hees khadra dadaw sadasha

  Рет қаралды 890,220

HIDDAHA OFFICIAL

HIDDAHA OFFICIAL

7 жыл бұрын

dadoow sadaasha guud ileen sahankeedu waa siddi eebe uu ka dhigo heestan waa hees qiso ka sheekaynaysa aad u macaan..

Пікірлер: 196
@yaxyemohamed3918
@yaxyemohamed3918 Жыл бұрын
Qisada heestan waxay ku sabaabsantay inan iyo inan ilmadeer ah oo dhaqankoodu yahay inay is guursan dadka ehelka oo is jecladay nin kale oo ka warqabin xidhiidha jacayl inantu leeday ayaa jeclday markay u sheegtay inay xidhiidh leeday wuxuu ugu hanjabay inuu sheegayo inay inaderkeed xidhiidh ka dhexeeyo iyaduna sheeg ayay tidhi sidii ayuu ku sheegay waa la eryay oo waa la dayriyayy Dad ka warqabay ayaa caawiyaay oo isku dhisay Codka waxaa iska leh maamo khadra dhawaan hargaysa ku geeriyotay alle ha u naxariiste
@yaskadhalintihore2462
@yaskadhalintihore2462 4 жыл бұрын
Erayada heesta Abwn Maxamuud tukaale cismaan Laxanka iyo kabankii Saalaxa qaasim naaji Codkii Khadra Dhoool Waana taariikh dhaba heestaan
@dudubqaraammusic731
@dudubqaraammusic731 4 жыл бұрын
Qisada heesta mahaysa sxb
@yaskadhalintihore2462
@yaskadhalintihore2462 4 жыл бұрын
@@dudubqaraammusic731 waa qiso dhaba wiil iyo gbr la isku diiday qaab reer nimo kadibna is helay iyada oo wareysi ayaaana dhageestay omer serbiyana kadaawaday youtub kiisa sxb
@gaaleefyare6988
@gaaleefyare6988 3 жыл бұрын
@@yaskadhalintihore2462 mudane qisada heesta Nala wadaag fadlan hadii aad hayso
@yaskadhalintihore2462
@yaskadhalintihore2462 3 жыл бұрын
@@gaaleefyare6988 sxb waa wiil iyo gabadh is jecel lkn weelka waa dadkaan la takooro gbdh baa hadan waxaa jeclaanayo wiilka mid eey qaraabo yihiin mrk eey u sheegto tiraaahdo ina adeerkaa baan la wadaa wax buu sheegaa isaga kadip gbdh waala garaacaa waana la cir xiraa mudo kadip beey soo baxsan wey na is helaayaan labadooda qisadooda baa mrk bulasha ku faafi mwaana loo kacaa oo waa la isku guurin. Heestana sidaa baa lagu sameeyaya sxp
@suleqoyacqubo6332
@suleqoyacqubo6332 4 жыл бұрын
Jecliyaa hoyo qadro dahir cige alow kudaa oo kucafi amin yarAbi
@gaaleefyare6988
@gaaleefyare6988 3 жыл бұрын
I am in the district harfo and I will leave in the morning from jigjiga heestaan Ayan Ku sagootiyay dagmadaydii
@Runsheeg53633
@Runsheeg53633 Жыл бұрын
Markaan heesaha Khadra waad wada dhammeysay isdhahaba mid kale oo cajiib ah baan arkaa. Allah yaraxma maamo. Rabbi naxariistiisa kuugu deeq.
@mustaphavlogs3254
@mustaphavlogs3254 9 ай бұрын
Aun mama khadra best cool songs to her nasiina dareemeysaa leggend
@maxdar11
@maxdar11 Жыл бұрын
Heesaha khadra markaan dhagaysayo qalbigaan ka dareema indhahana ilmaa igu soo istaagta yaa rabbi mama khadra u naxariiso.
@abduqadiraxmedsharibabduqa1133
@abduqadiraxmedsharibabduqa1133 2 жыл бұрын
Allah ha unaxariisto qadro dahir cige waxey ahayd gabadha aan ugu jeclahy inta dumar heesto xalay ayey hargrysa ku geeriyootay
@hamz233
@hamz233 Жыл бұрын
Khadra *
@ikraanladan8497
@ikraanladan8497 5 жыл бұрын
heestaan anigoo sheebeellada dhexe degmo kamida howlo shaqo ujoogo ayaan habeen maqayad eey kadaranthy maqlay laxankeeda ayaa isoo jiitay sikastoon uraadiyay waa wayay lkn ileen magaceeda ma aqoonin lkn cawaan helay
@cabdikariimkaarto2471
@cabdikariimkaarto2471 5 жыл бұрын
Tan 7sano anoo jira ayaan maqlay khadra daahir iney qaado waan ogaan jiray wlhi.
