No video

heesta cusub ee degmo codkii maxamed axmed bakaal (ciro)

  Рет қаралды 70,631

nero caso

nero caso

Күн бұрын

erayadii abwaan cumar c/raxman muxumud (talaabo) laxankii iyo codkii maxamed axmed bakaal (ciro) mucis:by axmed wali ibraahim (furunle)

Пікірлер: 22
@abdalleayser6830
@abdalleayser6830 4 жыл бұрын
Heestan waxaan dhagaystay 2014 maraan burco to berbera usocday eidkii xasuus ✌️
@user-wj7he4ci2v
@user-wj7he4ci2v 26 күн бұрын
Xasuusaha qaarkood way kaaga qiimo badan yihiin dollar iyo dahab xagga qaarkalena murug iyo qoomamo kugu ridaan heestan waa heesaha aan maankayga ka bixin markaan maqlana dareenkaygu isbadalo maskaxduna soo dayso xasuuso aan la hilmaami karin iyo maalmo quruxbadan se dib inoogu soo laaban doonin waxan rabbi kaaga baryayaa wll inuu alle farxad kuugu dhameeyo nolosha ubad kheyr qabana alle kugu arsaaqo ❤
@Ahmedyusrawhiwieie
@Ahmedyusrawhiwieie Ай бұрын
Hadumin cashaqi dorad tisqadaye door wacna hadagin ruux ku aamino dadkana adi kigu jecel😭😭💔
@cashaqudangudmaha1171
@cashaqudangudmaha1171 7 жыл бұрын
waaaw ciro xasuus wayo waayo
@rahmaabdi5566
@rahmaabdi5566 Жыл бұрын
🍀21june2023🍀xasuus iyo xiiso jacayl❤️🍀heestan qalbi kaste ooo cidla dareemaya ayada wehel u noqon karta🫶ani waa iii wehel❤️daawa iyo dabiib iii gooniya❤️ereyadu waa waano iyo dardaran adag❤
@somalimanintheworld5090
@somalimanintheworld5090 3 жыл бұрын
Inkastooy ideeqdoo Dagtay maanka oo idil Dana ii batahY ani Dugsi inaan wadaagnaa Intaan dunida noolahay Wawwwwwww
@Nabiil47
@Nabiil47 Жыл бұрын
Waxaan Xasuusta anigoo Markaa Burco Jooga ayaan Habeen aroos Tagay Waliba Hottel plaza ayaa Heestan La Saaray 2014 Farxadi iyo Sawaxan-kii iyo Buuqi Markaa Soconaayey Mar Qudha shib La Yidhi Dareenka heesta Ee Tawaawaca iyo Muxibada Leh Dadkii Wax ilmeeya iyo Wax Qiiro aamusa ayeey Noqdeen Xasuusuhu Ma Duugoban 🙏
@AbdiRashiid-mg6fv
@AbdiRashiid-mg6fv 4 ай бұрын
Fav🥺
@zakiyareh8690
@zakiyareh8690 Жыл бұрын
Laxankii hore eE xiddigaha gees maad sanadkan maad jirin xaga laxanka kandanbe aad soo qaaday kiihore baan dheygaystaa maalmaha qaarmarmardhif ah waad haysaa wifi ee so! ilma jaaamaac bullaaaaaaaale warsame/23/6/2023^$#@* by:c/Rizaaq jaamac dhako💜👀🎉🥑
@zakiyareh8690
@zakiyareh8690 Жыл бұрын
🧄🍭🥂🥄🔪🥢🍷🏺🥤🧃
@HajjiDahirAbdirahmaan
@HajjiDahirAbdirahmaan 8 ай бұрын
Nooli kulante. 😢
@ahmedbk9581
@ahmedbk9581 Жыл бұрын
Ciro the one and only legend best
@shiinemakaftame4527
@shiinemakaftame4527 11 жыл бұрын
heees iga dheh
@saraayeofficial1556
@saraayeofficial1556 Жыл бұрын
bro ma noshay
@hamzemoh6416
@hamzemoh6416 Жыл бұрын
​@@saraayeofficial1556 adigu manoshay😂
@maxamedjamaal1160
@maxamedjamaal1160 2 ай бұрын
Adigu manoqshy😂​@@hamzemoh6416
@aminaabdourahman
@aminaabdourahman Ай бұрын
​Adigu ma nosha​hay 28/07/2024 @@hamzemoh6416
@apthiwahapwardi9866
@apthiwahapwardi9866 29 күн бұрын
Zhp hdad noshahay reply 😊
@ahmedsahardiid9723
@ahmedsahardiid9723 11 жыл бұрын
masha allah waxaasaa heesa runtii waad ka baxsatay nacabka
@saraayeofficial1556
@saraayeofficial1556 Жыл бұрын
ma noshahay bro
@sihammohamud4442
@sihammohamud4442 11 жыл бұрын
nice song Ciro
@saraayeofficial1556
@saraayeofficial1556 Жыл бұрын
sihaam ma noshahay
HEES CUSUB MAXAMED BAKAAL CIRO "HAL MA DHAYRID QAYRKAA" 2014
7:03
Maxamed Bakaal Cirro (KASHAAN DHAYAAYEY) New Song 2014
7:10
abdirahim salaad
Рет қаралды 331 М.
女孩妒忌小丑女? #小丑#shorts
00:34
好人小丑
Рет қаралды 88 МЛН
managed to catch #tiktok
00:16
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 49 МЛН
Joker can't swim!#joker #shorts
00:46
Untitled Joker
Рет қаралды 41 МЛН
Пройди игру и получи 5 чупа-чупсов (2024)
00:49
Екатерина Ковалева
Рет қаралды 4,4 МЛН
Hees Cusub Yurub Geenyo iyo Maxamed Ciro Jacaylkii Daraad 2015
8:42
Hawraar Music Production
Рет қаралды 152 М.
Layla - Nuradin Ahmed
7:06
kaka ronaldo
Рет қаралды 419 М.
Maxamed ciro hees cusub boholyoow Lyrics
5:55
Mohamed Abdulkadir Abukar
Рет қаралды 137 М.
Cabdi Ismaciil Beele l Heesta Dunidda
7:34
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 825 М.
MAXAMED BK HEESO XUL AH 2013 ILAA 2020
29:11
ISFAHAN LYRICS
Рет қаралды 364 М.
Caashaqa Dhabta ah 2015 by Mursal Muse
7:42
Ibrahim Eagle
Рет қаралды 2,9 МЛН
New Song (RIYO)  Maxamed Axmed Ciro 2013
6:43
SALAXLEY TV
Рет қаралды 612 М.
Fuaad Omar Heestii Arji | Lyrics #SamiirStudio
5:34
Samiir Studio
Рет қаралды 3,3 МЛН
女孩妒忌小丑女? #小丑#shorts
00:34
好人小丑
Рет қаралды 88 МЛН