DALMAR YARE & YURUB GEENYO WAYNEE CAASHAQA DALMAR YARE LIVE SHOW HARGEISA 2019 HD

  Рет қаралды 3,093,359

Hawraar Music Production

Hawraar Music Production

5 жыл бұрын

DALMAR YARE IYO YURUB GEENYO
EREYADA & LAXANKA LAABSAALAX
MUSIC DIGAALE YARE
Copyright@Hawraar Music

Пікірлер: 602
@amiinmurzalali4978
@amiinmurzalali4978 Жыл бұрын
2023 oo caawa soogallaya ayaan heestan oo kamid ah heesaha aan aad ka ujecallahay kusoo xidhay;nasiib baan leenahay haddaan fannaaniin noocan ah wakhtigdenna kusoo gaadhnay; fanka soomalidu duugoobi maayo waligii, Ee qofkastow dhinnacaaga qabo. Hanna lagga illaaliyo dadka magac bi'inaya fanka!
@arawelomakufto8460
@arawelomakufto8460 5 жыл бұрын
Yurub geenyo boqoradi codka fanaanki la hesaaa baa nasiib leh dalmar nin balaadhan fanaaniinti oo dhan wuu kulmiyey fanan jira👏👏👏👏
@mariyahassan1455
@mariyahassan1455 4 жыл бұрын
Wiilasha indhahayga daawo Ilmada wagac tiri u fiirso Kagaro cashaqan i wiiqay Wadnuhu sidii ii hugmaayo esh calaa hees sowti raxma ❤❤❤🌹
@armaanhassan2675
@armaanhassan2675 5 жыл бұрын
Hadduu Jacaylku Qof Noqon Lahaa Yurub Geenyo ayuu Noqon lahaa ❤ Legend Dalmar yare Ft Yurub Geenyo Go Forward
@SakariyefarahQodax
@SakariyefarahQodax 5 жыл бұрын
Aan been taa ahayn
@cismaancabdi2818
@cismaancabdi2818 5 жыл бұрын
@@SakariyefarahQodax hadalkaa run baad ka sheegtay
@mohamedrashiid7269
@mohamedrashiid7269 2 жыл бұрын
Wlhi beentaa maaha
@amirmohamed485
@amirmohamed485 5 жыл бұрын
Yurub haddey af carabi qaada xitta maka tagi karo ❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Hada aminsanthy ine 1Million gaareyso like sar
@maxmedfaarax4430
@maxmedfaarax4430 3 жыл бұрын
saacw
@djamalalidjama8134
@djamalalidjama8134 5 жыл бұрын
Dalkygii iyo Dadkygii alle iga beeray like bila calayk dalmar yare sawtu rahma iyo laabsaalax hoygii fankii iyo soo dhaweynta hore usocoda 💚💬❤
@ahlammohamed4346
@ahlammohamed4346 5 жыл бұрын
Hoyga fanka hargeisa 💚🗨❤ somaliland waa hoyga nabada allow noogu wada
@saynabmaxamud1060
@saynabmaxamud1060 5 жыл бұрын
Adna hargeysa kugusooo dhaweynaynaa wllky
@ahmedyazin179
@ahmedyazin179 5 жыл бұрын
Hadaaan fanaaan ahaaan lahaa hargeisa kaman tageeen zaw mha dadkaygiiyow
@salocabdi6360
@salocabdi6360 5 жыл бұрын
Dalmar mar haduu geenyo la heesay haday timo usoo baxayan. thanks hawraar wax la hubo ayadso galisaan. Codka'miraha'laxanka'musiga' 99% dalmar ft geenyo😍
@nerminbabygirl1505
@nerminbabygirl1505 5 жыл бұрын
Salo Cabdi 😁😁😁
@abokorabdi254
@abokorabdi254 5 жыл бұрын
Wax suganaba waa timihiisa
@kawsarabdulahi1925
@kawsarabdulahi1925 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣
@hooyadeedjecel1740
@hooyadeedjecel1740 5 жыл бұрын
Fanaaniin kuwaan lagaa dhahaa codadkooda halaasiga ayaa dhagaha si mcn usoo gaadhayo horey usocda hargyso wacaney kujeclhy adi iyo dadkaga from garowe❤❤❤
@hibakduniyo2773
@hibakduniyo2773 5 жыл бұрын
Hpptih sdokle love you reer garoowe from hargeisa❤
@queenmuunacabdi3482
@queenmuunacabdi3482 5 жыл бұрын