@Faysaxasanjaamac
@Faysaxasanjaamac 4 жыл бұрын
Ikraan Ladan
@nasrimoha7802
@nasrimoha7802 4 жыл бұрын
Caawa Ayan ku dhageeysanaayo waliba halakad ku maqashay gaar ahaan caasimada hirshabeela Jowhr cadeey
@ahmeddirie8132
@ahmeddirie8132 4 жыл бұрын
Hadaanaad Khadra Daahir maqal kkkkk wow
@dahirmohamud2307
@dahirmohamud2307 4 жыл бұрын
Dadoow saadaasha guur, illen sahankiisu waa,sidii eeba uu ka dhigo........"
@abdikadirabdillahi9128
@abdikadirabdillahi9128 6 жыл бұрын
Waa ereyadii abwaan maxamuud tukaale cismaan ilaahay ha u naxariisto,e
@zunduzabdi8228
@zunduzabdi8228 3 жыл бұрын
Heestaaan aadbaan uga helay qiso dhabeyna kahadlesaaa wlhi cadi maha khadra dahir👊😢😍😍😍
@mahamedaxmad6229
@mahamedaxmad6229 6 жыл бұрын
Wah waa hees an caadi ahayn kana hadleesa gabar dumashigeed la siyay wa dhaqan so jireen ah hadana khilaaf badan aya ka yimaada
@suxufiabdiwakiilbuux
@suxufiabdiwakiilbuux Жыл бұрын
Qaladka Dhaqan soo jireen ayaaaaa Sabab Looga Dhigay MaMa Khadra Daahir Cige Aun❤😥
@kaafiofficial2101
@kaafiofficial2101 3 ай бұрын
2024 hadad dhagta ku heeso like is reeb sxb❤🎉 👇
@samaaleabdul3178
@samaaleabdul3178 2 жыл бұрын
Dhaqanka soomaliyeed gayaanka siduu ka qabo, Sunnuhuna ku qilaafsan yhy 💔😍😰 Heestan wa jeclhy, 2022 yaa jooga is muujiya 👆
@MudugboyMB
@MudugboyMB 7 жыл бұрын
Shibbani sanqadh-yari aroos qaxooti sokeeye li,i sidaa galbiskaygii noqey soomaali ilaah u bixi . Innaba caadi maaha heeskan Zakariye Abdilahi mahadsanid walaal
@maxameddabaare5658
@maxameddabaare5658 6 жыл бұрын
Mudugboy abti heestani waa asal lakin adigu waad LA Sooo habsaantey
@muusehh5250
@muusehh5250 5 жыл бұрын
Sxb haddaad hayso qotaalkeeda iisoodir please please
@barkhadcas8763
@barkhadcas8763 5 жыл бұрын
Iyada oo qaraal ah soo gali sxb
@xasanbarqo2019
@xasanbarqo2019 4 жыл бұрын
Mudugboy sxb keen heestaan qoraalkeeda oo dhameystiran
@awjimcaale3486
@awjimcaale3486 4 жыл бұрын
axp waxan kaa vodsanayaa inaa lyrics plz
@abdiy.mohamed7489
@abdiy.mohamed7489 5 жыл бұрын
Dadaw Saadaashu guur Ileen sahankiisu waa Siduu eebahay kadhigo... Waaaw 28/10/2018
@calawibaasakuutbaacalwi6285
@calawibaasakuutbaacalwi6285 6 ай бұрын
المرحوم جوهرة الصومال لاند الله يرحمها ويغفر لها ويسكنها فسيح جناته يارب العالمين علوي بن أحمد بن محمد با سكوته با علوي مدينة مركه الصومال
@drsifrah8081
@drsifrah8081 Жыл бұрын
Heestan wan dhageysan jirey, iney qiso tahayna wn ogaa lkn ma fahansaneyn, caawa ayan wada dhageysanney seygeyga waliba innagoo safar ah, wuuna ii sharraxay kadib ayaanna fahmay, lkn waxaa mooddaa qisada heesta in innaga nalaga qoray! Naxariisti janno alle haku siiyo mama khadra🤲❤
@luuleyi
@luuleyi Жыл бұрын
1:10
@caashoAxmed-ln4oi
@caashoAxmed-ln4oi Жыл бұрын
02:54 i'm lestining
@sagalduraan3489
@sagalduraan3489 11 ай бұрын
Maxaa weeye qisada noo sheeg please.
