HEES | Yu'asho | Xasan Diiriye Faarax | Original + lyrics

  Рет қаралды 93,770

MAADEYS

MAADEYS

Күн бұрын

Пікірлер: 55
@jimcaaleboos2517
@jimcaaleboos2517 Жыл бұрын
Heestan caawa ayaa iigu horaysa 23/8/2023 xasan diiriye heesihiiisa aaad baad udhagaysan jiray waana kusafraa markasta se wali tan ma arag caawa ayay se iga sooo horbaxaday allah ha unaxariisto fanaan lamida ma arag waliye ooo an sida ujecelahye like ta iigu qabo hdaad igaga danbyso dhagysigan hesta
@burhaan-ducoqabem.3863
@burhaan-ducoqabem.3863 4 жыл бұрын
Xasan Diiriye AHUN. Heesta iyo muuqaalka sida aad iskugu beegto faraha ayaan ka taagey saaxiib! Hore u soco Maadeeys.✌
@farahbinin9725
@farahbinin9725 4 жыл бұрын
"Yumnulaa" maaha, Waa "Yumbudhaa" Yumbudhid= waa qof meel keligiis fadhiya oo murugaysan.
@abdullahimohamedali9741
@abdullahimohamedali9741 4 жыл бұрын
Aad baan kaaga mahad naqayaa maadeys tube heestanu xasuus gaara ayee ii leedahay ayada iyo hees la yiraahdo DHALANTEED isla xasan diiriye ayaa kula luqeenaya HIBO NUURA xasuustii heestaan waxay ahayd mar uu soo guursaday wllkey aad iiga weynaa ayuu soo iibsaday RECORD iyo CAJALADO ay ku duubnaayeen heesahan waqtigaasna waxay ahayd 2005tii wlhi waqtiga wuu soocdaa !
@maxameddeeq7647
@maxameddeeq7647 4 жыл бұрын
Inta badan hees xarafka y ku socda ma badna waxaana ku samayn kara abwaan aad u qibrad badan wayoo xarafka y da inta badan mahal qabsi badna heesaha ama gabayada lagu sameeyey mabadna
@adamali-tf2pb
@adamali-tf2pb 4 жыл бұрын
Maxamed deeq Waa sax mundane Waa LA tirin karaa Hesaha ya,leydaa
@fallofmanbrand
@fallofmanbrand 4 жыл бұрын
amazing video
@cabdulahiqasim3750
@cabdulahiqasim3750 4 жыл бұрын
i xasan diiriye farax allha unaxariisto sxp Heestii biciid soogali ugaas
@abdiqaniali4438
@abdiqaniali4438 4 жыл бұрын
Cajiib! Maadeys muuqaallada si cajiib ah baa u diyaarisaa
@abdullahiosman8575
@abdullahiosman8575 3 жыл бұрын
Heesaha xassan diiriye AUN uu qaaaday aniga beerka iyo wadnehey iga taaabtaanba
@qaraamiqaaci1984
@qaraamiqaaci1984 4 жыл бұрын
Mana yibil baxoo Waa yaabanoo Yoolkiiba ifka Ayuu iigu yimid Yibil ama yiblasho waa dar-xumo xoolahaana loo isticmaalaa : waana markay biyo cabbaan laakiin, baad waayaan. Waatay iyana AHN Kinsi ku heesi jirtay: Sida geel yukamay Yibladoo haraad La yahoomayaa Ceelkuna yanuun Yahay biya yarood Yuugaabsadee
@badrudiinnuur1060
@badrudiinnuur1060 4 жыл бұрын
Allah unaxariisto Al Fanaan Xasan Diiriye Faarax
@qaraamiqaaci1984
@qaraamiqaaci1984 4 жыл бұрын
Yeera ee dadyow Yaa hore u yiqiin Yaana dhihi jiroo Yabadh uga helaa Yabadh ama yabar waxay la micno jabaq-noqod ama "ECO SOUND" AHN cabdi tahliil baa isna ku heesi jiray:- Yabadh baan ka heli lahaa Haddaan dhagax u yeeree Yacni hadaan buuraha u qayshado ugu yaraan, codkaygay igu soo celin lahaayeen. Mahadsanid ustaad.
