Maxamed Salebaan Tubeec iyo Hibo Nuura : Geesiga Dhulkiisa

  Рет қаралды 1,088,051

Maxmuud Sanyare

Maxmuud Sanyare

10 жыл бұрын

Ciidanka Qaranka
Somali National Army

Пікірлер: 672
@niyaalshilall5914
@niyaalshilall5914 Жыл бұрын
Illaahow dadkeyga qalbiyadooda burcad isku mari Nabad waartana sii ayagoo mid ah qabkoodi leh i tus Allaahuma Aamiin yaa rabbi 🤲🇸🇴❤️ Allaah ha u naxariisto Maxamed Saleeban Tubeec
@cabdicarabcabdi8245
@cabdicarabcabdi8245 Жыл бұрын
Aamiin Aamiin Yaa Allah🤲
@Asmaaahmed-jc9eg
@Asmaaahmed-jc9eg 10 ай бұрын
Allaahuma aamiin
@DekaYassin
@DekaYassin 10 ай бұрын
Aamiin aamiin yaa Rabbi
@user-qf6zv9zq3v
@user-qf6zv9zq3v 9 ай бұрын
Aamiin ❤
@husseinaden2391
@husseinaden2391 9 ай бұрын
Illahay dalka nabad noogadhig oo Dadka noomidee
@sharmakeali5248
@sharmakeali5248 2 жыл бұрын
Waxa nasiib badnaa ninka raga ah ee dagaalka 77 ku dhintey ee aan ku dhiman dagaalkii sokeeye ee somalidu ila maanta isku layso ilahow dawlad xoog leh oo diinta dalka dadka difaacda ban ka baryeynaa 💪💪✌️✌️✌️😭😭😭💙
@mohamedyasin7726
@mohamedyasin7726 5 ай бұрын
Wlaahi wa runtaa sxb
@AhmedMohamedguleed
@AhmedMohamedguleed 2 ай бұрын
Hdal xaqiqa ka hdshay😢😢
@yafettewolde604
@yafettewolde604 Жыл бұрын
I am Eritrean and I love you Somali. Tgis is a beautiful song. Live the great and beautiful Somalia and somali people.
@IbrahimFarasow
@IbrahimFarasow Жыл бұрын
Thanks
@ubeidali1310
@ubeidali1310 Жыл бұрын
Yafet, Do you know that Eritrean and Somali are come from same ancestors.
@yafettewolde604
@yafettewolde604 Жыл бұрын
@@ubeidali1310 Yes, I know, we are the same people, brother for life🇪🇷🇸🇴
@mohamedurur7332
@mohamedurur7332 9 ай бұрын
​@yafettewolde604 thanks you ❤❤❤
@somalitv9845
@somalitv9845 7 ай бұрын
Eriteria Mr pereden momahed siyad barre was help we know you repect eriteria
@shucaybmohamed4117
@shucaybmohamed4117 4 жыл бұрын
🖼🖼🖼🖼Maxamed Suleman tubeec alle naxariistii jano hasiiyo. Wuxuu dhashay sanadkii 1940 wuxuu kufdhashay magalada barbara ee waqooyi wuxuu hormuud u ahaa waa bari wuxuuna fanka bilaabay intaysan soomali xoriyada qaadan habeenkii xoriyada ayuu heestaan kaga qayb galay alle ha naxariisto wuxuu ahaa fanaan aad iyo aaad u afgaaban wuxu nin markuu hadlayo umada dhan ka qosli jiree hadaladiisa mana hadal badanayn boqorka codka wuxuu ku qaatey heesaha halmar ayuu xifdiyi jiray laxankooda meesha fananiintu labo bari ku qaadato.codkiisana hadee waad aragteen oo idiin sheegi maayo tubeec waa waa fananka xoriyad jacay baadie maaglo geeel iyo wax walba u heesay alle ha naxariisto wuxuu ku geeriyoday wadanka Germany da da uu ku geeriyoday waa 73 wuxuu ka tagay 7 ilmood iyo 30 qof oo ay sii dhaleen
@abdulkadirainab8098
@abdulkadirainab8098 3 жыл бұрын
Shuayb mahdsnid wllo sida quruxda bdan noga dhistay tarikhda gaban Tubeec inuu aha boqorki codka nin aad uwnagsan shaki kuma jiro O af gaban edab alle kumaneystay Rabiyow naxaristada sii
@madhibaangaraad-hawiye8469
@madhibaangaraad-hawiye8469 2 жыл бұрын
Mida Kale Tubeec nin madhibaan Siciid kuul ayu aha oo bahdiisu Buhoodle kaso jeedo. Dad badan aya ka qarracmi doona intaas waayo madhibaankuu aye wax qaldan ka aaminsan yihiin.