@a_m_gureylion-heart1210
@a_m_gureylion-heart1210 5 жыл бұрын
Dadyohow samirbaa sadlehe say iyo raaliya isqaba ayuu nagusimay ilaah sidaasan reerkunahay waxan kusugnaaba khayr❤️🌹❤️🌹❤️
@mohamuddoqondiid5127
@mohamuddoqondiid5127 5 жыл бұрын
A_M_gurey Lion-heart
@Faysaxasanjaamac
@Faysaxasanjaamac 4 жыл бұрын
A_M_gurey Lion-heart
@Faysaxasanjaamac
@Faysaxasanjaamac 4 жыл бұрын
A_M_gurey Lion-heart
@feysalabdi8872
@feysalabdi8872 4 жыл бұрын
Caadi maha
@mahamedabdullahijibril6404
@mahamedabdullahijibril6404 6 жыл бұрын
Waa hees aan caadi ahayn dadaw saadaasha guud
@arawelomakufto8460
@arawelomakufto8460 5 жыл бұрын
Boqorada codka hooyo khadra illahay cimriga iyo cibadada ha ku barakeyo
@abdirashidjj4739
@abdirashidjj4739 4 жыл бұрын
Sad calaf ani laydha dhigay😀😀😀 heestu sifayn badanaaa
@faaliiqyare9645
@faaliiqyare9645 8 ай бұрын
Jaceylki sama odoros Masuurooba la yiri😢 maxa is waayey dad dhab isku jeclay😢
@Kabtan_Xoog
@Kabtan_Xoog Ай бұрын
❤❤❤ Allaha U Naxariisto heestan qiso ku dhacday Ayay ka hadlaysaa e
@calawibaasakuutbaacalwi6285
@calawibaasakuutbaacalwi6285 8 ай бұрын
المرحومه جوهرة الصومال خدره داهرعغ الله يرحمها ويغفر لها ويسكنها فسيح جناته يارب العالمين علوي بن أحمد بن محمد با سكوته با علوي مدينة مركه الصومال 🇸🇴
@garaadgaryaqan6508
@garaadgaryaqan6508 7 ай бұрын
Sidaasaaan Reeihii ku nahay waxan ku sugnaaba qayr qaaayr dadow samirka la yiri wxn ku sugnaaba qaaayr qaayr
@suleqoyacqubo6332
@suleqoyacqubo6332 4 жыл бұрын
Masha alaah qaro dahir aad ayan utageraa alow kucafi aqiro amin
@ayaanlesulayman4091
@ayaanlesulayman4091 2 жыл бұрын
Alle ha naxariisto khadra daahir cige
@abdullahiali1394
@abdullahiali1394 4 жыл бұрын
waaaw heestaan wax badan ayaan raadinaaya thanks
@maxamedamiincabdigadam374
@maxamedamiincabdigadam374 4 жыл бұрын
Aan ku baro af somaliga Heeskan waa sidan ee la soco Waa 3 qof oo ilmader ah Laba ayaa is jecel kii sadex oo aan ogay jacayl aya gabadha hasawiyay markay u sheegta jacay wuxuu u sheegay reerihii oo arinka ay ka qarinayeen hore. Dhaqan somaligu waxaa xeer u ahaa inay ceeb thy ina ilmaderku is guursadan . Sidaas ayaana lagu daydiyay Somalidii kale ee degaankaas ayaana isu dhistay
@moafku-xoogle8376
@moafku-xoogle8376 4 жыл бұрын
Waxna waad kusaxan tahay waxna waa kaa qaldanyihiin
@Dhabbar-xamar
@Dhabbar-xamar Жыл бұрын
Allow kuu Naxariiso yaa allah
@samiramohamed9502
@samiramohamed9502 Жыл бұрын
alle hau naxaristo hooyodi fanka somaliyed amiin amiin amiin
@samriyeahmed7688
@samriyeahmed7688 Жыл бұрын
Hooyadii jacaylka khadra daahir cige❤🫀❤
@raagedirir9171