@cabdullahisalaad9705
@cabdullahisalaad9705 4 жыл бұрын
Sxb yuura ee dadyahow amay tahay yuura hadala micnaha ama showra ama sheega iso celi jwb sxb
@calirigaax8786
@calirigaax8786 2 жыл бұрын
Waad ku sugtay saaxiib. Se immika heestan iyo taa Yaxya iyo Xishood labada waxay ugu jirtaa naxariis oo waxa uu leeyahay xataa dhagaxaa ii naxariisan lahaa oo gargaar baan ka heli lahaa. Erayga "Eco Sound" isna Soomaaliga waxaa lagu dhahaa "Dayaan". Sida aad u sharraxdayna waa maangal saaxiib oo ujeedka guud isku meel buu iskugu biyo shubanayaa.
@Jiirnugaaleed
@Jiirnugaaleed Жыл бұрын
Xasan diiriye Aun
@cirgujiyexasan958
@cirgujiyexasan958 4 жыл бұрын
Waa yeelkadaa! Ustaad.
@jamalhassan4525
@jamalhassan4525 3 жыл бұрын
2001 baan dhageysan jiray xusuus wacan
@maxamedaadam3354
@maxamedaadam3354 4 жыл бұрын
Maadeys nio heestaan galgaduud GURICEEL ayaa isoo xasuusisay😢😢
@farhanahmednour1370
@farhanahmednour1370 4 жыл бұрын
Yunbulaa maha yunbudhaa intaas
@GoodirFX
@GoodirFX 4 жыл бұрын
channel kan waxan ka hely heeso macan keep going
@mohamedbilacademohamedbila7029
@mohamedbilacademohamedbila7029 4 жыл бұрын
waa eraydii abwaanki waynaa ee Muse ali Faruur
@MrKayse2011
@MrKayse2011 2 жыл бұрын
Bon travail
@abdirahmanmohamed5334
@abdirahmanmohamed5334 4 жыл бұрын
Maadeys tube mahadsanid
@abdisalamdaacad2679
@abdisalamdaacad2679 2 жыл бұрын
Hassan dirie farah Waxu ka mid ahaa dadka erayadda afka qofka uga adag ee ku heeso
@aadamhoodaale8287
@aadamhoodaale8287 4 жыл бұрын
Kasamaaan kasamaaan heestan raadi jiray woof clyk thnkz maadeysow
@dekmohamedsamatar8295
@dekmohamedsamatar8295 4 жыл бұрын
Hees iga dheh 2020/ 4/7 ❤💟🤔🖋👏👏👏
@mowlaaden9712
@mowlaaden9712 4 жыл бұрын
Hesahaan cml waye kuwa dhiiga i dhaqaajiya axyaa cod iyo hees.
@qadafinuur
@qadafinuur 4 жыл бұрын
Heesti shugri iyo heegaan aan ahaado ee isla xasan diiriye
@cabdullahisalaad9705
@cabdullahisalaad9705 4 жыл бұрын
Heesta erayada dhowr mana yibil baxoo weeye yirid ma ahaan
@qadafinuur
@qadafinuur 4 жыл бұрын
Luuqada soomaaliga ileen ku heesida Xarafka (Y) Ayaa ogu adag
@abdirahmanmohamed632
@abdirahmanmohamed632 4 жыл бұрын
Maadeys tube mahadsanidiin
@Baadabadoow-qq7zn
@Baadabadoow-qq7zn Жыл бұрын
🎉SXB ayaga kale Nintendo
@qaraamiqaaci1984
@qaraamiqaaci1984 4 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad, heestaan sanado badan baan raadiyay, laakiin beri dhexdaasaan mar askar motors ka helay. Mahadsanid adna inaad dib maanta noogu soo hagaajisid.
@dilikhofficial7375
@dilikhofficial7375 3 жыл бұрын
Yufle waa tuuladii aan ku dhashay waxay 30 kilo mitir i jirtaa magalada ceergaabo
