SAHRA AXMED SIR MA QABE BEST HEES WAAAAAW

  Рет қаралды 245,775

ARDAA MEDIA PRO

ARDAA MEDIA PRO

7 жыл бұрын

Пікірлер: 105
@abaasabshir3583
@abaasabshir3583 2 жыл бұрын
Nafta lalama Socon karo hadii cashaaq saayaanyadoo seefaha lagaaree xasuus wlh 😢💔😭🙏🙏 sahro Axmed Allow uu naxariiso
@Mohamedismael50
@Mohamedismael50 8 ай бұрын
Inaad heestan jeclaataan waxa sabab u ah Siciid Maxamed harawo oo ah abwaanka laxanka u sameeyay heestan❤❤❤
@ahmedgarad2788
@ahmedgarad2788 2 жыл бұрын
The legend SAID HARAWO ayaa heestaan music iyo laxankaba daaray as abdi Ali bacalwaan mentioned his interview with harari, Said harawo as caasho abdoow malayka ay ku sheegtay wareeysigeedii VOA laxamiiste la Mid ah ma jirin xiteen heesihiisa uu laxanka saaray were all hit
@Taagsade123
@Taagsade123 6 жыл бұрын
Mirihii iyo laxankii Abwaan Siciid Xarawo iyo codkii toolmaanaa ee AUN Mama (Sahra Axmed Jaamaca) sida uu sheegay fannaanka C/Cali Bacalwaan waxay joogeen Togwajaale waxayna wadeen (dhigayeen) Ruwaayaddii ahayd "Bad Jacayl Badanaa" ee uu lahaa Abwaan Maxamed A. Dacar.
@mahamedwardi2996
@mahamedwardi2996 6 жыл бұрын
Mohamed Mursi wll ereyada heesta yaa sameeyay.
@Taagsade123
@Taagsade123 6 жыл бұрын
Abwaan Siciid Xarawo ayaa sameeyey miraha, music-gga iyo laxanka intaba.
@mahamedwardi2996
@mahamedwardi2996 6 жыл бұрын
Haa Gartay wll mhdsanid
@Taagsade123
@Taagsade123 6 жыл бұрын
Ali Ibrahim walaal anigu sidaas ma dhihine waxaa yiri Alfannaan Cabdi Cali Bacalwaan. Daawo wareysiga uu siiyey C/Salaan Hereri.
@Taagsade123
@Taagsade123 6 жыл бұрын
+ Ku darso riwaayadda iyo heestu yeysan isaga kaa darsoomin la iskuma heysto in riwaayadda uu dacar sameeyey tanse waxaan 99% ku tilmaamayaa inuu S. Xarawo sameeyey.
@Hiloow_haykal143
@Hiloow_haykal143 Жыл бұрын
Dareen lama wada helee Muxuu qalbigayga dagey Ka dhigay malin biyo mareen Maxaa ruuxaan ku rabin Naftani ucalaacal tidhi ilintu iga qubatay leyl Anoo samri waayay oo Hadaan qori laa dhambaal Jawaab kama helo rasmiya Runtuba waa caymadee Allow qalbiyada is jecel😘 Maxay marayaan xanuun😢 Rafaad dheeroo dhimmayn Maxay uur ku taala iyo Xanuun aan loo ogeyn Qalbiga ka dareemayaan🤦 😢🤦☝️😭
@shan-maalsomali8533
@shan-maalsomali8533 2 жыл бұрын
Allah hajaneeyo Sahra Axmed... anigoo og inay danbi tahay qof dhintay heesihiisa in ladhagaysto aya aan hadana jacayl aan u qabo darteed heestana iyo ta kale ee ****haragaadin taladii waan kula rogrogayaa*** labdaba dhagaystaa.
