*Khadra Daahir Cige Ahun I Isha Sacabka Mari | With Lyrics Click CC

  Рет қаралды 898,872

Caweyska Dalmar

Caweyska Dalmar

14 жыл бұрын

#caweyskadalmar
Recorded from Somali TV Mogadishu- late 1990

Пікірлер: 552
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 жыл бұрын
Lyrics Click CC | Hadaad rabto Lyrics Click CC
@nabadraadshe
@nabadraadshe 6 жыл бұрын
Caweyska Dalmar Walaal Af-fur iyo damaashaad wanaagsan.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 жыл бұрын
nabadraadshe walaal Ciid Wanaagsan adiga iyo familiga
@ibrahimabukar2334
@ibrahimabukar2334 6 жыл бұрын
Caweyska Dalmar
@mohamedmuhidinhassan3712
@mohamedmuhidinhassan3712 3 жыл бұрын
Hesihi maxamed moge
@mohamedadem4053
@mohamedadem4053 6 ай бұрын
Asc Sidee usamayseeen in heesta galisaan CC caption oo automatically usoo qorto meelahaa kale ee somalida kuma arage Intaaa noo faaidee
@muxammadjunbul8729
@muxammadjunbul8729 8 жыл бұрын
walaalayaal waan idiin digayaa ee i ajiiba walahay lafihiina naarta maxamili karaan ee aynu iska dayno heesaha qalbigana cuduro badan bay kuridaan saasa laxaqiijiyay waa cuduro khatar ah
@sakarienoor472
@sakarienoor472 7 жыл бұрын
qofka cudurka qabaa waa qofka aanay saamayn Muusigga macaan, codka iyo laxanku. Heesuhu qalbiga way qooyaan ee ma qalajiyaan.
@asmahamoud9902
@asmahamoud9902 7 жыл бұрын
Muxammad Junbul waa runta wlhi llaahay ha iga masaxo wan ka ducstaye marksate
@anisawarsame8122
@anisawarsame8122 7 жыл бұрын
Oo maxaad ka soo doontay meesha lol
@fadumalaki8062
@fadumalaki8062 7 жыл бұрын
Jazak'Allahu Khayran Wajazaaaka Walaaalo
@hahababa9736
@hahababa9736 7 жыл бұрын
haa
@roumanH7889
@roumanH7889 Ай бұрын
Oubax baan sida kula soo orde made iga aqbali.😢 Mashallah qurux, cod mcn iyo daganan bay isku darsatay❤❤❤. Alle haa unaharisto Khadra Dahir 🤲
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Ай бұрын
Aamin
@MudugboyMB
@MudugboyMB 7 жыл бұрын
Heestu waxay soo baxday markii ugu horeysey 1976 may Erayadii Aun Yamyam iyo Laxankii Aun Gacayte Videoga xila la duubay ma sheegi karo Dadkoo ururayoo Isu tagey dhammaan Ma ogaan karaan Moyee isaga Yaa way haa uga warrama Aramidu inay Eel dheer taqaan Hadba waxaan arkaa Anoo ay cidla ah Eeri dhaban sidiii Kuu ololayee Ubax baan sidaa kuula soo ordee Maad iga aqbali? Eedaad kalgacal Adaa igu unkaye Dhibtan mawga bixin? Naftan naftan ku oggolee kuu abaajidee kuu abaydintaa ee Kugu indha la' Usha maad u qaban? Ifo faalo iyo Sahan aragti dheer Sida awliyaan Ku oddorosayaa Yaa ilo biyo leh Ku agmeerayoo Oonku ka baaba'ayn Garta odayada La i soo dhigaa Arji iyo aqoon Afti kaa baxshee Yay ku dhicin ilmadu Dhir abaarsatee Isha sacabka mari Eedaad kalgacal adaa Igu unkaye Dhibtan mawga bixi ? Naftan naftan ku oggolee kuu abaajidee Kuu abaydintaa ee kugu indha la' Usha maad u qaban? Caweyska Dalmar aad ayaad u mahadsantay Heetan oo video ah in mudda ah ayaan doonaye inaan daawado Waxaan hayey maqaal original ah
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 7 жыл бұрын
+Mudugboy muddane waad ku mahadsantahay lyrics
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 7 жыл бұрын
+Mudugboy sxb waxaan ka duubay October 1990 Mogadishu Somali national tv marnaa fasax ku tagey. Cajal badan ka duubay laakin Saudi Arabia ayaan kaga imid
@MudugboyMB
@MudugboyMB 7 жыл бұрын
Caweyska Dalma maashaa allaah ilaahay ha ku xafdo suugaan badan baad kaydisay oo xafiday run ahaantii hawshan aad qabatay waa mid dhaxal ah oo jiilal dambe anfici doonta. Bal qiyaas wixii murti iyo riwaayado la dhigi jiray oo abwaaniintu maal ,maskax iyo wakhtiba u huri jireen haddii sidaan oo kale loo wada xafidi lahaa.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 7 жыл бұрын
Mudugboy walaal adiga murtada hayso ayaan la soo koobi Karin,marka qof waydii hees anaan hayn channel kaaga ayaan u tilmaame. Takale waxaad wakhti badan kugu qaata waa lyrics. Dhalinyarada qurbaha ku dhashay ama ku koray intaas waxay weydiyaan lyrics. Anigu run ahaante wakhti uma hayo full time shaqo, xaas 5 caruur iyo KZbin wakhtiba ma hadhin. Heestan KZbin baa sidaas soo dhigtay waxay ahayd markaan upload garayey caadi. Waxaan ka soo wareejiyey cajalad VHS original ahaa oo ah PAL system heestan iyo ku kale. Marlabaad baan soo galiyey. I may upload again from original pal cassette. Thanks
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 7 жыл бұрын
Mudugboy waa tan naqal ka fiican kan kzbin.info/www/bejne/b16mdWmefpqIoNU
@jamaalguure7717
@jamaalguure7717 4 жыл бұрын
2020 ya iladawanaya 🙋🏽‍♂️🙋🏽‍♂️
@abdigacayte9
@abdigacayte9 2 жыл бұрын
Anaa kuu sheegaaya alah ha u naxariisto labadoodaba Abwaanka iyo laxamiistaha Axmed Gaceyte iyo Abwaankii kasoo jeeda ciiida cas YAMYAM
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Talow maxay tahay "Ciida Cas"???
