Hees: Lacag Iyo Awoodeey| Axmed Y. Difeer| Balwo Lyrics

  Рет қаралды 109,834

Balwo Lyrics

Balwo Lyrics

3 жыл бұрын

Hees: Lacag Iyo Awoodeey
Codka: Axmed Y. Diigfeer
***
Balwo Lyrics waa channel u xilsaaran in uu idin soo gaadhsiiyo heeso xul ah iyo xog sugan.
Si aad mar walba ula socoto heesaha qoraalaysan ee aannu soo gelinno janalka, fadlan subscribe saar oo jaraska/gambaleelka taabo.
@BalwoLyrics
Mahad celin Nuuraddiin Cali Ammaan oo aan ka soo qaaday muuqaalka yar ee uu kabanka tumayo Video Credit @QARAAMI MEDIA ali
Photo Credit: Xaaji Dahabi

Пікірлер: 16
@balwolyrics2780
@balwolyrics2780 3 жыл бұрын
Heestan muuqaalka ayuun baan ku qurxinnay kabankaa Nuuraddiin Cali Ammaan ee ma garaacayo heesta Nuuradiin. Mahadsanidin.
@abdirashiidaxmed3073
@abdirashiidaxmed3073 19 күн бұрын
Nuuradiin ilaa walhtigaa miyuu kabanka tumayay show ninku waa laacib soo jabay Macalin weyi wlhi♥️♥️♥️
@fuadmumin4933
@fuadmumin4933 Жыл бұрын
Waa fanaanka kaliyee Afkiisa ku ciil baxay. Heesihiisuna waxay ka turjumayan Dareenkiisa nololeed. Lugbaan faras ku raadshaa Lafbaan toobin ku hayaa Luda waan la seegaa. Aabbaa Yaabay 2023
@fardushurre1668
@fardushurre1668 3 жыл бұрын
Axmed yaasiin digfeer Aun alla maxaa aduunkan fanan qaaliya ka tegay 😭😭😭😢😢
@rashidhassan572
@rashidhassan572 Жыл бұрын
Adeer magaca fannaanka waad isweeydaarisay. Ma ahan Axmed Yaasiin ee waa Yaasiin Axmed
@riyo_kunoole3189
@riyo_kunoole3189 3 жыл бұрын
Balwo lyrics Abaalkad umada soomaliyeed ugalaysaan maaha mid lasoo koobi karo Allh haydinka Abaal Mariyo🙏 AHU Ahmed Yaasin digfeer🤲
@awaarechannel1758
@awaarechannel1758 Жыл бұрын
Yaasiin axmed ibraahim qarboosh (digfeer)
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Lugo Laysku taagiyo Lixaad waxaan ku waayey Libta saaran Luun dheer Oo aanan Laacdin ku gaadhayn Lurkoo igu sii adag Iyo qalbi lahasho mooyee Laabtoo iga jeclaatiyo Indhuhu iLaa sooma loodshaan Lugtaan faras ku raadshaa Leexaduu igu qariyaa Lafbaan toobin ku hayaa Luda waan La seegaa Laayaan jacayl baa Legga iiga jiifoo Leeg Leegsan waayoo Laba Ley aduunyooy La hel iyo La waayooy Lacag iyo awoodeey Liitiyo nin Ladaneey Labadaa intay Taha Bal maxaan kaga Lu'go'ayaa Laafyahaad Lulaysaa Igu Laab gubaysaa Lugtii jeeni dhaaftee Luntay yaanan noqonine Waan kugu Lexe jeclaystee Armaad iguLa Laadaa. Alle haw naxariisto AUN Digfeer🤲
@saaxibulqaraam5848
@saaxibulqaraam5848 3 жыл бұрын
Balwo lyrics aad ayaad u mahadsantihiin
@carwolyrics2154
@carwolyrics2154 2 жыл бұрын
