Hees Qaraami macan badan cabdi baadil heestii- Ayaan lyrics

  Рет қаралды 2,707,123

Mission Somali music

Mission Somali music

Күн бұрын

Fadlan subscribe dheh

Пікірлер: 464
@janogalechannel9013
@janogalechannel9013 4 жыл бұрын
Jacaylkaygii ugu horeyey AYAAN la odhan jiray imika waqtigaa nakla irdheeyey insha Allah hadaan calaf isku leeenahay arintayadu midaan dhib iyo dhaawac loomarin noqoni doontaa hadiikalena Illahay rijaal hanan kara haku beego ❤❤😭
@ayaanargasan3156
@ayaanargasan3156 4 жыл бұрын
Wwww tnx maga cayga wan jclhy hestan wan jclhy💋💋🏵🏵👧👧
@janogalechannel9013
@janogalechannel9013 4 жыл бұрын
@@ayaanargasan3156 Heestaadii somaha
@highflyer215
@highflyer215 2 жыл бұрын
Sidoo kale sxb, jacaylkaygi ugu horeya Ayan ladhahaa 4 sano isjeclayn hadana 5 ban Kala maqanahay hadana sxbo aad isugu dhow ban nahay, inkastoo ay qofkale wax lawado ana hada aanan waxba dhaamin, lkn hadii calaf jiro Illah ban Ka sugnaa hadiikalena nolol farxadeed ban urajayn.
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 Жыл бұрын
@@highflyer215 samir wll wad heleysaa gabar ka sii wanagsan
@highflyer215
@highflyer215 Жыл бұрын
@@AyaanAbdirashiid4631 thanks huno
@huseinahmed5083
@huseinahmed5083 4 жыл бұрын
Waqtigu waa cadow allahayow gacalisadeyda halkad geysay ku amanso rabiyoow akhiro jano ifkane naruro ane bedel qer qaba isiii jaceylkeygi dhuman kuso xasusta markan dhagesto hestan Dhaman wllheyga iga dambeya adban idin salamaya ❤🙏 29/april/2020 from Nairobi 12th streat
@mohamedzakariya1748
@mohamedzakariya1748 4 жыл бұрын
Abowe badal qeerqabo alowkusii
@aishahassanaliali2156
@aishahassanaliali2156 3 жыл бұрын
Maaasha Allah qofxabadiisa hory uduceenaayo qof wanaagsan ayaatahy qalbi wanaagaga ilahy wuu ujeedaa mid wanaagsan inshallah ayaad heleesa
@huseinahmed5083
@huseinahmed5083 3 жыл бұрын
@@aishahassanaliali2156 Mahadsanid wllo Aamin qofta jaceyl qurux badan oo xad dhaf ah aya naga dhaxeyay wacnan laheyda hadan ogan laha jaan iyo cidhib adunyada halka eey dhigtay ma dhimatay ma noshahay xagey cawa joogta 💔💔💔
@fatimaaragsan9167
@fatimaaragsan9167 3 жыл бұрын
Oh sorry wll bedel kheir qabah kuu rajeynaah🥺 koley waa qiso dheer filayaah labo qof oo kla baahy
@fatimaaragsan9167
@fatimaaragsan9167 3 жыл бұрын
Mnsha Allah wllo hadaad is hesheeen🥰🥰💝 aad baa umahadsan thy
@maxamudcabdinur
@maxamudcabdinur Жыл бұрын
Waa ii Xasuus Gaar Ah heestaan Aniga markii An so Hanaqaday Sanadkìi 2007 waxa Jiray 17 sano waxa ad u Jacladay Gabr Daris Aheenay msh Allah Heestan Ayaa u Qaadi Jiray iyada Nasiib wgsn wan is Guursanay waa Caruurtayda Hoyadood Alle Haa ii Haayo iyada ii Caruurtayda
@fadumoabdi5603
@fadumoabdi5603 Жыл бұрын
Mash aalh jacaykii mid waara alhaa iiidinka dhigo❤❤❤
@jeemahaari-fh4el
@jeemahaari-fh4el Жыл бұрын
waaxaa aynnu nahay isku da'a 1989, ayaan dhashay. Laakiin weli ma guursan gaalkaacyo ayaan ku dhagaysan jiraya heestaan 2005. Carruurta alle ha kuu barakeeyo walaal.
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 Жыл бұрын
@@jeemahaari-fh4elmasha allah guur wanagsan iyo mustaqabal kuu rajeynaya wll ❤❤
@mssdahiro6113
@mssdahiro6113 8 ай бұрын
M.a ilahey ha isku kiin daayo wllkey ❤
@jaamacabdilaahi1997
@jaamacabdilaahi1997 Жыл бұрын
Galab farxadeed 13/7/2023 intii iga danbaysay ILAHAY janatul Fardawsa hooy hanooga dhigo qalbiga idin kasalamaya gacantu waa qalfoofe❤️❤️😥
@Khadari2013
@Khadari2013 6 ай бұрын
Gabar Ayaan ladhaho aa is jecleyn anagaoo yar school isla aadi jirney magalaada baardheere, Somalia .kadib America bey udhooftey . Waa xasuustaa subaxey baxeysey runti waa isla ilmeyney. Alhamdulilah toban sano kadib ana america imid. Guurkeyna soo dhahw hada insha Allah . Jacelka hawaaro. ❤ ayan if u ever see this I love u .
