Qaraam: Laac

  Рет қаралды 30,827

Goray Haldhaa

Goray Haldhaa

Күн бұрын

Codkii: Cumar Maxamud Cali ( C. Dhuule) (AHUN)
Kabankii: Maxamud Ismaciil Xudeydi (AHUN)
Laxankii: C/lahi Maxamed Xirsi ( C. qarshe) (AHUN)

Пікірлер: 10
@WALAALAHAHARGEYSA
@WALAALAHAHARGEYSA 4 жыл бұрын
= Waan liitaayo is loodin kari maayoo Laciifaye show lafbaay jabaneey = Labaatan nin jirey ladnaan ma xejee Lumayee laqantoo yadeeydiiye = Ladhkeeda habeen baan ladi waayo Lalaabayee baxaaryo lay shidayeey = labadeydii lugood lakala laalyeey Laas caanood lugooyo weynaayeey. = anigoo ladan laamaha korayoo Leexeystey intaan islaba rogayoo Caawaan ledayaa lamaan ahaye. = sifaha dhexda sabar yar weeyaano Hablahan sebenkeey u sidataaye.
@raxeeyeloversismytype6892
@raxeeyeloversismytype6892 4 жыл бұрын
Sxb sowirka kusaaran isagoo zoom ah halkeen ka arki karaa?
@hamzamohamoud8505
@hamzamohamoud8505 3 жыл бұрын
@@raxeeyeloversismytype6892 waa Qarshe wll sawirku oo kaman haysta, Wallaalihii Hargeysa 1950s-kii.
@cawlyaquub5873
@cawlyaquub5873 3 жыл бұрын
Codkii iyo midhihii makaroone 1951 boqorkii Qaraamiga almadar group
@calimaqdis5952
@calimaqdis5952 3 жыл бұрын
Erayadii abwaan ismaaciil cagaf Macalin hadhuudh abwaankii jacaylka
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 2 жыл бұрын
Qaraam : Laac Laxanka : Cabdulaahi Qarshe Aun Erayada : Ismaaciil Cagaf Aun Kabanka : Maxamuud Xudeydi Aun Luuqda : Cumar Dhuule Cali Aun ................................................................... Isla Cumar Dhuule oo qaadaya Laxankan Laac halkaan ka dhagayso kzbin.info/www/bejne/mHWolYeYa9SHq6s
@adanmadaxay9335
@adanmadaxay9335 3 жыл бұрын
Ilaacday tigaadii iilaandheer Waa erayga codku kula baxay laac Ilaahay haw naxariisto ismacil sheekh axmed cagaf
@duceysanowdulmidiid1566
@duceysanowdulmidiid1566 4 жыл бұрын
Heesahan QARAAMIGA maandhoyinow sarbeeb gumeysiga iyo cawaantiisa lagula ddidineyaa ku jiree!! Yaa noo fasiraya?! Mahadsanidiin.
@arabianfelix1457
@arabianfelix1457 4 жыл бұрын
Maxamed Sacid composed this song.
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 2 жыл бұрын
Codkaan waxaa iska leh Qarshe
Qaraam :Jiib
9:09
Goray Haldhaa
Рет қаралды 30 М.
Крутой фокус + секрет! #shorts
00:10
Роман Magic
Рет қаралды 40 МЛН
ميكائيل عود و دةف(چاوةكةم)mikael
18:16
Halmat Hawlere
Рет қаралды 37 М.
Qaraam:  Nugul
8:57
Goray Haldhaa
Рет қаралды 5 М.
MURUG | CUMAR DHUULLE | JEBIYE | DUNCARBEED | LYRICS
11:14
Qaraamyahan
Рет қаралды 36 М.
Cumar Dhuule - Kaa Guuray Aniguye
10:13
jaamacada
Рет қаралды 2,1 МЛН
Buurbaa kugu gudbane, AUN.Cumar Dhuule iyo Maryan Mursal
12:30
Farhan Ali Halane
Рет қаралды 321 М.
Laxanka Laac - Maxamed Axmed Kuluc Aun
8:58
Khabiir Qaraam
Рет қаралды 3,3 М.
Qaraam:  Damaq
7:27
Goray Haldhaa
Рет қаралды 9 М.
Крутой фокус + секрет! #shorts
00:10
Роман Magic
Рет қаралды 40 МЛН