Kusali nabigeena scw wll🙏😭
@awilothmandualle4718
@awilothmandualle4718 5 жыл бұрын
Queen muuna cabdi scw
@qaysarbaani7161
@qaysarbaani7161 5 жыл бұрын
Queen muuna cabdi ygyu
@xasanfaarax7537
@xasanfaarax7537 5 жыл бұрын
Maansha Allah sawtul Raxma noqorada codka Iyo bilicda fanka soomaluland
@hudadhayib9475
@hudadhayib9475 5 жыл бұрын
Scw
@kmcofficial8701
@kmcofficial8701 5 жыл бұрын
ilahy ka cabzada qofka meel heezo lagu hadl hayo zoo galinaya nabigeena muxumed ee zupana zcw na wll ilhy miyaad ka xizhootid nabiga maxaa u zoo dhigayzaa mel aanu u qalmin zo dhig mel uu u qalmo ama kaliga ku zali oo amuz maxd meel faxizho lagu hyo cizilawihii zharfta badnaa u zoo dhex dhigi alle uga toopad keen
@niniineima2834
@niniineima2834 5 жыл бұрын
Gacan fudedka waa lagu oga ddkeyga hees baa hees ka daran ayaa lo sameyeey dalmar yar allow no dhowr abwaanada maskaxda fudud ❤️❤️💭💚💚 hargeysa qurux 💋
@khadaryusufdahir7312
@khadaryusufdahir7312 5 жыл бұрын
XAGA NABIGA SCW SCW SCW🤲🙏👏
@nafisaandnasiimchannel5776
@nafisaandnasiimchannel5776 5 жыл бұрын
Scw
@sulekhaosman5282
@sulekhaosman5282 5 жыл бұрын
khadar Yusuf scw
@iqrawarsame930
@iqrawarsame930 5 жыл бұрын
Scw
@akramyare5444
@akramyare5444 5 жыл бұрын
khadar Yusuf scw lkn stubid aya tahay Meshan cml nabiga scw haku shgn fuck
@abusheikhsquad9825
@abusheikhsquad9825 5 жыл бұрын
khadar Yusuf Nabiga melahano kale haken duliyow
@rooxanta4237
@rooxanta4237 5 жыл бұрын
Show kasta oo #Hargeisa lugu qabto ugu yaraan #10 heesood oo cusub ugu soo hagaaag, maxaa cadaynaaya inay hoygii #Murtida tahay. Sidaasu safarka #Dalmar ku ahaa mid kadisa. Ku soo dhawoow dhulkaaga hooyo DY
@malmo4235
@malmo4235 4 жыл бұрын
#Rooxanta maxaa faaido ah taajirnimo maleeh magac maleh aduun iyo iyo akhriyo
@ayaanmohamed1862
@ayaanmohamed1862 4 жыл бұрын
@@malmo4235 wadigan hadana dhagaysanaya hadanayn fa'ido lahayn maxad u dhagaysanaysaa niicey
@engwareergoye1125
@engwareergoye1125 5 жыл бұрын
Dalmar Waa Fanaan aan ahayn Sida ku Haatan Jira Ee Cunsuriyada ah Waxanan odhan karaa Waa Hobolka Shanta Somaliyeed✌💘 DALMAR YARE IYO YURUB
@sharmaakebaayaha6533
@sharmaakebaayaha6533 4 жыл бұрын
Fanaan wali oo yurub geenyo la heesaa wuu ku fashilmaa except nimcaan hilaac
@susansomaliland1
@susansomaliland1 5 жыл бұрын
WELL DONE ✅ SOMALILAND HOOYGII FANKA MARTI SOORA 💯 ILAAHAY HAYNOO BARAJEEYO JANDAA NABADA iyo QURUXDAA DADKEENA DALKEENA ishu dayran 🔐
@tukaarotukaaro866
@tukaarotukaaro866 5 жыл бұрын
Axyaa hees Calaa Hees
@aasiyajogoz2983
@aasiyajogoz2983 4 жыл бұрын
Masha Allah qurux wllhi
@kawsarabdulahi1925
@kawsarabdulahi1925 2 жыл бұрын
Dalmar yare marti kuma aha Somaliland waa meeshuu ku dhashay 👏🌷❤️🌹💞 Awowyadii baa ku aasan Somaliland ❤️💞
@ayatullahmohamettfardallea445
@ayatullahmohamettfardallea445 4 жыл бұрын
Boqorada CoDoa Yurub geenyo(BoqorDa Arab zheikh izaq) watched 1.3 million🙆‍♂️😎
@sulekholove1646
@sulekholove1646 5 жыл бұрын
Naclaah shàdaan. KU yaal yurba geeenyo caadimah heesta qabteedada maa daama aan dumar ahy way itaabtya 💋💯