@villasomalia3991
@villasomalia3991 7 жыл бұрын
1975 Ayaaa laqaaaday waxana sameyaay Abwaan AUN Yamyam 1989 markle ayaay dib uqaaaday tvga qaranka ayaay kaqaaday markaan dambe madaama 1980 melaaahas la furay tvga lkn heesta Radio muqdisho ayaay toos oga qaaday 1975
@abdigacayte9
@abdigacayte9 3 жыл бұрын
Wuxuu ugu dhiibey kasoor horjeedkii Hudheelkii la odhan jirey Wardheer ee u dhawaa Fooqa dabka Taariikhduna waxay ahayad 1967 ana markaa waxaan ku jire Kuleejo Feeraro oo ku taaley Xamar jajab
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 3 жыл бұрын
1967 miyey heesaysa, miyaaney ku jirin dugsiga biyo dhaxay dhexe?
@mohamedyare1917
@mohamedyare1917 2 жыл бұрын
@@caweyskadalmar mayee wayku jirtay Aan maqlay wllo ilaa waxay fanka gashay 1974ki
@1972543
@1972543 Жыл бұрын
Auguebly one of the best songs ever sung by a Somali artist …ever .May Allah grant you Rahma and Jannat
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@sidowadem2233
@sidowadem2233 8 жыл бұрын
"dadkoo ururayoo isu tagay dhammaan ma ogaan karaan mooyee isaga yaa uga warrama aramidu inay eel reeb taqaan".........micnuhu waa.. (aramidu waa sunta masaska gaar ahaan tan abeesada ee kugu soo kacda sanado ka dib)... jacaylkaa ayay ku misaalaysaa sunta abeesada ee dib kaaga soo kacda waxaan u malaynayaa laxanka inuu leeyahay Axmed Gacayte allaha u naxariisto. waa mid ka mid ah heesaha aan ugu jeclahay heesaha soomaalida.
@salamelmi4877
@salamelmi4877 7 жыл бұрын
runtii aad ayaan u xasuustaa maalintaa waayo habi new year waxaan joogay xamar ka bacdina waan dhoofay ingiriiska waxaa laga joogaa 27 sano cajiib waayo waayo
@sidowadem2233
@sidowadem2233 7 жыл бұрын
Dadkoo Ururayoo isu tagay dhammaan Ma ogaan karaan mooyee isaga yaa uga warrama aramidu inay Eel reeb taqaan. Hadba waxaan arkaa Anoo ay cidla ah Eridhaban sidii kuu Ololayee Ubax baan sidaa kuula soo ordee maad iga aqbali Eedaad kalgacal Adaa igu unkaye Dhibta ma u urbixin Naftan ku ogolee Kuu abaajidee kuu abaydinka ah ee kugu indha la" Usha maad u qaban 2 Ifafaalo iyo Saad aragti dheer Sida awliyaan ku oddorosayaa yaa ilo biyo leh ku ag meerayoon oonku uga ba'ayn garta odayadaa la ijooday baan xasuus iyo aqool afti kaa baxshee yay ku dhicin ilmadu dhir abaarsatee isha sacabka mari Eedaad kalgacal Adaa igu ugbaye Dhibta ma u urbixin Naftan ku ogolee Kuu abaajidee Kuu abaydinka ah Ee kugu indha la' Usha maad u qaban. sxb inaan bogga 2aad qaar qalday ayaa laga yaabaa oo af Soomaali waaweyn ayaa ku jira lol kolley inta iga badisa ayaa i sixi doonta
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 7 жыл бұрын
+Sidow Adem mahadsanid wll erayada heesta aad halkan ku qoray.
