Saalax Qaasim Naaji Iyo Khadra Daahir Cige 🔥Iyo Heesta "MAGACAYAGA GUUD"

  Рет қаралды 223,881

WAAYO WAAYIHII WACNAA

WAAYO WAAYIHII WACNAA

Жыл бұрын

⭐Heestan Waxa Cutinteeda Lahaa
A/ Maxamud Ciise Singub AHN 1977
⭐Laxanka Iyo Kabanka
U/ Saalax Qaasim Naaji
- Jiibta
1- Maxamud C Singub AHN
2- Hiba Nuura Maxamed
3- Maxamed Yuusuf Cabdi AHN

Пікірлер: 98
@a_m_gureylion-heart1210
@a_m_gureylion-heart1210 Жыл бұрын
Waad kumahadsantihiin inaad heestan iyo heesa kale oo lawaayayba aad soo hesheen Lkn qoraalka lyr mararka qaar waad qaladaan heestan Ilaa 3 ama afar Ilaa shan eray ayad qaladeen sxbyaal sikastaba thank you guys you doing good keep it up
@abdirizakrashid582
@abdirizakrashid582 2 ай бұрын
Cajabey cajiibey cajiibyaal. Wa hess wadani dhab ah. Abwan sangub (AUN), Salax iyo Kadro may bless you.
@banadirchannel8187
@banadirchannel8187 Жыл бұрын
Waaguu. Wadanku fcn aa Ayaan dhageysatay iyadoo. Instrument ah Waaberina ay. Hoorinaayaan Allaha U. Naxariisto Khadra Dhool
@g.hdjama8922
@g.hdjama8922 Жыл бұрын
Waa hees igu cusub, rabbi ha janeeyo khadra dhool.
@mohamudibrahim6558
@mohamudibrahim6558 Ай бұрын
1977 ayaa la qaaday Saalax qaasim iyo Khadra
@abdifataxnaasir5697
@abdifataxnaasir5697 10 күн бұрын
Saalax qaasim iyo khadra dahin boqorada fanka somaliyed AHUN dhamantood❤😢😊
@qadarsafari3226
@qadarsafari3226 29 күн бұрын
Shalay waxa aan aheeyn shalaybeeynu aheeyn ee maanta halkeebaan aalnaa waa sidee xaalkeenu soo xabashi wadankii ma joogo 😔 😟
@badrinour6288
@badrinour6288 Жыл бұрын
Abwaan sangub maxamed yusuf cabdi iyo mama khadra dhool janadii rabigeen haku macsuumo Maama hiba qaran iyo saalax qaasim naaji na cimriga iyo cafimadka ba allaha u barakeeyo🥺
@abdirisackkhalifmirrow3191
@abdirisackkhalifmirrow3191 20 күн бұрын
@@badrinour6288 Amiin
@daacad3109
@daacad3109 Жыл бұрын
Adeer maxamuud abduli sangub rabi naxariistii jano haku abaal mariyo ... He was the only legendry at all time ❤❤
@mohamedabdinour5077
@mohamedabdinour5077 Жыл бұрын
Waa hees igu cusub waana ereyo qaali ah Alle sangub ha u naxariisto aamiin
@varkudiglesomtiktok2925
@varkudiglesomtiktok2925 Жыл бұрын
Haah waxan dageysanjiree wagaan bereha shaabelee jogii jiree😔😔😕😖😖
@ahmedaarka1276
@ahmedaarka1276 Жыл бұрын