@Hidanhuda
@Hidanhuda 6 ай бұрын
Woow masha allah ilahey haidin fudeyo ana iso ducey ina helo qofkeyga hado dacad iiyahay oo qeer igu jiro walalkey waxaana idin rajena guur qurux badan iyo awlad baari ah amiin yarabi heestan sime laqaday hees hore maahino
@Khadari2013
@Khadari2013 5 ай бұрын
@@Hidanhuda Mahadsanid walaashey. Adigana ilaahey hakusiiyo qof markaa eegto indhahaada kuqabooban.
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 5 ай бұрын
Masha Allah hambaliyo isku waara abid noloshana farxad ku qaata ❤🙏🫶
@AyaanBollina
@AyaanBollina 4 ай бұрын
Hambalyo abwe marna ina aderkey samidey safican ukol koli❤
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 4 ай бұрын
@@AyaanBollinawalalsheyda adne inta maa imatay 😂
@ahmedcabow8672
@ahmedcabow8672 4 жыл бұрын
4 sanoo xiriir jaceyl kadib xaaskeyga Maryama iyo curudeyda zaara iminka ayey ii adeegayaan jumca xilli qado Rabbi ha'iidhowro 28/8/2020
@johnali4402
@johnali4402 3 жыл бұрын
ayee ii adeegayaan? war howsha Dumarka la qabta haku hagraninee.
@soomaalimanintheworl2330
@soomaalimanintheworl2330 3 жыл бұрын
Macha Allah Alle Hakuu Daay0 💯
@faaraxcabdulaahi3796
@faaraxcabdulaahi3796 4 жыл бұрын
Xasuus heestaan waxay soobaxday 1978 waxaana alifay hogaamiyihii ubaxa kacaanka hiiraan maxamuud maxamed filfil waxaana wada qaaday cabdi baadil iyo khadiija hiiraan
@jayjr4485
@jayjr4485 3 жыл бұрын
Ada iyo ada abwanki weyna MM FilFil ubaxa kacanka beled weyne City 1978 Barisamadki
@khadaralimohamed5011
@khadaralimohamed5011 3 жыл бұрын
Cabdi badal xiligaas ma heesayay walahi fanaankan fankisa intaan bartay wax kalaba ma dhagaysto
@nakazhaziz7567
@nakazhaziz7567 3 жыл бұрын
1978🙄🙄🙄 Man00led😁
@Decoz292
@Decoz292 3 жыл бұрын
@@nakazhaziz7567 😂😂😂 dhibka fhaaf taariikhda waa labartaaye
@nakazhaziz7567
@nakazhaziz7567 3 жыл бұрын
@@Decoz292 😂😂hYe TaliYe amarkaa jiro
@suleimanahmed5366
@suleimanahmed5366 Жыл бұрын
Uur-hooyo may galin ifkana kuma arag wili lama AmaaninE ayaaney . ABDI BAADIL ❤
@ayaanaways572
@ayaanaways572 2 жыл бұрын
Magceyga AYAAN 🌼. Ayaan inta jacel.😩😩🔥😂❤️🤚
@ayanhussein9773
@ayanhussein9773 Жыл бұрын
Same my name is Ayan
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 Жыл бұрын
@@ayanhussein9773 Nice name ❤wan jacelahay magaca ayaan waa magac nasiib ka turjumaayo 🥰🥰
@ayanhussein9773
@ayanhussein9773 Жыл бұрын
@@AyaanAbdirashiid4631 Haa wlhi qofka ila hadlapa mgcyga inu iigu yeero jeclhy
@ayanhussein9773
@ayanhussein9773 Жыл бұрын
@@AyaanAbdirashiid4631 mid sidad jeceshahay ku noqota allha kga dhigo🤲
@Chadmali
@Chadmali Жыл бұрын
@@ayanhussein9773 aragaaga oo qura kumaan iibsadayn aduunyada ❤️❤️❤️❤️
@ayanhoodo9827
@ayanhoodo9827 3 жыл бұрын
Waa iikoow hees aan maqlo oo magaceygu ku jiro..AYAAN❤💋
@samiracumar4403
@samiracumar4403 3 жыл бұрын
Ayaan waa magaca ugu badane lagu heeso wllo
@amore5583
@amore5583 3 жыл бұрын
Lafoole heesta ayaan manad dhagaysan
@hassanahmed6704
@hassanahmed6704 Жыл бұрын
Wllo waa maqantahy xariir Ahmed xitaa ayaan wuu uqaadhay
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 Жыл бұрын
@@hassanahmed6704aad iyo aad ❤
@djmaankachannel2231
@djmaankachannel2231 4 жыл бұрын
xaskega an aduunka ugu jece lahay boqoradeda Ayan laa dhaaha alle haa i daayee boqorada illa dhalatayna Ayan laa dhaaha BOqoradii ii dhaashay alle haa ii daayee Maryan laa dhaaha intuba heesta weey ku jiran
@khalifaawiofficial8946
@khalifaawiofficial8946 4 жыл бұрын
masha allah
@samahirdaahirmaxamad7282
@samahirdaahirmaxamad7282 4 жыл бұрын
Hadeyba saas thy maxad magaca hooyo ugu bilaabi weysay cade
@daljirkadaahsoon3478
@daljirkadaahsoon3478 4 жыл бұрын
ĐJ MÄÅŇĶĀ hooyo waa u daba marsiinaysaa miyaa!
