Nugul - Sahro Axmed - Muusig Cabdisalaan Jimmy

  Рет қаралды 1,391,892

DeeQ Somali Muusig

DeeQ Somali Muusig

10 жыл бұрын

Heesta: Nugul -
Codkii: Sahro Axmed -
Muusigii: Cabdisalaan Jimmy

Пікірлер: 140
@hersi6773
@hersi6773 Жыл бұрын
Heestu waxay micno leedahay marka adigoo dhagysanaya aad jidhi-dhicooto adigoon is ogayn intay ruuxdada gasho, aad adoon ogayn ilmo kaa timaado.❤
@Shujaac_gaming
@Shujaac_gaming 10 ай бұрын
Subxanalah😂
@ataashchannel71
@ataashchannel71 7 ай бұрын
Ala maxaad bahasha dareenty
@Sinjibiil10
@Sinjibiil10 5 күн бұрын
@@hersi6773 Si gaar ah ayey aniga xusuus igu leedahay saaxiib
@engmohamedyusuf9222
@engmohamedyusuf9222 2 жыл бұрын
aduun nugulku doogsaday rahuna nawdaa noo huray nuf yaruu wax quursaday raganimoyoy ninkaadi nacasnimo maxaa baday nabsigiyo ayaankow xagee baad ku noo shihiin haddii aan ku naawilay ha ii gabin nasiiboo illeen jaceylku waa naber waa ndub calooleed oo lagama nuuxsado allahayow na nabad gali nasta iyo naruurada nimcadaada nagu dhowr aduun la isku noolyahy naruuradaa dhiigeen qabo naxli inaan ku siibadoo adoo nuugsan caashaqaa hadaan hibasho nuuxsado naftu weey igu diidaa nabad iyo nasri lagaaraa wixii jaceyl hayo ha ismuujiyaan sanadka waa 18 -10 -2021 moqdisho hodan shiirkole
@Sinjibiil10
@Sinjibiil10 3 ай бұрын
12/4/2024. Ayaa reply kuso gelayaa waxan jogaa tuulo la dhaho mindigalo ol ku taal Gobolka sanaag. Waa 3.33am habeenimo. Xiligan ayey ii baxaysaa heestan
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 4 жыл бұрын
KING OF MUSIC 🎹. ABDISALAM JIMMY Musicgaaga un naga badan abid inta naftu nagu jirto
@cumarcade8312
@cumarcade8312 4 жыл бұрын
Waar ninku music mar la araguu inoo tumaye meeye halkuu ka dhacay.
@cumarcade8312
@cumarcade8312 4 жыл бұрын
Waar ninku music adunku mar ina gaadhsiiye waynaga ka hadhnee halkuu maray hayna soo gaadhsiiyo haddanee. Jimmy nin jira uun iga dhe.
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 4 жыл бұрын
Cumar cade 😂😂😂😂😂😂 Jimmy Toronto ayuu kunoolaa xiliga uu heesahan tumayay 1999 ilaa 2000s Balse hada LONDON buu dagan yahay wuuna ka fariistay musicga hahahahha
@abdiasiisdaud5832
@abdiasiisdaud5832 4 жыл бұрын
Heestan waxaan dawanayaa 9/03/2020 sadexdi habenimo anigo jooga hargeisa kadib markaaan gami waayay
@anascali5652
@anascali5652 3 жыл бұрын
Ouoioyipip July ooiiiooiiiiiooooiooooiiiiiiiooiioiiopioooo of ii ii I oiu IP IP or you oiu ooooouoo IP iooo oiu of IP oooooi iooio iio iooio iiooioiioiioio ooo it oiu IP IP iooio iooio oiu ii ii I opt IP iooio iio IP ooooouoo IP yoiiyooooiiuoo IP i oiu ii ooooouoo oy up ioooiuo ooooouoo ooiyoiooo IP IP ii ii ooooouoo ioooiuo IP it on you oioiiiiiiiooiiiioo o IP oooooi IP iooiooiiiioiioii ooooouoo I oiu ooooouoo to iio iooio iio iooio up ooii iooio io up ooii you u iooio iioiooooopooiii your iio oiii
@anascali5652
@anascali5652 3 жыл бұрын
I understand iio oi I IP o ooii o oooooi o your oooooi iooio i ooooouoo IP o o iiiiiiiiyou ooooouoo oioyiioipioioiiioyoipi ooooouoo ii ooiyoiooo it i ooooiuiyii Oi ooooouoo ooi O ooii oi ii IP ii
@hadiamohamedhassan3969
@hadiamohamedhassan3969 2 жыл бұрын