@mubariktahar144
@mubariktahar144 5 жыл бұрын
Oh! 2015 dhexdiisii ayaan Heestan Aad u dhagaysan jiray! Wakhtigaas oo aan Mawjado culus dhex dabaalanayay! Ereyga ah: siday noqon ba mooyee ayaan aad isugu dawayn jiray😭😭😭 Wakhtiga tagayow salaama, salaama, salaama
@ismailalihasan9519
@ismailalihasan9519 4 жыл бұрын
Heestan sir maqabe waxaa laxanka u sameeyey Saciid Xaawo waana mid ka mid heesaha ay Sahra qaado ee aan aad u jeclahay🙏🙏🙏♥️♥️♥️♥️💓💓💓
@ismailalihasan9519
@ismailalihasan9519 4 жыл бұрын
Hada ma dawowday hhhh mise weli
@abokorcabdalla6920
@abokorcabdalla6920 3 жыл бұрын
Sxb mubaarig tahar waan ku salaamay akhyaar kala baadiyowday
@ismailalihasan9519
@ismailalihasan9519 2 жыл бұрын
Hada sidee noqotay maka dawowday jaceylkii ku helay bro
@abdirizak1ahmed539
@abdirizak1ahmed539 Жыл бұрын
War saw kumay fiicanan indr oo Austria mad tagin indr
@HusseinAhmed-gb2jt
@HusseinAhmed-gb2jt Жыл бұрын
Allaha unaxaristo Sahra Ahmed sir maqawe ❤❤
@mohamedmire7660
@mohamedmire7660 Жыл бұрын
Cajaa'ib Big Legend Zahra Axmed Allah Yaa-Raxma Aamiin.Aamiin..Scww.
@ahmedgarad2788
@ahmedgarad2788 8 ай бұрын
mansha allah , laxankii the legend saciid xarawo , caadi maaha
@mohamedahmedgaab4309
@mohamedahmedgaab4309 Жыл бұрын
subax-jimce safar sallad-horre Aanu ugu baxayno hawdka gobalka togdheer ee degmada Bali-dhiig ilaa xuduudka kilalka 5aad ee somalida
@Maxchama
@Maxchama 3 жыл бұрын
Subax Sabti ah, 24 Oct. 2020_ Allow kuu naxariiso maamo wax badan ayey xasuustayda soo celiyaan waayo badan oo an soo maray markaan maqlo hees aad leedahay. Mohamed Jama_ Berbera, Jamhuuriyadda Somaliland.
@morem4395
@morem4395 5 жыл бұрын
This moment brought to you by Music school of hargesia Legendry sahra ahmed j rip
@ayanomarhusen3053
@ayanomarhusen3053 3 жыл бұрын
Heestan waxan xasuusta anigo yar baan adeerkay rikodhkii canjalda ka cunsiyey markaa suu ii dilay mantaa adeerkey waxa uu jooga canda xusuus ciyalnimo
@nimcofaraxifiiye9226
@nimcofaraxifiiye9226 4 жыл бұрын
Xasuus kama dhargo sahro Ahmed 2020/01/22💑😘🌹😥😥😭😭
@HassanFatow
@HassanFatow 4 жыл бұрын
Hadey samadu furan tahay suuradaha Qur,aankiyoo salibaan u diraayaa in kaa sugaayey.. Nafta hadii ay qof tabeyso waa cajiib ma sahlana inta la haayo allow u gar gaar
@sareedsicid3954
@sareedsicid3954 3 жыл бұрын
Allah yaa rarxama raximin ale haku naxarito Momo sahra Ahmad jamac🙏🏼
@mohamedabdi2157
@mohamedabdi2157 3 жыл бұрын
Allahuma Amiin Amiin Ya Allah 😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@djabirdoualeh9750
@djabirdoualeh9750 3 жыл бұрын
Saalax Qaasin Naaji salaan gobeed ayaan u dirayaa. Dhawaaqa cuudkisu waa cajiib, wax kaloon idhaa garan maaye. INSHA ALLAH waxaan ku soo booqan doona Wolverhampton (Ingiriiska) uu dagan yahay. Sahra Axmedna ALLAH ha u naxariisto.