@axmedmaxamed4439
@axmedmaxamed4439 5 жыл бұрын
Nimcaan quuq maamooday
@maxamedxasandahir9039
@maxamedxasandahir9039 4 жыл бұрын
Hoyada.lawas.waa.zack.nasteex
@maxamedxasandahir9039
@maxamedxasandahir9039 4 жыл бұрын
✌✌✌❣
@aslamacalculuslaacib8872
@aslamacalculuslaacib8872 2 жыл бұрын
@@maxamedxasandahir9039 aAAAaaQ
@mudazirelmi4447
@mudazirelmi4447 5 жыл бұрын
Soo dhawayntii dalmar yare ee hargysa inta ku farxsan like me somalilanders💚💭❤
@sahraqaali8316
@sahraqaali8316 4 жыл бұрын
Wiilasha ilmada walacdiri daawo indhaheyga daawo
@dhalboqortooyo602
@dhalboqortooyo602 5 жыл бұрын
Yurub geeyo wllhi love wllhi wllshy 😍😍 Alaylahee waa geenyo 😍
@kamalcali4970
@kamalcali4970 5 жыл бұрын
Wan kaga dnbeya yurubey fanka dumr wa adiyo hodan clrxman siiba adan kusiyey codkayga sowtu raxma ben loma oran🎵💯
@maaida1643
@maaida1643 5 жыл бұрын
The first time Dalmar and Yurub are doing a song together♥️😩two legends🔐🥰
@safamaxamed5383
@safamaxamed5383 Жыл бұрын
Asc
@wayraxyare9477
@wayraxyare9477 5 жыл бұрын
Yurub geenyo halaiigeyo Somaliyey bestay ayaan Aheee xanuun yuruba Ayaa ihaaya 🙏🤞🔥✅
@bilanbarwaqo7957
@bilanbarwaqo7957 5 жыл бұрын
Wayrax Yare Aniga horta dhahay codkeda caadi m a ban hargeisa darteed ugu socda hada lixiro xita wan u qaba 😜
@wayraxyare9477
@wayraxyare9477 5 жыл бұрын
@@bilanbarwaqo7957 Sawmaaha tag waa Sidaa hadii laguxidho Ana kasoo fur furiye nagtana Waan jecleee isoo balami heee😂
@shushubbe3101
@shushubbe3101 5 жыл бұрын
Wilasha ilmaheyga daawo👀 Ilmada wagac tiri ufiirso 😭 Kagaro caashaqan iwiiqay❤ Wadnaha siduu iirugmayo💗 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@abdymohamud2874
@abdymohamud2874 4 жыл бұрын
Wiilaha indhahayga daawo
@shushubbe3101
@shushubbe3101 4 жыл бұрын
@@abdymohamud2874 😂😂😂✌🙏
@fadumofiican7918
@fadumofiican7918 Жыл бұрын
Waxaan dhagaysanayaa heestan xili aan ninkan aduunka u jeclaa uu isku kay adkaynaayo aniguna aan go aan ka qadan karayn 😭😭💔😭
@kawtharabdulahi3871
@kawtharabdulahi3871 Жыл бұрын
🥺Abaayo uma qalantid inaad dhibkaa marto lkn adkayso haduu ku jecelyahay sidaa fudud kaagama tagayo haduu Sidaa ku baxana qofki saxda muna ahayne
@kawtharabdulahi3871
@kawtharabdulahi3871 Жыл бұрын
🥺Abaayo uma qalantid inaad dhibkaa marto lkn adkayso haduu ku jecelyahay sidaa fudud kaagama tagayo haduu Sidaa ku baxana qofki saxda muna ahayne
@Sarina31
@Sarina31 7 ай бұрын
Ama wuu kaa. Farxin doonaa ama go aan baad ka qaadan doontaa farxd waartane waad heli insha allaah io mid ku dhowrto qaali❤
@poqoradareersheekhisaxaaq8601
@poqoradareersheekhisaxaaq8601 5 жыл бұрын
Sowtu raxma yurub mahmed cabdi fanaanadayda iyo dalmar yare hees shidan 😙😙😙😙
@ciisecqaadirxuseen6217
@ciisecqaadirxuseen6217 5 жыл бұрын
adigabe kama yareesatid yarta yar indho jaceyl iyo qurux ayaad isku darsatay
@abdisamadmaxamed7481
@abdisamadmaxamed7481 3 жыл бұрын
Boqorada codka qarniga yurub maxamed cabdi
@samriyegaraad5376
@samriyegaraad5376 5 жыл бұрын