@sidowadem2233
@sidowadem2233 7 жыл бұрын
Caweyska Dalmar adaa mudan sxb waa kaaga mahad celinayaa heesahaan qaaliga ah ee aad naga haqab tirtay
@sidowadem2233
@sidowadem2233 7 жыл бұрын
Caweyska Dalmar waaaw mahad badan sxb waa dhaxal kayd ah oo aad noo haysay ee halkaa ka wad hawsha wacan .
@abdigacayte9
@abdigacayte9 3 жыл бұрын
Wuxu ahaa Abwaan Qaaliya lakiin wuxuu hoos u dhacay dagaalkii ka dhacay hargeysa iyo Burco oo uu noqday nin qabiil oo laga adkaaday kana soo degey hargeysa isaga oo isasoo dhiibey ilaahay ha u naxariister Waxana u jawaabey Abwaankii weynaa ee ibraahin gadhle alah ha u naxariistee
@abdigacayte9
@abdigacayte9 3 жыл бұрын
Wuxuu doondootay Abwaan ka Qaalisan oo ah ibraahin gadhle alah ha u naxariistee oo heesaha uu sameeyeu ayka mid yihiin Anigaba wakhtiga Qaar sida wali siraata Warka layga guri jirey Walaalkey wuxuu odhan jirey Abwaanadu kala Qaalisan Xooluhuna kala Qaalisan Fanaaniituna kala Qaalisan Haybadana alah ayaa Bixiya
@dhirdheer7920
@dhirdheer7920 7 жыл бұрын
Allah yacizak yaa mama qadra ilahow cimrigaga dheerey iyo cibaadi suuban... Alla maxay waayo ixasuusisay
@abdirizakmohamudyusuf6571
@abdirizakmohamudyusuf6571 4 жыл бұрын
Heesaha tan baan ugu jeclahay; Khadra Daahir allow cimriga u dheeree.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamin
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 4 жыл бұрын
Aamin
@ismailalihasan9519
@ismailalihasan9519 4 жыл бұрын
@@caweyskadalmar aamin
@abdigacayte9
@abdigacayte9 2 жыл бұрын
Anigu markaan yaraa Fanaaniinta waaweyn saxiib ayan la ahaa Sahra iyo Aamina cabdiliaahi xirsi waxaan weydiin jirey Heestaa yaa iska leh laxanka yaa lahaa Waxay ii sheegi jireen aniga waxaan jeclaa inaan taariikh kareebo waan idiin salaamey
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Imisaad jirtaa?
@ghboy2914
@ghboy2914 9 жыл бұрын
wariyaashii barigaa xataa sida kuwaan uma waalneyn wariyadu waa mid dagan.
@africanmedia4281
@africanmedia4281 4 жыл бұрын
GH boy waa ay daganaayeen ( xaaraan ma jirin dadku nadiif bay ahaayeen).
@pharthuzdiamond8476
@pharthuzdiamond8476 3 жыл бұрын
Lkin xisaabta kudar kuwa hada sidaas iskuma qaawiiyaan oo ayagoo madaxa banaanyhy masoo fariistaan
@qalbiwaxjecek4297
@qalbiwaxjecek4297 7 жыл бұрын
1989 runtii waxa soo xasuustey waqti ina dhafey oo aan u heysto xiligi dahabiga ahaa ee aan noola. xamaree xaal qaado❤👈
@barkhadbulshaawi5846
@barkhadbulshaawi5846 6 жыл бұрын
Qalbi Wax jecek kk
@MrShaafici1000
@MrShaafici1000 12 жыл бұрын
cajiib sida somalidu isugu raacsantahay in qadro tahay fanaanada ugu codka macaan hadeey isugu raacsanaan laheed midnimada wadankooda waxeey noqon lahaayeen hal qaran oo sharaf leh.
@subayrabdirahmanahmed2439
@subayrabdirahmanahmed2439 8 ай бұрын
war waxani hees waa dhaaftay walee waaba jawi caadiya. ilaahow abwaanka iyo faanaanada u naxariiso.
@fartunfm-of7ng
@fartunfm-of7ng Жыл бұрын
Allaha u wada naxariisto Erayadii abwaan maxamed hersi yam yam iyo fananadii codka macaaneed khadro dahir cige alla yarxama
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@alimohamed9107
@alimohamed9107 2 жыл бұрын
Look at those days where somali was a greatest African countries in the continent God bless my loving country again make greater again
@fadkabari8554
@fadkabari8554 2 жыл бұрын
Not for us in Somaliland. NOPE 😏
@abdiwahabhusseinhudhusseinhud
@abdiwahabhusseinhudhusseinhud Жыл бұрын
​@@fadkabari8554doqon.
