Heeskii (muliyo) codkii juba kabankii AHN daauud

  Рет қаралды 27,905

Qarami Media Pro

Qarami Media Pro

Күн бұрын

Пікірлер: 47
@fanaanaakhiradiisautudhay778
@fanaanaakhiradiisautudhay778 3 жыл бұрын
Yaasalaam afku go,o Waa eraydii abwaankii mcalinkii Halgamaagii fanka umadda. Maxamed ibraahim warsame (Hadraawi)
@mohamedawil7068
@mohamedawil7068 4 жыл бұрын
Mulliya Yaa mullaaxda galool, Maydhax looga jaraa? Yaa masaarriyo Hawd, Maadha looga guraa? Yaa mageyno irmaan, Dhasha looga maraa? Yaa hadhuub madaleed, Moroh looga tolaa? Yaa maraa hadh qabow, Maydal loogu xidhaa? Yaa marleyda haween, Taan maqaarka lahayn Looga maarmi karaa?, Qurux aan masanuun Male loogu tegeyn, Yaa macnaysan yaqaan? Miyireey dhibtaydiyo, Meeraysigaygii Dhegahaad ka maratoo, Hadal mooyi keliyaad Ma huraan ka dhigatoo, Maya baad ku koobtoo il muggeed wax joogiyo, Midig baad ka talisee Hawraar magooshoo, Ubax iyo man bixisaan kugu meherin laayoo, Marriinkaaga hees iyo Maahmaaho yaab loo, Nin magtii ka culus iyo Murti baan ka dhigi laa Mudan baaD u noqon layd, Dumarkiyo marleydoo ---- Masallaha jacaylkaad, Maamuli lahaydoo Gabaygaan marxinayee, Hore ugA masuugaan ---- KuU madhin lahaayoo, Cidi kulama maasheen ---- Maskaxdaydan curatoo, Malyan kula gudboonoo Muuqaaga aragoo, Maqlay sheekadaadaa ku majeeran-laayoo, inta gabar is mooddaa Masayr kuugu iman layd Murankaagu duniduu, Maan dhaaf ku ridi-laa kuwa maqasha raaciyo, Ma-kastaa ku baran layd Jidka waxad ku marilayd, Sacab iyo mashxaradoo Miyi iyo magaalaad, Maamus ka heli-layd Midabbada dhabeesha ah, Qurux daadan maydhee Rabbi kugu manaystaan, Hadba meel ka sari laa Madaxuu ku socon laa, Mar qofkii dhegeystaa meexaanahaygoo, Midho laysku baantaan Kuu marin lahaayoo, Muqdishiyo Hargaysaan Madadaalo waayeen Hadba mahadnaqaagaan, Mirta dhexe la kicl laa Gacalkiyo mataanaha, Wedka kala muquunshiyo Haddii mawdka geeridu, Iga kaa hor mariyaan Kama aad maqnaateen, Maankayga gelinoo Magic baad ka dhiman layd, Marti soorka Eebbiyo Inta melg ag-joogtiyo, Marwadii Rasuulkaad (S.C.W. ) Magan kaaga dhigi laa Qabrigaaga maansiyo, Murugiyo xasuus iyo Mahadhaan ku qori laa, Maka iyo Madiiniyo Halka Maxamed yaallaan. (S.C.W.), Calan kuugu mudi laa Muliyaa saasey, Hay saasey Cishqi baan miraayoo, kolba mayracaayoo Muddo dheer isagaan, Majaraa u hayoo Guntii soo murdiyoo, Kal gacaylkan madow Aan murwaadka lahayn, Ninkii meel u hayee Ku muraadsanayow, Hoo muftaaxa jacayl Maxamed I. Warsame Hadraawi
@Qaramimedia1
@Qaramimedia1 4 жыл бұрын
Thanks 1000 jeer waqti baad galisey si qofkii u baahdaa uga Akhristo
@mohamedawil7068
@mohamedawil7068 4 жыл бұрын
Idinka ayaa mudan bahda QARAAMI MEDIA
@yucubyabooshow9418
@yucubyabooshow9418 4 жыл бұрын
yasal
@Hargeysapost
@Hargeysapost 4 жыл бұрын
Mahadsanid
@galinhorechannel1803
@galinhorechannel1803 4 жыл бұрын