Zawtu raxma iyo Dalmar yare Legends Fanaaniin Waa ween yurub geenyo hooyada jcylka wlhi waa u qiray naag heesta oo geenyo la tartami kadhaa ma jidho
@majdaahmed5631
@majdaahmed5631 5 жыл бұрын
afkaa ingaa hagaa jii inder naagda majdho hmmm😂
@rahmacookingandbakery8196
@rahmacookingandbakery8196 5 жыл бұрын
Kkkkk majidho
@ahmedibrahim4562
@ahmedibrahim4562 4 жыл бұрын
Kadhaa ma jidho ???? kartaa ma jirto ayay u jeedaa inantaas aan idin macneeyo reer somalilandow 😂😂😂😂😂
@ahmedibrahim4562
@ahmedibrahim4562 4 жыл бұрын
@@majdaahmed5631 😂😂😂😂 ma jidho
@ahmedibrahim4562
@ahmedibrahim4562 4 жыл бұрын
@@rahmacookingandbakery8196 way jidhaa walal 😂😂😂
@bilanbarwaqo7957
@bilanbarwaqo7957 5 жыл бұрын
Kow heska Dalmar marku bilabay macan keda music, laxanka iyo erayada ban gartay hesta labsalax inu curiyay trust me because he is my favorite abwaan aan hesihisa kahelo yurub ayadana my favorite queen aan dhagesto waye ayada iyo hodan Abdirahman hadaba hes kaga qacsinayo danbi la iqorayo labadas hablood unba dhagesta hablaha one ☝️ love ❤️ both yurub and hodan 😍❤️💕
@shukriainamohamoud5987
@shukriainamohamoud5987 5 жыл бұрын
I been waited this song geenyo and inaderkey Dalmar yare 💕💕💕💞😘💯
@nimcomaxamed3450
@nimcomaxamed3450 5 жыл бұрын
Waaaaaw sawtu raxma yurub geenyo Iyo dalmar yare waxnkugu xasuusta heesti calanka hajabin waliga hadhicin jiro cadawga hajabo iyo dalmar yare
@khaalidcheesto7483
@khaalidcheesto7483 4 жыл бұрын
intii dawanaysaa 2021 like igu qabo wllyaall ❤
@maxamuudkalaay1350
@maxamuudkalaay1350 3 жыл бұрын
Hye
@abdirisaqsaid9868
@abdirisaqsaid9868 3 жыл бұрын
2022 baan joogaa lakin waan ku saray hahahah
@abaadir09
@abaadir09 3 жыл бұрын
@@maxamuudkalaay1350 111¹1
@hassanquality3752
@hassanquality3752 5 жыл бұрын
Yurub geenyo wax kale wlh like iisara intii heestan love ku ah 😍😍😍😍
@hadiamushtak1428
@hadiamushtak1428 5 жыл бұрын
Cawa Anaa ugu soo horeyay hadad usoo gashay inad comment akhrido fadlan like ha ila dhaafin
@Qofnaba.
@Qofnaba. 5 жыл бұрын
home sweet home hargseia Cadey Hooyga Fanka Iyo sugaanta
@user-fq2sr7kr1q
@user-fq2sr7kr1q 5 жыл бұрын
💚💭❤️
@MuniirHaadi1
@MuniirHaadi1 5 жыл бұрын
Jamhuuriyada barakysan waa nasab wlhi 😍👏
@halimohasan3897
@halimohasan3897 4 жыл бұрын
Jecelka weneyaa
@hibakduniyo2773
@hibakduniyo2773 5 жыл бұрын
Inadeerty yurub geenyo iyo dalmar yare😍
@aragsanmuse6628
@aragsanmuse6628 5 жыл бұрын
Yurub daganaanta ayayba wax dheertahay masha allah
@abdilahiabdiaziz3136
@abdilahiabdiaziz3136 5 жыл бұрын
Waa astaanta Iyo taarikhda ay hargaisa Fanka uleedahay In fanaanka yimaada heeso dhaxal gal ah loo dhiibo sodhawayna losameeyo Bal wataasee Nairobi hastees ma taalay ax yaa somaliland hooyada fanka
@Samaanjecel
@Samaanjecel 5 жыл бұрын
Saxiix
@MohamedAhmed-rz5dh
@MohamedAhmed-rz5dh 5 жыл бұрын
@@Samaanjecel s00majmxx
@Sharkou_Nuh
@Sharkou_Nuh 4 жыл бұрын
Thank you Yurub! Kalsoonidu waa wax weynee ka tali wadajirkeena👍🏻❤️😘 Yurub Fanka Soomaliyeed saameyn weyn ayaad ku yeelatey tobankii sano ee u danbeeyey