Heesta Magacayaga guud , Waxaa tallantaali ugu wada qaadaya Legend Saalax Qaasin Naaji & Legend Khadra Daahir Cige. Aun. Waxaa Erayada heesta sameeyey Abwaan Maxamuud Cabdullahi Ciise Sangub . Aun. Laxanka waxaa sameeyey Legend Saalax Qaasin Naaji. waxaa la jiibinaya Maxamuud Cabdullaahi Ciise Sangub Hibo Maxamed Hibo -Hibo Nuura. Maxamed Yuusuf Cabdi. waxay soo baxday sannadku markuu ahaa 1977
@abdallahhersi4007
@abdallahhersi4007 Жыл бұрын
Mahadsanid wll
@ahmedaarka1276
@ahmedaarka1276 Жыл бұрын
@@abdallahhersi4007 soo dhawow Wallalkey
@AhmedSaad-lq2bs
@AhmedSaad-lq2bs 10 ай бұрын
Tubeec iyo khadra ayaa lahaa origin heesta
@CarabShiikh
@CarabShiikh 9 ай бұрын
@@AhmedSaad-lq2bs sxb tan maahan ta ay khadr iyo tubec aun qaadaan taasi waa hees kaloo cajiiba waxaan sameeyay c qaadir xirsi yam yam aun
@sahrosaleh2268
@sahrosaleh2268 Жыл бұрын
Waaberi ayaa ku luqaynaysa kabanka heesta ayaa lagu sameeyey. Saalax wuu nool yahay ilaahay cimri dheer ha siiyee
@Tubeec699
@Tubeec699 Жыл бұрын
Abwaan Maxamuud Cabdullahi Ciise Sangub Hal abuurkiisa waxa uu lahaa iyo meelaha uu wax ka eegi jiray rida dheeridooda iyo humaaga fog ee uu tilmaami jiray iyo farshaxankiisu uu Ku xardhi jiray dareenkii Ku Soo dhacay oo u oran jiray oo uu tilmaami jiray oo aaney aduunkiisa Ku goobneyn meel gaara Ku goobneyn dalka soomaaliyeed oo qudha ee Caro edegta Africa inta uu ka yiri baad ka garaneysaa humaag fogaalka uu ulahaa ee uu tilmaami jiray una dhaafsaneed dhulyoowga soomaaliyeed ee uu xududkiisu uu ahaa African oo dhan hadii aan Hal iyo laba aan kasoo qaado AHN Abwaan Sangub 𝙃𝙚𝙚𝙨𝙩𝙞𝙞 :Afrikaay sidaadaba Sac baan xoolo leenahay La yiraahdo saxardiid Summadiisu midab tahay Afartan iyo sided naas Simmani ey Ku yaalaan Caanuhu ey sunsumayaan 𝙃𝙚𝙚𝙨𝙩𝙞𝙞 :𝖬𝖺𝖽𝖺𝗑𝖽𝗂𝗂 𝖺𝖿𝗋𝗂𝗄𝖺𝖺𝗒 𝗆𝖺𝖻𝖽𝖺'𝗂𝗂 𝗀𝗎𝗆𝖾𝗒𝗌𝗂𝗀𝗎 𝗆𝖺𝗀𝖺𝖼𝗈𝗈𝖽 𝖻𝖺' 𝗐𝖺𝗑𝗎𝗎 𝗒𝖺𝗁𝖺𝗒 𝗐𝖺𝗇𝗄𝖺 𝗆𝖺𝖼𝖺𝗌𝗁𝖺 𝗂𝗂 𝗊𝖺𝖻𝗈 𝖺𝖽𝗂𝗀𝗎 𝗀𝖺𝗐𝗋𝖺 𝗂𝗂 𝗆𝖺𝗋𝗂 𝖽𝗁𝗂𝗂𝗀𝖺𝗇𝖺 𝖺𝖺𝗇 𝗆𝗎𝗎𝖽𝗌𝖺𝖽𝗈 𝖲𝗂𝗋𝗍𝗂𝗂 𝖺𝖺𝖽 𝗄𝗎 𝗆𝖺𝗋𝖺𝗍𝖾𝖾𝗇 𝗆𝖺𝗒𝖺 𝗁𝖺𝖽𝖽𝖺𝖺𝖽 𝗍𝗂𝗋𝖺𝖺𝗁𝖽𝖺𝖺𝗇 𝗆𝖺 𝖺𝖿𝗄𝖺𝖺 𝗆𝖺𝗋𝗈𝗈𝗋𝗌𝖺𝗆𝗂 𝗁𝖺𝖽𝖺𝗅 𝗂𝗒𝗈 𝗆𝗎𝗋𝗍𝗂𝖻𝖺𝖺 𝖠𝖿𝗋𝗂𝗄𝖺𝖺𝗒 𝗂𝗌 𝗆𝖺𝗊𝖺𝗅𝗈 𝖬𝗂𝖽𝖺𝖻 𝗀𝗎𝗆𝖾𝗒𝗌𝗂 𝖽𝗂𝗂𝖽𝖺 . 𝗂𝗒𝗈 𝗊𝖺𝖺𝗋 𝗄𝖺𝗅𝗈𝗈 𝖻𝖺𝖽𝖺𝗇 𝗈𝗈 𝖺𝖺𝗇 𝗁𝖺𝗅𝗄𝖺𝖺𝗇 𝗅𝖺𝗀𝗎 𝗌𝗈𝗈 𝗄𝗈𝗈𝖻𝖾𝗒𝗇
@abdisamadwarsame272
@abdisamadwarsame272 Жыл бұрын
Alle haw naxariisto dhamaan tood. Singub xagga siyaasadda soomaalida abwaan ka aragti dheeraa maarag.