Aniguna habeenka dhakhtar baan ku jiray aduunyo 09 03 2020 alx cala kuli xaal
@yaasir1936
@yaasir1936 Жыл бұрын
Garacow walaahy kula mid baan anigoo gami waayay dhagaysanyaa 17/1/2023 6:11 subaxnimo aniga jooga Minnesota Minneapolis ,
@apdilaahirajuu3611
@apdilaahirajuu3611 Жыл бұрын
Waad qayilaysay habenka
@Sinjibiil10
@Sinjibiil10 12 күн бұрын
11/jully/2024. Maalin khamiis ah. 4:16pm. Waxaan galabta keligay ku qayilayaa, qolkaygii cidladda ahaa. Hadda qaadka ma cunno sidiii hore kuma ihi laakin galab galab ayaan iska soo qaataa, si aan u xasuusto wakhtigay dhalaanimada iyo noloshii macaanayd ee schoolka. Murqaan wacan ayaan Bosaso idinka so leeyahay. Saaxiib qoraalkayga janis ugu hela inay akhriyaanow salaamnidan. Soona duceeye galabta arrin aan muddo ku taamayey aan meel gabogebo ah ii maraya, in Rabi igu guuleeyo. Safarkayga xiga ee noloshu u jihaynsandoona. Nabad ahaa saaxiibayaal.❤😪🙏.
@Mujapdirahmaan40
@Mujapdirahmaan40 7 күн бұрын
Salaman saaxiib.
@NimcoCabdiraxmaan-k1r
@NimcoCabdiraxmaan-k1r 6 күн бұрын
WEWE
@Sinjibiil10
@Sinjibiil10 5 күн бұрын
@@Mujapdirahmaan40 Wan ka qaadan legend👋
@Gantaalahamedia
@Gantaalahamedia Жыл бұрын
Boqorada codka iyo bqorka musica Jimmy oo is helay mxa ka filan Allah unaxariisto maamo sahra ahmed
@farhiasuleiman6896
@farhiasuleiman6896 Ай бұрын
Ma dhimatey?😭
@mahadtaleex841
@mahadtaleex841 11 ай бұрын
Allah ha u naxaristo fanaanad sahro axmed heestu sii togan bay i taabatay mudo waan ku xasilay.allah ha qabriga ku nabadgaliyo kuna janeeyo!iyada iyo inta xaagan i kula dhagaysatay
@waryaawariiri1812
@waryaawariiri1812 29 күн бұрын
Magaalada Calgary ee dalkaan Kanada kula kulmay sanadkii 2010. Ruwaayad ayee dhigeysay, qof qalbi fiican ahayd, sawiro ila gishay xataa, kii iga qaaday la maqan ilaa iyo hadda. Eebboow u raxmo.
@abdullahiahmed9333
@abdullahiahmed9333 2 жыл бұрын
Abdi salan siciid xasan jimmy gacantu kuma go do all yacisak yaa musig ka hadalsiiyay oo ninkaas aheen cimri dheer iyo caafmad ayaa ku rajeyna aabo 🙏🙏🙏
@nurulusow5274
@nurulusow5274 8 ай бұрын
2023 ayaan markale ku daawanoyaa magaalada mugdisho allaha uwada naxariisto sahro ahmad jacam iyo axmad selaban bide laxanku waa maxamad xasan horyo
@yaxyeaxmed6537
@yaxyeaxmed6537 6 ай бұрын
Axmed saleban wu nol yhy
@nurulusow5274
@nurulusow5274 6 ай бұрын
Allaha noo dhowro aamin
@BisharabdiAhmed-nj3kc
@BisharabdiAhmed-nj3kc 2 ай бұрын
Sacali 1:56
@kivanc1089
@kivanc1089 3 жыл бұрын
jimmy musiga wuu ka hadalsiinayaa balo kudegtay
@abdiwahabadan
@abdiwahabadan Ай бұрын
Waa mid ka mid ah heesaha aan sida u taageero
@craxmaancabdi3948
@craxmaancabdi3948 2 жыл бұрын
Ilaah haku naxariisto sahra axmad fananad qali musig laba dhacaya waa boqorkii musig cabdi salaan siciid xasan jimmy ilaah haku dhowro sxb musig wadka hadashiisay all yacisak
@hanicabdulahicilmi8609
@hanicabdulahicilmi8609 Жыл бұрын
Nimacadaada nagu dhoowr amiin yaa allaah💞💕🥰😰
@mustafekilaas4054
@mustafekilaas4054 3 жыл бұрын
Sahra Axmed jamac waxah ahayd hooyo wanagsan ee ilahay ha u naxariisto
@abulrahmanhashimiuk1099
@abulrahmanhashimiuk1099 9 ай бұрын
Allah kuu Naxariisto Walaasheeyda Fanaanadii Qaran Zahra Ahmad jama.😢😢🎉.
