@@AhmedMohamed-tn5yg Niyow erayadaaba laga garanayaa inaanay ahayn suugaantii reer Somaliland ee ay yihiin erayadii reer Somalia, hadda dhaliil igama aha ee waa la kala duwanyahay midhaha erayada ee ha ila yaabin.
@A.A.E938 ай бұрын
11/May/2024 Allaha Unaxariisto Sahro Axmed Jaamac waxay ahayd qof soomaali o dhan ku qaaliya xaqiiqdii😂
@mahadolad8478 ай бұрын
Kuwa soo qoraya erayada dacar baa iska leh beenta meesha kala taga! Laxanka iyo erayada ba siciid xarawo yaa iska leh
@HakimAdam93048 ай бұрын
heestan iyadoo original ah mar ayaan raadiyay waan waayay waa ku mahad santihiin💯. codka dahabiga ah ee Sahra Ahmed Jaamac Allaha u naxariiste