hees wadani ah geesiga dhulkiisa hiba nuura iyo tubeec lyrics

  Рет қаралды 69,559

shimbir gallayr

shimbir gallayr

Күн бұрын

heeso wadani ah geesiga dhulkiisa guusha u horseeda geerida dishaay geedkaa haba'o tubeec iyo hiba nuura

Пікірлер: 19
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 Жыл бұрын
Waa markaa calaamka aan ka horenay xataa mareenkan nala yaabay sidaa doowlaad Awood badan u heysanay iyo nidaaam sax ah Qabiil iyo kala jaceleysi la tuuray Allow inoo soo celi doowlad u eg tii Quruxda badnaa Ee jalle siyaad Hogaamin jirey yaa Allah manta soomali Qabiil bay ku faneysaa Qabiil walba waxuu leyahay anaa ka Awood badan yaa rabbi inaga saar Dowlad la.aanta 😭🤲
@aishaabdullahi2151
@aishaabdullahi2151 Жыл бұрын
Aamiin aamiin
@zainabmahamad4876
@zainabmahamad4876 10 ай бұрын
Amiin ya rabi
@SidikAbdilahi
@SidikAbdilahi 5 ай бұрын
Hush ilaahaybaa daaquudka na dhaafiyee, gaalnimo iyo shuuciyad allihii na dhaafiyey ayaa mahadleh
@farhiyahassan3648
@farhiyahassan3648 4 ай бұрын
⭐️🇸🇴🇸🇴🇸🇴⭐️ SSC ha waarto
@Najuubeauty21
@Najuubeauty21 8 ай бұрын
Mar Aan midnimo iyo nabad heesany😢
@ubukarmohamed3747
@ubukarmohamed3747 7 ай бұрын
Asc dhul aan dad lahayn doqonkasta ayaa uhawoota waxase runtu tahay in aad dalkaaga difaacdo makuu cadaw shisheeye uu kaa damaaciyo
@xamseinacarte7643
@xamseinacarte7643 Жыл бұрын
malintahaa lixlahaa kamidahaa ciidankaha xogahaa dalkahaa walibaha uu kaa qiimo badan ruushkiih
@Saleebaan-rz1pl
@Saleebaan-rz1pl 5 ай бұрын
Design waa museihii xoreeyey
@farxaanahmed2722
@farxaanahmed2722 Жыл бұрын
Waan Ku hanwaynaa inan noqodo qof dalkiisa difaca Lkn sxbkay marna wllkay maalintii uu keli noqday inta wax u qaban waysay baan ka noqoday goan cidan ha bakhlayso waaa been waxaasi ninkasta waa ninkiiisa uun reero iyo qabiil baa qoriga loogu dhiibay
@Saleebaan-rz1pl
@Saleebaan-rz1pl 5 ай бұрын
Waa muse bixi
@KhadarcoofKhadarhh
@KhadarcoofKhadarhh Жыл бұрын
Khadar
@CaydurusMumin
@CaydurusMumin 3 ай бұрын
🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@damaar8492
@damaar8492 9 ай бұрын
1977
@mahamadomar4993
@mahamadomar4993 Жыл бұрын
Mahadsanid
@ibrahimahmed1296
@ibrahimahmed1296 Жыл бұрын
Hees cajaaib
@falisabdulahi8970
@falisabdulahi8970 8 ай бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@hassanmuxumud9198
@hassanmuxumud9198 Жыл бұрын
Waa okey
@umalkhyrsaleban8119
@umalkhyrsaleban8119 Жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭
规则,在门里生存,出来~死亡
00:33
落魄的王子
Рет қаралды 28 МЛН
Офицер, я всё объясню
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 6 МЛН
Inside Out 2: ENVY & DISGUST STOLE JOY's DRINKS!!
00:32
AnythingAlexia
Рет қаралды 16 МЛН
Hees wadani ah !!
7:48
CMD Tv
Рет қаралды 315 М.
Maxamed Salebaan Tubeec iyo Hibo Nuura : Geesiga Dhulkiisa
7:54
Maxmuud Sanyare
Рет қаралды 1,1 МЛН
Hees Wadani Allaa wayn ninkii aaminaa awood leh
10:17
MS QARANIMO
Рет қаралды 256 М.
Heesta Sad iyo Calaf by Fu'ad Cumar iyo Farxiya Fiska (Second Version)
14:59
guulaysta guulaysta guul lagu reeyo guulaysta lyrics
9:13
shimbir gallayr
Рет қаралды 3,1 М.
Xaliima Khaliif Magool 🔥 Iyo Heesta "GEESIGA BIRTA"
8:21
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 71 М.
SOMALI WAA KUMA HEES WADANI AH OO AAD U QIIMO BADAN DAAWASHO WACAN
14:21
GAFDIID GAFDIID
Рет қаралды 100 М.
规则,在门里生存,出来~死亡
00:33
落魄的王子
Рет қаралды 28 МЛН