@khadar89
@khadar89 5 жыл бұрын
2019 yaa ila daawanaya
@sadikjama5195
@sadikjama5195 6 жыл бұрын
Nice song dad waa dadki hore fanka somaliyeed waqtigaan ayuu taya lahaa
@omaryonis4871
@omaryonis4871 6 жыл бұрын
Wow oh waa markay somalidu cafimaadka qabtay iyo berisamaad.. legend khadra dahir
@kaafi0000
@kaafi0000 13 жыл бұрын
waaaaaaaaaaaaaaw wax bada ayaan raadiyay heestaan khadra daahir cige cod ayey haaysaa run ahaantii aniga waxaan u aqoonsanahay in eey tahay fanaanada ugu cod fiican dumar heeso ee soomaaliya
@khaalidmaxed4392
@khaalidmaxed4392 2 жыл бұрын
Xalay 9: 50 minutes Ayay ku geeriyootoy Maama Khadra daahir cige Hargeisa😭 2 / 7 / 2022 Habeen madaw buu Ahaa Ee Alle haw naxariisto maamo khadra.😭🤲
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Aamin
@mohamedwasuge8709
@mohamedwasuge8709 6 жыл бұрын
Alle dadkaan waa somalida fanka iyo fanaaniintaba u haystay berisamaadki ilaa maanta, ilmo shekh isxaaq
@kalidmarz9721
@kalidmarz9721 6 жыл бұрын
2018 hadaa dawaneyso like isaar🇸🇴
@seryu8204
@seryu8204 9 ай бұрын
Waa xasuur igu dheer 1973 kii waxaan dhameystey dugsiga dhexe waxaan u wareegey dugsiga sare ee amud mansha alaah
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 9 ай бұрын
Wakhti hore Waxaan ku jiray fasalka 4aad Biyo Dhacay Hoose Hargeysa, Wakhtigaas bay Ahun Khadra ku jirta Biyo Dhacay Sare oo ahaa Dugsi dhexe ka dib gabdhaha oo dhan baa loo wareejiyey Shacab Girls. Waxaan umayln fasal ama laba iga sareeysay. Idaacadana way ku xigtay labada iskuul.
@abdiadan4837
@abdiadan4837 3 ай бұрын
Allah u naharito amin
@muhanadahmed7341
@muhanadahmed7341 5 жыл бұрын
2019 waayo waayo waqtigu wa hilaac ordayaaa heestaas noloshyda tariikh bey ku ledahay
@eye2eyeerigavo777
@eye2eyeerigavo777 5 жыл бұрын
Abwaan YAMYAM with KHADRA's golden voice... what a wailing and a lovely words made.... Alla Yarxam Maxamed xirsi YAMYAM😱.. To me it shows a good sense of SOMALISM PRIDE ONCE mended together but destroyed by JAAHILS WITH AN EMPTY DESIRE OF NARCISSISM...
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Aamin
@foziali8493
@foziali8493 2 жыл бұрын
Well said sxb
@yaabegalab1414
@yaabegalab1414 7 жыл бұрын
heestan waa qiso dhab ah fanaanad qaali ah ayaana ku luqaysay long life kd
@muxammadjunbul8729
@muxammadjunbul8729 8 жыл бұрын
qof walboo aan katobbadkeenin oo saa ajashii alle ugu timaado khatar wayn baan uga baqaynaa iyo cadaab xanuun badan inta qabrigiisa uu kujirana cid walboo dhagaysata heso dunida uga tagay danbi baa usocda
@fursohussein2421
@fursohussein2421 8 жыл бұрын
adigu ma janad haysa mise camalka ka roganayesa maxa ka soo radisay hada uga bawaysa camalked khatar sxb qof walba wuxu shaqeysta bu helay adigu dada raac
@Tk-nr7nm
@Tk-nr7nm 6 жыл бұрын
Waa heestii ugu macaaneed oo daawado Viiva fanaaniinta hore 👁️😍😍😍😍☺️
@cabdigalayr1073
@cabdigalayr1073 6 жыл бұрын
faananad sare masha alah hooyadii jecelka Khadra daahir aabihii jecelkNa wuxuu ah Cumar dhuule cali
@abdigacayte9
@abdigacayte9 2 жыл бұрын
Bal inta Nool waxka weydiiya oo waxayku heesayaan xagey katimid iyo xagey u jeedaa Heestan aadka loo jecelyahay iyo laxankii iyo codkii oo israacay iyo Abwaanku u jeedadiisa Heesta wey Hirgashay
@ahmedhillaac8017
@ahmedhillaac8017 4 жыл бұрын
Heestan wxn xasuustaa 2012-dii annagoo joogno magaalada godey baadiyaheeda oo beero noo abuuranyihiin ayaa wxaa Xifdisnaa nin aynu isla shaqayn jirnay isaga ayaa noo qaad qaadi jiray Maanta oon Xamar joogana ayadii oo Muuqaal ah ayaan daawanayaa wllee adduunyo waa mar oo haddana mood Gobonkmo
@abdirahimhassanmohamed3678
@abdirahimhassanmohamed3678 4 жыл бұрын
😭😭😭😭
@ahmedhillaac8017
@ahmedhillaac8017 4 жыл бұрын
@@abdirahimhassanmohamed3678 🙄🙄🙄
@hachine8051
@hachine8051 10 жыл бұрын
khadra daahir runtii waa fanaanad sare . intaan maqlay heesa khadra waa heesta ugu macaan oo aanan ka xiiso dhicin
@sanweyne100
@sanweyne100 11 жыл бұрын
Waa erayadii abwaan Cabdulqaadir Xirsi Yamyam.. Hotel ka waa moon star hotel waana habeenkii sanadka cusbaa.. Waan joogey habeenkaas.