@samahirdaahirmaxamad7282
@samahirdaahirmaxamad7282 4 жыл бұрын
@Cabdi Nasiye 😂😂😂😂 hooyo 1 ayey mudan thy mise maaha?
@samahirdaahirmaxamad7282
@samahirdaahirmaxamad7282 4 жыл бұрын
@Cabdi Nasiye wallhi qofba si ayuu utabiyaa qiimaha hoyada gabayaa jiro hesa jiro buranbur iwm maxa ugu aragty qiimo tir lkn ifhnsii bl
@Chadmali
@Chadmali 2 жыл бұрын
Gabar walba oo ayaan ladhaho waan salaamaya❤
@nimcohuzzein9774
@nimcohuzzein9774 Жыл бұрын
Galab quruxbadan ayay itahy hooyadey ayan xasuusinayyey heeso qaraamiya illahy cafimad qab iyo cimri dheer hakusiiyo noloshydiyey🤲🏻♥️
@hamzehusein5697
@hamzehusein5697 3 жыл бұрын
Axyaaa qiiro iyo xasuuus heesaha qaraamku indhahaga wxy ku khasbayaan inaad ilmayso , markuu xiisaha iyo xasuuustu qalbigaaga shidaan , tani waa hees iyo badh aan maqlay barismaad waliba aan jeclaa dhagaysigeeda hadana wakhti badan anan maqal oo aa maanta si kadis ula kulmay cabdi baadil hargeisa boqol jire 18.10.2021 maalin isniina oo maalmo ka hadheen arooskaygii inta iga dambaysa ama aragta faaladayda wlaal qalbigaa idin salamay dhamaantiin caafimad iyo frxad ku nolada iyo wanaag 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏❤🙏🙏
@abudoissack7938
@abudoissack7938 2 жыл бұрын
Isku midaaa nhy abowe ax
@jannoomer7263
@jannoomer7263 3 жыл бұрын
Heestu macaana Aftahan baa sameyey Codkana lagama sheekeeyaan weeyan🥰 Aragaaga oo qudha kumaan iibsadeen aduunyada😍😘😍😘😍
@ayaannagopaad8689
@ayaannagopaad8689 3 жыл бұрын
Xasuusba xasuus ka mudan heestan qofbaan ku xasuustaa mana ilaawo😥 2019 wakhtibay ahayd 19/1/2021😥
@soomaalimanintheworl2330
@soomaalimanintheworl2330 3 жыл бұрын
Jacayl kaagii Horaa
@abdiwelisaid4278
@abdiwelisaid4278 10 ай бұрын
Sorry wllo
@apdullahicarab2461
@apdullahicarab2461 7 ай бұрын
06/03/2024 yaa ila dhegeysanaya heestan qiimiga badan, waxaa Ramadan ka hadhay 5 cisho Eebbe nabad qab haynagu gaadhsiiyo wanaageedana haynala kulansiiyo. Waan salaamayaa cid walboo Soomaalinimada jecel. Heestan waa hore baan aad u dhegeysan jirey ilaa haddana waan jeclahay, gabadh aan jeclaaday baan ka dhex arki jirey markaan dhegeysto. Welina wanaag iyo dun xariira baanu hayaa. Waxaan u rejeynayaa inay nabadqab iyo wanaag nolosheeda ku idlaysato, maalinta dambaysee aakhirana Janada boos wanaagsan kaga ledo. Qof walboo wax jeclaada nacas buu noqdaa, se runtu maaha saa, ee wanaag buu naawilayaa iyo inaan dhankiisa wax xun laga arag. Hadduu qof ku jeclaado hayska dhigin buur la mari karin ee dhaqan suuban kula dhaqan qofka ku calmaday. Habeen Wanaagsan Soomaaliyeeey, Eebbe quluubteenna ha midooyo dalkeenana haynoo wanaajiyo, horumarna hayna gaadhsiiyo, madaxdeennana Eebbe haynoo sakhiro.