@abwaanshiine1
@abwaanshiine1 4 жыл бұрын
Heesta erayadeeda waxaa iska leh Abwaan Aadan Tarabbi waxayna ahayd qiso aad la yaabayso. KZbinka ayaad ka helaysaa waraysiyo uu bixiyay. Welina waa noolyahay.
@aidarussyussuf4028
@aidarussyussuf4028 4 жыл бұрын
Maaha walal heestaad ku khaldaysid waxa qaada AHN kinsi xaaji aadan
@sandhereabdullahi5088
@sandhereabdullahi5088 Жыл бұрын
Heesa aan shuqul iskuleheen baad qoorta isu galineesa. KINSI XAAJI AADAN baa qaado "YUFLAHA QABOW" Baana layiraahda
@jimcaaleboos2517
@jimcaaleboos2517 Жыл бұрын
Heestan abawankee sameeyayna markaa wlll isheega
@gobaygeesood4047
@gobaygeesood4047 4 жыл бұрын
Mahdsnid Maadeys legn xasan diriye
@axmedcabdijaabir8282
@axmedcabdijaabir8282 3 жыл бұрын
Heestan xusuus bay igu leedahay waxan dhegaysan jiray 2013 walalahay iyo zxb baday miyi la dhoho yeyle waxay ahayd beri samad
@karti-soor
@karti-soor 3 жыл бұрын
#Yeyle Gobolka #Sanaag sow ma ahaa...!
@axmedcabdijaabir8282
@axmedcabdijaabir8282 2 жыл бұрын
Maya wll waa sool
@muniirxalweyste9414
@muniirxalweyste9414 4 жыл бұрын
Runtii Erayashan badhankod Mafahmin micnohodha
@ahmedsheikhabdirahmaan1421
@ahmedsheikhabdirahmaan1421 3 жыл бұрын
Anaa kuu fasiraaya eee ila sooxiriir
@mohamedhussein9922
@mohamedhussein9922 4 жыл бұрын
Inoo soo daaya heestii ruux bukaanka kugu nacay.
@maxameddahir3125
@maxameddahir3125 3 жыл бұрын
Asc
@abdimaxamed3454
@abdimaxamed3454 4 жыл бұрын
AUN
@haleelo1613
@haleelo1613 4 жыл бұрын
m.a
@ahmedmire5471
@ahmedmire5471 3 жыл бұрын
@qaraamiqaaci1984
@qaraamiqaaci1984 4 жыл бұрын
Ustaad waxaan kaa codsan lahaa, hadaad helaysid. Heeska ay iyana saynab cige qaadi jirtay ee ya'layda ahaa, ee ay ka mid ahaayeen:- Dadkaygan yahaaburka ahee Sidii yaacii is cunay'ee La yeeshuhu kala dhex-galayee La yaabaha aan adkay Aqoontoodo yaabis tahay Yuray bahalkii aan oran Xagee baan ka yaahiyaa Hoobaley Sidii yaygii ambaday Miyaan yuuryuururaa
HEES | Fiidmeerta Duushaay | Xasan Diiriye | lyrics
7:28
MAADEYS
Рет қаралды 1,2 МЛН
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "BELEDWEYN"
14:40
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 3,6 МЛН
Бенчик, пора купаться! 🛁 #бенчик #арти #симбочка
00:34
Симбочка Пимпочка
Рет қаралды 3,4 МЛН
Миллионер | 1 - серия
34:31
Million Show
Рет қаралды 3 МЛН
SISTER EXPOSED MY MAGIC @Whoispelagheya
00:45
MasomkaMagic
Рет қаралды 11 МЛН
Who’s the Real Dad Doll Squid? Can You Guess in 60 Seconds? | Roblox 3D
00:34
AF QAlAAD AQOONTA MIYAA MAGOOL IYO XASAN DIIRIYE
13:24
Keydka Suugaanta
Рет қаралды 61 М.
Ma la dhuubtay
11:01
Sahra Axmed
Рет қаралды 9 М.
Бенчик, пора купаться! 🛁 #бенчик #арти #симбочка
00:34
Симбочка Пимпочка
Рет қаралды 3,4 МЛН