1000 jeer walal mahad sanid wakhtiga aad galisay waan wada fahmay waxaan akan qaadayaa Inaan soo qaado heestan oon waliba halkeedii iyo meel aanay cidi gaadhsiin inàn dhigo, India alas waa anigoo ah mahd galinhore thank very much.
@abdirahmanjama2656
@abdirahmanjama2656 4 жыл бұрын
Mashaa allaaah QARAAMI MEDIA ugu soo hagaag Hees kastoo tayaleh ood raadinaysid Aad buu u mahadsan yahay mulkiilaha QARAAMI MEDIA USTAADKA NUURADIIN CALI AMAAN ALAAAH HAKU BARAKEEYO
@wacdiiyowanaag3957
@wacdiiyowanaag3957 2 жыл бұрын
Alle haw naxariisto abwaan hadraawi
@galinhorechannel1803
@galinhorechannel1803 4 жыл бұрын
Waxaan balan qaadayaa iyadoo clear ah oo dhagahiina macaan sadaan Inaan soo qaado,waliba halkeedii daayo mel ka saraysa inaan dhiga.Daauud dhimay AHN waxaan hubaa NUURADIIN CALI AMAAN inuu isna dhaafiyo halkan daaud dhigay meel ka saraysana dhigo, filasho waca. Incha allah sanadka cusub hortii waydiin maqli.
@DHAQANMAALONE
@DHAQANMAALONE 3 жыл бұрын
Soo ma haysid midhaha
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 3 жыл бұрын
Ha aad ayaa u mahad santahay lkn ogaaw daud mesha uu dhigay qof geen karo majirto waayo qaf hestiisa qof kale ugu fiicnaday lama sheegin taa ogaaw
@ambileh1
@ambileh1 3 жыл бұрын
Heestan waxaa markii hore laxan kan ka duwan ku qaaday Sayid Khalifa. Kadib waxaa dib u laxameeyey Daaud sidaas ayuu Juba ku qaaday
@faaraxladane946
@faaraxladane946 4 жыл бұрын
nuradiin aad ban ku salamaya wllo qali hees aan in badan radiyey bad cawa ka haya erayadii hadrawi iyo laxankii daud cali masxaf
@siciidlanbar5313
@siciidlanbar5313 4 жыл бұрын
Aad baad wllo umahadsantahy inbadan baan ubaahnaa heesahan lakiin waan la nuuradiin thnks bro waxaa ii sheegay c xaashi ow jaamac inaad aduu soo galinayso 2 cisho kahor baan hadal haynay inaad aduu soo galinaysuu iisheegay thnks inder nuradiin
@hajibaash571
@hajibaash571 3 жыл бұрын
waa way fcn thy heeska hadaraawi
@malaayiinmedia3124
@malaayiinmedia3124 4 жыл бұрын
Masha allaah
@boorkakakac
@boorkakakac 2 ай бұрын
Heeskan laxanka sayid khaliifa ayeey ku wacantahay. Juba waa looga wngsanyahay
@maxamedkhadar9935
@maxamedkhadar9935 4 жыл бұрын
Masha alllaah
@cismomohamed196
@cismomohamed196 4 жыл бұрын
Okay Sxb qaali
@gadoodmedia7539
@gadoodmedia7539 4 жыл бұрын
@QARAAMI MEDIA ALI marka hore waad mahadsan tahay taariikhda aad dib usoo noolaysay wll lkn hees hibo nura iyo cabdikhadar xasan ay wada qaadaan baadi goob heesta Imaaweeli imadadaali xita kaydka radio hargaysa waan ka waayay mahadsanid mar labaad wll
@Newheesocusub
@Newheesocusub 4 жыл бұрын
Heeeta I maaweelii kuluc qaado way ku jirtaa youtubka bro
@gadoodmedia7539
@gadoodmedia7539 4 жыл бұрын
@@Newheesocusub tan aan sheegayo hibo nuura iyo cabdikhadar xasan ayaa wada qaada
@Qaramimedia1
@Qaramimedia1 4 жыл бұрын
Ok ani igu daa
@khabiirharnandez5664
@khabiirharnandez5664 4 жыл бұрын
