FANAAN AXMED CALI CIGAAL & HEESTII " MA TAGEE CISHQIGU, QALBIGUU MIRTAA, NATFU MAYRACDAA MUSIC TOP

  Рет қаралды 167,016

SOMALI MUSIC & CULTURE

SOMALI MUSIC & CULTURE

4 жыл бұрын

FANAAN AXMED CALI CIGAAL & HEESTII " MA TAGEE CISHQIGU, QALBIGUU MIRTAA, NATFU MAYRACDAA....CLASSIC TOP LOVE SONG MUSIC
HEESTAN WAA HEES U QURUX BADAN ERAYO MACAAN.
WAXAA AY KA MID TAHAY HEESAHA UU QAADO FANAAN AXMED CALI CIGAAL HEESAHA LOOGU JECELYAAY DHINACA JACEYLKA IYO SIFEEYNTIISA.....
HEESTAN WAXA AY MASKAXDIISA KA SOO BURQATEY
AUN ABWAAN MAXAMED CALI KAARIYE
LAXANKII FANAAN AXMED CALI CIGAAL
FARSAMADII SOMALI MUSIC & CULTURE
DAAWASHO WACAN

Пікірлер: 57
@elminasibb
@elminasibb 11 ай бұрын
Waa mid ka mid ah heesaha Allaah ha u naxariistee abwaane Maxamed Cali Kaariye (aabihii jacaylka) waana hees uu ku sifeenayo jacaylkii darnaa ee uu u qabay fanaanad Shankaroon Axmed Sagal “wayska maagayaan Way mala awaalaan Isagoo mid kaliyay Toban magac u bixiyaan Maantay la taahaan Barrina wuu ka maydhmaa Jacayl maaha kaasuye Mar-marsiiya kale iyo Muraadaysi weeyaan Murtad iyo dantiisee Ma tagee cishqigu Qalbiguu mirtaa” Abwaanku waxa uu heestaan ku kala dhigayaa waxa uu jacaylku yahay, miisaanka iyo mugga uu leeyahay iyo sida uusan u fududeen isaga oo fariin culus u diray dadka jacaylka ku mataala xiisaha Haddii fanka uu qof ahaan lahaa wuxuu ahaan lahaa abwaan Maxamed Cali Kaariye
@jamawarfa6267
@jamawarfa6267 Жыл бұрын
Heestaan waa qisa dhaba oo abwaanka Ku sabsan Maxamed ali kariye mirihiisii iyo laxankii iyo codkii ahmed. Cali Cigaal musikii hocalarda Waabari maxay heestahay
@hassanalihassan2224
@hassanalihassan2224 5 күн бұрын
Waa deer sare
@MrLooyaan
@MrLooyaan 2 жыл бұрын
أغنيه جميله وصوت أجمل ......... حفظك الله الأسطوره أحمد علي عجال
@bossiebadass9890
@bossiebadass9890 4 жыл бұрын
Allaahu akbar. Al fanaan ahmed ali egal .midhaha. laxanka . Codka egal.. AUN ABWAAN WEYNAA MAXAMED CALI KAARIYE
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
Waa xog sugan bro
@trumpppl2024
@trumpppl2024 3 жыл бұрын
@@SOMALIMUSICCULTURE haa saxiib waa CAJIIB cilmi weyn ba Ku jira midhaha heesta.. mahadsanid @ SOMALI MUSIC & CULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 3 жыл бұрын
@@trumpppl2024 Waa hees cajiiba sxb heestani, dadka jaceylka afka ka sheegta iyagoo aanu hayeen ayeey aad u baabi,ineeysaa heestani Lol hadalkoodana beenineeysaa waa hees cilmi ku dhisan maaha erayo la iska yidhi aad iyo aad sxb waan kugu raacsanahay. Mahadsanid sxb
@trumpppl2024
@trumpppl2024 3 жыл бұрын
@@SOMALIMUSICCULTURE xaqiiq waa sidaas sxb . Kolay maxamed cali kaariye bilaash uguma dhalan mirahaas xambaarsan culeys dareen leh. Aun.. Mahadsanid sxb
@MaxamedXaafin
@MaxamedXaafin 2 ай бұрын
@@trumpppl2024 axmadrublicalidayx
@craxmaanmuuse510
@craxmaanmuuse510 4 жыл бұрын
Noloshan aynu noolalahay bay ka dhalanayaan murugooyinku waxan stress depress bored waa mid murogo mar walba way jiraysaa lakiin waxa la rabaa ogaalkeeda iyo naftoo lala tacaalo cafimaad xarako maararow cibadada oo si fudud u gudato ciyaar 8nta heli garto asxaab aad la qososho intaa aduunka dad samaynyo inta aanay diin dad dhaqan ka soo hor jeedin free baad u tahay lamana waayayo. Sheegmo ha ahaato.
@mohamedmahad8918
@mohamedmahad8918 4 жыл бұрын
