No video

HEES | Kalgaceylka Raagaa | Xaliimo Khaliif Magool | Original + Lyrics

  Рет қаралды 878,207

MAADEYS

MAADEYS

Күн бұрын

Ereyada: Xuseen Aw-Faarax Dubbad
Laxanka : Bashiir Xaddi
The song and 'cut scenes' used in this video are not my original creation, therefore, Maadeys does not claim any rights over them.
Copyright Disclaimer under section 107 of the Copyright Act of 1976, allowance is made for "fair use" for purposes such as criticism, comment, news reporting, teaching, scholarship, education & research. Fair use is a use permitted by copyright statute that might otherwise be infringing.
In case of any copyright infringement complains, kindly contact me on : Maadeystube@gmail.com

Пікірлер: 133
@umucafiifa9739
@umucafiifa9739 2 жыл бұрын
Kalgacaylka ragaa 10 sano halku rimo Uu ku reemay naafe Xabadkegi 2009🥰🥰 Calfku nakala waday 2019 isku so noqonay🥰
@fartunmohamud9179
@fartunmohamud9179 Жыл бұрын
Ma nooga sheekeyn kartaa wll
@nadiracayni7554
@nadiracayni7554 Жыл бұрын
Wll inan kula hadlan rabaa
@umucafiifa9739
@umucafiifa9739 9 ай бұрын
@@nadiracayni7554hee wll ila hadal
@ahmedsirad8855
@ahmedsirad8855 2 жыл бұрын
Xuseen aw faarax Erayadiisii Laxankii Bashir Xadi Bal fadlan sanadka soo raaciya My godness whata beautiful 😍 song 🎵 ❤️ reminds me good old days Watching from Birmingham 🇬🇧 uk
@Cabdalllah
@Cabdalllah Жыл бұрын
Heeskan waa heesihii ugu horeeyey mid kamida Xusen aw faarax macalinkeedii fankuu ahaa AUN labaduba
@user-rb1te1xy4g
@user-rb1te1xy4g 8 ай бұрын
mahadsanid waan raadinayay mu'allifka heestan
@issajelle3160
@issajelle3160 Ай бұрын
Erayada wa sangub
@WALAALAHAHARGEYSA
@WALAALAHAHARGEYSA 2 жыл бұрын
Wow, waa Ereyadii Xuseen Aw Faarax iyo Laxankii Bashiir Xaddi.
@user-lz1sg7kw4m
@user-lz1sg7kw4m 9 ай бұрын
🎉 1:40
@badrinour6288
@badrinour6288 2 жыл бұрын
Muqdisho oo roobeysan iyo Magool cajiib Allaha janeeyo♥️
@yahyedhiblaawe-vk7ez
@yahyedhiblaawe-vk7ez 10 ай бұрын
hal sano kahor soqorty qoralkan muqdisho o cawadan kuso qorayo aneh robesan iyo magool aduun
@Asmaaahmed-jc9eg
@Asmaaahmed-jc9eg 6 ай бұрын
Allaahuma aamiin
@ashwaaqabdiada
@ashwaaqabdiada 4 ай бұрын
Anagana caraway ii roobaysanthay 15.4.2024❤ alle how naxariisto uN magool
@Tubeec699
@Tubeec699 2 жыл бұрын
Yaa salaam walle maanta waxbaa keentay (𝗠𝗮𝗮𝗱𝗮𝘆𝘀 ) Boqoradii Codka dheel dheel looma oran Rabbi naxariistii janno hageeyo 🤲🤲🤲🤲
@waayowaayo8223
@waayowaayo8223 2 жыл бұрын
Aad iyo aad Allah u naxariisto
@mssxilwa412
@mssxilwa412 2 жыл бұрын
Macnaha guud ee heesta iyo qisaduba qofkii ila wadaagi karo please ii soo gudbi.🥺🤦‍♀️ waxaan hees ma dhihi karnee Alla yaa raxma xaalimaay ayeeyo🥰❤️🥺🤲🤲
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 2 жыл бұрын
Heestan waa xanuun jacayl ku haya it is pure pain and toll
@WaayoArag.