@raagedirir9171 5 жыл бұрын
Ismaan lahayn hees khadra dahir qaado ayaa kuu dhiman lkn heestan caawa ayaa iigu horaysa 17/11/18 19:10 pm France
@asxabiboqore4521
@asxabiboqore4521 6 жыл бұрын
Heeetan goor danbe ayaa kaydka laga helay aad ayaan uraadiyay eeshcalaa hees
@mohamedosman3277
@mohamedosman3277 6 жыл бұрын
Thanks Zakariye Abdulahi heesta dadoow saadasha duug ayaan kaaga mahadcoliyey
@abdiy.mohamed7489
@abdiy.mohamed7489 5 жыл бұрын
26/6/2019.makassar indonesia.. Xasuus ii gaar ah ..gabadh aan yaraha jeclaa lkn aankaqarin jiray ayaa ibartay Heestan Kkkkkkk
@shaaficidici8369
@shaaficidici8369 5 ай бұрын
Cajab badanaa.❤
@mohamedabdimohamed8275
@mohamedabdimohamed8275 3 жыл бұрын
Heestaan waxaa i baray oo dhagaysan jiray aabahay cimriga rabbi haw barakeeyee
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Raxmaanku haw naxxriisto AHUN Khadra
@calicabdi2840
@calicabdi2840 5 жыл бұрын
Qisada heestan ama macnaha heestan ayaa Aad uga yaabisay bulshada oo wax saxa lawaayay
@abdullahiomar544
@abdullahiomar544 5 жыл бұрын
Qisada heestaan oo dhameestiran maheesaa
@ahmedmamoudadan8686
@ahmedmamoudadan8686 5 жыл бұрын
cali cabdi sxb heestaan waa anti hadba qofkii fahmay wuu fahmay kan aan fahmin asaga is yaqaan
@mahadkhadarmahad-uw1zm
@mahadkhadarmahad-uw1zm 11 ай бұрын
yes khadro❤
@RoyalkingGSGaza
@RoyalkingGSGaza 7 жыл бұрын
Sxp heestan waan raadin jiray wwwww zakariya thanks bruh
@calawibaasakuutbaacalwi6285
@calawibaasakuutbaacalwi6285 7 ай бұрын
المرحومه جوهرة الصومال خدره داهر عغ الله يرحمها ويغفر لها ويسكنها فسيح جناته يارب العالمين علوي بن أحمد بن محمد با سكوته با علوي مدينة مركه الصومال
@maslahmahamud811
@maslahmahamud811 4 жыл бұрын
heestaan caadi maaha marna waa taariq marna waa jeceel waa hees wax ka barasho ah
@abdiwahabtayib6353
@abdiwahabtayib6353 6 жыл бұрын
mahadsanid zakariye abdillahi ... bro waxan ka codsan laha hees ay khadra daahir aan u malaynayo inay qaado magaceeda ma hayo lakin waxan ka xasuusta ereyada... maxa laba wacnaayo , wadnaha isku bixin jiray, waayuhu kala raray
@ayuubalfa5753
@ayuubalfa5753 Жыл бұрын
Heeskan aad waxa u xasusta anoo joga galkio oo duhurki fadhiya hotel sugule ama habeenki saq dhexe o mesha ku jabaya😢
@xawosonog5364
@xawosonog5364 5 жыл бұрын
runtii baa sidan kutimi sirtii fakootoo lamaqal,khaladkaa dhaqan soo jireen ayaa sabab looga dhigay jacaylkii sama,odoros masuurtoobaa layiri
@ahmedabdi4731
@ahmedabdi4731 4 жыл бұрын
Erayada heestan waxaa leh Abwaan Maxamuud Cismaan Tukaale. Laxanku waa Saalax Qaasim. Qiso dhab ah ayayna lee dahay heestani.