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 9 ай бұрын
Xasuus Shacabka Soomaaliweyn
@xayaatxilwa8256
@xayaatxilwa8256 Ай бұрын
Mxaa roob Mir dhexe da' ay xaqluhu maali doonaaa
@abdulsadaam7006
@abdulsadaam7006 Жыл бұрын
Salax Qasim iyo Khadra Dahir ALLHA UNAXARIISTEE WAA HEES ANAN HORAY UARKIN SALAX WUXU AHAA MACALINKII KHADRA DAHIR KABANKII UGU HOREY YAY UTUMAY
@Dhabbar-xamar
@Dhabbar-xamar Жыл бұрын
Salah qaasin naaji waa nool walaal
@amirsheikh691
@amirsheikh691 Жыл бұрын
Salax qaasim wu nool yahay England bu ku noolyahay saaxib eebbe cimri iyo cafimad ha siiyee
@abdirisackkhalifmirrow3191
@abdirisackkhalifmirrow3191 20 күн бұрын
Maalmu isdabajoog maxay no marayaan ❤
@AbdixirsiZuudi
@AbdixirsiZuudi 10 ай бұрын
Daganaasho iyo qabow badanaa heesaha uu kabanka u garaaco saaalx qaasim naaji Mar danbe waxaani nama soo mari doonaaan 💔
@abdirizakrashid582
@abdirizakrashid582 2 ай бұрын
Cajiib wa kula daremay gacanta maacan ee muxalan fannaan Ustaaad Salax Qasim Naji.
@abshircarab18
@abshircarab18 16 күн бұрын
Caadi ma ahan saalax qaasim kabankiisa waa wax kale
@jamamohamud3438
@jamamohamud3438 Жыл бұрын
Sxb heeskan oo tubeec iyo khadro ay qaadayaan ayaa jirta oo waaberi ujiibineyso ee soo raadi mahadsanid
@Dhabbar-xamar
@Dhabbar-xamar Жыл бұрын
Waayo waayihii wacnaayoow Heestaan oo tubeec iyo faadumo Qaasim hilowle ay talantaali ku wadda qaadayaan Ayaa jirtee bal soo Raadi mahadsanid
@reergaalkacyood9361
@reergaalkacyood9361 Жыл бұрын
War Mudugboy ma nooshahay sxb. Maxaa kugu dhacay😢
@idirisalba4432
@idirisalba4432 Жыл бұрын
Waa hesihii 77 dagaalkii amxaarada iyo somaalida waa anti heestu
@user-gl1wv6bm3j
@user-gl1wv6bm3j 2 ай бұрын
Maalmuhu isdaba joog maxay noomarayaan ... ❤❤❤2024
@user-vq1kk1ft1n
@user-vq1kk1ft1n Жыл бұрын
2023 inta dhagesatay😊❤
@user-gl1wv6bm3j
@user-gl1wv6bm3j 2 ай бұрын
Maxaa roob mirdhexe da'ay xaqluhu maali doonaa❤❤ Muxuu magacayagu durbaba muuqan doonaa ❤❤❤❤ Midhka uu siyaad yidhi dirqi muxuu kumeel mari✈️🚁🚁❤❤
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 18 күн бұрын
Allah unaxristo abwaan singub iyo maamo qadro dahir
@Samatarr
@Samatarr Ай бұрын
“ Maxaa roob mir dhexe da’ay , xaqluhu maali doonaa” Nasiib darro caruurteennii ma aynaan barin inay xaqluhu iyaga yahay.