Ma tagee cishqigu qalbiguu mirtaa CIID MUBARAK dhamaantiin
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
@Mohamed Mahad Ciid Mubaarak walaal sidoo kale
@sharmarkeabdisalam2142
@sharmarkeabdisalam2142 4 жыл бұрын
Waa hees cilmi wayn Ku jiro fanankan wa macalin wayn.
@mohamedmire7660
@mohamedmire7660 Жыл бұрын
Waxaa ka Macallinsan Fannaanka Ninkii Allifay heestan waa Max'ed Cali Kaariye!!...thanks.
@saladgeesodd9080
@saladgeesodd9080 4 жыл бұрын
Waayo waayo iyo dadkii u soo joogay
@kaligiihabayste
@kaligiihabayste 4 жыл бұрын
Ma dhamayn karaaye dadku jcylku soo maray erayadii maxamed cali kaariye dhakhtarkii jcylka AUN LAXANKII IYO CODKI IYO MUSICI AXMED CALI CIGAAL
@nuuxabdirisaq4430
@nuuxabdirisaq4430 Жыл бұрын
Jaceylka dhabtaa waamidka hadalka kugu celeyo maraka qofkii aad jecleyd uukohoryimaado markii uukaa tagana ilma kuulul kaa keena kaasi waa jaceylka dhabtaa
@MohamedMohamed-cw3ud
@MohamedMohamed-cw3ud 2 жыл бұрын
Ain't this all about nostalgia back to old days
@samahirdaahirmaxamad7282
@samahirdaahirmaxamad7282 3 жыл бұрын
Ar dadkii joogy xiligas wallhi nolol iyo dowlad bey heystee alloe yaa tariqda dib u celiya aan soo aragne dowlad wxy thy aan lahyn land ladn iyo 200 o madx weyne wayoo way!
@mustafadiriye6870
@mustafadiriye6870 3 жыл бұрын
Aad iyo aad
@khadarismaaciil4143
@khadarismaaciil4143 3 жыл бұрын
Cigaal walaalkay rabbaa cod u dhiibay
@umufadumosahra1421
@umufadumosahra1421 3 жыл бұрын
Anigaa usoo jogay qabiilo ayaa dulmanaa
@xaawoluul534
@xaawoluul534 2 жыл бұрын
Ax aderkay sawtulraxma noolow intay nololi jirto
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 4 ай бұрын
Shacabka Sscoow Guulwacan of Soomaaliya
@looyaan323
@looyaan323 Жыл бұрын
Waxay ku jirtay Ruwaayadii naxdin iyo nasiib 😢
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 4 ай бұрын
Legend Cigaal
@axmed_deeq
@axmed_deeq 4 жыл бұрын
Waa hees aan aad u jeclahay. Thanks SC&M
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
@Cawale Geedi heestan waa hees aad u macaan Aun Erayada Abwaan Kaariye maaha sahaalo
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 2 ай бұрын
Heestan Shalambood ayaa la yiraahdaa.
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 2 ай бұрын
Shalambood waa hees kale uu lahaa Aun Xassan Qowdhan Yusuf Maxaad sheekadenii Intaad shirisey dumarkii Ugu sheegtay shaley galab Heestan ayaa shalambood la yidhaahda Hees walba magac iyo sumad gaara ayeey leedahay
@bossiebadass9890
@bossiebadass9890 4 жыл бұрын
Somali music & culture I REALLY APPRECIATE. Sxb. Mahadsanidin
@mohamedqaray847
@mohamedqaray847 7 ай бұрын
(Wcb)2 viking ppe23/24elite (eagle-eyed).
@faisalhassannor136
@faisalhassannor136 4 жыл бұрын
I was looking for this song long time
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
Maasha allah bro. Ciid Mubaarak
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 4 ай бұрын
Muusse biixiyow dalka Waxa Is Ka Leh Shacabka weyn
@badrudiinnuur1060
@badrudiinnuur1060 4 жыл бұрын
Hees Qaliya wye runtii tnx wll
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
Aad iyo Aad waa hees aad u macaan, hees iyo badh. Thanks bro
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 4 жыл бұрын