@akramaabdi2377
@akramaabdi2377 3 жыл бұрын
aamiin
@GEEDISHAAMBOWSTUDIO
@GEEDISHAAMBOWSTUDIO Жыл бұрын
Kabankaan waxaa tumaya xasan gareyt sidaan filayo
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 2 жыл бұрын
Allow kuu naxariiso🤲📻❤️
@leylamahad4703
@leylamahad4703 2 жыл бұрын
Caawa waa habeen sabti ah taariikhdu 15/10/2021 saacadu waa 2:42 pm habeenimo waxaa isoo jeediyay een la seexan waayay waa xanuun jaceyl😭😭 markii aad tahay qof wax jecel hada aanan lagula fahmin waa xanuun aad u weyn runtiiii allow hadii aan calaf isku leenahay isu kaaya sahal hadii aanan isku leheena qalbiga culeyska saaran iga qaad Waan rajeynaa habeen uun anoo laabtiisa ku jiifo yarkaan sahan saday inaan wada jir u wada dhageysano heestaan yaa allaah ii rumey🤲
@Qoraxjoogmedia
@Qoraxjoogmedia Жыл бұрын
Waad heli idam allah wllo
@caalamiboy3510
@caalamiboy3510 Жыл бұрын
Alaahey inuu ku aqbalay Baan rajeynayaa
@mubaarakbashiir657
@mubaarakbashiir657 Жыл бұрын
cawa
@xineyphotograph8313
@xineyphotograph8313 Жыл бұрын
Sidaan jeclahy waad heshy yarkii aad calmaty
@Mohajabaanyare
@Mohajabaanyare 3 жыл бұрын
Subax sabti 3 April 2021 allow kuu naxariiso mama sahra
@alisaid2008
@alisaid2008 4 жыл бұрын
Mirihii iyo laxankii s.m.xarawo codka sahra axmed
@abokorcabdalla6920
@abokorcabdalla6920 3 жыл бұрын
Santa axmed jaamc alle haw naxariisto
@mahamedwardi2996
@mahamedwardi2996 6 жыл бұрын
Waa heesahaaan waligood liicayn Alle ha u naxariisto maamo sahra axmad jaamac oo sannadkan geeryootay
@riyaaqismail9852
@riyaaqismail9852 6 жыл бұрын
Alleh ha u nxriisto inshallah 😭😭
@yussufabdisalat1736
@yussufabdisalat1736 3 жыл бұрын
04/01/2021 yaa ila dhageysan hyaa
@lailaalihaid8506
@lailaalihaid8506 4 жыл бұрын
22-05-2020 Allah ha u naxariisto sahra ahmed rabow jana fardowsa ku casun
@caalamiboy3510
@caalamiboy3510 Жыл бұрын
Heestaan waxan dhageystay wax badan habeen Baan xasuustaa aan boqol jeer Ku ceshaday, si gaar ah bay qalbigeyga u taabataa waliba xiliga saqda dhaxe Sahra ahmed darted Baan fanka u xiiseeeyaa AUN 22.6.2023 oo ay Cid carafo 6 maalin ka harsantahy Baan Wali heestan dhageysanayaa
@shan-maalsomali8533
@shan-maalsomali8533 2 жыл бұрын
Caawa oo ay sabti tahay jacayl dartii aya aan u dhagaysanayaa. Nafta lalama socon karo haddii caashaq saayado seefaha lagaadhee.... Allah hay rumeeyo riyadayda
@cabdisalaansanyare8878
@cabdisalaansanyare8878 3 жыл бұрын
Waxalaha hesan wacan abwan masmas cali auu jaamac
@user-hs1om3sp9b
@user-hs1om3sp9b 4 ай бұрын
Qiii❤❤❤vveeuuuiiiii❤❤❤❤❤
@muktarali2311
@muktarali2311 4 жыл бұрын
Kabanka aad u macaan saalax qaasim naaji weeye
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 4 жыл бұрын
Allow kuu naxariiso
@mohamedabdi2157
@mohamedabdi2157 3 жыл бұрын
Amiin Amiin Ya Allah 🤲🤲🤲🤲🤲
@ibrahimnoor539
@ibrahimnoor539 3 жыл бұрын