@abdallafurin465
@abdallafurin465 6 жыл бұрын
Ax ax xasuus dheer oo 29 kasoo wareegata cawa glay waxeey aheeyd habeen axad ah sanadkii1989 habeen tagay Soma laabto qofkii habenka dhashay waa sodon jir ku dhowaad
@somalidhabah1485
@somalidhabah1485 5 жыл бұрын
Habeenkaas waan daawanayay waxaaana ahaa 12jir waaana sanadkii cusbaa 1989 kowdiisii lkn habeenkaas inay axad ahayd ma garanayo wlhi waaaa xasuus 😭😭
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 5 жыл бұрын
Ma joogan Xamar lakin videogan August 1990 ayaan ka duubay Somali National tv. Mar aan fasax Ku tagey
@adanadan6167
@adanadan6167 4 жыл бұрын
Hargeisa way olalaysay xamarna laydh bay qaadnaysay walee dib baana loogu noqon khaladkaaso kale wlee
@ahmedfarrah8769
@ahmedfarrah8769 6 жыл бұрын
Midabki saxda aha ee somalida Maantana mid walba cali beestaan bay u egthy 1/8/2018 💕
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 жыл бұрын
Ahmed Faarah kkkk
@niyaaladem
@niyaaladem 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk si xun ayaan u qoslay waaahi
@saidabdulla9947
@saidabdulla9947 4 жыл бұрын
Cali beesteen waad iga qoslisay
@AnfacD
@AnfacD 11 жыл бұрын
waa hotel Curuba barqad Masha Allah soomaliya ay na xasuusineysaa heestan Allahayow ku soo celi soomaaliye nabad waarta cadowga nagu dhexjirana Allahayow naga bixi AMIIN Thank You dalmar46
@abdikarimsalah936
@abdikarimsalah936 5 жыл бұрын
eedaday khadra daahir ilaahay haku xafido yaykudhicin ilmadu il abaarsatee isha sacabka mari jacaylbaa igalayba kkk
@mohamedIbrahim-gy1gf
@mohamedIbrahim-gy1gf Жыл бұрын
Maanta oo kle ayey dhimatay alle ha unaxariisto
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@yusufahmed8991
@yusufahmed8991 2 жыл бұрын
Allah u naxariisto Khadra Daahir oo aan runtii heesaheeda iyo fankeeduba ku soo koray. ilahay qabrigeeda ha u waasiciyo. hada ayaan maqlay in la xaqiijiyay geerideeda.
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Aamin
@ahmedosman5802
@ahmedosman5802 3 ай бұрын
Abwaanka ay erayadani qalbigiisa ka soo maaxdeen ee sameeyay heestan farshaxanimadu ka muuqato Sanadii 2005 ayaaa maraykanka gaadhi ku jiidhay c/qaadir hersi yamyan
@sanweyne100
@sanweyne100 13 жыл бұрын
Erayadii C/qaadir xirsi yam yam iyo laxankii Saalax qaasin goobtana waa hotel moon star ee uu lahaa cabdi xoosh. viva khadra..we all love u khadra.
@azizderia5698
@azizderia5698 2 жыл бұрын
Laxanku waa Axmed Gacayte
@sanweyne100
@sanweyne100 2 жыл бұрын
@@azizderia5698 Thanks sxb Mar dambe baan ogaadey
@mohamedyare1917
@mohamedyare1917 2 жыл бұрын
ahmed bisinka waalo commentskaaga hore waxuu ahaa 10years oo markaa mobilka waaweynba maana Aqaanay kkkkkk malaa waa markuu yotubku cusbaa
@heyg8163
@heyg8163 2 жыл бұрын
Ereyadu waa yam yam laxanku waa axmed gacayte yuusuf
@cadarus75
@cadarus75 6 жыл бұрын
I WAS AGE OF 14 WHEN THIS SONG WROTE PRODUCER Mr YAM YAM ILLAAHAY HA UNAXARIISTEE KUNA HEESTAT EEDADAY DIZ TUNE IS ONE OF MY FAVOURITES .
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 6 жыл бұрын
Aamin
@ameenmahir8206
@ameenmahir8206 9 жыл бұрын
Yay ilmadubku dhul abaastee Isha sacabka mari Oof calky wxaa saaa hees La yidhaahdaaa
@hafidproduction4279
@hafidproduction4279 6 жыл бұрын
After 40 years 2018ka still best song ever...