@maxamedcali6290
@maxamedcali6290 2 жыл бұрын
Wllhi wan qiirooday allaha unaxariisto 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@Quran.allkarem
@Quran.allkarem 5 жыл бұрын
Taladay ku goyeen ama geeri aakhiro ama gusha nololeed 😭😭😭😭😭😭😭😭 from hargaysa ilinta ma ceshan karo wlhi 🇸🇴 🇸🇴 Alow hankayaga noo sahal
@manaabdalla5020
@manaabdalla5020 4 жыл бұрын
Aamin
@mohadeick4850
@mohadeick4850 4 жыл бұрын
Amiin wllow
@LionelMessi-yg4hx
@LionelMessi-yg4hx 4 жыл бұрын
Amiin wll qof walba oo somaliyed wuu tabay dowladii
@runimodonkiisyl6278
@runimodonkiisyl6278 4 жыл бұрын
Away Hee somali dii Wadaniga ahaa I am sorry Xusuus unba kahardhay
@LionelMessi-yg4hx
@LionelMessi-yg4hx 4 жыл бұрын
@@runimodonkiisyl6278 nin waxgarad ah tahay
@zanduupea495
@zanduupea495 2 жыл бұрын
Hdad ila dawanayso 2022 legend dhulkisa gecel ba thy wlhi😭💪❤️💙🇸🇴
@user-xw7hh7rx3y
@user-xw7hh7rx3y 2 жыл бұрын
AbayoH 😢🥺
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 жыл бұрын
Zanduu reer kiinya miyaa tahey zandu
@abdiqaniwiilwaal3351
@abdiqaniwiilwaal3351 Жыл бұрын
wan kula daawanayaa 2022/12/5
@cabdirizakyuusufcali9946
@cabdirizakyuusufcali9946 Жыл бұрын
2023 ayaan dhageysaaba anigu
@abdirahmanmustafa4023
@abdirahmanmustafa4023 Жыл бұрын
Waad mahadsan tahay wllo Aniga wiil somaliyeed baan ahay waxaana diyaar u ahay nafteyda inaa uhuro dalkeyga hooyo😘😘😘😘imika yurub ayaan jiraa lkn Somalia waan kutala jiraa isumideynta iyo wadajirka dhulkeyga hooyo Somalia, Somalia hanoolaato♥️♥️♥️♥️♥️♥️
@nrx8684
@nrx8684 6 жыл бұрын
Somalia will come back bigger and better than ever❤❤. Cadowga Somalia kan dibada iyo kan gudaha ha dhaco
@shakriamohammed9273
@shakriamohammed9273 3 жыл бұрын
Nooloow
@ahmedk5064
@ahmedk5064 3 жыл бұрын
My grandfathers used to live somali galbed and moved to kenya NFD region after kenya got its independence following over 100 years of battle with Amhara. My father (rip) died in 2017 went to Kismaayo for business in 1975_6. While in a shop a man asked him his tribe and where he came from. Somali government spy agency undercover came into the shop and arrested the man who asked my father about his tribe. He was told " do you see the man speaks in somali and he is somali? "What is ur attention of asking his tribe"? This was government actually. I listen regularly this song to rem old good days
@ADIFU1
@ADIFU1 Ай бұрын
Inshallah we will return real soon I can feel it!
@hindaadan3442
@hindaadan3442 4 жыл бұрын
Markay somali QABIIL ka horaysisay Diintedii ayey sidaasi u dan baysay ilahay ha soo ururiyo ❤❤❤
@samiraalas7940
@samiraalas7940 6 жыл бұрын
Allow mar 2aaad na midee🤲🤲🤲 oo sharafteni soo celi🇸🇴🇸🇴♥️♥️
@ibrahimahmed3701
@ibrahimahmed3701 2 жыл бұрын
Amiin
@raxmocabdi2876
@raxmocabdi2876 Жыл бұрын
Sagaal sano ka dib ayaan fiirsanayaa 2023 ilaahay waxaan kabaryayaa dowlad caadil ah awood leh oo diinta dadka iyo dalka soomaaliyeed anfacda inuu noo hibeeyo .allahayoow naga ajiib aamiiiiiiiiiiiiiiiìiiiiin y aaaaaa rabi
@AymarPoi-vn9vn
@AymarPoi-vn9vn 11 ай бұрын
Amiin amiin kuwii dalkan uu rabbi uu hogaan uga dhigi lahaa oo wax tari lahaa rabbi ha inaka yeelo.