@WaayoArag. 2 жыл бұрын
Waah waah, waayadan ba ma aan maqal heeskan qiimaha badan. Ilaahay ha janneeyo Xaliimo Khaliif Magool.
@cabdicassiscali5293
@cabdicassiscali5293 2 жыл бұрын
Awrkuba rarkiisii kuma raran gubyoodee xadhigii ruxma dila legend uunba garanya
@umucafiifa9739
@umucafiifa9739 2 жыл бұрын
Maxa loola jeda wll legend mihiye😁
@nuurhubane
@nuurhubane 8 ай бұрын
@nuurhubane
@nuurhubane 8 ай бұрын
​@@umucafiifa9739sxb ratigu markow xarkaha haanta saaran si fcn loo saara waxka dhibi mayso lkn markii ow dhiiliyo oo xarkuhu dabcaan ratiga way dilayaan fahan bahasha
@Ahmednuur11
@Ahmednuur11 2 жыл бұрын
Still watching 2022 rubbad uu jcl galay raxa kala dhaqaqe ribataye allahow ♥️
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 2 жыл бұрын
Kalgacaylka Raagaa Toban Sano Halkuu Rimo Wuu ku reebay Aafee Raxmaanku haw naxariisto🤲😥
@nevergiveup-ej3iy
@nevergiveup-ej3iy 2 жыл бұрын
Allow u naxariiso iyada iyo abwaankaba magool iyo xuseen awfaarax aad ayay isugu dhawaayeen 100kiiba 90 heeseheeda waxaa leh abwaan xuseen awfaarax
@maogtahay4999
@maogtahay4999 2 жыл бұрын
Wa ereyadii xuseen aw faarax aun
@LihleNukani
@LihleNukani Ай бұрын
Heeskaan waxaa lahaa abawaan sangub allaah hau nazariisto iyo magoolba
@MrLooyaan
@MrLooyaan 2 жыл бұрын
حليمه خليف مجول اسطورة لن يكررها الزمن ذات الحنجره الدهبيه رحمك الله يا مبدعه
@abdinaafac8211
@abdinaafac8211 3 ай бұрын
Boqorada codka bileesh looma dhihin wllhi xaliimo Khalif mogool alla yarxam
@abdisheekh
@abdisheekh 2 жыл бұрын
”Raadkii igu soo noqoy” =Mar labaad buu igu soo laabtay jacaylku.
@Duulaaye_Lyrics
@Duulaaye_Lyrics 2 жыл бұрын
erayo iyo laxan +cod dahabi ah oo isku dheeli tiran Aun xaliimo khaliif cumar (magool)
@abdifatahaadan5972
@abdifatahaadan5972 2 жыл бұрын
Magool. Sahra axmed iyo khadra daahir hadeyna fanka kasoo qeyb qaadan heesaba lama dhageysten runtii
@AliIbrahim-fc4hb
@AliIbrahim-fc4hb 2 жыл бұрын
Kinsi xaaji aadan haka tegin sxb
@abdifatahaadan5972
@abdifatahaadan5972 2 жыл бұрын
@@AliIbrahim-fc4hb aad iyo aad Kinsi x aadan aw xuseen wlhi the one and only ayey aheyd Aun
@mohamedyare1917
@mohamedyare1917 2 жыл бұрын
@@abdifatahaadan5972 maxaad uga tagtay Saado cali Aun maandeeq Hibo nuura Aamina cabdilahi Saynab xaaji cali baxsan Aun Saynab cige Shankaroon axmed sagal faadumo qaasim hilowle Aun wll waaberi makala dhici jirin legend aheeyen
@abdifatahaadan5972
@abdifatahaadan5972 2 жыл бұрын
@Safe Khan khadra daahir iyo hibo nuura mayagaa isku cod dhawaaba zxp khadra daahir cod mucjiso ah ayey laheyd wataa sababtay iney noqoto fanaanada loogu jecelyahay soomalida
@abdiraxmanmaxamed6010
@abdiraxmanmaxamed6010 2 жыл бұрын
@@abdifatahaadan5972 dumarka fanaaniinta 1 magool 2 marwo maxamed 3 khadro daahir 4 sahro axmed 5 hibo nuuro aan u jeclahay Ragane 1 muuse ismaaciil qalinle 2 xasan aadan samatar 3 axmed gaceyte yuusuf 4 maxamed mooge liibaan 5 axmed yaasiin digfeer
@nickal2018
@nickal2018 6 ай бұрын
It touches my own love life, 💗
@AaminoIsman
@AaminoIsman Ай бұрын
Alle haunaxariisto ayeeydeey
@hassansheikh-4395
@hassansheikh-4395 Жыл бұрын
Ilaahay ha wada naxariisto dhamaantood waxanse filayaa in Bashiir xadi uu Hargeisa joogo oo uu weli isgu nool yahay.