@cazkainafargeeto296
@cazkainafargeeto296 Ай бұрын
Maxaa roob mirdhaxe da ay Xaqluhu maali doonaaa Mirka aw ziyaad yiri Maxow dirqi ku meel mare Abwaan Sangub aun Salax Qaasim cimridheer iyo cafimaad Vs qadro daahir aun😢
@cumarcabdisalaancabdisalaa4974
@cumarcabdisalaancabdisalaa4974 Жыл бұрын
Wwwww al ustaad salax iyo mamo khadro fananiin qaran
@kaderabdi4336
@kaderabdi4336 4 ай бұрын
Erayadii abwaan singub AHN
@xasanmagafe5780
@xasanmagafe5780 Жыл бұрын
Berigaan reer Hargeysa ahaa radio hargeysa waxaa ka qaadi jiray Faadumo Qasim iyo Tubeec lkn tan kaban ka ah baa ka macaan. Maalmo wacan ex Goljano miyaad
@shaaway24
@shaaway24 Жыл бұрын
Ereyada Abwaan Sangub Laxanka & Kabanka Saalax Qaasim
@abdulsadaam7006
@abdulsadaam7006 Жыл бұрын
Kabanka salax caan weyo sxb
@sahrosaleh2268
@sahrosaleh2268 Жыл бұрын
Sax
@dirgaxwanaf6605
@dirgaxwanaf6605 Жыл бұрын
Axyaa hees Alx Abwan sangub ximadi maxay geeriyootey 😢
@SadamiidxasanMaxamed-bn1or
@SadamiidxasanMaxamed-bn1or 5 күн бұрын
18 /7/2024 baan dhagaysanayaa galkacyo baan joogaa
@abdirahmanahmeddacaam2183
@abdirahmanahmeddacaam2183 Жыл бұрын
First one
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Hees xusid mudan alle haw naxariisto Khadra AHN
@mohumedmuse5743
@mohumedmuse5743 Жыл бұрын
Wale waa murti.dhaxal gal ah
@abdikarinadan7063
@abdikarinadan7063 Жыл бұрын
Minguurshuhu muxuu qalad badoobaad qorayaa.
@mohumedmuse5743
@mohumedmuse5743 Жыл бұрын
Midhaha abwankii sameyay ayaa layska Rabaa magaciisa cawa
@abshircarab18
@abshircarab18 Жыл бұрын
Sangub sxb
@abdullahimuhumed5526
@abdullahimuhumed5526 Ай бұрын
Erayada abwaan sangub
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg Жыл бұрын
Heestan waxaan ku maqlay maxamed saleeban tubeec iyo hablaha hobolada waberi
@suganta.dahson
@suganta.dahson Жыл бұрын
Erayada abuwan singub Laxanka iyo kabanka salax qasim heesta wadani logu tala galay dagaalkii 1977
@AhmedHassan-bq9zz
@AhmedHassan-bq9zz Жыл бұрын
Allahayow maya waqti dhumay
@user-py3ig7yi8d
@user-py3ig7yi8d 5 ай бұрын
Maxaa huwantu magansadey😂
@mjjariiban
@mjjariiban Жыл бұрын
TikTok makasoo raacday? Sidaydoo kale
@HasanAli-nj9wq
@HasanAli-nj9wq Жыл бұрын
aad iyo aad saxb waxaad soo xushaa heeso kala kacsan ee Hal codsi aan kaa rabaa inaad soo galizo heesti tubeec cidna eersan maaye oo originally ah
@abdulsadaam7006
@abdulsadaam7006 Жыл бұрын
SXB SOBADI HESAHA AY WADA QADAN KHADRO IYO SALAX QASIM
@badrisheikh
@badrisheikh Жыл бұрын
Xusuus bari samaadkii ilaahow adoo ajooga!!!