@khanaamuhmed4891
@khanaamuhmed4891 3 жыл бұрын
Ayaa ila dhagaysanaya heesta 26.2.2021 🇸🇴
@abdifataaxbashiirmaxaud8075
@abdifataaxbashiirmaxaud8075 2 жыл бұрын
26.2.2022 sxp
@GeesMaxamed-f7g
@GeesMaxamed-f7g 25 күн бұрын
Gabr kasta oo ayan ladhaho wan salamay horey u soco❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@QaraamiTV
@QaraamiTV 4 жыл бұрын
Waad mahadsantihiin saxiibada dariska igula ah goobtan, walala hadday jirto hees Qaraam ah ood naawilayso inaad maqasho Waad isoo waydiin kartaan haddaan hayo siaan kuula wadaago hadii kalana ubaadi goobo
@Sirkhader
@Sirkhader Жыл бұрын
Cabdi baadil legend heesaha qaramiga kuwa ugu jeclahay Ayay Ka mid tahay heestan yaa Ila mid ah😅♥️
@Hariir212
@Hariir212 Жыл бұрын
Sidoo kale sida layliyo qays isagaa qaaday.
@cabdi_xasan
@cabdi_xasan Жыл бұрын
Aragaaga oo qudha kumaan iibsadeen aduunyada Yaasalaam. ❤
@himilochannel2384
@himilochannel2384 5 жыл бұрын
Magaceyga ayaan 😘☝️
@Yahyelyrics
@Yahyelyrics 5 жыл бұрын
Ayaan qurux
@ahmedkhalif5327
@ahmedkhalif5327 4 жыл бұрын
himilo lagu dhaha
@beezanibeezani6670
@beezanibeezani6670 4 жыл бұрын
Adiga anigaaba kaa helay quruxey 😢😢😍😍🙏
@himilochannel2384
@himilochannel2384 4 жыл бұрын
@@beezanibeezani6670 waxaa nasiib uyeelatay inaa horay kaaga so jawaabo dad 5 bilood ka hor oo ujawabin baa jire
@himilochannel2384
@himilochannel2384 4 жыл бұрын
@@ahmedkhalif5327 leyma dhaho walal magaceyga rasmiga ah waa ayaan
@sahal3922
@sahal3922 4 жыл бұрын
Waxaan moodaya midhihii janada iyaduna ma oga ,waxaan moodayaa malabkii shinida iyaduna ma oga. Walhi waa ta i haysata
@jannoomer7263
@jannoomer7263 3 жыл бұрын
Sorry
@zahraabdi7349
@zahraabdi7349 2 жыл бұрын
Qarami waa qiiro2021 12 16 sacadu 10:26 subax nimo ani iyo gabdhayda curad ayaan Ana waan xanuun sanahay xajigaygana waa iga fugyahay allow nasoo uruuri🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭
@zakariapdirahman4587
@zakariapdirahman4587 Жыл бұрын
Alx wakhti dheerka dib wan dhagaysanya heesta nolosha reerkana waxaku soo biray wilkayga maxamed aamiin alx hada jawi dagan ayanku jira roobna waanku da aya ❣️💟
@khalidabdi3952
@khalidabdi3952 5 жыл бұрын
❤❤🌍peace and love Somalis, jacelku ha waro
@qadarofficial3938
@qadarofficial3938 4 жыл бұрын
Khalid
@baashe-p5o
@baashe-p5o Жыл бұрын
Hootho fusuf mahamed jamac wehelki hestide medy❤❤❤
@barrefiiq5353
@barrefiiq5353 4 жыл бұрын
Cakuye jaceylku dhib badana Hestan xasus bey igu leedahy Waxaan qorey sanad kahor aniga oo buugeyga ku qorey meesha #ayaan ahna aan uu badaley jaceylkeygi hore magaceedi kaas oo aha fartuun Fartuun waala guursadey mudo ka dib Anigana sidaas ayey igaga tagtay Hadana waxa ii agyaala bugii aan ku qorey hestan iyo magaceeda oo isla socda
@mohamedjelle5698
@mohamedjelle5698 4 жыл бұрын
Sorry
@lugooyojaceyl3078
@lugooyojaceyl3078 4 жыл бұрын
Sxb ilhy haku fududeyo wa nawada sidata arimahan Ee dhexda hala xirto nasiib wacan Aya ku leyhy sxb mcne
@mohammedabdi7061
@mohammedabdi7061 3 жыл бұрын
Barre Fiiq Walaal waa new page mar haddii la guursaday. Hore u soco nasiibkaa Haween waayi maysid. Aniga i waydii midaas. Don't waste your time even a little bit. U fiirso labada geed ee wiilka iyo gabadhu ku tiirsanyihiin isku si uma eka!