@xalawatinaxurulceyni2188
@xalawatinaxurulceyni2188 6 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 markaan heeskan dhageysta ilmada ma ceshan karo 😭 allow somali oo mid utusi maalinkaan dhashay ilaa hada dowlad baan sugaa iyo somali oo israacday 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️ alloow irumee riyadeyda 🙏🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️❤️💋💋💋💋💋👏👏
@axmedxasan3645
@axmedxasan3645 5 жыл бұрын
isku mid nahay wlshy waan ooyaa markaan arko heestan
@daljirkadaahsoon3478
@daljirkadaahsoon3478 5 жыл бұрын
jiil keena oo dhan waxaa nahay jill nasiib daran ax ax
@quuenxilajano3219
@quuenxilajano3219 5 жыл бұрын
Ameen allow na tuuus yarabi 😥😥😥😥😫😪😪😪😪😓😓😭😭😭😭😭😭😭😭😧😧😭😧😭😧😭😭😭😭
@quuenxilajano3219
@quuenxilajano3219 5 жыл бұрын
Goma nima la ooyne😥😥😥😥😫😫😫😪😪😥
@safacumar7269
@safacumar7269 4 жыл бұрын
Allow somali oo midawday na tus
@hamseali6585
@hamseali6585 7 жыл бұрын
alle ha unaxariisto boqorki codka
@abdirahmanmohamed4971
@abdirahmanmohamed4971 2 жыл бұрын
Insha Allah markale awoodi somalia 🇸🇴 way soo laaban doontaaa Farta kor utaag hadii ad kamid tahay dhalinyaradii an nasiibka u yeelan dowladnimo balse marwalbo maqlo tariiq qoran Galabta oo tariiqdu tahay 27/3/2022 ayaan heestan markale ku dhageysanayaaa xamar cadey al caasimah Suuqbacad ❤️😭💪🏻
@user-xw7hh7rx3y
@user-xw7hh7rx3y 2 жыл бұрын
Allah markale soo celiyo cududii aan lahaan jirney
@musemuse1507
@musemuse1507 2 жыл бұрын
Wadadeeda lama haayo saxiib dhaliyartiiba cabtooy ayeey u bateen ma dadkii hore camal lama helaayo
@IbrahimFarasow
@IbrahimFarasow Жыл бұрын
Thanks
@cqadirdhiiga132
@cqadirdhiiga132 3 жыл бұрын
Masha allh wallhi wa heeste Somalia ku faanto markasta calanka iyo cududa ciidanka iyo sharafta iyo guusha mar walbo lugu faano wa hor dhac looga dhiga heestaan allha ha u naxariisto faanaanki qaran maxamed Suleman tubeec iyo faanade qaran heebo maxamed bebop nuura
@hassanmire847
@hassanmire847 5 жыл бұрын
Waa Erayadii Allaha u naxariisto: Abwaankeenii, Xuseen Ow Faarax Dubbed. Laxanka iyo muusiga waxaa saaray Allaha u naxariisto: Maxamed S. TUBEEC. Luuqdana waa Maxamed S. Tubeec iyo Hibo Maxamed (Hibo-nuura).
@medhayanmed4883
@medhayanmed4883 4 жыл бұрын
Waxaasi way dhamaadeen nin go,ay iyo Roob galbeed tegayba lamasoo cesho somaliland aynu u hambalyayno
@safacumar7269
@safacumar7269 4 жыл бұрын
Somali Allow is raaci🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@user-ng9fx2lr5s
@user-ng9fx2lr5s 4 жыл бұрын
Sheet wali Soomaalinimo ma dad inaga mid ah ayaa diidan allow runta idin fahansii🇸🇴☝🏽😭😭😭
@araleisak4048
@araleisak4048 3 жыл бұрын
Sxb adoo raali ah heestan singub ayaan filaayaa inuu leeyahay curinteeda ee labada abwaan allaha u wada naxariistee iga hubi
@mohammed-jama
@mohammed-jama 3 жыл бұрын
@@araleisak4048 😂😂😂😂 *may tida dhimatay been ha ka sheegin*
@MrLooyaan
@MrLooyaan 3 жыл бұрын
أغنية في قمة الجمال والروعة .... اللهم إرحم محمد سليمان والشاعرالمرهف حسين اوفارح
@mshuurshe
@mshuurshe 2 жыл бұрын
Inshallah Somalia we shall overcome and rise and shine once again as we were the leader of Africa 🇸🇴💪❤️
@farxaanwarsame2592
@farxaanwarsame2592 2 жыл бұрын
Yesssss🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@bideadan5570
@bideadan5570 2 жыл бұрын
You absolutely right Somali sister.
@qadarismoge5983
@qadarismoge5983 2 жыл бұрын
insha alh bayo mcnto. Somalia great again
@mohadaacad3849
@mohadaacad3849 2 жыл бұрын
I don't think so
@mohamedahmedbishar1690
@mohamedahmedbishar1690 2 жыл бұрын
Insha Allah
@abdiahmed6217
@abdiahmed6217 4 жыл бұрын
Before I die I want to see somali united let’s put qabil aside be like we was once african lions 👍👍🙏🏼
@luqmansuleiman7870
@luqmansuleiman7870 3 жыл бұрын
very good and lunatic dream
@omarmohammed6751
@omarmohammed6751 2 жыл бұрын
@@luqmansuleiman7870 aa
@farhiyashuaib3485
@farhiyashuaib3485 4 жыл бұрын
😭😭😭😭 wan qiirodey wlhi from kenyan
@laasmedia1
@laasmedia1 2 жыл бұрын
2022 Somalia hada jogto magaca somali ayey cebeyen 😔😔😭😥
@mohamedmudey3674
@mohamedmudey3674 2 жыл бұрын
This is the best patriotic song ever been wrote around the globe god bless tubeec.