@HalisTa..22
@HalisTa..22 Ай бұрын
Maxaa talo marqaati leh Guumaystuhu murjinaya✍ Soomaali ilaahba u maqan🙇‍♂️
@bulaale
@bulaale Жыл бұрын
Sixid Malkada ma aha. Waa MANQADA
@farahmohamed8058
@farahmohamed8058 Жыл бұрын
Waxaan u haystay heestani inuu ku luqeyn jiray tubeec Aun.
@abdisamadwarsame272
@abdisamadwarsame272 Жыл бұрын
Oo wll ereygu miyaanu ahayn ( minguurshe) Mingurshuu muxuu qalad
@bulaale
@bulaale Жыл бұрын
Waa saas. Minguurshuhu muxuu khalad...
@abdisamadwarsame272
@abdisamadwarsame272 Жыл бұрын
@@bulaale wuxu qoray ma guushuhu lkn waa typing error baan filaya. Waxa kale oo uu khalday Mindi cudurka baadhaa Maxay milil helaysa
@sareguudmohaalishiine
@sareguudmohaalishiine Жыл бұрын
Aad baan u xiiseeyaa
@AhmedSaad-lq2bs
@AhmedSaad-lq2bs 10 ай бұрын
I arkaay i maqlaaydani Maxay MAYD dhalaysaa
@alisaid2008
@alisaid2008 Жыл бұрын
Mirihii m.c.sangub laxankii s.qaasim codkii hobolada waabari
@jamalomar6387
@jamalomar6387 Жыл бұрын
Heestan inaad macano ay ka hadlayso inaad fahantaaan baa wcn runtii markii dalku dhisnahaa baa laqaday iyo dagaalkii 77kii
@abdirahmansalad7129
@abdirahmansalad7129 3 күн бұрын
2024 /7/19 inta TICTOCK kasoo aragtay
@cumarislaw
@cumarislaw Жыл бұрын
Faadumo qaasim iyo maxamed saleemaan ayaa ku luqeeya marka ay tahay original ee soo raadiya Sidan waa ka sii macaantahaye
@SalmanOmar931
@SalmanOmar931 5 ай бұрын
sxb hdad aragty fadlan link halkan soo dhig ama wxa ku qoran soo sheeg
@zakagaabshe2228
@zakagaabshe2228 Жыл бұрын
Heestu wa wadani
@MohamethAbdulahi
@MohamethAbdulahi 2 күн бұрын
21 July 2024 Sunday
@abdirahmanwehliye368
@abdirahmanwehliye368 2 ай бұрын
Laxamada qaasim kuwa kle wa ka sooc ilaahey amarkiis
@aryanali6527
@aryanali6527 21 күн бұрын
Heestani imikay taagan tahay ka waran indheer garad
@youngdhegbour8919
@youngdhegbour8919 6 ай бұрын
Shalayna herer baynu ka doodayny inuu gumayste sii hysto Maantana saylac buu inagu hysta nadal baa ku taal muuse iyi waxii wataba lkn somali meelksto ay jogto dagaal baa naga dhaxeeeya amxara wlle
@maaadamm298
@maaadamm298 2 ай бұрын
Doqon baatahay maxaad ugahadliweydey madaxweynehe somaliyela ee jigjigatay. Intaad kahadleyso nin dhulkiisa heshiskubixiyey. Muuse isagaa kataliya ok leh dhulkaa doqonyahow.