Xasusti super sagaray
@saedabdulaahi6674
@saedabdulaahi6674 7 жыл бұрын
axyaaaaaaaaaaa
@maaxcalimaax1163
@maaxcalimaax1163 Жыл бұрын
Allaa yarxam
@taraydhtvchanel
@taraydhtvchanel 2 ай бұрын
Tolaay waxan tolow goormaan ka baxa yaa
@cabdifaysal7497
@cabdifaysal7497 6 жыл бұрын
xasuusbaa Geela lagu xergeeyaa
@samiironafta1798
@samiironafta1798 5 жыл бұрын
Allaha yabraxma
@user-hs1om3sp9b
@user-hs1om3sp9b 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@bootanmaxamed8741
@bootanmaxamed8741 3 жыл бұрын
Heestan waxy kujitay riwaayadi badjacayl badanaa ee dacar sameeyey laxana waxaa saaray siciid xarawo
@waxkabarojacaylka8608
@waxkabarojacaylka8608 3 жыл бұрын
Waw hees iyo badh
@xasanyare2276
@xasanyare2276 2 жыл бұрын
Okyzxpxuulkahesa
@alihanash9726
@alihanash9726 2 жыл бұрын
Wariye Cawke:Sirmaqabe Sahra Ahmed Iyo 1975 (2 AUN aaaaamiiin)
@nuuraniali5876
@nuuraniali5876 2 жыл бұрын
Haa
@mohamedomar238
@mohamedomar238 3 жыл бұрын
Car yaa sheega gacantaan cida leh, cuudka waxa sidaas uga ooyinsiinaya lama sheegin mawaan la aqoonin mise waaba ilaawdeen, Axyaa gacan.
@shankaroonland7480
@shankaroonland7480 3 жыл бұрын
II sheega uun maad iska tidhaahdid intaa is xafataraarinayso
@najiibidar12najiib14
@najiibidar12najiib14 3 жыл бұрын
Saalax qaasim naaj
@qalpinuura9091
@qalpinuura9091 3 жыл бұрын
Saalax qasim naaji
@haybexirsi8781
@haybexirsi8781 6 жыл бұрын
Alle ha unaxariisto sahro Ahmed jamac majeclayn waxyeeliyo inaan mahadho gaystee Ayan ugu jelahay
@CaliSalaadqaruuf
@CaliSalaadqaruuf 3 ай бұрын
Jaamac 😂😂😂😂
@ab-shak_abdishakurtahlil742
@ab-shak_abdishakurtahlil742 5 жыл бұрын
Legend Sahra Ahmed.❤️❤️❤️🙏.
@hodanabdi5352
@hodanabdi5352 4 жыл бұрын
Haday samadu furantahy Suurdaha quraankiyo Saligan u diraya In aan kaan sugayahay U sheegaan😍😍😍
@marwodhawrsan5730
@marwodhawrsan5730 17 күн бұрын
Haday samadu furanthy satirkeyna samada aduun uso dagay allaw iga sama ta bixi culayskan I haysta
@mubariktahar144
@mubariktahar144 5 жыл бұрын
Cizak, sida degen ee loo garaacayo ayaa i dishay!
@muktarali2311
@muktarali2311 4 жыл бұрын
Waaa saalax qaasim qofka tumaayo kabanka
@hodanabdi5352
@hodanabdi5352 4 жыл бұрын
Haday samadu furantahy Suuradaha quraankiyo Saligaan ubdirayaa inay kaan sugayey Sidan ahay u aheegan
@Maxchama
@Maxchama 3 жыл бұрын
😥😥😥
@khadarmohamed2676
@khadarmohamed2676 4 жыл бұрын
Ereyada dacar riwaayaddii bad jacayl badanaa
@umarabdi5814
@umarabdi5814 4 жыл бұрын
Sxb waxadan hubin ha qorin waxay ahyd wakhtigii lawaday riwaydii bad jacayl ee abwan dacar marka ninba wuxu yidhi war inanta hees usameeya marka siciid xarwa yidhi kabanka iidhiib oo sameyay waxana ka maqlay balcawaan oo uu cabdisalan hereri warysanyo
@khadarmohamed2676
@khadarmohamed2676 4 жыл бұрын
ma sir maqabe ayuu siciid xarawo sameeyay dacar baa sameeyee yaan lagugu qoslin adeer!