@user-ko5lb7yy9x
@user-ko5lb7yy9x 3 жыл бұрын
Hes my Awowehey 2 Edhalay Hooyoadey. Warta janada wadiga Raxmada Allah Allaha kawarabiyo Awoowe Seyid Mohamed Abdule Xasan. Amiin.😢😢😢
@suldaanofficially
@suldaanofficially 27 күн бұрын
Immika heesaha Socda xamar axmaarkaa iga xiga wlaahi anoo hargaysa jooga cadhay naftu iga baxday Xamar aniga cidi igama xigto xamashina kuma doorsanayo Heestan waxaa samaystay xukuumada talada haysa oo fikirkoodu kaa yahay Live you xamar ❤❤❤
@Engnaaji-Cabdirashiid-naaji
@Engnaaji-Cabdirashiid-naaji 4 жыл бұрын
Still listening 5/5/2020 Who's like me ? 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@mahdiali2695
@mahdiali2695 2 жыл бұрын
Oktober 2021
@januarySl2024
@januarySl2024 3 ай бұрын
Hobolkii weynaa, Boqorkii Codka. Muxamed Suleimaan Tubeec AHN wuxu ku dhashsyv, oo ku barbaaray magaalads Burco ee Somalilaand. Wuxu ka cabsy biyaha suugaanta iyo fanka ee Togdheer. Muuqdisho waxa ugu horeeyey isagoo 50 jir ah. Wuxu ahaa meydkii ugu horeeyey ee dad afduubaan ee ku aasaan meel aanu ku dardaarmin.
@caamirahmed666
@caamirahmed666 6 ай бұрын
Heestan waxan dib u dhagaysanaa sanadku marku yahay 1/3/2024 Waxana dalka ka dhacay inuu muuse biixi badena qayb ka mid ah cadowgena kowaad siin rabo lkn midas wax dhici kara mahan qof kastoo somali waa u ka damqaday intay isleyihiin somali ka carara ayay cadow gacmaha lagaleen lkn midas dagaal ayan ka xignaa intu qof naga nool yahay dhulkena xabashi u ogolan mayno 🇸🇴🇸🇴♥️♥️
@user-qp4ei5xi9w
@user-qp4ei5xi9w 4 ай бұрын
SIDOKLE ❤
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 3 жыл бұрын
ألف رحمه ونورتنزل عليك ياأسطورة الزمن الدي لايعود
@hassanissack5123
@hassanissack5123 4 жыл бұрын
Wlhi waa xasus Allow somali saan ku so cali 🤲🤲🤲❣️
@saafilawale1294
@saafilawale1294 2 жыл бұрын
Dauud xafar iyo suqro inta aragtey iney bartedii dhigen like sar
@abdirahmanmohamed4971
@abdirahmanmohamed4971 2 жыл бұрын
Aadban ku salamaya sxb
@maxamecabdicilmi6706
@maxamecabdicilmi6706 Жыл бұрын
Magaadhi karaan inaadeer
@daakirkadoon5338
@daakirkadoon5338 3 жыл бұрын
Oh, sorry very emotional song and encouragement ever I heard somali national army.
@Quran.allkarem
@Quran.allkarem 5 жыл бұрын
@4:41 ilaa @4:53 ciidanka somaliland intsan ka aqoonsaday alllow somali quwadee oo qalbiyadooda midee gobanimada wan u dhimanayna wlhi😭 from hargaysa
@manaabdalla5020
@manaabdalla5020 4 жыл бұрын
Aamin
@ZainabProductions
@ZainabProductions 4 жыл бұрын
Sxb
@AhmedMohamed-cn7xn
@AhmedMohamed-cn7xn 3 жыл бұрын
Iyo 5:08
@faisashiq3921
@faisashiq3921 5 жыл бұрын
Inta JCL in qaranka soomaliya sidii uu ahaanjiry Ku soo laabto like saara
@medhayanmed4883
@medhayanmed4883 4 жыл бұрын
Wakhti kaa tegay lamasoo celiyo. U hambalyee somaliland, inaguna waynu iska hagaagi
@hareeri01
@hareeri01 3 жыл бұрын
Magaalo maxa Deena mudishoow
@jamiilamaxamed2107
@jamiilamaxamed2107 3 жыл бұрын
ma midoweyso mardanbe somaali inshalh
@mohamedfaysal5663
@mohamedfaysal5663 2 жыл бұрын
Heestan waxa La qaaday markii la soo celinay Dhulkii somaaliyeed Ee ay Ethiopia xooga ku qabsatay Waayadii hore waana Hees Guubabo ah Oo ciidnka iyo dadka Soomaaliyeedba Dhiiri galinaysa Gooray ahaataba waan soo ceshanaynaa dhulkeenii soomaaliyeed🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪
@seidabdi751
@seidabdi751 11 ай бұрын
Multi-tone man Tubeec Hoobal Wacnaa Waxaan isbaranay 1981 The new year in Cairo!!!
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 2 жыл бұрын
Viva Soomaalian People I Hope They're Must Willing United
@madhibaangaraad-hawiye8469
@madhibaangaraad-hawiye8469 2 жыл бұрын
Somali* and thank you sir we will be insha allah One day!