@alonegirl9706
@alonegirl9706 2 жыл бұрын
Ax jaceylow mxaa tahay 💔🥺😭😭
@xasanburcohamsheri9367
@xasanburcohamsheri9367 Жыл бұрын
Kalgacaylka raagaa Toban sano halkuu rimo Uu ku reemay naafee X. Awfaarax... ilaahay ha u naxariisto
@marisacillahi1537
@marisacillahi1537 Жыл бұрын
Ribataye allahayoow ❤
@user-tp7eb3gf7z
@user-tp7eb3gf7z Жыл бұрын
Waw ilahoow onaxariso waligey mamaqal heestan
@mohamedahmedwarsame6461
@mohamedahmedwarsame6461 Жыл бұрын
Magool waxay ahayd fanaanad qaran
@mohammed-jama
@mohammed-jama 2 жыл бұрын
*waxa jira muuqaali badan oo heestan Run iyo been ah oo youtube ku jira lkn cajalkan ayaa ugu fasiixsan Mahad badan ha ka gaadho **#MAADEYS** . Waxa curinta Heestan iska leh adeer Xuseen Awfaarax Dubbad (AHU)*
@user-nf7qv7nj8t
@user-nf7qv7nj8t Жыл бұрын
Ereyga ribatayee allahayow yaa ii fasiri karo mahad sanid
@zamiyajamac7991
@zamiyajamac7991 Жыл бұрын
Aadkaatay
@nuurcadeofficial6662
@nuurcadeofficial6662 3 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂 beenlow
@nuurcadeofficial6662
@nuurcadeofficial6662 3 ай бұрын
Ribatay - joogsaday ama hakaday waaaye
@maxamuudcabdifaarax3740
@maxamuudcabdifaarax3740 Ай бұрын
Wuusan dhamaan weeyan. Dhamaan waa. Wax iska socda
@M.Cabdulle
@M.Cabdulle 2 жыл бұрын
Adduun! Heestaan waxa ay ka mid tahay heesaha dhowr sano dib ii celiyo. Mahadsanid saaxib maadeys.
@c.raxmansuldaan3546
@c.raxmansuldaan3546 2 жыл бұрын
0⁹
@ismailmohamoudhassan313
@ismailmohamoudhassan313 2 жыл бұрын
Cajiib magool 💓 alla ya raxma
@khadarmohamed2676
@khadarmohamed2676 Жыл бұрын
Naasohoo rabbasiyo weeye sheekhoow.