@cwahaabmuuxumadcalimaxaamu7869
@cwahaabmuuxumadcalimaxaamu7869 2 жыл бұрын
Xxx
@cwahaabmuuxumadcalimaxaamu7869
@cwahaabmuuxumadcalimaxaamu7869 2 жыл бұрын
Xxx de
@happygirl9132
@happygirl9132 4 жыл бұрын
Walaaca walaaaca kada jacaylka adoonba kasii warwarin kalsoonidu waa waxwayne katali nolol wada jirkeena ax axla hees💖♥️
@caynilove796
@caynilove796 5 жыл бұрын
Wlhi blhi tlhi way hysaaa cod hees aan dhageysto oo shucaan ku jirto cod ahaan ma arag aan yutub geenyo ahayn boqorada codka hore usoco xapiipti
@adanmohamed915
@adanmohamed915 4 жыл бұрын
Delightful voice
@geduutvshow6467
@geduutvshow6467 5 жыл бұрын
yurub geenyo jacayl dhab ah inuu kamuuqdo inta ila aragtay liketa hayla dhsafina
@loveumom2746
@loveumom2746 5 жыл бұрын
Noo kaliya heeswalba dareenka ee ka turjumeeso ee matashaa
@ifrahebraahim7901
@ifrahebraahim7901 5 жыл бұрын
Wiilsha indhahyga daawo Ilmda wagac tiri ufiirso Ka garo cashaqan iwiiqay Wadnaha siduu iihogmaayo❤ Sowtu-raxma &dalmar👌👏
@bodybuilder6119
@bodybuilder6119 4 жыл бұрын
😥😥😥😥😥😥😥
@nimcoaadan5765
@nimcoaadan5765 4 жыл бұрын
builder jajejkjajjsjdi
@bodybuilder6119
@bodybuilder6119 4 жыл бұрын
@@nimcoaadan5765 abayo jecel igu abuurtay 😭😭😭😭
@aweysabdi8265
@aweysabdi8265 5 жыл бұрын
Yurub geenyo cod iga dheh axsan fanaanad ❤❤❤
@KAAFIChannel
@KAAFIChannel 5 жыл бұрын
Wiilasha indhaheyga daawo Waa isha dhaxdeeda qeyb ka mid ah dadka aan fahmin
@kiincadeey9923
@kiincadeey9923 4 жыл бұрын
Good
@xanaqurux8855
@xanaqurux8855 4 жыл бұрын
waa erey bixin fiican thanks
@abdekali6043
@abdekali6043 5 жыл бұрын
Beautiful song with a beautiful voice walaaca kadaa jacaylka wwwww hadal nacasi waa liide runtii jacaylka halagadaayo walaaca liketa inta walaacsan
@sirinyusuf4105
@sirinyusuf4105 5 жыл бұрын
Hal hayska yurub geenyo Jacaylku albaab laga galo ayuu leeyahy ee mid laga baxo male ❤️
@amanshaallahrabihaiskukiin6709
@amanshaallahrabihaiskukiin6709 5 жыл бұрын
Dalmar haduun buu fanan buuxa yahay xudintii fanka hargaysa hadh wanaag wwwwww
@bintiahxmedsaleban9682
@bintiahxmedsaleban9682 5 жыл бұрын
Sawtu Raxma 🍀Yurup Maxamed CAbdi geenyo ❤️💯🌱🍀🍃🍀
@Mohamed_Abdi-YTA
@Mohamed_Abdi-YTA 5 жыл бұрын
Kuso dhawow Dalmar xartu Awadal e Aqonta iyo Ilbaxnimad kaso jeday Xadaradi Adal Embire iyo Hoyaga Quruxda somaliyed Gacmo Furan ❤🙏🏼
@ciisemaxamuud5722
@ciisemaxamuud5722 3 жыл бұрын
First time to listen with this two legends big fan
@queennihaal7433
@queennihaal7433 5 жыл бұрын
Laba isla jecla wada jirkoda axyaa dalmar&yurub muwah 😍😍😍😍😍
@ahmedhusen5598
@ahmedhusen5598 4 жыл бұрын
Sowtu Raxma Yurub geenyo fanaanad dhaaftay iyo dalmar yare oo is wedaarsaday eryo jacayl ku dhehan yahay
@abshirmohamed278
@abshirmohamed278 4 жыл бұрын
Maasha allaah way shidan tahay heeesta kalsoonida waa wax weyn marki igu horeesay aan commanti kabaxsado wayay inta somaalinimada kuweynahay like iisaara
@amiirayazin5588
@amiirayazin5588 5 жыл бұрын
kal soonidu wa wax weynee katali nolol wada jirkeena ❤👏
