Heeso Soomaaliyeed Xul Ah Ee TV-ga JDS, 1989 - Qeybta 29aad

  Рет қаралды 229,748

Xasan Gacaliye

Xasan Gacaliye

Күн бұрын

Heeso Soomaaliyeed oo xul ah laga duubay TV-ga JDS, 1989. Cabdi Tahliil Warsame. Selection of Somali music from the SDR TV, 1989. Abdi Tahlil Warsame.

Пікірлер: 33
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 4 жыл бұрын
illaha janatul fardowsa ha warabiyo cabdi tahlii warsame wuxuu Ahaa fanaka qudha ee an dhageyso wuxu lahaa cod aad iyo aad u wanagsan AHN heesta marku qadayo kolb wu yar jidya cod dahabiya iyo quxuux iyo heybad ayuu illaha ku maneystey tolow ya ishegay halka u iminka heestan ka qadayo iyo halkey ku talo illah Albbad janad ho furo Amin Amin Amin
@MrLooyaan
@MrLooyaan 6 жыл бұрын
أنامن محبي الفنان عبدي تهليل ورسمه وهو جَدْ فنان رايع ، واتمني له دوام الصحة والعافية
@dileytahabib7
@dileytahabib7 Ай бұрын
ALLAH IRHAMO ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@shaficiabdullahiroble5538
@shaficiabdullahiroble5538 4 жыл бұрын
2020 yaa ila dawanaya jacelka macanka badan ee Afka Abdi tahaliil kasoo baxayoo jimco qurux bdn 7/2/2020 ii hiiil 50kotan jeer dhagestay ii hiiil plz
@mohamoudaden7882
@mohamoudaden7882 6 жыл бұрын
Wonderful Allaaya xafidak Cabdi Tahliil
@bilanahmeddheere1631
@bilanahmeddheere1631 5 жыл бұрын
cabdi tahliil faanaan aan ad ujeclahay codkisa Kama daalo allaha.ku.caafiyo adeer
@grhrtey3y443
@grhrtey3y443 6 жыл бұрын
Abditahliil warsame illahay ha kuu naxariisto qabrigana hala kuu nuuro iyo muslin ah ee dhintay
@bilanahmeddheere1631
@bilanahmeddheere1631 5 жыл бұрын
waa uu.noolyahay cabdi tahliil cafimaad sareec ah allaha siiyo
@abdinasirmoh8182
@abdinasirmoh8182 5 жыл бұрын
Grhr Tey3y4 wll abdi tahliil wu noyhy lkn xanunsanya
@abdinasirmoh8182
@abdinasirmoh8182 5 жыл бұрын
Grhr Tey3y4 wll tahlil wa nolyhy ilahy ha cafiyo lkn wuu xnusanaya
@mrsomalia1
@mrsomalia1 15 жыл бұрын
Looking that our country how was beautiful country . One day we are back our country.
@lahi100
@lahi100 3 ай бұрын
insha'Allah
@nathirabdillahi8663
@nathirabdillahi8663 8 жыл бұрын
abditahalil warsame allo cafimad sii qer qabo
@shumeeey
@shumeeey 13 жыл бұрын
Hoooooooooooooowlahaagii habeenaddan Huqdooodaan la taahaa, Hurgamaddii jaceylkey haleeloo, Heegadaa i saaree Halbowlaha waddnaha iyo Halistii i wareentee Ma ii hiilineysaa? Ma ii haggarbaxeesa? Ma i hubin (?) kareysaa? Waan kuu Han-weynoo, Waan kuugu Hamiyayaa! What a great song. Love u Tahliil.
@BigmanHBL
@BigmanHBL 16 жыл бұрын
Woooow, NiceOne Man, Hees Aan Caadi Eheen Ayaad Ku Soo Tuurtay
@abdullahi1988
@abdullahi1988 16 жыл бұрын
xasan burhan aad baad u mahadsantahay heeso wanaagsan weeye
@sudeysiahmed6408
@sudeysiahmed6408 9 жыл бұрын
waa heees aad u macan bdn runtii
@abdifatahsheikhahmed
@abdifatahsheikhahmed 9 жыл бұрын
(TAAAN HAWEENKIYO HABLAHA KALE WAA HORE KA DOORTAAY WAA TAAN HESHIINEE HOWRAARKIYO HAAASAAWAHA DHEMYNEE HAGARDAAMO IYO CIIL ANNA YAAN LA HOYANINE) MA II HIILINEYSAA MA IHAGAR BAXEYSAA CABDI TALIIL CIMRI DHEER IYO CAAFIMAAD ALLAH KU SIIYO REMEMBERING MY BEUTIFUL TEENAGES Xasan Burhaan THANKS FOR YOUR SHARING
@adamcabdullahi841