@abdilahimeranewarsame636
@abdilahimeranewarsame636 Жыл бұрын
Hibo nuura hati qaran nolow edo Tubeex ader ilahay haa ku naxaristo. Somaliya ha nolato 🇸🇴
@abdirisakomar7623
@abdirisakomar7623 5 жыл бұрын
This is too much, i feel so emotional 😢😭😭
@hankacadey2447
@hankacadey2447 3 жыл бұрын
😭
@samsammaxamed5957
@samsammaxamed5957 Жыл бұрын
M
@earthscrust9092
@earthscrust9092 2 жыл бұрын
As long as we remember where we were and want to take back our place in the world stage then we will find a way Just listening to this song and longing for the good old times is a move in the right direction. Let us learn from our mistakes and unite - everything will magically solve itself... mark my words.
@nafyare9745
@nafyare9745 Жыл бұрын
qofkaa doqonsan waligeey ma arrag
@AbdiHakiimKulmiye12
@AbdiHakiimKulmiye12 11 ай бұрын
❤is
@dhamaytiransomalilan9098
@dhamaytiransomalilan9098 3 жыл бұрын
Bari samaadki iyo marki somalidu libaaxa Africa ay ahayeen omg illahaw sharafti noso ceeli🤲🤲🤲 sii gaara ayan uu dareema heesa wadaniga
@mukhtarawad3863
@mukhtarawad3863 5 жыл бұрын
Viva Darwaawiish of somaaliya
@hassangulcub8740
@hassangulcub8740 4 жыл бұрын
xasuus gar ah aye igu ledahay heestan malin aan ilobi karan aye eheet waqti gaas lakin wala gari donaa in sha allh malintas wa waqti xasuus iga mudan
@ahmedmohammed8811
@ahmedmohammed8811 5 жыл бұрын
From hargeisa 2019/2/17 walle waan jecelahay Somali inay mid ahaato sharafti iyo milgihii hore ay ulahaan jirtay ay soo ceshato alle waxaan ka baryayaa taasina ina dhacdo in ta aan noolahay way na dhacaysaa hadii alle yidhaahdo guul 🇸🇴 Somalia inshaa alle ❤️
@abdiazizwacays2516
@abdiazizwacays2516 9 жыл бұрын
Hubkn aad arkaysa waa hubkii dawladii somaliya mar aan dheerayn sharafti somaliyeed waa soo noqon doonta Hanoolato somaliya
@medhayanmed4883
@medhayanmed4883 4 жыл бұрын
Wakhti kaa tegay sooma noqdo
@mukhtarawad3863
@mukhtarawad3863 4 жыл бұрын
Kenya ithiopia waa Cadowga Soomaaliya Nagama Faadiimaan Soomaali Midnimo Cadowgiin Ha Jabe
@maslah345
@maslah345 2 жыл бұрын
ALLAHA UNAXARIISTO MAXAMED SULAYMAN TUBEC BOQORKA CODKA
@manutdsomalifans5303
@manutdsomalifans5303 2 жыл бұрын
I feel for my people still fighting come-on let's unite and be strong again 🥺
@mohamudabdimohamed
@mohamudabdimohamed 7 ай бұрын
adiga mx kuu diidey in ad intas afsomali ku soo qorto
@farxaannuur2371
@farxaannuur2371 3 жыл бұрын
allah hawnaxariisto maxamed saleban tubeec iyo abwaan kii waynaa Cali sugule cigaal duncarbeed
@IbrahimMohamed-by8mi
@IbrahimMohamed-by8mi 2 жыл бұрын
This song touches my heart and how the situation is today iam very sorry sorry 😞😢 may Allah make our country peace.
@zeynabnoor2176
@zeynabnoor2176 11 ай бұрын
Aamiin yaa rabbi
@Nuneak7
@Nuneak7 10 ай бұрын
Hadad ila daawo neyso 2023 we will back our home Dire Dawa iyo Jigjiga 😢❤❤❤
@ajmala522
@ajmala522 10 ай бұрын
😢😢
@pharthuzdiamond8476
@pharthuzdiamond8476 3 жыл бұрын
Gobanimada waa loo go'aa godka aakhiriyo iilkaa loo galaaa 😭😭😭😭😭
@zakariaabdihakim4159
@zakariaabdihakim4159 4 жыл бұрын
tutaha ciidanka kenyo maysan haboonayn inaad kusoo darto inaadan garanayn yeey ilatahay lkn heesta fariintay gudbinayso iyo wadaninimada ay xambarsantahay yaan ku iloobay cadaawada aan kenyo uqabo. inaan NFD soo dhiciyo yaa igu balan ah. axyaaa wadaniyaal somaalia guul
@xuseenibrahim217xuseen7
@xuseenibrahim217xuseen7 3 жыл бұрын
anaga cadaw mooyan waxa kala isuma nihiin ruunti kenya iyo kuwa kalaba waa cadawka naga
@farhiyashuaib3485
@farhiyashuaib3485 4 жыл бұрын
Allow somalia awoodedi uso celi ya rabi 😭😭😭😭💔
@medhayanmed4883