@abdirizakgamadid7201
@abdirizakgamadid7201 10 ай бұрын
Allahayow namabad gali amiin 06/9/2023 iyo wardher xasus
@MOHAMEDMOHAMED-er2qi
@MOHAMEDMOHAMED-er2qi Жыл бұрын
Ilahay haw naxristo sahra ahmed
@apdilaahirajuu3611
@apdilaahirajuu3611 Жыл бұрын
Allaha ku naxaristo sahra ahmed
@mrmanrog3806
@mrmanrog3806 3 жыл бұрын
Allah ya raxma sahra axmed❤
@hanicabdulahicilmi8609
@hanicabdulahicilmi8609 Жыл бұрын
Rabiyow naxarsiiti jano kaa waraabi amiin yaarab😥😰🥺💞💕🙏
@wayelkajaqafsada3142
@wayelkajaqafsada3142 Ай бұрын
Yaa wuduud axyaa sowt❤ sahra ahmed jaamac fanka waqtigaagi waad noogu raaxaysay codkeeda kaliya ayaan wax lasiisto lahayn❤
@abdifatahruush8996
@abdifatahruush8996 2 жыл бұрын
Waa erayadii abwaan axmad saleeman bide iyo laxankii abwaan maxamad cumar huryo rawaayadii jeel iyo jaceel ✌✌
@somalitoday4962
@somalitoday4962 3 жыл бұрын
2001 iyo ciyaal dugsigii ayeey isoo xasuusineysaa
@abdisalanafyare5646
@abdisalanafyare5646 Жыл бұрын
5 /mar /2023 ayaan dhageysan waxaan ku jiraa dhufeys lascanod ah sacadu waa 11:28 habeenimo Allow nagu sin lascanod oo xor ah
@nabaddoonka2846
@nabaddoonka2846 Жыл бұрын
Manooshahay sxb mise waad shahiiday
@gedefletv6049
@gedefletv6049 Жыл бұрын
​@@nabaddoonka2846been buu kuu sheegay nin jamahiirtu run fadhidaa hees ma dhegaysan karo ee god doofaarka gooja cade ayuu ku af xidhanyahay adna jaahil baad tahaye xagee shahiidnimo uga timi dad islaama ayuu dhulkoodii dhiig ku daadinayaa oo masaajido duqaynayaa
@Cawil.Gaashaan
@Cawil.Gaashaan Жыл бұрын
Cabdisalaan Siciid Xasan Shiikh Muumin ma arkin qof ka gacan macaan❤❤❤❤
@HalisTa..22
@HalisTa..22 Ай бұрын
Haddii aan ku naawilay Ha'i gabin nasiiboow🙇‍♂️
@zakiosman4018
@zakiosman4018 Ай бұрын
fanaan fanaankii horre lee waaye
@saafimediapro4229
@saafimediapro4229 4 ай бұрын
29/2/2024 galab qamiis ah aniga iyo saaxiibo qaali ah waxaa marqaan sharafeed ku heynaa magaalada wisil ee gobolka mudug. Woof caleek
@xasuustatv5241
@xasuustatv5241 Ай бұрын
27/5/2024 iyo Qahira Aniga oday dhaqameed jabane Nasir iyo boqor furre
@HappyHandbag-gr2lu
@HappyHandbag-gr2lu 4 ай бұрын
7/3/2024 waxaan aniga iyo zxpaday murqaan iyo nabadku haynaa magaalada laascaanood ee gobalka sool❤❤😊
@apdifatahstudio863
@apdifatahstudio863 4 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto🤲 sahra axmed jamac codkedi macana ♥️
@InnocentBowling-sw8tp
@InnocentBowling-sw8tp 6 ай бұрын
Hassan apan
@JamaMohamed-cp4gm
@JamaMohamed-cp4gm 7 сағат бұрын
Waadey.sahamaxad❤
@abdulkarimabokor8706
@abdulkarimabokor8706 Жыл бұрын
Kibir u jaraya ceeri
@mohamedaliahmed3419
@mohamedaliahmed3419 9 ай бұрын
dhandhan dhan
