9ej
@MaxamedAbdi-bj9ej Ай бұрын
👍👍💋💋💋❤️❤️
@Clnasar
@Clnasar 2 ай бұрын
Waywayo miseharshabeliyo diciguhabsisoy
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 3 ай бұрын
ABGAL. IYO DALOL WAA MACA. IyO
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 3 ай бұрын
Ababgal
@mucaadyasin6028
@mucaadyasin6028 3 жыл бұрын
Alaha unaxariisto cumar dhuule
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 3 ай бұрын
Iyo daalool
@mustafabdirahmaanmohamed8302
@mustafabdirahmaanmohamed8302 2 жыл бұрын
Ustaad bashiirow aniga harag shabeeliyo waxa aaan ku xigga si walba waaan u soo saariyay ma xaruuf la qarinayo ayaa mesha ku jirto bashka 😂
@mahamudnur1582
@mahamudnur1582 2 жыл бұрын
Anaa hadimo taliyoo Middaan ii hambeyneyn Halbowlaha is gooyoon cidna hadal u sheegin. Midaan dunida uga hadhey aney harag shabeel iyo diric igu hamsiisooy, i hoosaasineysaa. Anaa gabadh hanweyneyd heeryada ku rarayoo, hantideydii siiyoo booraan hadimo jeexdee. Midaan dunida uga hadhey aney harag shabeel iyo diric igu hamsiisooy, i hoosaasineysaa. Anaa gabadh horteediyo hareeraheeda eegeyn. Intaan how ku soo idhi isu kala haleeyee. Midaan dunida uga hadhey aney harag shabeel iyo diric igu hamsiisooy, i hoosaasineysaa. Anna hadimadeydaay isku kaa haleeyoo Howshaan ku idhi qabo waad kala halmaantoo. Inaan kugu hungoobaad taaldeda haysee. Midaan dunida uga hadhey aney harag shabeel iyo diric igu hamsiisooy, i hoosaasineysaa. Hadal iga dhammaadiyo ileen howl ma karayee. Waxaan haba yaraatee anigu haatan leeyahay Hadeynan sinaaneyn , Ina kala horeysii!
@dalmarmohamed5100
@dalmarmohamed5100 9 ай бұрын
Anay Harag shabeel iyo dirac igu Hamsiisooy i hoosaasinaysaa weeye wall
@nuurhubane
@nuurhubane 5 ай бұрын
Diracu kaa mooday maaha😂​@@dalmarmohamed5100
Rashiid Bulo ahun | Heestii Harag Shabeel
11:38
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 21 М.
Hees |Hubqaad (Qalbiga wan kugu hayaa)|cumar dhuule|
6:44
Abdifatah ahmed
Рет қаралды 41 М.
When You Get Ran Over By A Car...
00:15
Jojo Sim
Рет қаралды 34 МЛН
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 104 МЛН
Best father #shorts by Secret Vlog
00:18
Secret Vlog
Рет қаралды 22 МЛН
Xulka heesaha CUMAR DHUULE CALI
40:28
Qanciyee lyrics
Рет қаралды 69 М.
Baladwayn
11:06
Hassan Aden Samatar
Рет қаралды 1 МЛН
HALKA DHIGA HEESTA" SOO MOOD " AUN HEESTII CUMAR DHUULE "
10:51
Jamaal-YARE
Рет қаралды 48 М.
Cabdiqani Kaarshe , Heedhe Gabadhyahay Heedhe
7:16
Astaan
Рет қаралды 143 М.
Heestii:- HARAG SHABEEL
11:25
Hal Abuur channel
Рет қаралды 2,8 М.
Qaraam: Laac
10:27
Goray Haldhaa
Рет қаралды 27 М.
Cumar Dhuule Cali 🔥Iyo Heesta "GARANMAAYO WAXAY I GUBEE"
12:25
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 261 М.
Cumar Dhuule aun | Heestii Dayax Gacmeed
7:06
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 25 М.
Heestii_ Fad Galbeed _ Cumar Dhuule _ Hees Qaraami Xul ah With Lyrics
10:03
When You Get Ran Over By A Car...
00:15
Jojo Sim
Рет қаралды 34 МЛН