@medhayanmed4883 4 жыл бұрын
Illaahay qofna sharafta kama qaado isagoo Iska qaada mooyaane
@DaadirYare-fq8ir
@DaadirYare-fq8ir 9 ай бұрын
Still Listening 1/11/2023 what A song🥺☹️
@sabiriinqafaal611
@sabiriinqafaal611 3 жыл бұрын
Hestan waxa fahmi karo qof wadani dhab ah allow wadan kena nabad ah itusi yaa rabiii 😭😭😭
@wiilhoog0928
@wiilhoog0928 6 ай бұрын
4.1.2024 Ayaan dhagaysanayaa 3.30am habeenimo Anigoo ku jira shaqo Shif Night ❤❤ Iyadoo badeenii La bixyay😢
@careyscade6188
@careyscade6188 4 жыл бұрын
Allaa Yarxam Tubeec Somalia Guulayso
@haniabdullahi1198
@haniabdullahi1198 3 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭ilahow unaxariso inta anku weynay gobanima doonki😭adeerkey iyo abtigey😭
@anabahmedmohamed8941
@anabahmedmohamed8941 5 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Allow wadakeyna nabadiisi hore USO celin🤲🤲🤲
@quuenxilajano3219
@quuenxilajano3219 5 жыл бұрын
Ameen insha Allah wey so Laban insha Allah maraja digeno
@user-om4nx5qm4z
@user-om4nx5qm4z 3 жыл бұрын
Wadan iyo Gobonimo 🇸🇴 🩸aniga dhiigeygu waa Somali👁️💪
@abdidaaha3467
@abdidaaha3467 2 жыл бұрын
Ameen yaa rabbal calamii
@nuuraabdulahilibaax9433
@nuuraabdulahilibaax9433 6 ай бұрын
Allahayoow quwadii aan lahayn noosoo celi yaarabi🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@kawtharabdikariim2984
@kawtharabdikariim2984 3 жыл бұрын
17/9/2020 ..waqtikan ban dhagaysanayaa🎶 Illaahow ..naku caawa inaan helno dawlad ..xoogleh oo umada soomaliyeed...🇸🇴mid ka wada dhikta
@luqmansuleiman7870
@luqmansuleiman7870 3 жыл бұрын
Cidhib laay walaal calaf waa mar qudha Cishadii tagtana lama soo celshee cagta saar wadàda
@abdirahinamohamed4314
@abdirahinamohamed4314 6 ай бұрын
Our sea 🌊 not for sale 😢❤
@abdi-kariimmoalimabdulleh7753
@abdi-kariimmoalimabdulleh7753 2 жыл бұрын
Tubeec Allaha u naxariisto hibana Allaha xafido
@hudaabdiqani3412
@hudaabdiqani3412 4 жыл бұрын
26/6/2020 Ilaahayow wadankayga o nabad ah mar un itus OO adunka la tartamaya
@khalidabdullahi1288
@khalidabdullahi1288 5 жыл бұрын
Itoopiya magacaas anoon tirtirin allow hay dilin
@alicegolaniisha1540
@alicegolaniisha1540 4 жыл бұрын
sido kle isirkod lawaya rba i.a
@iqlaascali4665
@iqlaascali4665 4 жыл бұрын
inshaAllaah ithopian dhulka halagu simo nacalada
@kingbarahow2128
@kingbarahow2128 3 жыл бұрын
Ka tir qariirada xun geesi ba tahay
@dalmarcomedy
@dalmarcomedy Жыл бұрын
King of voice 💯🤴
@fantastic9844
@fantastic9844 4 жыл бұрын
Walahi waan ilmayay Taladay ku gooyeen ama geeri aakhiro ama guushi nololeed wixii u geyay gaabdhyay bal ii sheeg Allow cududii soomaaliya soo celi 😭😭
@xuseenibrahim217xuseen7
@xuseenibrahim217xuseen7 3 жыл бұрын
afkiina iyo dhaqankiina somaliyeed ku kal sonaada soomaliyeey habeen wanagsan waa aniga austaralia
@hamdacadeeyhamda3629
@hamdacadeeyhamda3629 6 ай бұрын
😢waxaan dhagesanaya malin khamiis ah tariiqduna tahay 11 January/2024 malin banabax mugdisho kajiro ethopianka badena uso fakanaya Allow cadawga nagaqabo ❤somalidana mideey geesiga dhulkiiisa😢❤
@keynanyare1059
@keynanyare1059 3 жыл бұрын
Allaha u naxariisto walalkeen Mohamed Saleeban runtii wuxuu ahaa halyey qaran allow wadanka noo hagaaji
@mohammedpalle5934
@mohammedpalle5934 2 жыл бұрын
Soomaaliya hanoolaato aabe Siyaad Allah ha u naxariisto amin from Canada 🇨🇦 24 sano Soomaaliya ma arag ciil badanaa
@fathibaby3938
@fathibaby3938 2 жыл бұрын
Anoo 6sano arkin uxizey walhi adina 24sano aaa🙄🤣🤣🤦
@abdiganiidris860
@abdiganiidris860 2 жыл бұрын
Ilahay ha cadaabo gaalka afkawayna
@maxamuudbooyo255
@maxamuudbooyo255 2 жыл бұрын
