*Waa gabal adunyadu geed dheer leyga saaree mana gaaro mana gooyo sidii an u hoos galaaa bay NAFTA iiga guurtaa* erayo sigaara iitaabtay💔👤
@abdifataxyare1970 Жыл бұрын
Heestan waxan aad udhagaysan jirey anigo yurub ku dawakhay oo sharci la.aan 8 sano ku ah mantana alx anigo sharci hayista ayaan dhagaysanaya qofkii akhrista comantigayga ee xalada aan ku jirayku jira waliga ha is dhiibin alle na haka quusan maalin wad heli doonta waxa aad doonayso inasha allah
@amh77374 жыл бұрын
Chanalada aan u daba fariisto qaraamka 1) Maadeys tube 2) Mudug boy 3) Rageedi 4) cumar seerbiya 5) qowdhan Chanel Howl qaran ayaad haysaan allaha idin sharfo guys
Sorry 4saac kadib arkay Yaaqey leyg soo hor maray Maaadeys chanal 2020 chanalka xirtay baraha qaraamiga madaxa isaaran tahay
@Abwaanmahad4 жыл бұрын
Mahadsanid sxb heeso qiimo badan baad noosoo galisaa ee sxboow hees talantaaliya oo isleeyahay khadiijo dalays iyo fanaan kale ay wada qaadaan baan u baahnahay inta qaatay laba dhagax baan ka xasuustaa iyo dhudhumadu i jeexmeen
SNM-ta Kacaanka neceb heesaha qaraamiga waa maalgelintii Kacaankii 21kii Oktoobar ee intaa u qira
@sirtanololsha26323 жыл бұрын
Alfanaan Ali abdulle Guure waxuu ku dhashay gobolka Hiiraan special degmada Buloburde Ali waxuu aragiisa wayey asiga oo lix jir ah hada waxuu ku nool yahay 🇬🇧 uk London
@abdicanada94894 жыл бұрын
Way jirta heeztani walhi iney aniga iga hadlayso ayad moda fanankan hada ka hor man maqal ma nol yahay talow?
@mahaddirirgeesood95564 жыл бұрын
Maya sxb Nairobi ayuu ku dhintay allaha u naxariisto
@fatoumaabdikadirali24334 жыл бұрын
@@mahaddirirgeesood9556 wuu nool yhy wana abtige mxaa udily wll
@mahaddirirgeesood95564 жыл бұрын
Fatouma Abdikadir Ali wllo rali noqo abtiga allaha cimrigiisa u barakeeyo qofkale banku qalday
@garyaqaanqaalib5924 жыл бұрын
Fatouma Magicii walaal
@cabdimuumin5149 ай бұрын
Haadda waw dhintay Allaaha unaxariisto
@khadirmaxamed57634 жыл бұрын
sxb waxad soo gelisa heesta ay wada qaadan, fartuun ducaale iyo aadan faarax ee magaceeda layidhaa daacadi dhimatay oo lix bage imiga afar bage uun ban arkaye
Sxb heesihii qaar waa ka saartay maxaa dhacay meshaan niyada ku dagsanaaye❤
@maadeys4 жыл бұрын
waa lagusoo celinayaa wll muddo yar dabadeed
@altaibal-faki97724 жыл бұрын
Waxaza heesa falafagan iyo balbalarka ayay nagu wareeriyeen zxb waxan ka codsanaya heesta lairado dadka reer afgooye yaxaska lahadlaw malin wacan erayda wax a le sidan maqlay hadraawi