@umarabdi5814
@umarabdi5814 4 жыл бұрын
@@khadarmohamed2676 hye soo dawo warysiga blacwan uu bixiyay please ado raliya
@najiibidar12najiib14
@najiibidar12najiib14 3 жыл бұрын
Sxb wa laga saxan yhy heestan sicid xarawo aya sameeyey ruwayadii dacar bana lagu daray si deg deg ah ba lagu sameeyey
@cabdisalaansanyare8878
@cabdisalaansanyare8878 3 жыл бұрын
Waxalaha hestan ma
@cabdisalaansanyare8878
@cabdisalaansanyare8878 3 жыл бұрын
Dadwayinuhu haiskahubsadan hesaha sidi lokalalaha hestana waxalaha eryada muxumed cali masmas aniga magcayigu cabdi salaam sanyare cidi dodkaqabta hiygasowco 4173813
@ARDAA-MEDIA-PRO
@ARDAA-MEDIA-PRO 3 жыл бұрын
Ma ereyada
@hodanabdi5352
@hodanabdi5352 4 жыл бұрын
Haday samadu furantahy Suuradaha quraankiyo Saligaan ubdirayaa inay kaan sugayey Sidan ahay u aheegan
@hodanabdi5352
@hodanabdi5352 4 жыл бұрын
Haday samadu furantahy Suuradaha quraankiyo Saligaan ubdirayaa inay kaan sugayey Sidan ahay u aheegan
@aminfarah6667
@aminfarah6667 4 жыл бұрын
HODAN ABDI shaqadda ban ku dhex qaada wlhy afka iska soo tuura Illahay ha isku keeno inta kala maqan 😭❤️🙏
@abdullahimahdi8858
@abdullahimahdi8858 4 жыл бұрын
Wawoow
SAHRA AXMED  WADNAHAYGA DHIIGA WEYDARANAYE  TOP SOMALI SONGS
6:59
ARDAA MEDIA PRO
Рет қаралды 314 М.
Sida dhamastu geedaha dhirta oga saraysaad with lyrcs
12:23
GEEDI SHAMBOW TUBE
Рет қаралды 1,3 МЛН
Despicable Me Fart Blaster
00:51
_vector_
Рет қаралды 28 МЛН
ВОДА В СОЛО
00:20
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 30 МЛН
New model rc bird unboxing and testing
00:10
Ruhul Shorts
Рет қаралды 27 МЛН
Heestii: Yaa Dooxay Caashaqa (lyrics)
8:55
Hal Abuur channel
Рет қаралды 1,2 МЛН
Sahra Axmed Jamac Ha Ragaadin Talade
6:59
Mohammed Abdi Sigale
Рет қаралды 546 М.
daa,uud cali iyo maandeeq hees sidii webi durdurayoo orginal +lyrics
11:43
SAHRA AXMED  MA NAXO JACAYL  BEST HEES WAAAAAW
8:17
ARDAA MEDIA PRO
Рет қаралды 2,7 МЛН
Naf Ku Jecel Adduunyada || Sahra Axmed Jaamac || Kaban || HD +Lyrics
8:11
SAHRA AXMAD//SUUGAAN DA'WEYNOO WITH LYRICS ORIGINAL
13:46
SUPER EAGLE
Рет қаралды 323 М.
Sahra Ahmed Hees Haddii aanku naawilay.wmv
6:21
gorgornews
Рет қаралды 2 МЛН
Sahra Axmed Jaamac iyo Digfeer | Markuu Geelu Ubadkii.
8:40
Keydka Suugaanta
Рет қаралды 1,1 МЛН
WISIISI SAHRA AXMED JAAMAC
6:53
Keydka Suugaanta
Рет қаралды 1 МЛН
HEESTII IXTIRAAM LYRICS| |XABIIBA XASAN TOOXOW
10:17
Gofadhe Lyrics
Рет қаралды 903 М.
Крокодил получил по-заслугам! 😱
0:32
КиноСклад
Рет қаралды 19 МЛН
Как мама ухаживает за мной VS гостями
0:50
Время горячей озвучки
Рет қаралды 3,4 МЛН