@fourrehgirreh4179
@fourrehgirreh4179 3 жыл бұрын
Very touching song RIP
@maxamedtaajir3230
@maxamedtaajir3230 4 жыл бұрын
war wuxuu fara fuduudaaaa jim.sheikh mumin caadi mahaaa
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 4 жыл бұрын
maxamed Taajir Abdisalam Jimmy weeye ee maaha jiim shiikh muumin 😂😂
@GorGor2023
@GorGor2023 3 жыл бұрын
Cabdisalaam Siciid Xasan 《 Jimmy 》ilaa hada qof keenay lama hayo muusiga uu tumay Jimmy wa Another Level Jimmy wuxu ahaa mar la arag Muusiga uu tumay ilaa hada quluub teena kama pixin ee ninkaas zhucaac puu noo tumay waxaas muusig lama oran karo 🤣🤣🤣
@Cawil.Gaashaan
@Cawil.Gaashaan Жыл бұрын
Waa Jimmy wiilkiisa😊
@mustafeabdiqadir4058
@mustafeabdiqadir4058 4 жыл бұрын
Allaw ku naxriiso sahra axmed jano fardawsa ka waraabiyo
@ahmednucman4333
@ahmednucman4333 4 ай бұрын
Hadiyan ku Naawilay Ha iigabin Nasiibow 💔🥺
@AxmedMaxamed-th8ht
@AxmedMaxamed-th8ht 2 ай бұрын
Tuuyo labaheesod buulahaa mid axmed mooge qaado iyo mid gacayte qaado mana samaynkaro heeskan
@Hon.mustafe
@Hon.mustafe 2 жыл бұрын
Allaha unaxariisto she was legend
@bashiirmuuse1571
@bashiirmuuse1571 Жыл бұрын
sahra axmed legend
@sudiissa5701
@sudiissa5701 4 жыл бұрын
Nice song ilaahow ku naxariiso
@hamdahassan-no7qg
@hamdahassan-no7qg 4 ай бұрын
Allahayoow n'a namadgali.naska iyo nuuradada nagu dhoowr❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@sarajamal185
@sarajamal185 Жыл бұрын
Nimo sarA we live you
@vanbarrow604
@vanbarrow604 4 жыл бұрын
8/4/2020 ayaa dawanaya
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 2 жыл бұрын
Allah Yarhamuh Raheemin Yaa Sahra A.Jaamac 👸
@jabanehirsiofficialchannel5098
@jabanehirsiofficialchannel5098 Жыл бұрын
Hargaysa iyo ber ber dhexdooda maxaan ku dhagayste😊
@abdikheiryussuf4441
@abdikheiryussuf4441 2 жыл бұрын
Caathi maahan walahi
@JamaMohamed-cp4gm
@JamaMohamed-cp4gm 7 сағат бұрын
WaxAn.muusay❤car
@dhagoibrahim3767
@dhagoibrahim3767 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤2
@mushtaaqmaxamed7117
@mushtaaqmaxamed7117 10 ай бұрын
Waa jumcee allow unaxariiso
@ataashchannel71
@ataashchannel71 7 ай бұрын
7/12/2023 saacaduna tahay 10:00 habaynimo safarna aan kujiro burco ilaa laascanood dhexdoodan maraya heestan waxay kamid tahay heesaha somalida ee dhif iyo naadirka ah aan nooceda weli aan hore loo arkin xasuuus😊❤
@worldwidetv5240
@worldwidetv5240 12 күн бұрын
2026 😊
@AmeliAli-v5d
@AmeliAli-v5d Ай бұрын
Waanata 2024/6/21
@hindacabdilahi-dr3fv
@hindacabdilahi-dr3fv 11 ай бұрын
2023 🥰🥰🥰🥰🥰
@hersimire753
@hersimire753 2 жыл бұрын
Allow ku naxriso sahra
@_wll____