@dudubqaraammusic731
@dudubqaraammusic731 4 жыл бұрын
Asc ahmedow sxb heesta qisadeeda ayaan ubahay sxb adoo raaliya
@abdikaniomar2683
@abdikaniomar2683 5 жыл бұрын
Waa mahadsantahay cida soo gelisay heestan runtii beri horaa iigu dambaysay dhegaysigeeda 2002-2004 ayaan haysan jiray cajlad ayku duubnayd
@aliaaben8364
@aliaaben8364 4 жыл бұрын
I like for the Sun
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317 20 күн бұрын
Allaah Hakuu Naxariisto
@calikaaficaweercali8346
@calikaaficaweercali8346 27 күн бұрын
Jacelkii sama adors masuuroobaa layiri😢
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317 20 күн бұрын
🎉
@nuurbayfar1452
@nuurbayfar1452 7 ай бұрын
Wa runtaa tasi
@engmohamedbalayah1826
@engmohamedbalayah1826 5 жыл бұрын
Khadra Khadra Khadra Allayacizak
@aliyare6764
@aliyare6764 5 жыл бұрын
hestan waqti badan aya radibayey thankz bro
@dahirgodsouleiman922
@dahirgodsouleiman922 Жыл бұрын
ALLAH HA U NAXARIISTO AAMIIN
@hassanwarsame1535
@hassanwarsame1535 4 жыл бұрын
Heestaan khiso layaable bay ku timid oo weliba film laga samayn karo
@ahmedcabow8672
@ahmedcabow8672 3 ай бұрын
Silsilad baa laygu xidhay Sun baan cabayoon ka'kacay!😢
@alisaid2008
@alisaid2008 3 жыл бұрын
Mirihii m.tukaale laxankii s.qaasim codka khadra daahir cige
@nourhassan1524
@nourhassan1524 Жыл бұрын
Wow
@xidiganugaal395
@xidiganugaal395 5 жыл бұрын
Ax heestaan waawayay walaahi long time
@DabataxanTv
@DabataxanTv 5 жыл бұрын
Heestan Waxan Ku Xasuustaa Saaxiibkay Cali Dheere Iyo Majliskii Cali Riyo Maxaan Maalmo Qurux Badan Ku Xadreeyey
@boqorabdi7419
@boqorabdi7419 4 жыл бұрын
Imika BD baad ku xadraynayzaa Zir😂🤭
@DabataxanTv
@DabataxanTv 4 жыл бұрын
@@boqorabdi7419 Waar Saaxiib Barisamaadkii Bay Ahayde, Imika Waxaygii Timir Iyo Caano Ayaan Ubadashay 😂😂🖐
@jamarashiid4060
@jamarashiid4060 5 ай бұрын
Qisada heesta waxay ka dhex dhacday Gabadh iyo labo will oo ilmo adeer ah oo Hal Xafad ku nolaa, Gabdhu wiilas
@casayrcabdiciise6476
@casayrcabdiciise6476 2 жыл бұрын
Yaahuu marbay ciyaalkii Ay habaryarta u Ahaada Aabohoo ka qadi gadhay
@warfaalifeshow7584
@warfaalifeshow7584 3 жыл бұрын
Dadkii noo faani jidhey meeye! Qisada heestan yaaa nagu caawin kara!
@galdooxadullochannel9443
@galdooxadullochannel9443 2 жыл бұрын
Wiil iyo gabar isjecel lkn reerahoodo dakano weyn dhaxtaal ayey ku sabsan tahy
@abdiali3395
@abdiali3395 2 жыл бұрын
Armed salax iyo khadra daahir
@cabdiqadaraboosto2972
@cabdiqadaraboosto2972 5 ай бұрын
Allaha unaxariisto 🥲
@abdulaahiaxmed8691
@abdulaahiaxmed8691 7 жыл бұрын
axsan hees yaaa salaam
@nuraali4296
@nuraali4296 4 жыл бұрын
Waa marki igu horeysey heestan ismaan lahayn hees khadra qaado ayaa ku dhiman cajiib 31 03 2020
@zaynabcabdinuux5658
@zaynabcabdinuux5658 5 жыл бұрын
Best zong
@sharmarkemo2611
@sharmarkemo2611 10 ай бұрын
Heskaaz xasuus Ano Kaso Baxay Reebati Nugaal ayan Galab Gaab Dhageesanaya Cwah Bosaaso Joga Oo KZbin kaso radsaday 17/Aug/2023 2;16 time
@samiramohamed9502
@samiramohamed9502 Жыл бұрын
runti waxaan gursadiy gawar an rawin hada runrti aad baan u jeclahay waani xumeyi alle haigu soceliyo somali hali soduceyo dadka somalidu
@abdikadirabdillahi9128
@abdikadirabdillahi9128 6 жыл бұрын
Baadhis dheer ka dib waxaan soo xaqiijiyey inuu curinta heestan uu lahaa abwaan maxamuud tukaale cismaan ilaahay ha u naxariistee
@HIDDAHAOFFICIAL4220
@HIDDAHAOFFICIAL4220 6 жыл бұрын
Mahadsanid sidda wacan ee aad noola wadaagtay abwanka hal abuuray heestan
@abdikadirabdillahi9128
@abdikadirabdillahi9128 6 жыл бұрын
Adiga ayaa mudan zakariye abdilahi waanan kugu ammaanayaa sidaad suugaantii miidda lahayd aad u xasuusiso bulshada . Midna waxaan kaa doonayaa hees ay ku wada luuqeeyaan cabdi cali bacalwaan iyo sahra axmed jaamac ilaahay ha u naxariistee oo ka mid ahayd riwaayadii jinni iyo jacayl 1975kii ee uu curinteeda lahaa abwaan xasan x.c / laahi xasan ( xasan ganay ) heestaas oo ay midhaheeda ka mid ahaayeen (mar hadaad wax garad tahay hadii kale wiglada tumo ha is moodin waayeel ha wareerin dumarkana) hadii meel uun aad ku hayso inaad soo galiso oo aad ii soo dirto Mahadsanid sxb.