@dakanefarah9368
@dakanefarah9368 3 жыл бұрын
@@mohammedabdi7061 walal Thanks .wa talo wangsan runti sxb. We over trust each other before marriage and that is really bad. Its new life
@mohammedabdi7061
@mohammedabdi7061 3 жыл бұрын
@@dakanefarah9368 You're welcome
@TAMED4
@TAMED4 Жыл бұрын
Heesta aana ka xiiso gaynin😊 legend Abdi badil❤
@Dacwahmedia
@Dacwahmedia Жыл бұрын
Xasuus iyo Waqtigeygii wariyenimo oo aan barnamijka caweyska Radio Codka Dowlada goboleydka jubbaland aan daadihin jiray waqti tagay Inta iga dambeysa Like ta
@AbdifatahMohamed-bq2lh
@AbdifatahMohamed-bq2lh 6 ай бұрын
Wiil ogadeen rer isaaq ❤❤❤
@qosoliyomadadaalo527
@qosoliyomadadaalo527 4 жыл бұрын
Xaaskeyga ladhaha AYAAN ❤❤❤❤
@Ayanawalle
@Ayanawalle 3 жыл бұрын
Igu labeyso quruxow laba ayan laguma fahmayo hadhowe 😂
@saamclaahi8054
@saamclaahi8054 2 жыл бұрын
@@Ayanawalle 🤣🤣🤣
@Xaashi-official
@Xaashi-official 4 жыл бұрын
Jacaylkaygii ugu horeeyey uguna danbeeyey ayaa la idhaahdaa ayaan alla maxaan jeclahay in kastoo nin kle u dhaxday
@abshirnasta7041
@abshirnasta7041 Жыл бұрын
Wlh jiilkeeyna iyo dadkaan isku hal abuur maaheen dad wa dadki hore ilaahow inti dhimatayna unaxariiso
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
@SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 2 жыл бұрын
Alaylehe Jacaylkaagan I Abaaray Halistaa Naftaydiyo Wadnahuu Ag Joogaa
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 Жыл бұрын
Legend keyga ❤🥰
@KhalidAbdulahi-iv4yq
@KhalidAbdulahi-iv4yq 4 ай бұрын
❤❤❤ tan baa layiraahda hees ❤❤❤
@ayaankhatumo8332
@ayaankhatumo8332 3 жыл бұрын
Maryamo mgcii Aabahy ii bixiyey lkn laiga bedelay mrkn gaadhay 10jir iyado laigu samiyey adeerky xaaskisa oo aad ii jeclayd Eedo# Ayaan xirsi❤💋 tolow heesta ma aniga lai qaaady😅😅
@garuuntech
@garuuntech Жыл бұрын
😂
@FarxaanAdan-t4h
@FarxaanAdan-t4h 2 ай бұрын
Xasuus heestan ala maku qayilay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@amuun_ahmed_11
@amuun_ahmed_11 Жыл бұрын
Ala ya cisak voice 🖤🦁🔥
@ayanismail3274
@ayanismail3274 2 жыл бұрын
Waxan Modayaa Midhihi Jannada Asaguna Maoga Waxan Modayaa Malabkii Shinida Asaguna Maoga😨Alah Rabi talo ku filan jaceylku xuma mrkad weydo qofkd jeclty lkn Nasiibka lagama quusto anigana wn heli doonaa Malin un jacylkygi i.a🤲🥺 Hestydi io magacygi #Ayaan wxan dhagysanaya cawa xili saq badh ah sacadu thy 2:59 bishu wa 7/5/2022🥰🙏
@abdiwelisaid4278
@abdiwelisaid4278 10 ай бұрын
Sorry 😔
@sharmaakeabdifitah6732
@sharmaakeabdifitah6732 3 жыл бұрын
Hestan waxan ku jeclahay magaca ayan wayo gabadha an is jecelnahay ayan ladhaha mudo an ku noolaa Dalka Uganda casimada kampla ayaduna muqdisho nasiibka ayaa isku meel iskugu kaayo keenay hda ismaanu guursan ayadana familkeeda lajoogtaa anina sidoo kle wan is aragnaa mar walbe inkastoo labadayaba an dhoofitaan ujoogno uganda Europe iyo America waxan rajaynaya ina mustaqbalka isku meel ku noolaano ani iyo ayaantayda caashaqa
@nasrakiindaahir6785
@nasrakiindaahir6785 3 жыл бұрын
Sxbow guleysta adga iyo Ayan ana adga cml ayan canada sugi haya from Uganda inkasto aan hada confurta Sudan kusugunahay
@wardofarah9196
@wardofarah9196 3 жыл бұрын
Talo yar hada xaqiina dhacdada
@soomaalimanintheworl2330
@soomaalimanintheworl2330 3 жыл бұрын
@@nasrakiindaahir6785 macha Allaah Adna Nin khyr Qaba kuu Rajynayaa Wllee Nasiibku waa Cajaayib Dal to Dal Qaarad to Qaarad isku imanayaan uhn Hadday Nasiib isku leeyihiin 💯💯
@shukriabdi2871
@shukriabdi2871 9 ай бұрын
Jacelka waa cajib ,sanadha kahore ayan will isjeclane balse durbu dinicisa kasodamadhe adh baan ugaxumadhe ,midha marwalba iga oyisa aya ah inanigo oog inu habla kale shekeysanayo inan wali siogaladho aadh ayey ixanunjisa markan xasusto inu sas igusamenjire wali na anrali kuaha .Allahyow jcl dab ah isahal
@Awkulmiye.