@abdigacayte9
@abdigacayte9 2 жыл бұрын
Abwaanu wuxuu ahaa inuu dhexda istaago somali
@zuberahmed5146
@zuberahmed5146 11 ай бұрын
At that time, Somalia was powerful, beautiful, and peaceful:
@MohamedMohamed-cw3ud
@MohamedMohamed-cw3ud 7 жыл бұрын
The new year of 1989 still remember ... feel like yesterday
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 7 жыл бұрын
Mohamed Mohamed I recorded August 1990 from Somali TV.
@sucdidagan7381
@sucdidagan7381 7 жыл бұрын
ilahay cimrigaaga hakuu barakeeyo if u still remember like yesterday
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 7 жыл бұрын
Sucdi dagan amiin. Thanks
@musemuse8734
@musemuse8734 7 жыл бұрын
Mohamed Mohamed xamar saan may hablaha u labisan jireen 1989 caadi ma aheen Somalidii hore
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 7 жыл бұрын
Muse Muse waa runtaa aniguba waxaan ahay generation kii dhashay marka xornimadda la hantiyey. Good old days.
@Sharmarkelove
@Sharmarkelove 12 жыл бұрын
Fanaanada qaran Khadro Gobdeeq heestana waxaa alifay alle u naxariistee Abdulkadir Hersi Yamyam waxeyna ku qaadeysaaa Hotel Jubba berisamaadkii walaal sidaas ula soco
@IsmailIsmail-on3pb
@IsmailIsmail-on3pb 6 жыл бұрын
osman sharmaake Codka na waxaa saaray Axmed Gacayte ahu
@nuuneosman6378
@nuuneosman6378 2 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto maanta ayey dhimatay maama khadra dahir cige 3/7/2022
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Aamin
@Sharmarkelove
@Sharmarkelove 12 жыл бұрын
Khadro Dahir Cige Fanaanad sarre weeye heestana waxaa iska leh oo alifay Alle ha u naxariisteee Abdulkadir Hersi Yamyam ee sidaas ula soco.
@fahimafahima9268
@fahimafahima9268 10 жыл бұрын
I feel sorry In nalaga jajabiyey dhalinyaradena an kuraaxeysan wadankena iyo did you uqurux bedna I pray inshallah will come back how used to be ,, or better than was before
@hamzejirde2199
@hamzejirde2199 9 жыл бұрын
Nice song
@farhiaabdi4902
@farhiaabdi4902 4 жыл бұрын
Rvxv CCZ
@wiilogaden7797
@wiilogaden7797 6 жыл бұрын
Heesran gabadh aan jeclaa uqadi jiray 2014 xasuus wlhi caawa aa dhagaysanayaa 20 -9-2017😢😢
@gudoomiyahagudidailaalinta9265
@gudoomiyahagudidailaalinta9265 6 жыл бұрын
wiil ogaden wll izka guurzoH 😂😂
@sihaamali
@sihaamali 13 жыл бұрын
oh my God wadankeena tv ayuulahaan jirey mshaa allaah ilahoow wadankeena nabadnagu celi look how beautiful looks i miss my motherland
@rashiidsulub1235
@rashiidsulub1235 3 жыл бұрын
Abwaan Yamyam Aun iyo khadra daahir Ahmed gaceyte laxanka wey iska jreen dadka noocaasi ahi waxay wax ku qaban jireen ixtiraam dadaal iyo wado shaqeyn kuwaasina wa kuwa laga dhaxley wanaagan at wax ku samayn jireen
@abdigacayte9
@abdigacayte9 3 жыл бұрын
Wixii doonaya iney waxkao ogaandaan ay ilasoo xidhiidhi karaan waanan ka caawin karaa Hoyga Funka ee Soomaaliyeed ee fanaaniinta Soomaaliyeed
@xaqudirir3712
@xaqudirir3712 11 жыл бұрын
I love old Singers Wixii Nool Waxaan Idiin Rajaynayaa Long lIFE and Happiness
@abdigacayte9
@abdigacayte9 2 жыл бұрын
Heestaana Waxaa loo sameeyey gabadh madax aheyd
@oordiinauush4940
@oordiinauush4940 3 жыл бұрын
Hestaan.waxaa igu horeysay aan.dhagetso 2011 wlhi wan xasustaa aadna.waan ujclaa hadana 2021 waan dhageysanaa markale best song
@abdifatahhirsidheere1391
@abdifatahhirsidheere1391 4 жыл бұрын
Heestan aad ban ujeclahay dhegeysigeda kama dalo Wxan dhegeysanayah xili wadanki uu ka jiro covid 19 wxbarashadadi goobihi shaqadu wada xiran yhin 2020 june haben arbaco ah Like isaar plz
@abdurahamninjira1288
@abdurahamninjira1288 8 жыл бұрын
alle haw naxariisto mu alifkii waynaa ee abwaan abdiqaadir xirsi yam yam godka lagu janee abwaan qaaliya ayuu ahaa
@HIDDAHAOFFICIAL4220
@HIDDAHAOFFICIAL4220 6 жыл бұрын
Heeskan waxan dawanaya 24 oct 2017 heeskani wuxu dib i xasuusinaya yarantaydi iyo wakhti horre Geela xusuus aya lagu xero geeya.
