Hees ilmada Xuseen Shire iyo Farax Kaftan

  Рет қаралды 2,742,386

Tvwaagacusub

Tvwaagacusub

Күн бұрын

hees ilmada xuseen shire iyo farax kaftan

Пікірлер: 47
@waxaracade
@waxaracade 10 жыл бұрын
waaw caadi ma ahan wa hes shidan abwan husein shire iyo fananada wayadan kacsan farax kaftan, mahadsanidin fananintena
@xiireycaraale4156
@xiireycaraale4156 10 жыл бұрын
Somali oo dhan ayaa ku jecel walal xuseen noolow
@xiireycaraale4156
@xiireycaraale4156 10 жыл бұрын
Mas'uul sare ayaa tahay walal wah wah waxaas ayaa hees kaa ah
@0643820493
@0643820493 10 жыл бұрын
huseen shire director alasow waa kuu hiiliyey qoftaan anaa shafkeeda gaad gadayey aduu iiga kaa hor mariyey nasiibkey aan sugaa kkkkkk
@amranlee1
@amranlee1 10 жыл бұрын
karaani hassan kkkk burcooy iga qari ilkahaga dhaadheer
@nimcogamadiid6526
@nimcogamadiid6526 10 жыл бұрын
Daahir yaaa shamis. Jacaylbaa i googooyey. Abdi good ayay u baahanyahay inuu kahadlo ;)
@guled93
@guled93 10 жыл бұрын
heestaan marka maqlay xada baa i kacday inaba caadi maha
@moclips6180
@moclips6180 10 жыл бұрын
Subxanaka ya cadiim... Jaceel baa i goo gooyay kute Goormuu jaceelka Sakiin noqday!!! hahahaha
@sahradagan217
@sahradagan217 10 жыл бұрын
shafka maaa shafka leysku saaray nice
@noloshamaanta
@noloshamaanta 10 жыл бұрын
Wa dhaqan biis Xuseen Shire wan cibaadaystaa sokii lahaa maxaa ka khaldan maanta gabadha shafka ku qabanaaaya yaab jiifiyaana banaan joojina banaaan miyaa?
@Classicshorts23
@Classicshorts23 10 жыл бұрын
D gets to 1😧
@ninaali1828
@ninaali1828 10 жыл бұрын
Wooooooow inaba cadi mahan
@rowdoroowdo6434
@rowdoroowdo6434 10 жыл бұрын
Asxaabey waa xaaskiisa sidan maqlay wax hubsada kkkkkk
@farahsay
@farahsay 10 жыл бұрын
Heestan ha lacuna inta aan abdi good aan iska dhigin
@ayanledangarad9033
@ayanledangarad9033 10 жыл бұрын
HODHO DHO OO TANI WAA DAAHIR YAA SHAMISE. HOO BAARUUD
@abdijeylaani700
@abdijeylaani700 10 жыл бұрын
masha allaaaaaaaaaaaaah waa hees qiimo iyo qaayo leh
@abdirizakxirsi5848
@abdirizakxirsi5848 10 жыл бұрын
waa hees cod macan
@uqtuluu
@uqtuluu 10 жыл бұрын
Abdi Good hala soo mariyo heestan waxba igu la jiro.
@FaadumoArdo
@FaadumoArdo 10 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkk ma uurkayga ayaad ku jirtay intaas ayaan anigu ba ku fakerayeyeh. Malah heestan dambi ayuu kaga doon doonay cabdi good
@abdijeylaani700
@abdijeylaani700 10 жыл бұрын
Faduma Fatima kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk hee maxa araktey fatima
@warsan4849
@warsan4849 10 жыл бұрын
waaw waxaan ayaa hees kaa ah is calaa hees
@Himila55
@Himila55 10 жыл бұрын
Heeesahan camal ciyaalka xaafad ku fiicanyihiin
@bihaangacade4544
@bihaangacade4544 10 жыл бұрын
Hhhh weey jirtaa kkalay hee hibo ku away hee
@Himila55
@Himila55 10 жыл бұрын
Ninkan in uu heeso AMA dheelo kuma fiicna becos heesti hadeey cod fiican weeyso iyo Action weey halaabeysaa
@isninobashir7086
@isninobashir7086 10 жыл бұрын
Manshallah hees macan
@dayibahmed6334
@dayibahmed6334 10 жыл бұрын
ma is tiri hussen shire wuu fududaaday
@zackykhadira6887