@Awkulmiye. 3 жыл бұрын
Heestan 2009 baan mobileka adeerkay ka dhegaysan jiray anoo caruur ah oon jaceyl iyo howshiisha wax ka aqoon, maanta oo ay tahay 4/5/2021 ayaan dib udhegaystay anoo waayo iyo waqtiyo qiiro leh oo jaceyl soo maray Aduun!!.
@abdisalanmohmed4947
@abdisalanmohmed4947 4 жыл бұрын
AyaaaN gabadha aan jclhy ilaa hadana aan is jecel nahay alaw calaf iskugu kaya dar massage alaw run iga dhig
@AbdullahAwil-lj1nf
@AbdullahAwil-lj1nf 8 ай бұрын
Hye warka na sii.. Calafkii ma isku hesheen
@kawsarqueen5308
@kawsarqueen5308 4 жыл бұрын
zxp aduunka ugu jeclahy ayaan la yidhada 👭💯❤👸 alle hayka dayo zxp Qali
@thebaaxos1702
@thebaaxos1702 2 жыл бұрын
Wali lama amaanin ayaaneeey!🙆‍♂️
@sapniitaaxmed6104
@sapniitaaxmed6104 8 ай бұрын
Tolow ma ayaan tafshaan buu uqaadey😂❤
@MohamedOmar-gg7qo
@MohamedOmar-gg7qo 2 жыл бұрын
Hadaa dhageysanaysid 2022 iyo wixii kadanbeeya like 👍 dhac kusii
@Qadhar-ml8qm
@Qadhar-ml8qm Жыл бұрын
wa hees aan aad u jeclhy waxa daremi karo qofki jacayl hayo Ereyada iyo miraha hesta. Fri.3.Feb.2023.19:56. night ❤✌💯🔥🌍
@zakariyaosman5513
@zakariyaosman5513 Жыл бұрын
Wow hees iga dheh tan
@ahmedisse5616
@ahmedisse5616 2 жыл бұрын
Anoo toban jir ah u qorey warqad ahaan heestaas gabadh dugsi quranka ila dhigata❤️ ina abtidey ayaa igu gaysey
@cabdirahamantimohindi74
@cabdirahamantimohindi74 4 жыл бұрын
Cabdi baadil nin millions of minds,soo xasuusin kara their chilhood love khamiiz,24th sept
@Sirkhader
@Sirkhader 2 жыл бұрын
Ereyada iyo laxanka heestu waa heer ugu sareysa kabanku Ka sii daran "layaab"💛✨
@jayjr4485
@jayjr4485 3 жыл бұрын
Waxa alifay miraha Awanki weyna maxamud maxamed FilFil 1978 ubaxa kacanka Magalada beled weyne beerta raaxada wax ku luqeyna fananka weyn Legend Abdi baadil
@mohamedcumar3982
@mohamedcumar3982 Жыл бұрын
Jclku bartuu dago kama go.o inaad dhimato moyee ❤🎉
@abgaalinho
@abgaalinho 2 жыл бұрын
Heestan 2016 ilaa hada waa ku heystaa yaa ila mida 🖤💪🏻
@iimanahmed4503
@iimanahmed4503 4 ай бұрын
Heestaan waxaan xasuustaa 2014tii anoo awowgey beer la limaya ee habeenkii ku celceshada marna inta telephone Tecno ah ka shito ku shukaansitaga xasuus ❤❤
@naagadag4493
@naagadag4493 3 жыл бұрын
Aragagaa oo qura kuma iibsadeen aduunyada😓💔
@naimamohamedmohamud6644
@naimamohamedmohamud6644 2 жыл бұрын
Heestan wax iso diray gacaliye yaheyga Ashraf Abdi Ali cawa oo tariikhdu tahay 27.august 2022 wax ku dhageysanaya dareen kalgacal kujiro 🫀❤️🫶🏻
@mohamedabdullahi9902
@mohamedabdullahi9902 4 жыл бұрын
Waa xilli uu dhacayo qabaw daran iyo xaafadda city-park ee Nairobi, waxaan dhagaysanayaa anoo la ashqaraarsan luuqda fanaanka, midhaha iyo erayada heesta, iyo halka ay gabadhu ka joogaan soomaalidu waa hore iyo haddaba. Ninku cajaaibsanaa, ma gabadh intaa lagu yidhi ayaa sii jeedsan, raggu caadi ma aha.
