Axmed dararamle iyo xudeydi Kabankii iyo ereyadii Cali sugale by Somali Tv Australia 07 09 19

  Рет қаралды 404,622

Somali TV Australia

Somali TV Australia

Күн бұрын

Пікірлер: 279
@sharmaarkesaleban2467
@sharmaarkesaleban2467 Жыл бұрын
Abwaan Cali sugule AHUN Ustaad xudaydi AHUN Axmed Cali dararamle AHUN Qoraa m baashe x xasan AHUN Aadan tarabi ayaa ka nool alla caafimaad iyo cimri hakuu barakeyo
@mahmoudeqmohamedhassan1293
@mahmoudeqmohamedhassan1293 4 жыл бұрын
waa duni rag ka tegay maanta ayuu geeriyooday xudaydi rabbi naxariistii jano haka waraabiyo, dun-carbeed iyo dararamlena way ka horeeyeene iyana rabi hawnaxariisto, innaguna waynu ku daba jirnaaye eebe haynooga daba naxariisto aamiiin aamiin yaa rabbi, 8.4.2020 munich Germany under the lockdown of coronavirus.
@mohamedhusseinsanei
@mohamedhusseinsanei 6 ай бұрын
Aamin
@qanijacayl5784
@qanijacayl5784 4 жыл бұрын
Allaha u Naxariisto Faysal Cumar Mushteeg, Fananiintii Soomaliyeed & Dhamaan Umada Muslimiinta. Aamiin Axad 29/3/2020 London,UK
@cabdirisaaqmaxamuudkilaasg
@cabdirisaaqmaxamuudkilaasg Жыл бұрын
Masha Allaah Axmed Cali Haaaruun Darrarmle Axsan
@abdirizakmohamudyusuf6571
@abdirizakmohamudyusuf6571 4 жыл бұрын
Woow waa halyeeyadii fanka soomaalida, Abwaan Cali Sugulle, Fanaan Dararamle, iyo Mulaxan Xudaydi. Intii allow u naxariiso inta nool allow caafimaadka u siyaadi.
@abdirahmanshamsu6977
@abdirahmanshamsu6977 3 жыл бұрын
Abwaan Aadan taraabina Kudar wllky shukran
@abdirizakmohamudyusuf6571
@abdirizakmohamudyusuf6571 3 жыл бұрын
@@abdirahmanshamsu6977 waad saxabtay waa ku jiraa abwaannada ugu horreeya fanka soomaalida.
@abdiwaliqoofal6270
@abdiwaliqoofal6270 4 жыл бұрын
Labada heesood ta hore waxa leh Cali Sugulle Ta danbe ee weli waa caruuroo waxa ereyadeeda lahaa Yuusuf Xaaji Aadan Cilmi Qabille. Labada heesoodba waxa qaada Fannaanka hadda qaadaya Axmed Xaaji Cali Haaruun Dararamle Alle ha u naxariistee. Baryo danbe waxa ka daba qaaday Faysal Cumar Mushteeg si ku celis ah.
@davidjohn1285
@davidjohn1285 3 жыл бұрын
mahad ballaadhan walaal.
@abdiyousuf3157
@abdiyousuf3157 5 ай бұрын
Waxa heeso meesha laga qaadayayaa waa heesaha iyo gabayadii cali sugule keliya
@antonioxudayfi9930
@antonioxudayfi9930 3 жыл бұрын
AdeerkY Axmed dar darmaale wuxu ahaa Actorki uhoreyey Riwayd Matala Ilaahy Axmed sugule duncarbeed ader alw haku naxriisto adn😍
@bigboss2300
@bigboss2300 4 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto maanta oo ay thy 8 April-2020 ayuu ku Geeriyooday dalka ingiriiska Xanuunka Covid19 Legend waligaa ku iloobi mayno
@fartundiri8557
@fartundiri8557 4 жыл бұрын
Allah ya raxmo aamiin
@cabdikariinmaxamed3980
@cabdikariinmaxamed3980 3 жыл бұрын
AllaaH Janadi Fardawsa Haka WaraaBiyo
@masnasaed1429
@masnasaed1429 4 жыл бұрын
sidaad codadkiina mcn noogu raaxyseen ilhy aakhiro jno hydin geeyo wn jecly waa bari oo idil
@mustafeyasiin8789
@mustafeyasiin8789 2 жыл бұрын
Somali Waqooyi Waa Qalbi Somali Somali La,aantood Waxba Mahaa
@Ibrahimluka10
@Ibrahimluka10 Ай бұрын
Eebow u naxariiso 🤲
@jameelvlogs474
@jameelvlogs474 4 жыл бұрын
Heesihii Faysal Cumar Mushteek 😭😥💔 Allah Dhamatood Ha u wada naxariisto Ahmed Ali Haaruun,Ahmed Ismail Hudeidi,Ali Sugule Dun Carbeed 🤲 Tribute To Faysal Cumar Mushtek
@caliculinhochanel5445
@caliculinhochanel5445 4 жыл бұрын
Heesta dararmle ayaa qaadi jiray wll dhamaan heesaha dararmle ayuu faysalna dib ka qaadi jiray madama ay sxb ahaayeen lkiin dararmla laga horeyey heesaha iyo fankaba
