Heesta Dhulka Hooyo fanaanka Cabdi nuur yarow 2020

  Рет қаралды 35,893

Somali National Television

Somali National Television

Күн бұрын

Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
#SUBSCRIBE #SNTVNEWS
sntv.so
sntvnews.com
/ sntvnews
/ sntvnews1
/ sntvnews

Пікірлер: 35
@ruwaydahassanmohomed8723
@ruwaydahassanmohomed8723 4 жыл бұрын
Waaba iska qiiroodaa hdaan arko meel wadaniyada looga hadlayo Allah nabad hanooga dhigo dhulkeena 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 waan midoobidoonaa insha Allah
@maryammohamed583
@maryammohamed583 4 жыл бұрын
Ruwayda hassan Mohomed aamiin aamiin aamiin yaarabi. Ruwayda waa noo hagaagidoonaa dalkeena insha,alaa. Ale aan u barino mar kasta oo tukano. Hadii aad ka maqan tahayna iskuday in aad tagto. Maxaa yeela marka aadan joogi iyo markaad tagto way kala duwan tahay. Ale ha ku xifdiyo abaayo aduun iyo aakhiraba.
@buuunicali
@buuunicali 4 жыл бұрын
masha allah ciidamada qaranka somalia tagero halo`mujiyo
@maxamedaweys9793
@maxamedaweys9793 4 жыл бұрын
Wadani Wa Aqanaa waa waxa Sharaf aan kuleeyahy dad Somaliyeed hadan Arko waa uqirodoo💪Somaliya Somaaaaali Baa leh.
@halyeydhaladah5831
@halyeydhaladah5831 4 жыл бұрын
5ta somali way midoobi inshallah, waa dhaxal awoow, waa hanti guud.
@sahalbashash3725
@sahalbashash3725 4 жыл бұрын
*Geesigaan barnaamijka Masraxa Furan xataa waan ku arkay, waa Wadani dhabtii. Guuleyso oo magacaaga ha jiro walaal. Alle haku ilaalsho adoo kale yaa dhalinyarada ka wada dhiga*
@alixasan7572
@alixasan7572 4 жыл бұрын
This tip is music I love it
@khalidsaidmusekhalidyare7616
@khalidsaidmusekhalidyare7616 4 жыл бұрын
Farmajo geesi ragwaayey 2021 adaan kuucodaynaa markaan wandanka imaado
@wizzkingboy67
@wizzkingboy67 4 жыл бұрын
Sax sxb aniga xitaa farmaajo in laguceshto waraba in sha Allah
@shukrimohamed942
@shukrimohamed942 4 жыл бұрын
Sxb 2 term farmajo 2 term khyre Allah haiyelo sidas
@mohameddiidii.8008
@mohameddiidii.8008 4 жыл бұрын
Masha Allah somalia GuuuuuuuL
@maxbubmoalim93
@maxbubmoalim93 Ай бұрын
Abdinur yarow sxb nolow
@mohamedguurr8833
@mohamedguurr8833 2 жыл бұрын
Geesi aan garabkeyga kawaayin walal noolow rabiga haku ilaaliyo
@mohameddiidii.8008
@mohameddiidii.8008 4 жыл бұрын
Waxa ku Nolahay qurbaha waxa raba in aan naqdo SDF insha Allah
@ajoker9573
@ajoker9573 4 жыл бұрын
Calan dhoorka suran iyo Dhulka hooyo weeyaan 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 💪💪💪💪💪
@newlooktechnologies2420
@newlooktechnologies2420 4 жыл бұрын
Ilahayow dhulka hooyo nabad nogadhig
@XUSEENAbdullahi-l8q
@XUSEENAbdullahi-l8q Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤
@raaxocali7792
@raaxocali7792 4 жыл бұрын
Guul insha alaah. Wadanku dhibka wuu kabixi doonaa mar dhaw. Hadii alayiraa
@shabeelkasoojeeda1553
@shabeelkasoojeeda1553 4 жыл бұрын
wadaniyada ha labaro jiilka 25 sano jirka badankood xitaa ma yaqaanaan calan wadan iyo wax la yiraa wadaniyad
@ramaaguda5281
@ramaaguda5281 2 жыл бұрын
Magaci abahey wata fankan guul iyo
@axmednuur2405
@axmednuur2405 4 жыл бұрын
Maash aallah
@dalsanwater5853
@dalsanwater5853 4 жыл бұрын
mash allah guulysta xoga dalka
@cabdiqadirmaxamed1119
@cabdiqadirmaxamed1119 3 жыл бұрын
waa hees sharf oleh wadan keen
@omaniyare2458
@omaniyare2458 4 жыл бұрын
Guul guul Soomaaliya
@abdihakiimmuuse9300
@abdihakiimmuuse9300 4 жыл бұрын
Allow soomaalia oo mida itus
@omaniyare2458
@omaniyare2458 4 жыл бұрын
Abdihakiim Muuse Aamiin Wll
@liibaanlidhere8225
@liibaanlidhere8225 4 жыл бұрын
Guul iyo gobanimo
@shukrishuushu8290
@shukrishuushu8290 4 жыл бұрын
Heeskan aadbaan ujeclahay Abdi nuur Mhdsanid
@axmednuur2405
@axmednuur2405 4 жыл бұрын
Guuul iyo gawainmo
@mariamohamed9515
@mariamohamed9515 4 жыл бұрын
Kan fanaan miyaa mise askari tik tok ayan ki aqanaabee askari umalee jiray
@Hassankheyre143
@Hassankheyre143 4 жыл бұрын
askari waaye
@mariamohamed9515
@mariamohamed9515 4 жыл бұрын
x.m kheyre haa masha allah
@bashiiraadan2876
@bashiiraadan2876 3 жыл бұрын
bashiiraadan940
@SM-qx5he
@SM-qx5he 4 жыл бұрын
Calankayga buluuglow cadow kumahelo caalamka lahaa cisay
MAXAY TAHAY DIGNIINTA CULUS EE LAGA BIXIYAY BIYO XIREENKA ITOOBIYA?
22:51
Bend The Impossible Bar Win $1,000
00:57
Stokes Twins
Рет қаралды 45 МЛН
У ГОРДЕЯ ПОЖАР в ОФИСЕ!
01:01
Дима Гордей
Рет қаралды 7 МЛН
Magic or …? 😱 reveal video on profile 🫢
00:14
Andrey Grechka
Рет қаралды 70 МЛН
Mucjiso ka daran tii hore ayaa lagu arkay Xarunta Sh Rusheeye Yare ee Gaarisa Kenya
13:26
Heestii Eedo iyo al fanaan Cabdullaahi Shariif Baastow
5:48
Somali National Television
Рет қаралды 727 М.
Waa Kuma Ciidanka Ay Ka Baqaan Alshabaab.
9:34
HARAMACAD MEDIA
Рет қаралды 1,5 М.
HEES GAYSHKAYAGAW  GUULEYSTA Saynab Xaaji Cali Baxsan T.Qabasho 12.6.1964
11:58
Somali National Television
Рет қаралды 78 М.
Riwaayadii Ugu Qosolka badnayd || U Duub Part 2 || by Libaax kabeeye.
24:07
Libaax k Channel
Рет қаралды 1,2 МЛН
Heestii dalkeenu gurmadbuu rabaa iyo kooxda degaan.
7:39
Somali National Television
Рет қаралды 4,7 МЛН
HEES CUSUB: |Askari daacadaan ahay| Maxamed Axmed Shareeco.
4:32
Bend The Impossible Bar Win $1,000
00:57
Stokes Twins
Рет қаралды 45 МЛН