@zahraabdi7349
@zahraabdi7349 2 жыл бұрын
Kuwa xumanta waxku raba ee hablaha abayuusa allah ha fahansiyo
@cismaankuuriya1890
@cismaankuuriya1890 9 ай бұрын
Heestan markaan maqlo waan iska kurboodaa sidii qof qalbiga kagubanaayo wallow ayay qisooyinkayga jacayl iska badanyihiin hadana waan is illowsiiyaa sababo kasta oo nolloleed ila darsa khayr baan idiin rajaynayaa iisoo duceeya si wax khayr qaba alle iila kulmiyo wllalayaal😢😢💔💔😭
@saladabdiolad7082
@saladabdiolad7082 8 ай бұрын
2024 Cajiiibeey. iga danbeeyow salaam.🫡😊
@yaxyecabdicumar4443
@yaxyecabdicumar4443 Жыл бұрын
Ax jacelku xumaa marka qof aad jecelaato ❤❤
@ab7mo34
@ab7mo34 2 жыл бұрын
Hees ugu mcn Qarami❤️🥰
@mohamedhassan7066
@mohamedhassan7066 6 ай бұрын
22/02/2024 xili habeeen ah sacaduna thy 9:33 Jawi safar from Toronto to Ottawa
@KhadarDoob
@KhadarDoob 7 ай бұрын
Waah Waah ❤
@fiiromedia1791
@fiiromedia1791 10 ай бұрын
Heeskan buuhoodle ayaan ku xasuusta ❤
@luulhassan5177
@luulhassan5177 4 жыл бұрын
ayaan . waa nasib micnaheeda. amrana waa ay amrantahay..maryamna waa hay heeybad badan tahay. halaasi weeye arintaan😁
@ZhaaficiZheello
@ZhaaficiZheello 3 жыл бұрын
@lushaaz shwazaz haye abaayo magacaagana micnihiiza mana lawadaagi kartaaa😅😅
@luulhassan5177
@luulhassan5177 3 жыл бұрын
@@ZhaaficiZheello waxaa weeye joowharad joof iyo joog leh🤣🤣🤣
@ZhaaficiZheello
@ZhaaficiZheello 3 жыл бұрын
@@luulhassan5177 abaayo wxaa igu la hadashy luqadii.quruxda badnyd eee gobolada waqooyi bari Ankuwada bashalno qurxdeena zomalinimo💪✌
@luulhassan5177
@luulhassan5177 3 жыл бұрын
@@ZhaaficiZheello quruxoow Somaalinimo ayaa sharaf leh waa caynkaa ebe ha ku dhoowro fariid baad tahay ♥️♥️🥰♥️🏅
@ZhaaficiZheello
@ZhaaficiZheello 3 жыл бұрын
@@luulhassan5177 252636309882 waxaan jeclyzty inaan barasho dheeer zii wadaagno I wiat your answer❗👤
@mohamedabdiomar7046
@mohamedabdiomar7046 4 жыл бұрын
Ayaan qof aGtay qaali ku ah wlshy
@alisacuudi983
@alisacuudi983 Жыл бұрын
Ax ya hees Wan iska jecelahay dhegaysigeeda heestan Berbera 5/7/23
@abdihanad
@abdihanad Жыл бұрын
Inta danbe heesta cajiib! Alla maxay Oran maba ogee maxay oran? Allahayow maxay oran maxay oran🥺 4/11/2022 habeen jimco ah 4:00 habeenimo baa dhagaysanayaa mugdisho somalia
@FarhanSwaggy
@FarhanSwaggy 2 жыл бұрын
I just got this song from tiktok. I don't who am gonaa appreciate the artist or the tiktok🦉💚🤍❤
@zuhaybaapdi1831
@zuhaybaapdi1831 3 жыл бұрын
Maryaama ayaan ❣️🥰💐magacygi heesta anigaa leh Somali Mohamedey 👸🏽💁🏼‍♀️😌😂😂
@burhaanabdibooyax6215
@burhaanabdibooyax6215 Жыл бұрын
Heestan xasuus igalisay uganda 31 5/ 2023 saqdhaxe ❤❤❤
@hibosiciid1668
@hibosiciid1668 4 жыл бұрын
Waaw waxa kale heesat waan jaclhey xasuu beey ku lee dadhey
@Ali01007
@Ali01007 4 жыл бұрын
Well done the the translation for the lyrics
@bankaqoraxayproduction2719
@bankaqoraxayproduction2719 2 жыл бұрын
04-01-2022 cimriga allah noo barakeeyo cibaadadana hanaga aqbalo
@FathiaIbrahim-z3q
@FathiaIbrahim-z3q 9 ай бұрын
So this ayan waa ayan tafshan😢
@abukarmaxamed3369
@abukarmaxamed3369 3 жыл бұрын
Xaskeyga ayaan🔥❤
@Abduwahab-ek2re
@Abduwahab-ek2re 2 ай бұрын
2024 yaa dwnyo 😢
@yaasiinjimcalexasan4291
@yaasiinjimcalexasan4291 2 жыл бұрын
Marqan waa kabor go ay caawa waa 8 saac oo haween nimo ah
@walidek1586
@walidek1586 4 жыл бұрын
Woow hees wareer ah