Wxaan dhagaystay marar badan lkn maantay soo xasuusatay waa hees wadani ah Alla yaa raxama labadoodada 2022 April 16 maalin Arboco ah😰
@fadxiabdikariim4853
@fadxiabdikariim4853 Жыл бұрын
Geeziga dhulkiisaa geerida dishaay geedkaa ha ba o🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤
@ismailnageeye7836
@ismailnageeye7836 3 жыл бұрын
Tubeec iyo hibo nuura hees wadaniya💯♥️
@marwaankroosasal1711
@marwaankroosasal1711 10 ай бұрын
23/9/2023 al shabab oo kabaha laga jaray somalia 🇸🇴 ♥️ oo nabad ah baa dhex joogaa walibah xamar cadey ilahow halmar utus somalia 🇸🇴 oo aduunka ugu hormarsan aa iska dhaafno somaliyey qabiilka kaliyah
@butugeeybutugeey1980
@butugeeybutugeey1980 Жыл бұрын
I still 22/3 / 2023 qofki dawanayo legend ba thy😮❤
@nuuradiinxasan8307
@nuuradiinxasan8307 8 жыл бұрын
allaaahu akbaaar geeri aakhiro ama guusha nololeed💪💪💪💪✊👊👊👊👊
@xuseenibrahim217xuseen7
@xuseenibrahim217xuseen7 4 жыл бұрын
Waxan ahay ciidanka Jamhuuriyada madax banan soomaaliya 1994 Xadana ku nool Dalka Austaralia waxan leyayahay somali hambalya iyo guul Ciidanka Qaranka horay Ha lo socoda
@user-ur4mr7iv3i
@user-ur4mr7iv3i 9 ай бұрын
RABBII tubeec iyo hibo nuuro u naxariiso🤲
@abdifatahgaryare5039
@abdifatahgaryare5039 8 ай бұрын
Hibo Nuura was NooshahY wll
@qalqaaliyeofficial9536
@qalqaaliyeofficial9536 3 жыл бұрын
Halgamayashaan allha uwaada naxariista amiiiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@xamaaliboy
@xamaaliboy 19 күн бұрын
2024 waxaan mareyna in dadkeeni amxaar layiraac bad baan siineyna wllhi aad ban ugu xumahay
@abdussalammohammed3652
@abdussalammohammed3652 5 жыл бұрын
Tubeec❤❤Hiba Nuura🎶🎼🎼🎹🎸
@haybeyacko1215
@haybeyacko1215 7 жыл бұрын
kuwa qabiika kahadla waajaahiliin reermiyi ah sidaas u ogaada
@medhayanmed4883
@medhayanmed4883 4 жыл бұрын
Hadii qabiil laga hadlayo 26/6/60 kii way haysan lahaayeen calankooda inagu maxaynu samaynay waa suaale ? Wakhti kaa tegay kuuma soonoqdo ,aduunyadu waa mar aad garan waydo iyo mar aad gaadhi waydo . Aynu u hambalyayno walaalaheen somaliland maandeeq wataa ay ku noolaadeen
@haybeyacko1215
@haybeyacko1215 4 жыл бұрын
@@medhayanmed4883 hurdada kakac dadkaadana dhibac karaac
@cilmiboodhari4776
@cilmiboodhari4776 3 жыл бұрын
Wankugu raacsanahy
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
My heart was left crying 😢 😭 💔 😪 😞 😔 😢
@amaadabdi9801
@amaadabdi9801 3 жыл бұрын
mooma hibo maxamad huddon hibo nuuro💯🙏
@crahmanaadan3056
@crahmanaadan3056 7 жыл бұрын
allah haw naxariisto janatu fardawsana allah haka waraabiyo maxamed saleeban
@mohamedhussein888
@mohamedhussein888 5 жыл бұрын
gobanimada waa loo go aa godka aakhiriyo iilka loo galaa gowracatadan wali garanineey geedka ha ba o 😭😭😭😭😭😭😭😭 waxaan ku aaway 4 aabahey la dhashay 1977 laba kaariista yaal ah mid ciidamada saadka iyo col ciidama efantariiga ah waxey ahaayen wadaniyiin dalkoda difaacaya aabehey kaliya geeri sariirta ku dhintay meelga ayeey iiga taala heestan aabayal allaha idiin naxariisto waxaa balana inan waligey wadani dalkisa jecel oo u dhint aan noqdo wadadiina soo maro itobiya kenya iyo south afrika walee waxbaan idiin hayaa
@rubinyoalvaro6953
@rubinyoalvaro6953 4 жыл бұрын
Waa hees marka dhageysato qiiro leh allha somali midey
@izaqueen711
@izaqueen711 3 жыл бұрын
inshallh waxey abasheni kubaba ben iyo rajadi aykalahayen naftona u hureen inaga urumen doono😭🤲
@crahmanmohamed9818
@crahmanmohamed9818 3 жыл бұрын
yaa Ila dawanaya 7/12/2020 sacada tahay 2:15 waxan idin leyahay soomaliya Alla awodedii haynoso celiyo insha Allah
@abdirahmanmohumed4016
@abdirahmanmohumed4016 2 жыл бұрын