Mahadsanid, muuqaalo cusub oo aan hore youtube loogu arag ku mahadsanid inaad nala wadaagtid laxameystaha weyn; hoobalka codka toolmoon iyo kabanistaha ka mid ah ragga ugu gacanta macaanaa waqtigiisii Axmed Cali Cigaal.
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
Abdiaziz Said Maasha Allah adaa mudan sxb Thanks a lot bro
@sharmaarkehanad9665
@sharmaarkehanad9665 4 жыл бұрын
Kaariye miyaa tolow
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
Haa bro
@ragemadoobe4628
@ragemadoobe4628 2 жыл бұрын
Miraha
@amhettsayid9203
@amhettsayid9203 3 жыл бұрын
Ereyo jcyl lama oran karo lkn wa urugo cshq
@husseincabdale2472
@husseincabdale2472 4 жыл бұрын
Sxp mahad sanid muuqaalo aad loo raadinaayay ayaad Soo galisay please Soo badi
@safiyahassan9308
@safiyahassan9308 2 жыл бұрын
Heesa noocan ah waxaa lagu daraa buugaagta la qorayo ama qormooyinka kookooban si ay qof buug akhrinaya ugu daadagaan qalbigiisa oo haduu jacayl beena hayo uu iskaga cararo meeaha lol
@ugaasraage4178
@ugaasraage4178 Жыл бұрын
Saafiya asc
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 3 ай бұрын
@Safiyahassan waa fikrad wanaagsan waanan sameeyn doona insha allah Waad ku Mahadsan tahay fikirkaaga wanaagsan
@khalilnuuxabraar33
@khalilnuuxabraar33 4 жыл бұрын
G
@alihassanjimaale2998
@alihassanjimaale2998 4 жыл бұрын
WADAAY heestaan kuwa cabdi qays ku sheegaayaan arkay ee xaqiiqda ma haysaa
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
ALI Hassan Jimaale Heestan aun abwaan Maxamed Cali kaariye ayaa halabuurey Cabdi qays kumaan maqal!!!!
@abdimuse7911
@abdimuse7911 3 жыл бұрын
Tanoo kale muu alifi Karaa cabdi qeys, waa abwaan kii Weynaa kaariiye, culeys Kaba kagaro
@daafeedmuuse4407
@daafeedmuuse4407 2 жыл бұрын
Kaariye
@caaqilmooge9453
@caaqilmooge9453 4 жыл бұрын
Kkkk
@khaderismael7364
@khaderismael7364 2 жыл бұрын
Waa hees qiimo leh
@mohamedqaray847
@mohamedqaray847 15 күн бұрын
viking *❤(wcb)2bull ring ppe24/25 elite(eagle-eyed ) vstv.
digriga culimadu ma daayaan .hees axmed cali cigaal
13:57
mohamed abdilahi nur
Рет қаралды 6 М.
Самый Молодой Актёр Без Оскара 😂
00:13
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 4,3 МЛН
Cool Items! New Gadgets, Smart Appliances 🌟 By 123 GO! House
00:18
123 GO! HOUSE
Рет қаралды 16 МЛН
Does size matter? BEACH EDITION
00:32
Mini Katana
Рет қаралды 20 МЛН
Happy 4th of July 😂
00:12
Alyssa's Ways
Рет қаралды 63 МЛН
Axmed Cali Cigaal   Waaberi Legend Mix   YouTubevia torchbrowser com
1:42:42
ahmed nur adan
Рет қаралды 110 М.
Axmed Cali Cigaal | Heesta May Dhiman Suleekha | With Lyrics
10:33
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 94 М.
Hees Qaaci; Alfnaan Axmed Cali Cigaal iyo Heestii Waa Leysu Soo Noqon
8:30
Qaaci iyo Qaraami
Рет қаралды 547 М.
Axmad Cali Cigaal || Geeridii Abwaanka with lyrics kaban original
14:15
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 81 М.
IL’HAN - Pai-pai (lyric video) 2024
3:24
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 440 М.
LISA - ROCKSTAR (Official Music Video)
2:48
LLOUD Official
Рет қаралды 120 МЛН
Alisher Konysbaev - Suie ala ma? | Official Music Video
2:24
Alisher Konysbaev
Рет қаралды 749 М.
Munisa Rizayeva - Aka makasi (Official Music Video)
6:18
Munisa Rizayeva
Рет қаралды 4,4 МЛН
Jakone, Kiliana - Асфальт (Mood Video)
2:51
GOLDEN SOUND
Рет қаралды 8 МЛН