@dahirali6483
@dahirali6483 5 жыл бұрын
Heestaan waxaa iska leh abwaan yamyam waxayna ku imaatay laba ilmo ader ah oo isjeclaa loo saysku diidey aakhirkiina dad isku darey si xoog ah
@ahmedcabdirisaaq2402
@ahmedcabdirisaaq2402 2 жыл бұрын
@@dahirali6483 maxamuud tukaale baa lahaa sxb
@Camarasad123Asadyare12
@Camarasad123Asadyare12 15 күн бұрын
​@@dahirali6483sxb ma leh yam yam heeskan dhaman heesaha yamyam oo buug ku note gareysan ban hyaa Aadna wan utaageeraa yamayam Aun Lkn heeskan malaha isagu
@daniaashkar4012
@daniaashkar4012 5 жыл бұрын
Lyric nooga dhiga heesta dadaw sadaasha guur
@moafku-xoogle8376
@moafku-xoogle8376 4 жыл бұрын
Anoo kusoo dhigayaa yadoo qoraal ah inshalah
@maslahali7136
@maslahali7136 5 жыл бұрын
dadow saadaasha guur ileen kama fiirasanwaa siduu eebe ka dhigo
@Rubo789
@Rubo789 5 ай бұрын
😮😮😮😮😮😮😮❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdilahifarah3632
@abdilahifarah3632 4 жыл бұрын
Heestan waxaa loo qaaday wiil iyo aabihii oo Wiilka iyo khadra waxay ahayeen isku class xaafad kuwada nool sheeko jacaylna ka dhaxayso Aabihiina wuxu dambcay in xigsiisan loo siiyo khadra oo wllsheed ka dhimatay Sheikh aw muuse salaad Iyo wiilkiisii kuutiye Dhulbahante Farah garad Gulled garaad(Barkad Widhwidh)
@muhamedadanosman3334
@muhamedadanosman3334 4 жыл бұрын
Adeer been baad sheekeysaa
@maame7735
@maame7735 5 жыл бұрын
heeskaan sheekadeedu gabar iyo labo wiil oo ilmo adeera bay ku dhacday sadexduna isku guri ku noolyihiin
@ikraanladan8497
@ikraanladan8497 5 жыл бұрын
mohamed biibi sidaan islahaa ayaa kadhawajisay
@maame7735
@maame7735 5 жыл бұрын
@@ikraanladan8497 haa ikraan walaal qosyka wan aqaan lakiin way kala tageen.