Halsano ayaa kasoo wareegtay iyo waliba maalmo ilaa hada way iidaarantahy allaw quwadii noso celi Insha Allah 💪👏
@user-oh8bu7lm5t
@user-oh8bu7lm5t Жыл бұрын
Hada dawanaYso 2023 wadani batahaY fro mj
@pablopablo1634
@pablopablo1634 Жыл бұрын
Heesaha ay somalidu qaadey heestii ugu weyneed ee gumeystihii lagula hadlay Ayey aheyd heestan 😭
@hooyomcn7788
@hooyomcn7788 4 жыл бұрын
Alah yow markale mid naga dhig Wan wada jecelnahay midas Somali ha is racdo insha Allah
@user-om4nx5qm4z
@user-om4nx5qm4z 3 жыл бұрын
8.6.2021 🎧 Gobonimo u oydey ilma gabaxkasiisey💪
@salmanmoha2038
@salmanmoha2038 4 жыл бұрын
Allow dowladinimo xooog wayn mar uun na tus 🙏🙏🙏🙏
@farwansowra2137
@farwansowra2137 3 жыл бұрын
Allow uwada naxariiso dadkaasi. Si sharafleh ayee aduunka ugu tageen💞💞👄
@KhubaibOsman-vs3nc
@KhubaibOsman-vs3nc 7 ай бұрын
CXD meel walbood jogtaan alle haidin xafido kuwi geriyodeyna alle hauraxmado Jidhidhico io ilin baa isoo istagatay wlh🇸🇴🙏🏻
@runimodonkiisyl6278
@runimodonkiisyl6278 4 жыл бұрын
Thanks you May Broder🙏
@runimodonkiisyl6278
@runimodonkiisyl6278 4 жыл бұрын
Lion mise
@CabdiraxmaanCabdicumar-pg2vx
@CabdiraxmaanCabdicumar-pg2vx 6 ай бұрын
ALLOW godka kugu janeey abwaan xuseen aw Faarax dubad waxaa nooga tagtay murti aan duugoobin.sidoo kale naxariistii jano ALLOW ku sii Maxamed Suleymaan codkaaga dahabiga ee noogu luuqeysay adiga iyo Hibo Nuura cimri dheer cibaado iyo caafimaad ALLAHA siiyo iyadana.
@mohamudhasan2266
@mohamudhasan2266 5 ай бұрын
Heestan waxaa sameeyay abwaan sangub ilaahay ha unaxariisto
@hamdaahmed8771
@hamdaahmed8771 11 ай бұрын
Maantaan dhagaysan heestaan ❤
@najiibshariif3144
@najiibshariif3144 7 жыл бұрын
ilaah ha unaxaaristo m.axmad tubeec
@yusufmohd192
@yusufmohd192 10 ай бұрын
Wxaan aqriyey dhamaan comntiyada dadka somaliyed ee halkaan faaladooda ka dhibtay qof walbo rajo ayuu leleleyhy😢 maxumo ilaah rajadeena ha inoo rumeeyo dowlad awood badan oo caadil ah Alle ha inoo sahlo iyo dad somalinimdu la weyn tahy oo qabyaalada ilooba Alle ha inaga dhigo i.a Etopia markey noqotaba waa ka aarsan doonaa dhulkena waa ka so ceshan doonaa i.a
@shamcuun2
@shamcuun2 7 жыл бұрын
Alan unaxriisto I love dis sing
@abdihakimbashirustadh6139
@abdihakimbashirustadh6139 Жыл бұрын
Inshaa ALLAH we Shall going to witness again strong & stable Somalia again 🇸🇴🤲💪
Hees Wadani Allaa wayn ninkii aaminaa awood leh
10:17
MS QARANIMO
Рет қаралды 239 М.
Dagaalkii somalida iyo Ethiopia 1977 iyo saraakiishii hogaaminaysay
7:27
Faysal Awga YouTube
Рет қаралды 86 М.
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 106 МЛН
Hibo Nuura, waxay hore u nuurisay fanka Somalida, imikana Minneapolis
25:20
HOOYOY LA'AANTAA ADUUNYADA HUBAASHII EE MAXAMED SALEEBAAN TUBEEC
13:26
Moha deeqsi Officiall
Рет қаралды 438 М.
MAGOOL Maanta Maanta Waa maalin weyne Maanta.wmv
6:20
gorgornews
Рет қаралды 639 М.
Dhulka soo anigu ma lihi with lyrics hoobaladii waaberi wadani
7:10
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 131 М.
Dagaalkii 1977 | Guushii somaliya 🇸🇴 iyo jabkii ethiopia 🇪🇹!
30:01
Aq Koilek
2:51
Algyt - Topic
Рет қаралды 100 М.
Nurmuhammed Jaqyp  - Nasini el donya (cover)
2:57
Nurmuhammed Jaqyp
Рет қаралды 550 М.
IL’HAN - Pai-pai (lyric video) 2024
3:24
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 728 М.
Alisher Konysbaev - Suie ala ma? | Official Music Video
2:24
Alisher Konysbaev
Рет қаралды 1,1 МЛН
V $ X V PRiNCE, Shulamah - Jai Jatpaimyz (2024)
2:38
Студия СОЮЗ
Рет қаралды 100 М.
Taxi
3:06
Sadraddin - Topic
Рет қаралды 119 М.
Jaloliddin Ahmadaliyev - Kuydurgi (Official Music Video)
4:49
NevoMusic
Рет қаралды 9 МЛН