Lafbaan toobin ku hayaa Ludda waan la seegaa! AHUN Axmed Yaasiin heesihiisa anigu makala jecli. Mid mid ka dhacdaana majirto, dareeno gaar ah oo aad mooddo iney isu wada dhawyihiinna way taabtaan. Bal u fiirso; Allahayoow nin jeeb madhan Ka janjeedho xaajadu Caawimaadda jecelaa!
@maxamedcumar1101
@maxamedcumar1101 3 жыл бұрын
Mahadsanidiin Balwo Lyrics, sixid kooban fannaanka magaciisu maahan AXMED YAASIIN DIGFEER lama oran jirin ''Axmed'', waa YAASIIN AXMED ''DIGFEER''.
@moafku-xoogle8376
@moafku-xoogle8376 3 жыл бұрын
Yaasiin Axmed Ibraahim Goox Digfeer
@cawobilan
@cawobilan 3 жыл бұрын
Balwo lyrics aad baan ula dhacay runtii siday ereyada oo sax ah oon khalad ku jirin inoogu soo qorayaan, runtii waa mid ay channels badan kaga horreeyaan
@somalimusicport
@somalimusicport 3 жыл бұрын
Muuqaalkan nuuradiin ali miyaad noogu macaanayseen
@haleelo1613
@haleelo1613 3 жыл бұрын
m.a
Hees: Hooto|| Digfeer|| Balwo Lyrics
6:13
Balwo Lyrics
Рет қаралды 79 М.
Farxiya Cali| I Gubtaye Naftaydaay| Balwo Lyrics
9:23
Balwo Lyrics
Рет қаралды 116 М.
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 97 МЛН
No empty
00:35
Mamasoboliha
Рет қаралды 6 МЛН
Clowns abuse children#Short #Officer Rabbit #angel
00:51
兔子警官
Рет қаралды 78 МЛН
Playing hide and seek with my dog 🐶
00:25
Zach King
Рет қаралды 34 МЛН
Heestii /gaaf aroos codkii dahabiga Ahaa Legen AUN ,digfeer
7:18
Qarami Media Pro
Рет қаралды 140 М.
HEESTII IXTIRAAM LYRICS| |XABIIBA XASAN TOOXOW
10:17
Gofadhe Lyrics
Рет қаралды 903 М.
HEESO TALANTAALI WAAYO WAAYO QAACI AH FANAANIIN BADAN DAAWO WACAN
2:16:19
Yaasiin Axmed Ibraahin Goox (Digfeer)- Bullo|Kaban+Lyrics
9:17
AXMED YAASIIN DIGFEER ( HADII GEEL LA KALA DHACO ) HD OFFICIAL
9:20
ARDAA MEDIA PRO
Рет қаралды 1,5 МЛН
axmed yaasiin degfeer heeso kaban qaaci
43:32
Dj cumar lyrics
Рет қаралды 53 М.
Sahra Axmed Jaamac iyo Digfeer | Markuu Geelu Ubadkii.
8:40
Keydka Suugaanta
Рет қаралды 1,1 МЛН
Siraad Cabdulle & Yassin Axmed Digfeer  Ahun | Heest Shalila
10:23
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 123 М.
Sadraddin - Taxi | Official Music Video
3:10
SADRADDIN
Рет қаралды 371 М.
Serik Ibragimov ft IL'HAN - Жарығым (official video) 2024
3:08
Serik Ibragimov
Рет қаралды 85 М.
Erkesh Khasen -  Bir qyz bar M|V
2:43
Еркеш Хасен
Рет қаралды 950 М.
Nurmuhammed Jaqyp  - Nasini el donya (cover)
2:57
Nurmuhammed Jaqyp
Рет қаралды 563 М.
KeshYou x Snoop Dogg - Forever Sunday (Official Music Video)
3:06
BM PRODUCTION
Рет қаралды 158 М.
Jaloliddin Ahmadaliyev - Erta indin (Official Music Video)
4:32
NevoMusic
Рет қаралды 1,3 МЛН
IL’HAN - Pai-pai (lyric video) 2024
3:24
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 739 М.