@abdimuse5591
@abdimuse5591 10 жыл бұрын
Waaya waayo iyo Xusuus bay i gelinaysaa. !!!.Thanks dalmar.
@linatakar6429
@linatakar6429 7 жыл бұрын
2017 ya ila dawanaya heeskan like ku qabo
@abdigacayte9
@abdigacayte9 2 жыл бұрын
Mdugboy waa Salaan Qaalya
@yahyaabdi477
@yahyaabdi477 12 жыл бұрын
my favorite somali singer of all time Khadro dahir
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue 4 жыл бұрын
Khadra daahir waa fanaanada aan heeseheeda laga xiisa goynkarin
@user-wf3vt3op1q
@user-wf3vt3op1q Ай бұрын
Alah how naxariisto inadeertay khadra dahir
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Ай бұрын
Aamin
@abdin5035
@abdin5035 5 жыл бұрын
2019-2-9 Yaa ila daawanya 👊🏽🤙
@yaxyewiilqaran6100
@yaxyewiilqaran6100 2 жыл бұрын
khadro dahir hestaan waxaa so dhaweysey gabar la dhaho muna xidigta oo saankii hore dhimadey allow u naxriso
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Aamin
@HamzaWarsame
@HamzaWarsame 14 жыл бұрын
yaa salaam khadra dahir manshallah aad ayaad u cod macantahay
@Urur-Yare
@Urur-Yare 7 жыл бұрын
yaa salaaaaam
@ahmednucman4333
@ahmednucman4333 4 жыл бұрын
Hello aftar 10 years ma noshahay wllo marka comatigan qoreysay 9 jira ahay hadana 19 jir ba ahay markasna yutub ma jiray 😂😂😂😂
@HamzaWarsame
@HamzaWarsame 4 жыл бұрын
Ahmed nucman Haa walaal inteyna somali youtubenku walan ayeey ahayd walina waa dhageysta heesihi hore
@ahmednucman4333
@ahmednucman4333 4 жыл бұрын
@@HamzaWarsame M. A Aad iyo Aad walal waqtiga comatigan bixisay 10 sano dhana kaso waregtay Cimriga ilahey haku dhereyo walal
@HamzaWarsame
@HamzaWarsame 4 жыл бұрын
Ahmed Nucman amin walaal mahadsanid kuligenba
@hamdimohamud8830
@hamdimohamud8830 6 жыл бұрын
MY FAVOUTE ONE FROM KHADRA DAAHIR CIGE! INSHA SACABKA MARI 2018
@mrshoombeshoombe9327
@mrshoombeshoombe9327 4 жыл бұрын
Yaa salaam yasalam khadara daahir dadkoo ururayoo waxas saa heesa wan ka dambeeyaa...........................
@sahrafarah118
@sahrafarah118 2 жыл бұрын
Still the best somali love song ever, great song
@mahadmo17gmali82
@mahadmo17gmali82 3 жыл бұрын
Heestaan waa hees aad u cajiib ah khadra daahir allow kuu naxariiso
@mustaphesool4429
@mustaphesool4429 8 жыл бұрын
khadra daahir cige allah cimriga ha kuudhereeyo caafimad kuwaar aamiin aamiin aamiin walee waa fanaanad laykuraacay
@mohedizze7641
@mohedizze7641 6 жыл бұрын
17:07 pm 24/6/2018 heestan weligeed gaboobi mayso khadra daahir ifka farxad akhrina janno
@jamaalaxmed8536
@jamaalaxmed8536 5 жыл бұрын
axmed
@ismailalihasan9519
@ismailalihasan9519 4 жыл бұрын
Aamin yaa allah
@ismacilissack3661
@ismacilissack3661 Жыл бұрын
Aduunyo Allah uu naxriisto khadra daahir cige waa fananad aan jacela🥲🥲
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@nadiifohassan
@nadiifohassan Жыл бұрын
Dad waa dadkiihore hadalna waa intuu yiri
@namiin3034
@namiin3034 8 жыл бұрын
Khadra daahir cige singing to Muse biixi 2016 brought me here kkkkkk wow what a song.
@VivaWNP143
@VivaWNP143 8 жыл бұрын
me 2 walahi
@namiin3034
@namiin3034 8 жыл бұрын
+sidiiq faysal kkkkk
@maxamed7258
@maxamed7258 8 жыл бұрын
Me 3
@sultanilmi2480
@sultanilmi2480 7 жыл бұрын
mnsh llh khadra guuuuuuuuuuuuuuuuuul
@AdnanAli-kc7xb
@AdnanAli-kc7xb 6 жыл бұрын
Mamo khadra dahir egah full xushmad 🙏🏿🙏🏿👏👏
@nooralhodaa4468
@nooralhodaa4468 2 жыл бұрын
Ilaahay hau naxariisto qabrigana h au waasiciyo khadra iyo intii islamka ah
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar 2 жыл бұрын
Amin
@adamgarad8392
@adamgarad8392 7 жыл бұрын
it brings back fond memories of my childhood...
