HEES | Axdi Dumar | Xasan Diiriye Iyo Maryan Mursal | Original |Lyrics

  Рет қаралды 47,602

MAADEYS

MAADEYS

2 жыл бұрын

The song and 'cut scenes' used in this video are not my original creation, therefore, Maadeys does not claim any rights over them.
Copyright Disclaimer under section 107 of the Copyright Act of 1976, allowance is made for "fair use" for purposes such as criticism, comment, news reporting, teaching, scholarship, education & research. Fair use is a use permitted by copyright statute that might otherwise be infringing.
In case of any copyright infringement complains, kindly contact me on : Maadeystube@gmail.com

Пікірлер: 25
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 10 ай бұрын
Allah ha u naxariisto xasan diriye mama maryan allaha cimri dheer ha siiyo ❤❤
@user-op6gd8tm9y
@user-op6gd8tm9y 7 ай бұрын
axdi dumar nin galayow waad iga caqli yartahey
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 10 ай бұрын
Anoo yaraa maqli jirey wlhi waayo waayo😢
@asadmoalim1606
@asadmoalim1606 2 жыл бұрын
Two legends maryan murasl iyo xansn deriya farx sxb heesaha xasn deriya faarax soo badi
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 2 жыл бұрын
Xasan diriye iyo maryan mursal waa labo fanan oo somalida aad ujecel yihiin wllhi Dad loodhigo majiran
@khaliifatechnology2995
@khaliifatechnology2995 Жыл бұрын
Waa Erayadii Dhaqtarkii jclka AUN mohamed Ali kaariye Codadkii Xassan diiriye iyo maryan Mursal
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 2 жыл бұрын
Waa heesihii la waayey oo dib boodhka looga soo jafay thanks Maadays Channel❤️
@Laalayslyrics
@Laalayslyrics 2 жыл бұрын
Xasan Diriye Iyo Maryan Mursal Hadal Iyo Faalo Uma Baahna Mama Maryama Cimri Dheer Xasanna Jannadii Alle Ha Geeyo.
@xkadedkardhow3534
@xkadedkardhow3534 2 жыл бұрын
Wow, laxan ,cajiiba, oo aan hore u maqal ninba waax. Aroore ee ee ejh wow wonderful cajiib heeshii hore laxanka iyo musical iyo visually thanks thanks.wow
@GalowGobiye
@GalowGobiye 2 жыл бұрын
Abaal dhigo Ruuxba waa arooryo 💯 ✍️
@abshirabsuge5625
@abshirabsuge5625 Жыл бұрын
Maadeys taarikhda ku jirta idaacada qaranka xitaa kuma jirto wax fican ayaad bulshada u qabatay horay usocda 🙏🙏
@mahadshire1019
@mahadshire1019 2 жыл бұрын
Mio dio what a voice! Maadeys you hit the jackpot, heesaheenii macaanaa ahaa! Maryan mursal iyo Aun haboon cabdullahi waa 2bada gabdhood ee aad isugu cod eg oo heesaha isku si u qaada qaas ahaan in 1960's markay yaraayeen maba lakala garan jirin codadkooda and they both were always and will be my favorite artists.
@abshircarab18
@abshircarab18 Жыл бұрын
Iskuma cod eko haboon iyo maryan maryan ayaa cod mac bisinkee
@cabdicasiisgiire3089
@cabdicasiisgiire3089 Жыл бұрын
@@abshircarab18 haboon kama dhici jirin sxb ciyaalba taher
@abshircarab18
@abshircarab18 Жыл бұрын
​@@cabdicasiisgiire3089haboon waa cod weyn thy sxb maryan mursal waa another level wlhi
@GalowGobiye
@GalowGobiye 2 жыл бұрын
Abwaannadu dhacdooyinka waayahoo qofba si ula soo gudboonaada way wada daah-fureen-Kheyr hela! Labadaas doodood ee heesta ku muujisan mid waliba waayihiisa inta u ka bartay inuu ku hadlo waa ku gar leeyahay waxaa se aad weli u daahan hawaalaha dhanka ninku matalay waana ku diirsanayaa in dareenno aan qabo hortey layla arkey afkana lasoo dhaafshey mar suugaameynta iyo kuheesidduna isii daweysey-Ifka ayaan lama imaan🥰.
@dahirdoubledee9304
@dahirdoubledee9304 2 жыл бұрын
OMG, wayo wayo. laxanka and miraha suuganta aad bay umacaantahay
@abdiqadirsuleiman4133
@abdiqadirsuleiman4133 2 жыл бұрын
Ifka maalintaan imi Lama dhalan ayaankee🥲
@abdullahiguled
@abdullahiguled 2 жыл бұрын
Heestan maantaa iigu horeysey maqalkeeda Codadkii AHN Hassan Dirie Farah iyo Maryan muRsaL Isse
@shakeitsomalichannel
@shakeitsomalichannel 2 жыл бұрын
Yaa xassan iyo maryan mural ciise
@bishaaro21
@bishaaro21 2 жыл бұрын
Heesihiisii hore ee lafoole soo geli hadaa awoodo please
@MazlaxSaydow-bj3hs
@MazlaxSaydow-bj3hs Жыл бұрын
Mazlax saydow
@banadirchannel8187
@banadirchannel8187 2 жыл бұрын
Maadeys Waxaan ka codsan lahaa Adigoo mahadsan Heesta Cabdi Tahliil Dadka ila. Hadlaayee Iyadoo nadiif ah lama hayo Hadana Kaamil ah Mahdsanid
@fanaxaxmed7518
@fanaxaxmed7518 2 жыл бұрын
Waxad ka cajistay heesta o qoral la socdo
@ahmedshcrani3566
@ahmedshcrani3566 Жыл бұрын
Mgceyga ahmed kampala joga 2022
Buurbaa kugu gudbane, AUN.Cumar Dhuule iyo Maryan Mursal
12:30
Farhan Ali Halane
Рет қаралды 240 М.
HEES | GODOB |Xasan Diiriye Faarax | lyrics + Original
8:50
MAADEYS
Рет қаралды 155 М.
УГАДАЙ ГДЕ ПРАВИЛЬНЫЙ ЦВЕТ?😱
00:14
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 4,3 МЛН
HEES | Gubtayeey | Maryan Mursal | Original + lyrics
7:31
MAADEYS
Рет қаралды 215 М.
Cabdillahi Diiriye Sooraan Iyo Qamar Cabdillahi Harawo 🔥Iyo Heesta "DOOD"
8:25
HEES | Feejignow | Maryan Mursal Ciise | Kaban | Lyrics
6:45
HEESO TALANTAALI WAAYO WAAYO QAACI AH FANAANIIN BADAN DAAWO WACAN
2:16:19
Jaloliddin Ahmadaliyev - Kuydurgi (Official Music Video)
4:49
NevoMusic
Рет қаралды 10 МЛН
Jaloliddin Ahmadaliyev - Erta indin (Official Music Video)
4:32
NevoMusic
Рет қаралды 1,3 МЛН
V $ X V PRiNCE, Shulamah - Jai Jatpaimyz (2024)
2:38
Студия СОЮЗ
Рет қаралды 103 М.
Kenjebek Nurdolday & Baller - Сөкпе
3:10
Kenjebek Nurdolday
Рет қаралды 76 М.
지민 (Jimin) 'Who' Official MV
3:28
HYBE LABELS
Рет қаралды 26 МЛН
Duman - мен болмасам кім? (Mood Video)
2:35
Duman Marat
Рет қаралды 122 М.