@saynabahmed1457
@saynabahmed1457 5 жыл бұрын
😅😅😅😅
@shankarooncabdicasiis4091
@shankarooncabdicasiis4091 5 жыл бұрын
weey neey cashaqa welee waan weeynayaa cashaqa sacad kaste mar waliba yurugeyo dalmar waad ka baxasateen
@ahmedhusen5598
@ahmedhusen5598 5 жыл бұрын
Sowtu raxma yurub geenyo cod macaan bilad dahaba baan ku siiyey geenyo iyo dalmar fanka codkooda ay ku jogaan
@MOHMOH-le1lv
@MOHMOH-le1lv 5 жыл бұрын
Dadka nabiga ku raadsanaya like iyo hees dhagaysanaya haddi aad necebtahay fariin ii reeb
@sumayomohammed1207
@sumayomohammed1207 5 жыл бұрын
Uf waan layby kuwaas anigoo liketa udiidan ban saara intaan naxo wlhi hadaan dhaafana wan kayara walwaly qofkii rasuulka jecel like saar lagu leeyhy ama quraanka
@abdukadiribrahim4000
@abdukadiribrahim4000 5 жыл бұрын
Dalmar yare iyo geenyo laba fanan aan aad uu jecelahay
@intifaackediye2197
@intifaackediye2197 5 жыл бұрын
Dalmar yare And Yurub Geenyo Farxad Ini Rajayni sxpyal👌
@munamohamed2139
@munamohamed2139 5 жыл бұрын
aniga heestani way ideeqday wlhi intee ila mida 👍
@adnaanalsharaapi6506
@adnaanalsharaapi6506 5 жыл бұрын
hoygii fanka sooomaliland
@aziizadhawrzan1004
@aziizadhawrzan1004 5 жыл бұрын
Dadkygi dalkkygi hormar wacn💚💭♥️
@sirdoon1
@sirdoon1 5 жыл бұрын
Nabiga ku sali scw like saara
@aragsanmuse6628
@aragsanmuse6628 5 жыл бұрын
Csw
@maxamuudbarre5047
@maxamuudbarre5047 5 жыл бұрын
Jamahuuriyada barakaysan like
@Awale.british
@Awale.british 5 жыл бұрын
Yurub geenyo markan codkeeda maqlo Jacayl aya igusoo kaca wlahy 😌😟
@xubidubbedubbe2568
@xubidubbedubbe2568 5 жыл бұрын
waw walaac kada jacayl ka hees mcn waye thanks dalmar iyo yurub
@shukriali1345
@shukriali1345 5 жыл бұрын
Dada ishelay waxba kadhacay 😍katali wada jirkeyna 😘😘
@saynabmaxamud1060
@saynabmaxamud1060 5 жыл бұрын
Mshlh sawturaxma yurub maxamed Candi geenyada afrika dalmar hore usicda
@ishwaaqali8305
@ishwaaqali8305 4 жыл бұрын
One love reer Hargaysa💯✔😘😘❤💭💚😕😍
@cabdikareem7650
@cabdikareem7650 4 жыл бұрын
Dalmar yare legend🙏🙏🙏 Yurub geenyo sawtu raxma
@nazirmohamed8977
@nazirmohamed8977 5 жыл бұрын
Heesta hadeyna yurub geenyo qaadeyn miyey dhagaheyguba maqlaan
@asmasaed2393
@asmasaed2393 5 жыл бұрын
Hadaan kula Waabo hoy👫❤ Xiskana wehel Kaaaga dhigoH👑💘
@sarahussein5872
@sarahussein5872 5 жыл бұрын
Yurub cod macaana😍😍
@gulledabdillahi214
@gulledabdillahi214 5 жыл бұрын
Reeer xamarku markey tagnaa hargeyisa waxa mooda iney canada u gudbeeen🙏🙏🙏
@user-xz2uw1vq3q
@user-xz2uw1vq3q 5 жыл бұрын
Hhhhhhhh hargysa xfad xarmar kamiday noqon hhhh ee kaalay muqdisho xamar iyo hargysa ha is barbar dhigin
@mocharles5641
@mocharles5641 5 жыл бұрын
Haaye xamar dadku rag iyo dumarba inay niqqam xidhan ihiin baad moodaaa...waa meel dubuur ah oo mugdi ah..dhiig badan iyo fisqi badan baa ka dhacay
@hudabbe9426
@hudabbe9426 5 жыл бұрын
Ali iniesta xamar iyadaba dhiban dad ku nool wxd moda in ka so baxen aqari
@zaynabmaxmed2748
@zaynabmaxmed2748 5 жыл бұрын