@_wll____ Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@monicajones973
@monicajones973 Жыл бұрын
Royalty❤️
@maxamuudibraahin5814
@maxamuudibraahin5814 Жыл бұрын
ilahy haku naxariisto
@abdiazizabass1354
@abdiazizabass1354 4 жыл бұрын
Caadi ma aha
@yaaziinendho7421
@yaaziinendho7421 5 жыл бұрын
Sahra Axmed fananad jirta Alle ha unaxariste
@Dhabbar-xamar
@Dhabbar-xamar Ай бұрын
❤❤
@nimcaanabdirahman4228
@nimcaanabdirahman4228 2 жыл бұрын
Two of my favorite of all time 🙌🏼🙌🏼 Mama Sahro Ahmed Illahy haunaxaristo ❤️ Abdisalam Jimmy 🐐 King of Somali Music
@Dhabbar-xamar
@Dhabbar-xamar Ай бұрын
❤❤❤❤❤😊
@AbniWasalama
@AbniWasalama 3 ай бұрын
Abni,wasalama
@muxubodahirjaamac8676
@muxubodahirjaamac8676 2 жыл бұрын
الإخلاص الإخلاص الإخلاص الإخلاص الإخلاص الإخلاص الإخلاص الإخلاص الإخلاص
@user-yo4lo1hk2o
@user-yo4lo1hk2o 4 жыл бұрын
👍👍👍
@abdourahmanmohamed4480
@abdourahmanmohamed4480 Жыл бұрын
Hesti tooradan barakaysan
@abassyarrow
@abassyarrow Жыл бұрын
Illahayow kunaxrisow
@nafisomohamed8546
@nafisomohamed8546 3 жыл бұрын
July , 11, 2021
@Maxamedxasan-cc9fi
@Maxamedxasan-cc9fi 2 ай бұрын
😊😊
@zuleikhaahmed7220
@zuleikhaahmed7220 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤
@cabdilaahicali1333
@cabdilaahicali1333 10 ай бұрын
Alle ha unaxaristo amiin.amiin amiin amiin amiin amiin amiin sahara axamed jamac sahar labaqasha❤amiin ❤
@guuleedfarxan
@guuleedfarxan Жыл бұрын
🤩🤩🤩
@AbniWasalama
@AbniWasalama 3 ай бұрын
Meeday,slland,30,sano,kaib
@khadarcabdi1
@khadarcabdi1 3 жыл бұрын
Nugul caruurtu waxba ka garan mayso
@dailyxiin
@dailyxiin 3 жыл бұрын
Nugul Fardaha Iyo lo,da ayaa laysku dhaha Biyaha ayaynan Ka qadi karin
@DiiriyeCabdilaahi-ot4jf
@DiiriyeCabdilaahi-ot4jf 5 ай бұрын
🎉
@mujaahidgeele1212
@mujaahidgeele1212 5 жыл бұрын
SAHRA AXMED WAA ERAYADII AXMED SALEEBAN BIDE
@anshaxanshax6845
@anshaxanshax6845 2 жыл бұрын
riwaayadii jeel iyo jaceel aha odagu marku xabsiga ku jiry ayuu sameyay sxb
@abassyarrow
@abassyarrow Жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭
@guushamarinkeedahaybso7558
@guushamarinkeedahaybso7558 3 жыл бұрын
Nugul 2020/11/9 hbnimo 3:59
@abdulkarimabokor8706
@abdulkarimabokor8706 Жыл бұрын
Cisman tuurwa bahaleey3 ilaa ka saqdhinya howd
@hooyomcn652
@hooyomcn652 4 ай бұрын
❤r6uy
@hanicabdulahicilmi8609
@hanicabdulahicilmi8609 Жыл бұрын
🥰🥰💞🤣🙏
@abdulkarimabokor8706
@abdulkarimabokor8706 Жыл бұрын
Ya gadhkiii
@user-si2qx1lh5k
@user-si2qx1lh5k 11 ай бұрын
8q8⁸h8qtqqqff
@user-bt3vo1dk2c
@user-bt3vo1dk2c 7 ай бұрын
❤❤😅
@abdimo688
@abdimo688 3 жыл бұрын
25/12/2020.why I don’t know real ????????????????????????????????????????????????????????????????????????