@zackykhadira6887 10 жыл бұрын
Kkkkkkkk cadi mha lkn xishod majiri kala fuqa dhex abshax idin galye
@thegalabs
@thegalabs 10 жыл бұрын
kkk, ninkani nin miyi kuweynaaday weeyi isma loodin karaba,,, laf walbaaba halkeeday ku adkaatay kkkk Cabdi good abees, ilaahay janada ku gee, wax wanaagsan ayaad iftiimisay walahi,,, plz plz plz heestan somali chanel soo dhig kkkk hadii kale anaa abdi good noqonaya oo tvga soo fadhiisanaya kkkkkkkkk
@zackykhadira6887
@zackykhadira6887 10 жыл бұрын
Waxba kadhahay ee xishodba majire kkkkkkkk
@isninobashir7086
@isninobashir7086 10 жыл бұрын
Manshallah
@abdigadi2360
@abdigadi2360 10 жыл бұрын
Caadi mahan heestan
@sampardrosadan7206
@sampardrosadan7206 10 жыл бұрын
Heestan wa shidan tahe
@sahradagan217
@sahradagan217 10 жыл бұрын
waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw
@داعيةإلىالله-ش5د
@داعيةإلىالله-ش5د 10 жыл бұрын
nice song
@MohamedMohamed-xn8gd
@MohamedMohamed-xn8gd 10 жыл бұрын
Kkkkk war aniga waa maseray heestan marax waye farah kaftan i hate uuu cml shafka ee shafka usartay ish ish
@zackykhadira6887
@zackykhadira6887 10 жыл бұрын
Uuuuf
@deeqaroodaofficial8859
@deeqaroodaofficial8859 10 жыл бұрын
woooooooooooooooooooooooooooow my qaali sis
@abdijeylaani700
@abdijeylaani700 10 жыл бұрын
deeeeeqo wan ku salaamey qaali
@mubaarakali9420
@mubaarakali9420 10 жыл бұрын
cabdi good ku awaaye heee
@sabrinahmed5133
@sabrinahmed5133 10 жыл бұрын
Rl
@mubaarakali9420
@mubaarakali9420 10 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@emanayuub7697
@emanayuub7697 10 жыл бұрын
dhaqan xuma labadooda wax isma dhaman war munkarka joojya ilahey ka baqa
@somalillandpure1423
@somalillandpure1423 10 жыл бұрын
Eman Ayuub Aduu Markaad Soo Click Garaynaysay Heesta Ma Quraan Iyo Axaadiis Baa Kaa Soo Horaysay? looolz Intay Heesaha Kula Dhagaystaan Baa Hadhawna Waa Munkar Iyo Hees Waa Xaaran Lagu Odhanayaa .....Labada Waxa Dhaanta Adoo Idhaa Heesuhu Waa Xaaran Anana Waa Nalagu Imtaxaame Ilaahow Naga Masax Hees Jacaylka .
XAAWO KIIN IYO XUSEEN SHIRE - HAR II JIID (OFFICIAL VIDEO)
9:44
Tusmo Films
Рет қаралды 5 МЛН
sad iyo calaf diini&farxiyo
9:59
daadiroow21
Рет қаралды 698 М.
It works #beatbox #tiktok
00:34
BeatboxJCOP
Рет қаралды 41 МЛН
Quilt Challenge, No Skills, Just Luck#Funnyfamily #Partygames #Funny
00:32
Family Games Media
Рет қаралды 55 МЛН
Tuna 🍣 ​⁠@patrickzeinali ​⁠@ChefRush
00:48
albert_cancook
Рет қаралды 148 МЛН
FARAX KAFTAN  HEESTII (QUSHUUC) Official video 2015
5:15
SOMALINEW STAR
Рет қаралды
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Afaaro Somali
Рет қаралды 4,8 МЛН
Xuseen Shire iyo Amina Diva - Ii Diir Nax 2014
8:22
Tusmo Films
Рет қаралды 846 М.
Jooqle iyo Nimca Dareen
8:46
Som Adam
Рет қаралды 2,1 МЛН
Farax Kaftan Heestii Film Official Video 2015 Galeyr Studio
4:46
Nimco Cali Official
Рет қаралды 1,1 МЛН
Heeskii Haraad
6:35
eyeforaphoto Ruffluv
Рет қаралды 9 МЛН
Farxiya Fiska & Booska   Been Been Ha Moodin 2014
7:49
caamir Studio
Рет қаралды 3,8 МЛН
It works #beatbox #tiktok
00:34
BeatboxJCOP
Рет қаралды 41 МЛН