@cosoblecade7668
@cosoblecade7668 2 жыл бұрын
كلمات محرك القلب ماديس مبروك حبيب الملايين
@keysewarmahaye4418
@keysewarmahaye4418 2 жыл бұрын
Dib iicelisay heestani Xasuuso igu daartee Damqadaye allahayow
@Farhaan114
@Farhaan114 6 күн бұрын
Heestaan Markeedii Ugu Horaysay Waxaa Hortooda Lagu Qaaday Madaxdii Afrikaanka intii Markaas Xorta Ahayd oo Shir Mogadishu Uga Furmay oo Lagaga Hadlaayay Hididiilada Inta Xorta Ah iyo in Kuwa Markaas Gumaysiga Ku Sida Mozambique Angola Soth Africa Jabuuti iyo Qaar kaloo Badan Siday Xoriyadooda u Hellaan Madaxdii Afrikaanka Ahaa Markii Loo Turjumay, Erayada Heestaan Dhamaantood Mid Ooya iyo Mid Qiira istaaga Uga Fariistaan bay U Qayb Sameen, Somalida Waagii Hore Waxay Ahaayeen Dad Ayaga Dadka Kale Wax Tara, Mahadhooyinkii Gumaystaha ee Dadka Madow u Gaystayna Ugu Yaraan Abwaanka Soomaaliyeed Hees buu, Ka Tiriyay, Hadda Maalin Dhaweyd Waxaan Akhrinayay Maqaal 2010,kii islaan ingiriiis Ahi Kaga Waramayso Qaabkii Dowlada Ingiriiska Ay Madaxweynihii Kongo Lamumba islaantaasi Marka Hore Waxay Ka Sheekaynaysaa Lamumba inuu Ahaa Nin Wadani Ah Waxay Lkn Bay Leedahay Anaga Ka ingiriis Ahaan Wadaniyadii Inay Wax Noo Dhinta Maahee, Wax Faaiido Ah Kuma Qabin Sidaas Awgeed bay Leedahay Waxaan u Adeegsanay, Kuwa Asaga La Dhashay, Afrikaankii Kalay Sheegaysaa Mar Ay Ka Waramaysay Qaabkii Loo Dilay Waxay Leedahay Waxaanan Wali ilaawaynin Qaabkii uu U Diriray Waxay Leedahay inagoo Dhoor Ahayn Aad bay Noogu Adkaatay, inaan Si Sahlan Ku Dilno, Mudduu Nala Xarbiyay Ugu Dambayn Anaa Qori Haystay, Anigaana Xabadda Ku Furay, Xiligaasi 1966,kii Ayadu Ficilkaas Markay Samaynayso Way Ku Faraxsanayd Maxaa Yeellay, Danaha Qarankii Ay U Dhalatay Ayay Fulinaysaa, Marka Ay Ka Sheekaynayso Waa 2010,kii Mar Ay Godka Usii Dhawaatay Dhamaan Reer Kongo iyo Ehelkii Lamumba Ayay Cafis Waydiisanaysaa Haddaba Markii Ficilkaas Dhacay, Kooxdii Fanka ee Xiligaas Waa Tay Ku Heesayeen, Aun Eraydii Cabdilaahi Qarshe LAMUMBA Manoolla Mana Dhiman Labadda Midna Haw Malaynina Muuqiisa La Waayay Mooyee, inuu Maqan Yahay, Hamoodina,
@alasmohamed3534
@alasmohamed3534 2 жыл бұрын
04/05/2022 Eid Mubarak legends
@alonegirl9706
@alonegirl9706 2 жыл бұрын
Mcl ciideyn wllo😍
@Adoonti__Alle
@Adoonti__Alle Жыл бұрын
Magool godka lagugu janeey😢❤
@somalimediaproduction143
@somalimediaproduction143 2 жыл бұрын
Gabdhan 2018 jecla ma laga yaba 2028 isku so noqono 10 sano halku rimo raadkii kuso noqoy
@maogtahay4999
@maogtahay4999 2 жыл бұрын
Waah waah👏👏
@sultanayusuf21
@sultanayusuf21 6 ай бұрын
Rubbada uu jacel galay Raaxo kala dhaqaaqee Ribatayee Allahayow
@Somalia5
@Somalia5 8 ай бұрын
🤍🤍🇸🇴🩵🩵 WAA HANTI QARAN MAGOOL❤
@Laalayslyrics
@Laalayslyrics 2 жыл бұрын
Mogool Alle Jannadiisa Ha Ugu Deeqo
@mahadamadaxyar2165
@mahadamadaxyar2165 2 жыл бұрын
Masha alah Lagama Sheken karo Hesta iyo Magool
@NasroAways-zx6to