@youngdhegbour8919
@youngdhegbour8919 2 ай бұрын
@@maaadamm298 waan naac hanala soo doonane nama garanayside Qorlkyga akhri oo dhaaf uun Dulinimada kaa muuqata waa ta ku odhanaysa nin baa dhul uu leeyay bixiye
@yooniscaliafrax2251
@yooniscaliafrax2251 28 күн бұрын
😢😢😢😢😢
@Ahmedmustafa329
@Ahmedmustafa329 Жыл бұрын
Heeskan waxan raadiyba wan helay
@muhanadmahad2883
@muhanadmahad2883 Жыл бұрын
Mahanadi mahad
@MohamedHassan-cd5fu
@MohamedHassan-cd5fu Ай бұрын
Wayowayo
@nourhassan1524
@nourhassan1524 Жыл бұрын
🎻
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 6 ай бұрын
WaayahEyga waa inEy lEE ttt ii wanagsanadaano wacnaadan ayamaba ayaamo lajoogo yartayarta akhiroooy taba qiimobadanEey qutaas malah loo howloido ma ahoo lakiin Runrun saxsax tartayarta gabadha
@axmeddhaqanedahiye7821
@axmeddhaqanedahiye7821 10 ай бұрын
Axmeddhaqanedahiye
@SunameSumane-cv5bh
@SunameSumane-cv5bh 6 ай бұрын
Asa
@asadxasan8538
@asadxasan8538 Жыл бұрын
Alah yacizak
@kulmiyemotivations9791
@kulmiyemotivations9791 Жыл бұрын
Hessta erayadeeda sax miyaa?
@kaderabdi4336
@kaderabdi4336 4 ай бұрын
Haa Abwaan singub AHN
@SalmanOmar931
@SalmanOmar931 26 күн бұрын
Af somaaliga miyaada aqoonin
@user-ck3zl5dm4i
@user-ck3zl5dm4i 7 ай бұрын
Ss
@hakeem2297
@hakeem2297 3 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂 maxaa been ku heestaan Ka hadheen aduunayada
Khadra Daahir Cige 🔥Iyo Heesta "ALLAY BADAY JACAYLKEE"
13:08
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 756 М.
Saalax Qaasim Iyo Hibo Nuura 🔥Iyo Heesta "QALANJO"
8:58
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 181 М.
Despicable Me Fart Blaster
00:51
_vector_
Рет қаралды 23 МЛН
Beautiful gymnastics 😍☺️
00:15
Lexa_Merin
Рет қаралды 14 МЛН
Зачем он туда залез?
00:25
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 3,1 МЛН
saalax Qaasim & Khadra Daahir
10:57
Hassan Hassan
Рет қаралды 158 М.
Hadii samir wax lagu helo SAALAX QAASIM IYO KHADRO DAAHIR
12:14
𝕊𝕠𝕞𝕒𝕝𝕚 𝕓𝕠𝕪 𝕝𝕪𝕣𝕚𝕔𝕤
Рет қаралды 273 М.
HEESTII INDHA DEERALEEY LYRICS  BY HUSEIN Y TARABI
9:57
WIIL JALAQSAN
Рет қаралды 22 М.
Saalax Qaasim & Khadra Daahir (danta iyo jacayl)
10:50
B Migil
Рет қаралды 282 М.
Xasan adan samatar iyo saado cali warsame (AUN
9:48
Xasan Cali
Рет қаралды 55 М.
Maxamed Saleeban Tubeec Iyo Khadra Daahir Cige 🔥 Iyo Heesta "DIFAAC QARAN"
10:16
Axmed Yaasin Digfeer |Heestii Digfeer |
9:57
Hassan Adde
Рет қаралды 259 М.
HEESTII IXTIRAAM LYRICS| |XABIIBA XASAN TOOXOW
10:17
Gofadhe Lyrics
Рет қаралды 886 М.
Bacho Ne Ye Kar Liya 😱🥲
0:13
Sunnyy Rawal
Рет қаралды 22 МЛН
When an RV meets a zombie outside #rv
0:21
campingWorld
Рет қаралды 13 МЛН
Толстый солдат всем отомстил #shorts
1:00
He understood the assignment 💯 slide with caution x2
0:20
Carlwinz_Official
Рет қаралды 19 МЛН