@farhanabdullah5118
@farhanabdullah5118 4 жыл бұрын
Ildheer garad maaha walal ee wa indheer garad oo ah qof wax garad ah
@sadiq07
@sadiq07 2 жыл бұрын
ax! ax! yaa dhageysana 2022 ❤❤😭
@saddamHusseinAli7
@saddamHusseinAli7 9 ай бұрын
22 jan 2024 ❤ Subax isniin ah 10:00 subaxnimo goobtu jamacad ❤
@AbdirisaqAxmed-p6t
@AbdirisaqAxmed-p6t 10 ай бұрын
Esh qiyasak ❤
@aligoomar8041
@aligoomar8041 Жыл бұрын
Hees aderkey ku marqami jiray wan jeclahay
@abdullaminmohamed3748
@abdullaminmohamed3748 Жыл бұрын
Galaaabnimo axad ah tarikh tu tahy 4/06/2023 sacadu tahy 5:29pm❤❤❤❤❤❤❤
@sekeriyewadhaf5690
@sekeriyewadhaf5690 4 жыл бұрын
Waxaan kugu aqoonsaday Een kugu amaanaa Ildheer garad inaatahay Waa hees nin weyni sameeyey wax kalaan idhaahdo garan mayee
@Ayni88
@Ayni88 5 жыл бұрын
amazing song
@haffexhaffex7253
@haffexhaffex7253 3 жыл бұрын
Hi
@ahmedaj6264
@ahmedaj6264 2 жыл бұрын
memories 😢
@Bilyandhan-y3h
@Bilyandhan-y3h 6 ай бұрын
Aragaago oo qudha kuman iibsaden adunyada😊 5 April 2024 yaa ila dhagaysanay😢
@kowsarowkonbe2306
@kowsarowkonbe2306 3 жыл бұрын
Allahayow maxay Oran Maba Ogee maxay Oran Wooow caadi mahan heesKan Wlky Telefonkiisa by ku jirtay Dharka markaan udhaqayo dhageysan jiray xasuus wakhtigaa mobil ma heysan kkkkkkk Cawana laba heysTaaa wakhti markuu ku wacnaan marna wuu kaa xun yhy..
@haffexhaffex7253
@haffexhaffex7253 3 жыл бұрын
Walal
@Biilla
@Biilla Жыл бұрын
I am oromo people ilvoe somali music qarabi
@YahyeJimale
@YahyeJimale 8 ай бұрын
Ayaanta ilen waa ayaan tafshan
@ubahabdullahi767
@ubahabdullahi767 4 жыл бұрын
Ilahow nin ficn ii sahal❤️😂
@Axmed_Hobyo
@Axmed_Hobyo 4 жыл бұрын
Isoo qabo 😂
@ubahabdullahi767
@ubahabdullahi767 4 жыл бұрын
Kiya maa lambar kada so qor
@alii7792
@alii7792 4 жыл бұрын
Mid iga fiican heli meyside isoo qabo...😂👊🏼
@ubahabdullahi767
@ubahabdullahi767 4 жыл бұрын
Superka 11 hehehe Adiga Kuwa xun ku jirta walalow hani diline iga qale😭
@alii7792
@alii7792 4 жыл бұрын
Kkk numberkada iisoo qor whatsappka ka soo qabanaye..🙌🏼
@calimaxamed900
@calimaxamed900 2 жыл бұрын
Ish calaa hees
@fadxiiidle870
@fadxiiidle870 Жыл бұрын
Esh calaa hees
@Abdirahmaan0
@Abdirahmaan0 Жыл бұрын
old is gold 💛 ✨️ 💕
@mahamedhassanibrahim5617
@mahamedhassanibrahim5617 Жыл бұрын
Luqada somaliyeed ee illaheey nasiiyay was mida ugu murtida badan aduunyada
@Cadeyboolo686
@Cadeyboolo686 9 ай бұрын
Wow ❤❤❤
wajiigan quruxda leh with lyrics.
7:23
hamd yare
Рет қаралды 3,6 МЛН
Hees Qaraami macaan badan xulka qaraamiga-h-Soo dhiib waraaqaha hes lyrics
5:46
Mission Somali music
Рет қаралды 1,4 МЛН
إخفاء الطعام سرًا تحت الطاولة للتناول لاحقًا 😏🍽️
00:28
حرف إبداعية للمنزل في 5 دقائق
Рет қаралды 82 МЛН
哈哈大家为了进去也是想尽办法!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:33
火影忍者一家
Рет қаралды 128 МЛН
Cabditahlil & Heesta Ugaaso lyrics
10:10
SIR YAASKA
Рет қаралды 1,3 МЛН
daa,uud cali iyo maandeeq hees sidii webi durdurayoo orginal +lyrics
11:43
Maxamed Mxasan kabanle
10:29
axmed Arshe
Рет қаралды 186 М.
KABAN MACAAN KOOSHIN YARE HEESO XUL GEESGUUD MUSIC 1
58:09
shiino1000
Рет қаралды 2,3 МЛН
Baxsaneey Hargeisay
9:02
Saalax Qaasim - Topic
Рет қаралды 181
Shay Mire Dacar | Muxuu Nabarka Caashaqu |Lyrics
6:21
Timacase Lyrics
Рет қаралды 1,7 МЛН
إخفاء الطعام سرًا تحت الطاولة للتناول لاحقًا 😏🍽️
00:28
حرف إبداعية للمنزل في 5 دقائق
Рет қаралды 82 МЛН