@NasroAways-zx6to Ай бұрын
❤fav song
@Shaarkeey100
@Shaarkeey100 2 жыл бұрын
Wuu ku reemay* Naafee*
@hassanomer620
@hassanomer620 2 жыл бұрын
Xuseen aw faarax abwaanadii walaalo hargeisa Ahn
@iqrogoley8602
@iqrogoley8602 2 жыл бұрын
Magol janada xisab la aan uhel mama
@saidhirsimohamud4890
@saidhirsimohamud4890 4 ай бұрын
Allaha unaxariisto
@_wll____
@_wll____ Жыл бұрын
Old is gold
@maryanali2606
@maryanali2606 2 жыл бұрын
Magool❤
@dasara4124
@dasara4124 10 ай бұрын
Rubad.uu.jacayl.galay.raaxa.kala.dhaqaaqe.ribatayee.allahayow
@caaqilkaxaafada3162
@caaqilkaxaafada3162 2 жыл бұрын
Maadeys guuleyso sxp cawada jawi baad i gelisay
@Ayanabdi7
@Ayanabdi7 2 ай бұрын
Raadki kuso noqoy ❤ wana laba rogaalki
@ayaanlewajiofficial1662
@ayaanlewajiofficial1662 Жыл бұрын
Alle ha u naxariisto xuseen aw faarax ayaa lahaa erayda codkii magool alle ha u naxariisto labadoodaba waxaa iigu danbaysay dhagaysegeeda 2013 maanta oo bishu tahay 5\6\2023 ayaan ku arkay youtubka wow waayo waayo waxaan u dhagaysan jiray wali way hayaan somalaay waxaan leeyahay ha i rifo jacaylku sanadkuu rumoobiye amiin in shaa allah old is gold
@mohamedahmedwarsame6461
@mohamedahmedwarsame6461 Жыл бұрын
Ilaahay haw unaxariisto
@Cartan7
@Cartan7 Жыл бұрын
waqooyiga somali aa sameyay fikrad heesta iyo laxanka music 1967
@shursuhu6546
@shursuhu6546 2 жыл бұрын
Waaaw
@ahmedjaangoan7549
@ahmedjaangoan7549 2 жыл бұрын
Rubad uu jaceyl galay Raaxo kala dhaqaaqee Ribataye Allahayoow. Allah yaa raxmah Boqoraddii Codka Soomaaliya.
@lifeisgreat11
@lifeisgreat11 2 жыл бұрын
Lyric correction: "Toban sano halkuu rimo Uu ku reemo naafee..."
@banadirchannel8187
@banadirchannel8187 2 жыл бұрын
ARMEY SIDAN TAHAY ( UUR KUU REEMAY NAAFEE )
@saadsuleiman3750
@saadsuleiman3750 2 жыл бұрын
@@banadirchannel8187 taadanba ila saxsan
@xamsejrofficial1402
@xamsejrofficial1402 10 ай бұрын
Hees iyo bae
@mohodinPliano
@mohodinPliano 2 жыл бұрын
2022 2 July hada iga danbeso asc
@umucafiifa9739
@umucafiifa9739 2 жыл бұрын
Wcs
@mahadamadaxyar2165
@mahadamadaxyar2165 Жыл бұрын
Axsan hees iga dheh alaha U Naxaristo aamin in sha alah
@user-si4px4lk4g
@user-si4px4lk4g 7 ай бұрын
Waan tangeera sxb
@qalishukri1645
@qalishukri1645 2 ай бұрын
Asc Taariiqda hadaadan aqoon waxba öeyskama Qore heestan waxaa iska leh Maxmuud cabdulaahi ciise Singub Luuqady ku qoran u fiirso
@abshircarab18
@abshircarab18 2 жыл бұрын
Heesta wax miyaa ka dhiman ama anaa mooday
@medibrahim1115
@medibrahim1115 Жыл бұрын
Heestan waa 70s
@yusuf-nabadaxmed262
@yusuf-nabadaxmed262 5 ай бұрын
Erayada: Xuseen aw Faarax Dubbad Laxanka: Bashiir Xaddi Codka: Xaliima Kh. Magool
@fartuunmohamedofficial3924
@fartuunmohamedofficial3924 2 жыл бұрын
4/5/2022/fiidnimo eid Mubarak jalayaal🥰
@gutaleafcadde2277
@gutaleafcadde2277 2 жыл бұрын
20/05/2022 saq dhexe
@maxamedcali2954
@maxamedcali2954 2 жыл бұрын