@asuleiman8065
@asuleiman8065 11 күн бұрын
@@maame7735 really do you know them
@fadhigaabfadhigaab3893
@fadhigaabfadhigaab3893 4 жыл бұрын
👍👍👍
@user-lu8dr9cn4b
@user-lu8dr9cn4b Жыл бұрын
Cabdulaahi birjex
@indhacadenoleye6587
@indhacadenoleye6587 3 жыл бұрын
Star. Delqaf
@NimcoMuxudin-pi8vl
@NimcoMuxudin-pi8vl 3 ай бұрын
😢😢😢😢😢
@ishqiahmed5441
@ishqiahmed5441 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@jaamacmaxamed8722
@jaamacmaxamed8722 7 жыл бұрын
eesh.qiyaasika.hees.iga.dheh
@HIDDAHAOFFICIAL4220
@HIDDAHAOFFICIAL4220 3 жыл бұрын
Ha ilaawina inad subscribe garaysaan pageka si dhiirigalin noogu noqoto si aan usoo post garayno wax idin xiiso galiya Thanks
@abdulaahiaxmed8691
@abdulaahiaxmed8691 7 жыл бұрын
khadra waa kadambeeyaa walaahi qoftaan
@ShukriyAdan-sb5kl
@ShukriyAdan-sb5kl Жыл бұрын
Cajab
@rashiidkaariyeducaale7180
@rashiidkaariyeducaale7180 Жыл бұрын
1:45 1:46
@farhanmohammed8758
@farhanmohammed8758 Жыл бұрын
A
@indhacadenoleye6587
@indhacadenoleye6587 3 жыл бұрын
Samar. Dambiba.rabiyow
@kamaalilkacase
@kamaalilkacase 3 жыл бұрын
13/1/2021 Qisada Hesta Sida laga Dhehan Karro labo Gabdhod Oo Walaalo Ah Oo Aan iska Warqabin Hal Nina Wada Shukaan Satey Kadibna is Ogadey Hadii Sidaa Ay ka Duwan Tahey qisada Heesta Noo Faa ideeya
@bashirabdulkadir1263
@bashirabdulkadir1263 3 жыл бұрын
Asc sxb Kamaal, Qisadda Heestu sidaa waka Duwan tahay, Sheekadaan waxay dhacday Bilawga 1986 magaalada caasimadda ah ee muqdisha, wiil somaaliyeed oo ka Tirsanaa askartii cidaanka Jamhuuriyadda dimuqraadiga ahayd ee Somaalia, isla markaana Ka mid ahaa Ilaaladi Gaar ahayd ee Villa somaaliya kana soo Jeeday Beelaha Lahayb sooco, Ayaa waxa ay is Janteen Gabar Milgo, Qurux Iyo maamus Saaxib la ah, Dabeecad wnaagsanna Ehel u ah, waxay waayo, Habeeno IYo dharaaro Kalgacal koodi magaabiyaanba, waxay ku Heeshiyeen Guur, Lkn Caqabadda jirtaa waxay tahay dhaqanka somaliyeed Reerahan isma Geyaan oo wiilku Hayb sooc Awgiis, Jacalkiisa Inanta kuma Hantin karo, maalinkii Danbe ayaa wiil saaxiib kiis ah isla Markaana Ay isku hayb yihiin wuxu sheegtay dhibtiisa Talana Wuu ka Duraansaday, sxbkiis Haddi uu dhawr maalmod ka maqnaa Gabadhii ayuu u yimid wuxuna Ku yiri, Sheekadaada waan hayaaye labo mid soo gal, in aan Inagu labadeenu xiriir samaysano, ama In aan sheekadina Qarxiyo, gabadhii wa ay ku Gacansayrtay, Kadib Ninkii sheekadii wa qarxiyey, wiilkii Hore ee gabdha ay is jeclaayeen Reerihii Xabsiga ayay u taxaabeen, ayaan ayuu xabsiga ku Jiray, Inantuna Sido kle Guriga ayay Karantiil isaga Dhigtay iyada Oo Cuntadii kasoon tay, xattaa In ay Sun cabto ku sigatay, waa Iyada Leh Khadro Sil-Siladaa laygu Xidhay Sun baan cabayoo ka kacay Haddana Sigtay oo ma dhiman. kadib waxay Xaajo sidaa u Ribanaato(Adkaato), Arinkii waxaa so Faro galiyey, Dad sheekada maqlay oo Dabarka Iyo dekenada mucaashaqiintan dhex taala ka damqaday, waxayna Go'an sadeen in ay Aroos IYo Xaflad Qarsoodi ay ugu dhigaan magalada meel ka mid ah. weyna yeeleen. waatan leh Khadro Shibani, Sanqadh yari Aroos Qaxooti sokeeye li'i Sidaa galbiskaygii Noqoy Soomaali Ilaahow bixi. Aakhirkiina dabcan Noloshoodii ayay ku naaloodeen, Dadaw Samir baa Sed lehe Say IYo raaliyo is qaba ayuu nagu simay ilaah. Sidaasab Reer ku nahay, waxaan ku Sugnaaba Khayr. Heeskaan waxaa Sameyey Abwaan tukaale cusmaan, Laxanka waxa Saaray, Saalax Qaasim, Cuudkana waxaa Ku Xaragoonaya Isla saalax. mahad sanid sxb. 16-6-2021.
