Hees Nabsigiyo ayaankow - Sahra Axmed Jaamac Qaaci Xul ah Official Music Video

  Рет қаралды 82,154

Maxamed Somali Music

Maxamed Somali Music

9 ай бұрын

waxa aad ka helaysaa dhammaan fanka iyo suugaanta Soomaalida iyo weliba mawduucyo kale oo aad u xiisa badan sida dhacdooyin, taxaneyaal, madaddaalo, murti, warar iyo wacaalo. Fadlan haddii aad ku cusubtahay subscribe, like, share iyo comment.
Somali music and literature specialy Somali old songs with lyrics
heesta yaa ku baray adduunyada oo ku luuqaynayo cabdi qays erayadeeda waxa ka mid ah
"weli aabbahaa iyo
hooyadaa kumay odhan
intaan kugu ammaanee"
Dhaqdhaqaaqi waayo
Lafta dhabarka celisa
Laba dhinac I noqote
Miyaan aadan kuba dhalin
Xawo naska ku dhigin
Dhabta hooyo kugu qaban
Iga dhawr iga dhawr
Dhibatada dadka
Dheele dadka laguma
Dheele.

Пікірлер: 13
@CaaqilmaxamedMuuse
@CaaqilmaxamedMuuse 3 күн бұрын
Alle hawnaxariisto
@iltiredoualeibrahim
@iltiredoualeibrahim 6 ай бұрын
Allah unaxaristo zahra ahmed
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 5 ай бұрын
Nafyaruhu wax quursaday❤. Aun favorite ii tahay fannaanaddaan.
@AhmedElmi-dk1le
@AhmedElmi-dk1le 6 ай бұрын
❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤🎉🎉 haay abaayow mcn xaalada kxaawaran marshall
@user-pp7hs7zz9s
@user-pp7hs7zz9s Ай бұрын
Illaahow u naxariiso fannaanaddii soommaaliyeed sahra axmed jaamac
@abdiasishaybe3237
@abdiasishaybe3237 5 ай бұрын
Aun Sahro Axmed
@CabdidahirA
@CabdidahirA 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@KhadroKhaalid-po6fx
@KhadroKhaalid-po6fx 5 ай бұрын
Alle ha uu naxriisto sahra ahmed
@user-gk9jl4gq8v
@user-gk9jl4gq8v 5 ай бұрын
Alle ha U naxariisto 😭🤲🤲
@user-oe1wt3zp3b
@user-oe1wt3zp3b 3 ай бұрын
Nacasta ma ba aqaano isku lihin hadii aay xun yihiin iyo hadii aay wanaagsan yihiin midna masuul kama ihi dadka ayuun baan ugala mid ahay yaa laga adkaan jiray oo naago lagu gabood San jiray caaqil ahaado suldaan ha ahaado siyaasi ha ahaado ganacsade qofna ma isticnaali karo magaca yaga ma allihii dadka abuurtay ba qof ka dadka xisaabina yaa reer hiina soo xisaabiya horta marka dadka kale na xisaabiya waa waxan hore ba loo arag siilal karsade anaga caruuro kuwaasi nooma hayaan in badan baanu xishoonaynay hada cidii dhaqdhaqaajisa ayaa u dhiman nafa baxaya yana lama joojin karo doqonimadana ma aqbalo falaloga cabdi wahabiyada iyo samaalaynta doqonimo hadashee tushka yaga ku waalatee idinkaa daluun ka daala dhacayee qof ba idinka ma hadho daacuunadu idinla tagee cadawga meel aad joog ba
@user-lu5oj7zv7w
@user-lu5oj7zv7w 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@user-lu5oj7zv7w
@user-lu5oj7zv7w 3 ай бұрын
😢😢
Sahra Ahmed jamac
9:38
HAREED DJ
Рет қаралды 1,1 МЛН
DEFINITELY NOT HAPPENING ON MY WATCH! 😒
00:12
Laro Benz
Рет қаралды 55 МЛН
100❤️
00:19
MY💝No War🤝
Рет қаралды 23 МЛН
Ma naxoo jacayl
8:17
Sahra Axmed
Рет қаралды 20 М.
SAHRA AXMED HEESO KABAN
52:55
Maslah Timoweyne
Рет қаралды 50 М.
Sahra Ahmed iyo Maxamed dabarlow: Haduu beerku qaybsamo
5:30
Juneydi Farah
Рет қаралды 82 М.
Sahra Axmed Jaamac & Axmed Yaasiin (BEERQAAD)
10:14
Tixraac
Рет қаралды 333 М.
sahra axmad jamaca |hees caro edeg
6:35
Dhaal Media
Рет қаралды 188 М.
dhirta xididka hoosaa
11:36
Khaliif Magool - Topic
Рет қаралды 148 М.
Nugul - Sahro Axmed - Muusig Cabdisalaan Jimmy
6:09
DeeQ Somali Muusig
Рет қаралды 1,3 МЛН
sahra axmed qadar dhacayl  qaaci  ~picolo sterio HDi
7:08
PICOLO STUDIO BORAMA
Рет қаралды 59 М.
Heestii: Yaa Dooxay Caashaqa (lyrics)
8:55
Hal Abuur channel
Рет қаралды 1,1 МЛН