Axay qaraami
@cabdifitaaxchanal9546
@cabdifitaaxchanal9546 Жыл бұрын
Waa haween nimo jimca ah sacadu waxay timaa meysaa 11,37 haweenimo
@shankaroonsh6964
@shankaroonsh6964 8 ай бұрын
Ribataye allahayow erayga ribataye ifasira
@abdiomar9123
@abdiomar9123 2 жыл бұрын
Ribataye Allahayoow
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 Жыл бұрын
My fv
@abdulrahmanmoha3424
@abdulrahmanmoha3424 2 жыл бұрын
isku soo laabsho waxan madeys libaax
@mohameddeq5330
@mohameddeq5330 2 жыл бұрын
Awrkuba rarkiisa kuma raran gubyoodee 2022 ayan dhagaysanayaa cajiib
@gutaleafcadde2277
@gutaleafcadde2277 2 жыл бұрын
20/05/2022
@LibanQoono
@LibanQoono 2 жыл бұрын
Heestaan waa qabyo qeyb ayaa ka maqan
@shiilalle
@shiilalle 2 жыл бұрын
Ribataye allahayow
@user-cu3or3ii9l
@user-cu3or3ii9l 6 ай бұрын
Qu Allah vs beni prtjrs
@abdillahimuuse1709
@abdillahimuuse1709 2 жыл бұрын
Kalgaceylka raagaa Toban sano halkuu rimo Uu ku reemay naafee
@MustafeMaxamed-pr7lc
@MustafeMaxamed-pr7lc 5 ай бұрын
❤❤❤❤
@caydiidcaydiid3900
@caydiidcaydiid3900 Жыл бұрын
@nasirosmanali2576
@nasirosmanali2576 2 жыл бұрын
Ereyadan yaa lahaa ???
@carababdulkadirfarahxared
@carababdulkadirfarahxared 2 жыл бұрын
Husein ow Farah Dubad
@abdicasiisabdilaahi8150
@abdicasiisabdilaahi8150 2 жыл бұрын
Wlhi
@janankajananka4650
@janankajananka4650 9 ай бұрын
thanks maadeys.how you make views hore u soco.......
@feisalmohamed8632
@feisalmohamed8632 23 күн бұрын
😊😅😅😊😊😊😊
@hassahilowle-nh7nj3ru5s
@hassahilowle-nh7nj3ru5s Жыл бұрын
1985.
@halacmukhtaar6520
@halacmukhtaar6520 Жыл бұрын
KZbin channel
@lulaaabdobaset3797
@lulaaabdobaset3797 2 жыл бұрын
wat is rgatkee
@user-vm9sv3uf2y
@user-vm9sv3uf2y Жыл бұрын
Cabdiqanijaamac
@anwarCalibushale
@anwarCalibushale Жыл бұрын
A
@daauudqaasim6879
@daauudqaasim6879 Жыл бұрын
oi
@cismaangaas9267
@cismaangaas9267 2 жыл бұрын
Uu 0
@cabdiaadan8246
@cabdiaadan8246 2 жыл бұрын
P
@badrinour6288
@badrinour6288 2 жыл бұрын
Muqdisho oo roobeysan iyo Magool cajiib Allaha janeeyo♥️
@caaqilkaxaafada3162
@caaqilkaxaafada3162 2 жыл бұрын
Maadeys guuleyso sxp cawada jawi baad i gelisay
@user-sk5sf2jw1x
@user-sk5sf2jw1x 9 ай бұрын
Heesta Webiyo Isu Ooman - Xaliimo Khaliif Magool
7:32
Suugaan Bile
Рет қаралды 151 М.
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 2 Серия
31:45
Inter Production
Рет қаралды 565 М.
Oh No! My Doll Fell In The Dirt🤧💩
00:17
ToolTastic
Рет қаралды 13 МЛН
Matching Picture Challenge with Alfredo Larin's family! 👍
00:37
BigSchool
Рет қаралды 52 МЛН
Kaban | Seynab Cige Maxamed - Hadda Ruux Is Barataan lyrics
10:23
Rageedii™
Рет қаралды 1,4 МЛН
xaliimo khaliif magool  Dhirta xididka hoosaa dhulka loogu beeree  lyrisc
11:37
dhirta xididka hoosaa
11:36
Khaliif Magool - Topic
Рет қаралды 157 М.
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 2 Серия
31:45
Inter Production
Рет қаралды 565 М.