@Runsheeg53633
@Runsheeg53633 Жыл бұрын
@@bashirabdulkadir1263 woow. Mahadsanis in badan. Maanta dhan faalooyinka waxaan ka dhex raadinaayay qisada heesta mahadsanid mar kale.
@abdullahiomar544
@abdullahiomar544 Жыл бұрын
@zakariamohamed3143
@zakariamohamed3143 Жыл бұрын
Well done
@AbdiRahman-ux1bt
@AbdiRahman-ux1bt Ай бұрын
Amaraneinabatiwaanisiaroosanaa
@sulaymansaladhuruuse9823
@sulaymansaladhuruuse9823 4 жыл бұрын
Khaalid qoran ayn ku salamaya heesta qaliga khalid qawdhan kkkk
@yurubyurub1230
@yurubyurub1230 Жыл бұрын
Ruuntii baa sidan ku tiima sirtifikato lamaqaya
@abdullahiomar544
@abdullahiomar544 5 жыл бұрын
Silsiladaa leygu xiray sunbaa cabayoo kakacay allaha waxa haayo weynaa
@ahmeddirie8132
@ahmeddirie8132 4 жыл бұрын
Abdullahi Musa “Silsiladaa laygu XIDHEY” not xirey
@abdullahiomar544
@abdullahiomar544 3 жыл бұрын
@@ahmeddirie8132 dhawaqa unbaa kala duwan maahee weesku micno bro
@qabaseqabase4862
@qabaseqabase4862 4 жыл бұрын
Weh weh xasan hees
@hanadhanad1194
@hanadhanad1194 5 жыл бұрын
1/5/2019
@cabdikariimkaarto2471
@cabdikariimkaarto2471 5 жыл бұрын
Ninkaan kabanka tumaayo magaciisa caadi maahine.
@shaafijeyte9021
@shaafijeyte9021 5 жыл бұрын
Waa Saalax Qaasim laxankana waa isla asaga.
@shaafijeyte9021
@shaafijeyte9021 5 жыл бұрын
Saalax Qaasim laxankana waa isla asaga.
@abshirpepe4130
@abshirpepe4130 4 жыл бұрын
Saalax ama goobe
Khadra Daahir Cige 🔥Iyo Heesta "ALLAY BADAY JACAYLKEE"
13:08
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 734 М.
Tom & Jerry !! 😂😂
00:59
Tibo InShape
Рет қаралды 67 МЛН
Became invisible for one day!  #funny #wednesday #memes
00:25
Watch Me
Рет қаралды 52 МЛН
ОСКАР ИСПОРТИЛ ДЖОНИ ЖИЗНЬ 😢 @lenta_com
01:01
HEESTII IXTIRAAM LYRICS| |XABIIBA XASAN TOOXOW
10:17
Gofadhe Lyrics
Рет қаралды 859 М.
Hassan Aadan & Khadra Daahir, liibaantu waa ma is afgaranaa
7:07
TvUniversaldotNET
Рет қаралды 4,6 МЛН
khadra Daahir & heestii Webiga i sitee i walwaalayaa (wiriiriga)
8:34
*Khadra Daahir Cige Ahun I  Isha Sacabka Mari | With Lyrics Click CC
9:47
saalax Qaasim & Khadra Daahir
10:57
Moustapha karama
Рет қаралды 147 М.
KHADRA DAAHIR CIGE HEESTA CABDOW BARISAMAADKII/INUU BEER JACAYLOO
9:38
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 2,2 МЛН
Saalax Qaasim Naaji Iyo Khadra Daahir Cige 🔥Iyo Heesta "MAGACAYAGA GUUD"
7:17
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 213 М.
Sahra Axmed Jaamac iyo Digfeer | Markuu Geelu Ubadkii.
8:40
Keydka Suugaanta
Рет қаралды 1,1 МЛН
I Almost Crushed The Poor Cockroach😵🥲🥺
0:20
Giggle Jiggle
Рет қаралды 15 МЛН
Не трогайте эту ВОЛОСАТУЮ ШТУКУ! 😱
0:24
Взрывная История
Рет қаралды 4,5 МЛН
КАКОЙ ЛОГОТИП ЛУЧШЕ? #Shorts #Глент
0:32
ГЛЕНТ
Рет қаралды 3,1 МЛН
Did you believe it was real? #tiktok
0:25
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 49 МЛН