@jameelvlogs474
@jameelvlogs474 4 жыл бұрын
@@caliculinhochanel5445 Sidaas Miyaa Haye Walaal
@mustafeyasiin8789
@mustafeyasiin8789 2 жыл бұрын
Original Heestan Waxa Laha Axmed Cali Dararamle
@calibaxdo8239
@calibaxdo8239 Жыл бұрын
​@@jameelvlogs474faysal iyo dararamle waa niman ilma habreed ah oo walalo ah hadana sxbo ah
@xamdiqali134
@xamdiqali134 4 жыл бұрын
Ala yaa rahmo raximin an u duceno manta waa naga hoseya wlh abaha kawnka xuteydi jandul fartowso insha Allah rasulkena scw micisa alle haka dhigo BL amin dhaha umda somaliyed
@mubarikhamud623
@mubarikhamud623 3 жыл бұрын
Allah naxariistii janno haka waraabiyo ogaalkay mohamed baashe iyo xudaydii ayaa geeridoodu naxdin igu ahayd 2020 oo ingiriiska covid19 ugu geeriyoodey cali sugule iyo ahmed dararamle way ka horeeyeen.
@mukhtaarmohamed6056
@mukhtaarmohamed6056 3 жыл бұрын
Walahay waa hees isoo jiidatay. Waxana lagu qaadayaa luuq cajiib ah. Alle fanaanteenaa intii dhimatay ha u naxariisto inta noolna cimriga ha u barakeeyo.
@abdifatahmohamed4409
@abdifatahmohamed4409 5 жыл бұрын
Ahsan cod🔊🎤 Io Erayo xaqiiq ah✍️ Dad waa dadkii hore🙏🙏🙏 Abwaan xudeydi respc💯🎸🎻 Legnd 🎤🔊🎧
@wiilkahargeysajecel8748
@wiilkahargeysajecel8748 4 жыл бұрын
Cali Sugule Aya leh Erayada
@asalraacmedia
@asalraacmedia 4 жыл бұрын
Abwan cudedyi ilaahy ha unaxaristo sxb maantay 8 april ayu udhintey cudurki covid19
@sikaawe
@sikaawe 4 жыл бұрын
Allah yarxama idinka iyo intii kale ee dhimitay.....great artists
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 4 жыл бұрын
Sadexdan odayba way xijaabteen macnahii halkii loo badnaa, Ilahay Qabriga haw nuuriyo🙏
@ibrahimalimashin9696
@ibrahimalimashin9696 4 жыл бұрын
Ameen
@asedali9039
@asedali9039 3 жыл бұрын
Alle ha u Naxariisto
@Abdulkga
@Abdulkga 2 жыл бұрын
Umad aan taariikh faneed lahayn, umad jirta maaha! Cali Sugule, Xudeydi iyo Dararmle Illahay ha naxariisto!
@dr-abdala8041
@dr-abdala8041 7 ай бұрын
Seddex duba way dhinteen😢Allow unaxariiso sidad Fankeena & dhaqankeena u Qurxiseen ilahay Qabriyadiina ha idinku Qurxiyo amin
@hodanali8300
@hodanali8300 3 жыл бұрын
Allaah😭xudeydi ilaahey hakuu naxariistoo
@haldoormedia6140
@haldoormedia6140 Жыл бұрын
Waaa heesihii ustaadka faysal cumar mushteeg alle haw naxariisto dhamaantood
@zayidbarwani8437
@zayidbarwani8437 4 жыл бұрын
Alle hakuu naxariisto adeerkay Ahmed Cali dararamle
@abduqani4951
@abduqani4951 3 жыл бұрын
Sxb sow Habar yoonis mahaa Horta
@kibirbadan5554
@kibirbadan5554 3 жыл бұрын
@@abduqani4951 haa awoowbu iyahay waa muuse care wl
@abduqani4951
@abduqani4951 3 жыл бұрын
@@kibirbadan5554 Axmed Cali haaruun dararamle cabdilaahii qarshe duncarbeed kuluc qabiile ismaaciil cagaf waa wada aabayashii fanka Wana wada Habar yoonis
@kibirbadan5554
@kibirbadan5554 3 жыл бұрын
@@abduqani4951 haa ilaahay haw naxariisto Garxjis fanka lahaye
@zayidbarwani8437
@zayidbarwani8437 3 жыл бұрын
@@abduqani4951 haa zhp
@aealol4684
@aealol4684 4 жыл бұрын
Somali waxba u may hadhin! Raga sidaa u qalbiga Fcn ee bashashka wuu ka wada Socday! Alla ya raxma ilahay Janadii ha idin Geeyo Aabo amiiin amiin
@ahmedsomali4482
@ahmedsomali4482 4 жыл бұрын
Allaha u naxariisto inta dhimatay uu xudeydi ugu dambeeyey.. Somaalida dad qiimo badan leh ayaa kabaxay
@mahamedaden7237
@mahamedaden7237 4 жыл бұрын