@filzancisman5882
@filzancisman5882 5 жыл бұрын
Man shallah mamo khadra
@solohajiibrahim8496
@solohajiibrahim8496 5 жыл бұрын
A true song bird
@kudaare
@kudaare 14 жыл бұрын
YAA UGA WARAMA ARAMIDU INAY MEEL DHEER TAQAAN WA ERAYO MIISAMAN WAAD MAHADSANTAHAY DALMAR SXB
@liibaanabdi77
@liibaanabdi77 5 жыл бұрын
Waayo waayo. Iyo sanadihii wacnaa beri samaadkii.
@alisacuudi983
@alisacuudi983 Жыл бұрын
Ano yar ban maqli jiray lkin cid qaada ma aqoon Alle haunaxariisto mamo khadra hadir cige Sanadki hore 2022 Ayey hargaysa ku geeriyootey alle haunaxariisto Now :15/07/23 Kh.w H
@caweyskadalmar
@caweyskadalmar Жыл бұрын
Aamin
@mhdinero
@mhdinero 14 жыл бұрын
YA SALAM YASALM Khadra khadra!!! your vioce is unmatchable and your personality too long live our somali lagendery singer. waxaa leedahay cod aan cid lala meel dhigirkaraa jirin iyo shaqsiyad macaan..... waxa tahay FANAANADA AAN U JECLAHAY FANKA> WAA KU MAHADSANTAHAY QOFKII HEESTAAN SOO GALIYAY KZbinKA>>>>
@abdulkadirmuse7555
@abdulkadirmuse7555 4 жыл бұрын
Still 2020 we were powerfull cauntry
@nadacumar4164
@nadacumar4164 3 жыл бұрын
Xasuus ma guurtaa eedo khadra daahir cigee anigana maantay ii shidantahy17/1/ 2021❤❤❤🤴🤴
@nimconalka4938
@nimconalka4938 8 жыл бұрын
heestan waa heestan tartanka ku galy tijabda Mamo khadra dahiir cige
@mohamedismail683
@mohamedismail683 7 жыл бұрын
masha Allah Fanaanad Qaliya Khadra Daahir Cige waxaan Soo Xasuustay Anoo JooGa Wadanka Switzerland WlHi Waa hees MCN Edo Allah Yahfidakum
@maxamedshire59
@maxamedshire59 7 жыл бұрын
cabdimajid ismail edo ayad xasusatay
@yasinahmed931
@yasinahmed931 7 жыл бұрын
waa heees xusuus badan leh markaan maqlana wax badan ayaan ogaadaa
@cadnaancabaade8698
@cadnaancabaade8698 7 жыл бұрын
yasin ahmed 677AAAAA
@adamfarah5730
@adamfarah5730 4 жыл бұрын
erayadii AUN abwaan yam yam, laxanka cajiibka ah axmed gaceyte iyo luuqdii khadra dhool
@abdirisakqalinle9948
@abdirisakqalinle9948 2 жыл бұрын
Heestuu mxy xasuus qiimo leh xanbarsanthy 04/09/2021
@MERA__GHAR
@MERA__GHAR 6 жыл бұрын
Wah waaaaaaah xasuuus khaali ah mama khatra daahir cige alle haku xafido
Khadra Daahir Cige |  In Dhibaato igu filan
7:03
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 137 М.
Clowns abuse children#Short #Officer Rabbit #angel
00:51
兔子警官
Рет қаралды 73 МЛН
Best father #shorts by Secret Vlog
00:18
Secret Vlog
Рет қаралды 22 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:26
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 3,5 МЛН
Русалка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 7 МЛН
Xasan Adam Samatar 🔥 Iyo Heesta "MAALMAHA QALOOCA"
9:22
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 74 М.
Isha Sacabka Mari (Original)
8:53
ADDE JAMA
Рет қаралды 59 М.
Afka Lagama Sheegto || Khadra Daahir Cige || HD +Lyrics
5:46
QARAAM CHANNEL
Рет қаралды 131 М.
KHADRA DAAHIR CIGE || DADAW SAADAASHA GUUR WITH LYRICS
10:07
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 561 М.
KHADRA DAAHIR CIGE HEESTA CABDOW BARISAMAADKII/INUU BEER JACAYLOO
9:38
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 2,2 МЛН
KINSI XAAJI, HEESTII (IGA MAQAN)
5:38
CALANKAmedia
Рет қаралды 216 М.
FOSIYA RINDAI VS NUUNE KABAN HEESTII ISHA SACABKA XUSUUSTI AUN KHADRA DAAHIR
8:25
Malohat
3:35
Xamdam Sobirov - Topic
Рет қаралды 858 М.
akimmmich (feat. Turar) - UMYTTYŃ BA?| official lyric video
2:54
akimmmich
Рет қаралды 3,2 МЛН
Iliyas Kabdyray ft. Amre - Армандадым
2:41
Amre Official
Рет қаралды 1,4 МЛН