@AbniWasalama
@AbniWasalama 4 ай бұрын
Abni,wasalMa
@AbniWasalama
@AbniWasalama 3 ай бұрын
Aabni,wasalama
@AbniWasalama
@AbniWasalama 3 ай бұрын
Abni,wasalama😊
@user-dz5vc5zt8f
@user-dz5vc5zt8f 5 ай бұрын
Khdjg❤❤❤
@abdulkarimabokor8706
@abdulkarimabokor8706 Жыл бұрын
Gashamo iyo gorgor
@abdullahhaybe7474
@abdullahhaybe7474 Жыл бұрын
Sahraaxmed.jaamac
@aadancali4657
@aadancali4657 Жыл бұрын
Commeuts
@abdullahhaybe7474
@abdullahhaybe7474 Жыл бұрын
Sahra.axmed
@xasanahmedjamac1108
@xasanahmedjamac1108 4 жыл бұрын
*_CARABKHALDAAN_* 👁❤❤❤❤❤❤❤❤👁
@kyokostan666
@kyokostan666 Жыл бұрын
i also loved listening to her when i was a child allah oh naaxaristo
@farhiasuleiman6896
@farhiasuleiman6896 6 ай бұрын
Ma dhimatey 😢
@user-er1un2rt7k
@user-er1un2rt7k 3 ай бұрын
ĺ 😊 please pp​@@farhiasuleiman6896
@user-er1un2rt7k
@user-er1un2rt7k 3 ай бұрын
ĺ 😊 please pp​@@farhiasuleiman6896
@user-er1un2rt7k
@user-er1un2rt7k 3 ай бұрын
ĺ 😊 please ​@@farhiasuleiman6896
@maxamedxasan-qq9wb
@maxamedxasan-qq9wb Жыл бұрын
@
@user-oe1wt3zp3b
@user-oe1wt3zp3b 7 ай бұрын
Falaloga cabdi wahabiyada iyo samaalaynta doqonimo hadashee tushka yaga ku waalatee idinkaa daluun ka daala dhacayee qof ba idinka ma hadho daacuunadu idinla tagee cadawga meel aad joog ba. Jinka aad maleeg taa adiga ayuu ku googayn wax ba kaa ma reebee adaa joogi waayee jiidaale diidee hada jaanta rogo meel uun u jaan qaad
@BashirHasan-zb7qt
@BashirHasan-zb7qt Ай бұрын
77٧٧
@BashirHasan-zb7qt
@BashirHasan-zb7qt Ай бұрын
٧٧٧٧٧٧٧ مرحبا
@user-py5we5pi6k
@user-py5we5pi6k 7 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdimo688
@abdimo688 3 жыл бұрын
25/12/2020.why I don’t know real ????????????????????????????????????????????????????????????????????????
Sir ma qabe - Sahro Axmed  - Muusig Cabdisalaan Jimmy
6:26
DeeQ Somali Muusig
Рет қаралды 214 М.
Зачем он туда залез?
00:25
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 3,2 МЛН
Does size matter? BEACH EDITION
00:32
Mini Katana
Рет қаралды 20 МЛН
Badweyn - Sahro Axmed & C/Salaan Jimmy - Muusig Cabdisalaan Jimmy
6:41
DeeQ Somali Muusig
Рет қаралды 264 М.
Caashaqa haween  by cumar dhuule
10:39
Hamse Ali
Рет қаралды 352 М.
Sahra Ahmed   Waaberi Legend Mix   YouTubevia torchbrowser com
2:04:21
ahmed nur adan
Рет қаралды 110 М.
Hoga Tusaale - Saynab Labo dhagax - Muusig Cabdisalaan Jimmy
7:47
DeeQ Somali Muusig
Рет қаралды 680 М.
**Sahra Axmed Ahun* & Nuur "Daalacay" Cilmi | Laqanyada Jacaylka
8:18
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 1 МЛН
HEESTII IXTIRAAM LYRICS| |XABIIBA XASAN TOOXOW
10:17
Gofadhe Lyrics
Рет қаралды 888 М.
Ma naxoo jacayl
8:17
Sahra Axmed
Рет қаралды 20 М.
Naf ku jecel Adduunyada | sahra axmed jaamac | lyrics.
7:44
Cali Caddeeye
Рет қаралды 591 М.
Heedhe Inaabti - Sahro Axmed & C/Salaan Jimmy - Muusig Jimmy
6:36
DeeQ Somali Muusig
Рет қаралды 151 М.
Munisa Rizayeva - Aka makasi (Official Music Video)
6:18
Munisa Rizayeva
Рет қаралды 6 МЛН
akimmmich (feat. Turar) - UMYTTYŃ BA?| official lyric video
2:54
akimmmich
Рет қаралды 3,3 МЛН
Doston Ergashev - Kambag'alga (Official Music Video)
5:32
Doston Ergashev
Рет қаралды 4,3 МЛН
Bakr x Бегиш - TYTYN (Mood Video)
3:08
Bakr
Рет қаралды 2,2 МЛН
IL’HAN - Pai-pai (lyric video) 2024
3:24
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 495 М.