Gulled Mohamed hada MA dalmar baa reer xamar ah baad soo wadaa dufow
@loveumom2746
@loveumom2746 5 жыл бұрын
Laaailaaah ilalaah hargysa wlh anaa week ka hor ka imaady oohin iga imaa rabty home sweet home mogadishu😭😭❤❤ ninwalb magaaladiisa malab u ah. Lkn waa magalo fcn dad badano qalbi fiicana joogan🙏
@mrqambiyoz1382
@mrqambiyoz1382 5 жыл бұрын
Yurub waa soo rogaal celisay hala yaa hala sawtu raxma go forward
@maxdar11
@maxdar11 5 жыл бұрын
WAXAAN AAD UGA HELAA KZbinRADA REEER SOMALILAND SIDAY ISKU QADARIYAAN MUUQAALADANA LOO QAYBSADO
@israyusuf9041
@israyusuf9041 5 жыл бұрын
Walaaca ka daa jcylka adooba ka siiba wal wlid kalsoonidu waa wax waynee ka tali nolsha wada jirkeena intii yurub tageerta like saara hoyga fanks hargysa tageeran u ahay
@dr.bilaniitaahmed6306
@dr.bilaniitaahmed6306 5 жыл бұрын
Yurub geenyo waxyaro buskuda ayay soobaxday wlahi waan kutagera quruxey Sowtu Raxma iyo dalmar fanan jira wlahi
@hamdaheego4275
@hamdaheego4275 5 жыл бұрын
Waa la sugayay Yurub Geenyo iyo Dalmar OO wada heysa
@saynabjaamac6296
@saynabjaamac6296 4 жыл бұрын
Walaca kada jacylka adonba kasi walwalin kalsonidu wa wax weyne katali nolol wada jirkena ❤❤ yurub cod kudhamdy
@Sigma-143
@Sigma-143 5 жыл бұрын
Waax yaha nafta hoo gudoon Darmana qalbigeyga wadho👌
@ilkacadeqays4323
@ilkacadeqays4323 5 жыл бұрын
Sawto Raxma Iyo Dalmar yare my 2 fvt singer ✔💯😍
@ifaraxcarab2840
@ifaraxcarab2840 3 жыл бұрын
J
@zakarieabdalle7158
@zakarieabdalle7158 5 жыл бұрын
Hadaan kula waabo hoy💒 Xiskana wehel kga dhigo👩‍❤️‍👨 Hadmaad Wajaqdaa hadhowto💃 Naa Ma imaqashaa wajaqooy😂😂🤔
@shukriali1345
@shukriali1345 5 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣😃
@rahmaibrahim3610
@rahmaibrahim3610 5 жыл бұрын
haaaa😂😂😂
@iqrawarsame930
@iqrawarsame930 5 жыл бұрын
😜😜😜😜😁😁😁😁😁😂😂😂
@zakarieabdalle7158
@zakarieabdalle7158 5 жыл бұрын
@@rahmaibrahim3610 Hahaha miyaad igu wajaqi wll hadhowto🤣
@sahracumar4997
@sahracumar4997 5 жыл бұрын
😋haaaaA
@craxmancaydiid2289
@craxmancaydiid2289 5 жыл бұрын
Boqorada codka ee yurub waa talent codkeeduye maaha learn
@muwahibkhayre3536
@muwahibkhayre3536 5 жыл бұрын
Walaca kadaa jacaylka adooba ka si warwarin kalsonidu waa wax weyne ka tali nolol wada jirkeena axyaa hees❤❤❤❤❤❤
@abdirahmanmuuse9217
@abdirahmanmuuse9217 4 жыл бұрын
Mzha Allah yurub iyo dalmar nice music of
@axmedmadoobe2391
@axmedmadoobe2391 5 жыл бұрын
2bo fanaan oo aan tageero go forward
@Alonebird575
@Alonebird575 Жыл бұрын
I like this song 🎧❤who is listening 2024?😂🤚16/04/2023 5:39pm galab sabti ah
@clraxmaangaasofficial2589
@clraxmaangaasofficial2589 3 жыл бұрын
I am from biljam ilove this song music hawraar keep going
@mostafeshine4k809
@mostafeshine4k809 5 жыл бұрын
#YuRub Maxamed Fananad Wakhti Xadirkan Ugu Codka MaCaN AllaH Codka Ha ku Barakeeyo #DaLmar izka baazhaL hargeysa iyo Gobta rer s/land😎😘😍
@kiinabdi680
@kiinabdi680 5 жыл бұрын
Wow kalsoonidu wa wax wayne ka tali nolol wada jirkaynaa yaa salaam sowtu raxma Geenya 😍😍
@hoodoupdiasis6283
@hoodoupdiasis6283 5 жыл бұрын