@adamcabdullahi841 6 жыл бұрын
Abdifatah Taagane
@XasanGacaliye
@XasanGacaliye 15 жыл бұрын
Cabdi Tahliil Warsame, inkasto oo xanuunsan yahay, haddana wuu noolyahay, fankuna kama bixin. Wuxuu haatan deggan yahay magaalada Nayroobi, Keenya. Fadlan la xiriira, wixii taagero ah oo aad siin kartaana u dira. Mahadsanidiin.
@mardhaachennel450
@mardhaachennel450 4 жыл бұрын
Allah u naxaristo xaley ayu dhintay 5/6/2020
@XasanGacaliye
@XasanGacaliye 4 жыл бұрын
@@mardhaachennel450 Allaah ha u naxariisto Cabdi Tahliil Warsame. Waxaan u tacsiyaynayaa qoyska, qaraabada marxuumka, saaxiibadiisa iyo ummadda Soomaaliyeed, waxaana Allaah ka baryayaa in uu samir iyo iimaan naga wada siiyo. Aamiin.
@ahmedabdulahi8604
@ahmedabdulahi8604 10 жыл бұрын
dhamaan waxaana halkaan ka salamayaa shacab soomaaliyeed meel kasta oo joogna fanaanka maalmahan wuxuu ku xanuunsanayahay magaalda mogdisho in ilahay caafimaad siiyo uu duceyaa iyo dhaqale ayuu bahaanyahay is lugu qaado wadanka debaddiis fadlan caawiya
@mootummaaali5817
@mootummaaali5817 10 жыл бұрын
Best and moralistic music!!
@anascabdirisaaq8710
@anascabdirisaaq8710 5 жыл бұрын
Cod dananaya isaga kaliya ayaa leh ilaahay ha caafiyo
@SUHAYB_SAED
@SUHAYB_SAED 3 жыл бұрын
Allha u naxariisto oo hajaneeyo insha Allh
@moniira
@moniira 16 жыл бұрын
hees xul ah, #1
@mohamoudaden7882
@mohamoudaden7882 6 жыл бұрын
Heesii jacaylka
@xabiibwadani5791
@xabiibwadani5791 8 жыл бұрын
hadow fanaan codya heybad leeyahay c.tahliil aaa loo dhameeyay waa fananka aanan codkiisa kadaalin
@AliHassan-uw5qo
@AliHassan-uw5qo 7 жыл бұрын
haween haygu noqonee hubiyoo ila garo hagaaagooo hurdo nimaad udiidoo ku hilobay baan ehee
@Quran.allkarem
@Quran.allkarem 5 жыл бұрын
bal hada u fiirada magacii la odhan jiray iyo kay hada dunida ku marto jamuuriyada dumuquradiga ah ee somalida ama somali demogracy reboplic hadeerna #somalia isma geyaan xta
@nathirabdillahi8663
@nathirabdillahi8663 8 жыл бұрын
abditahalil warsame allo cafimad sii qer qabo
Heeso Soomaaliyeed Xul Ah Ee TV-ga JDS, 1989 - Qeybta 31aad
8:38
Xasan Gacaliye
Рет қаралды 375 М.
Миллионер | 2 - серия
16:04
Million Show
Рет қаралды 1,2 МЛН
规则,在门里生存,出来~死亡
00:33
落魄的王子
Рет қаралды 31 МЛН
Seja Gentil com os Pequenos Animais 😿
00:20
Los Wagners
Рет қаралды 22 МЛН
啊?就这么水灵灵的穿上了?
00:18
一航1
Рет қаралды 51 МЛН
ILA QOSOL: Kooxdii Waaberi Iyo Maxaa iiga Gadhiisha
29:18
Qarri Jiqood
Рет қаралды 104 М.
Heeso Soomaaliyeed Xul Ah Ee TV-ga JDS, 1987 - Qeybta 9aad
6:32
Xasan Gacaliye
Рет қаралды 156 М.
Heeso Soomaaliyeed Xul Ah Ee TV-ga JDS, 1989 - Qeybta 30aad
10:02
Xasan Gacaliye
Рет қаралды 217 М.
Nimco Jaamac Migil iyo Laxanka Subcis. #qaraami
7:06
Khadar Hogad
Рет қаралды 18 М.
MAJAAJILO CAJIIBA AUN MAXAMOUD CABDILLAAHI CIISE "SINGUB" IYO KOOXDA DEEGAAN
9:11
SOMALI MUSIC & CULTURE
Рет қаралды 296 М.
Heeso Soomaaliyeed Xul Ah Ee TV-ga JDS, 1989 - Qeybta 22aad
4:49
Xasan Gacaliye
Рет қаралды 391 М.
Heeso Soomaaliyeed Xul Ah Ee TV-ga JDS, 1989 - Qeybta 16aad
4:36
Xasan Gacaliye
Рет қаралды 245 М.
Bogsadee anoo Howl - Ismaaciil yare
10:24
Bartamaha
Рет қаралды 451 М.
Миллионер | 2 - серия
16:04
Million Show
Рет қаралды 1,2 МЛН