@@Qaramimedia1 sxb ana hees baan waayay qaraami ah oo la yiraahdo Heello oo ay wada jir u qaadayaan Samatar Jubba Khadro daahir Sxb heestaan meel iigu sheeg?
@cabdicasiismaxamed7281
@cabdicasiismaxamed7281 Жыл бұрын
Qarami media waxan ka codsanaya sxb hees uu cabdi qaadir juba qaado erayadeeda waxa kamida: gar eebe hadi la liido gorfayn xaajo lagama suugo fadlan heestas hadad hyso soo gali plz😞
@raagedirir9171
@raagedirir9171 4 жыл бұрын
top qaaci ♥️♥️♥️♥️♥️
@maxamaddaahir1043
@maxamaddaahir1043 4 жыл бұрын
Axyaa qaraami
@bashirabdulkadir1263
@bashirabdulkadir1263 4 жыл бұрын
Codkoo gaban bay nagu dishay Hees Iyo badh
@raagedirir9171
@raagedirir9171 4 жыл бұрын
aad iyo aad iyadoo faseexa ayaa jirtay lkn waan waayay
@wiilkareerxaaji8577
@wiilkareerxaaji8577 2 жыл бұрын
@@raagedirir9171 sayid khalifa ba qaaday ayado faseexa lkn kaban ahan tana qaacibku wanagsan
@wiilkareerxaaji8577
@wiilkareerxaaji8577 2 жыл бұрын
Sayid khalifa qady gudmiye
@maxamaddaahir1043
@maxamaddaahir1043 4 жыл бұрын
Waanu taageeraa juba
@naasircabdi4028
@naasircabdi4028 4 жыл бұрын
Waa hees qiimo badan
@danjire11baddacas3
@danjire11baddacas3 4 жыл бұрын
Heestan hdraawi ayaa iskale alle cimriga haw dheereeyo
@Qaramimedia1
@Qaramimedia1 4 жыл бұрын
Waa run hadraawi baa qorey iyadoo fasiix ah na waan soo galinayaa
@Qaramimedia1
@Qaramimedia1 4 жыл бұрын
Oo version kale ah
@Qasaye-v1f
@Qasaye-v1f 3 жыл бұрын
@@Qaramimedia1 heestu abwan kariye Aya sameyi wa suu Al iyo Jawan wax ujawawo Marko wayi asiga isku jawaway
@Qaramimedia1
@Qaramimedia1 3 жыл бұрын
@@Qasaye-v1f maaha waxa sameeyey hadraawi
@fardushurre1668
@fardushurre1668 Жыл бұрын
​@@Qaramimedia1iyadoo fasiixa meeday isoo jawab hadad fariintayda aragto shukran 🙏🏿🎤🎸
@khairaaliammaan2130
@khairaaliammaan2130 4 жыл бұрын
Woow
@hasanyusuf5794
@hasanyusuf5794 3 жыл бұрын
Mulaax ku lahaa
kaban jubba
1:04:26
Hamza Warsame
Рет қаралды 28 М.
TAARIIKHDA DAAUUD CALI MASXAF IYO ABIIB IIMAAN XASAN
50:27
Hawd joog
Рет қаралды 83 М.
Непосредственно Каха: сумка
0:53
К-Media
Рет қаралды 12 МЛН
КОНЦЕРТЫ:  2 сезон | 1 выпуск | Камызяки
46:36
ТНТ Смотри еще!
Рет қаралды 3,7 МЛН
JUBA | XIISAHA BOGAYGIYO| "(NEW STYLE)" 2017
12:22
MAAHIR MEDIA PRO
Рет қаралды 189 М.
M S Tubeec @(giniyey)
11:09
Qarami Media Pro
Рет қаралды 12 М.
Hees Halaahal Juba, Xabiibo, Samatar, iyo Sahara Dawo
15:13
Hassan Abdillahi
Рет қаралды 433 М.
KABAN MACAAN KOOSHIN YARE HEESO XUL GEESGUUD MUSIC 1
58:09
Geesguud Media
Рет қаралды 2,4 МЛН
Cabdiqaadir bagaag (caynba cayn aduunyooy)
8:33
Qarami Media Pro
Рет қаралды 14 М.
SAMATAR - BEST MAXAATIRI SONG - GUULEED
14:51
AMAANDHOOREY
Рет қаралды 469 М.
Jacaylkeenii
10:01
Cabdiqaadir Juba - Topic
Рет қаралды 194 М.
Cabdiqaadir Macalim Juba Iyo Xaliima Cumar Codwayn 🔥Iyo Heesta "DHALIIL"
11:33
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 145 М.
JUBA | MAQALEEY WARLAAY| "(NEW STYLE)" 2017
14:41
MAAHIR MEDIA PRO
Рет қаралды 77 М.