Hees mcn dalmar yurup geenyo noolaada
@nadranuura2952
@nadranuura2952 5 жыл бұрын
Gabdhahena carab ba lamooda wilashena african ba lamooda ya ila arkey😂😂😂😂😂😂😂👇👇👇
@kayakaya8675
@kayakaya8675 5 жыл бұрын
Hhhhhhhh wlhi waruntaa 💖❤👍😂
@libanali5733
@libanali5733 5 жыл бұрын
Markay Make Up-ta marsan yihiin wa runtaaye Carab Lagama Garto 😅
@gacaliyegacaliso9355
@gacaliyegacaliso9355 5 жыл бұрын
reeer Hargeisa waa Carab Africa ku nool 😄
@mkhjasx5795
@mkhjasx5795 5 жыл бұрын
Waxbaad sidaa isgu duugtaan wll waa runta😀👍
@deeqacabdirisaaq4822
@deeqacabdirisaaq4822 5 жыл бұрын
Hhhh walhi wa iga qoslisay waa runtaa kala jaan banahay nimankena iyo gabdhaheena🤣🤣🤣🤗🤣🤣🤗🤗
@hamsemarwaan5663
@hamsemarwaan5663 5 жыл бұрын
Dumarkakle mise yrub geenyo yrub Geeya naga badan👌😗
@daganhaajibarre1926
@daganhaajibarre1926 5 жыл бұрын
Woow 💕💓👌top song Sootu Rahma and dalmar yare💕👍👌👌🔝💯💯👏
@habisahardid1206
@habisahardid1206 5 жыл бұрын
Wadnuhu siduu iihugmaayo Waah waah geenyada qarniga iyo dalmar
@sumayasubeeda7261
@sumayasubeeda7261 5 жыл бұрын
war duriyadu wa gob wlhy way u soo wada baxeen fanaanintu
@shamsehel8571
@shamsehel8571 5 жыл бұрын
Sotul raxma nolow ino da 😍😍😍😍
@cismaancabdi2818
@cismaancabdi2818 5 жыл бұрын
Waa laba fanaan oo caana ba is helay sowtu raxma yurub iyo dalmar yare Alla ya cizk waxaasa faniinlayira waxay naxa suusiyeen codkoodu waayo Allow idin dhowr fanaaninta casrigan aynu joogno hogaaga u hay fanka cusub
@umuaisha694
@umuaisha694 5 жыл бұрын
Yurub geenyo caawo quruxad Aduunka noqotaye
@sicidaxmed5795
@sicidaxmed5795 4 жыл бұрын
Yurub wa ree damiye ma ilmader ba tihin
@maxamedxasandahir9039
@maxamedxasandahir9039 4 жыл бұрын
Mais gursan.aniga iyo adigu
DALMAR YARE IYO DEEQSAN FARXADA MAYS DHAAFSANAA LIVE SHOW 2019
3:49
Hawraar Music Production
Рет қаралды 2,2 МЛН
YURUB GEENYO & MUKHTAAR DAAUUS HEESTA BOOQASHO HAPPY NEW YEAR 2019
8:33
Hawraar Music Production
Рет қаралды 10 МЛН
KINDNESS ALWAYS COME BACK
00:59
dednahype
Рет қаралды 162 МЛН
One moment can change your life ✨🔄
00:32
A4
Рет қаралды 31 МЛН
YURUB GEENYO IYO CABDIKARIN CALI SHAAH DHAG DHAG 2021
4:28
Hawraar Music Production
Рет қаралды 2,8 МЛН
ANI IYO SAMIA CHALLENGE XUKUMO CALAACAL KOKO WAC…..😱
15:46
Jack Cadnaan
Рет қаралды 14 М.
yurub geenyo dharaartaad faraxsantahay ayey ana ii dhantahay 2017 hd
8:42
Hawraar Music Production
Рет қаралды 3,9 МЛН
YURUB GEENYO HEESTA QAAMUUSKA KUWII GALAYNU NAHAY HARGEISA LIVE SHOW 2023
7:23
Somali New Entertainment
Рет қаралды 812 М.
ISKALAAJI HEESTII QARNIGA IYO WACDARIHII SHOWGA GAROOWE
6:02
Balanbaalis Studio
Рет қаралды 59 М.
HEES KABAN AH BY DALMAR YARE
8:18
Somali TV Minnesota
Рет қаралды 595 М.
Bakr x Бегиш - TYTYN (Mood Video)
3:08
Bakr
Рет қаралды 2 МЛН
Say mo & QAISAR & ESKARA ЖАҢА ХИТ
2:23
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 2,4 МЛН
Stray Kids "Chk Chk Boom" M/V
3:26
JYP Entertainment
Рет қаралды 37 МЛН
지민 (Jimin) 'Who' Official MV
3:28
HYBE LABELS
Рет қаралды 15 МЛН