Axmed Shooli ayaa u danbeeyay hoboladii Waabari waxaanu ku dhintay Muqdisho
@maryanali2606
@maryanali2606 3 жыл бұрын
Ilaahay Ha U Naxariisto Badidood Waa Hayaameen💔😭
@khalidbuux2225
@khalidbuux2225 5 жыл бұрын
Cali sugule duncarbeed garxajis habar yoonis badhulbahanto Ahmed ali harun dararamle garxajis habar yoonis muuse care adeerayaal alle naxariisti jano ha idinka waraabiyo
@wiilkahargeysajecel8748
@wiilkahargeysajecel8748 4 жыл бұрын
Fankuba Waa Gar xajis Wlhi
@wiilkahargeysajecel8748
@wiilkahargeysajecel8748 4 жыл бұрын
wlhi waa Runtaa
@adansantur4677
@adansantur4677 4 жыл бұрын
Maxaay waqti lumiyeen.
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 4 жыл бұрын
Wiilka Hargeysa jecel yay u tumi jireen toloow????
@wiilkahargeysajecel8748
@wiilkahargeysajecel8748 4 жыл бұрын
@@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 Dadkii hore ee sharafta lahaa ee fankana jeclaa
@eidhayaan5068
@eidhayaan5068 4 жыл бұрын
Heestan kana dhergo wlhy ku soo ceshadaa mar wlba❤✌
@rahmanuur2830
@rahmanuur2830 3 жыл бұрын
Wow wow
@abdiman1164
@abdiman1164 4 жыл бұрын
Cambaruudka naasaha Caradaa madoow iyo Luqunta cabaar-ka leh Cududaheeda iyo Kubabkaa isceliyee. Yaa salaam.
@cadaaanifaras6774
@cadaaanifaras6774 3 жыл бұрын
Rip
@ladanjogdher3105
@ladanjogdher3105 3 жыл бұрын
Yaa Rabbi janadul firdoowsal aclaa haka waraabiyo intii dhimatay inta noolna noolala wacan Raboow sii allaahuma aamiin yaa allaah aamiin yaa Rabbi aamiin 🙏🏾
@yaasindhagayare7214
@yaasindhagayare7214 6 ай бұрын
Eebbe ha unaxaristo rag waa ragiii hore hadalna waa intuu Yiri❤
@runsheeg1xbet969
@runsheeg1xbet969 4 жыл бұрын
Dhamaantood Allah ha unaxariisto Dararamle Xudaydi Cali sugule Maxamed baashe x.xasan Ilaahow u naxariiso muuqaalka dadka ka muuqdaa way wada geeriyoodeen
@khaliiffaarax6908
@khaliiffaarax6908 3 жыл бұрын
Saaxiib aadan tarabi ayaa nool
@ayaanabdulkadir5363
@ayaanabdulkadir5363 Жыл бұрын
Fankii soomaliyeed maalin daas buu gaba gaboobay wax kale ma ka danbayn indii dhimaday ilaahay hawnaxariisdo amiin
@amalnor
@amalnor 4 жыл бұрын
Ax ax ax waxaa iimuuqda rag aan la illoobi karin oo qiima weyn lahaa allow godka janno idiinka yeel oo qabriga qaboow naxariiseed idiinka dhig dambigiina allow dhaaf oo safka muumininta idinku dar aamiin aamiin yaarabi inta nool ee uu ka midyay Aadan tarabi iyo xudaydi iyo kuwa kalaba iyo dhamaanteenba rabi janno xisaab la aan haynagu galiyo AMIIN AAMIIN AAMIIN
@hargeeleugaaska2759
@hargeeleugaaska2759 4 жыл бұрын
Waa runtaa huuno qaali
@farahmalin1963
@farahmalin1963 4 жыл бұрын
waa rag aan iloobi karin ee halaxifdiyo xigmada ay katageen
@farahmalin1963
@farahmalin1963 4 жыл бұрын
I love reer waqooye iyo dhamaan Soomaalida marka laga hadlayo gudbinta eriga iyo xigmada runi sheegide waa walaalaheen reer waqooye
@samyhassan249
@samyhassan249 4 жыл бұрын
Rest in peace 💔😭
@ibrahimalimashin9696
@ibrahimalimashin9696 4 жыл бұрын
Ameen @Samy Hassan
@aligaraad1944
@aligaraad1944 Жыл бұрын
@@ibrahimalimashin9696 0
@suberabdi5582
@suberabdi5582 8 ай бұрын
Walaalihii Hargeisa ❤️
@MaxamedIbraahim-sc7cf
@MaxamedIbraahim-sc7cf Жыл бұрын
Wakhti cajiib Allah haku naxariisto garnaya unba garanaya
@mohamedlagad
@mohamedlagad Жыл бұрын
fan quruxdii wuu tagey alle ha unaxariisto intii dunida noogo raaxaysay 🥺😢6/6/2023
@cabdirisaaqmaxamuudkilaasg
@cabdirisaaqmaxamuudkilaasg Жыл бұрын
Qabaan waayay Gogoshee axmed Axmed Dararamle
@dayibmaxamed3106
@dayibmaxamed3106 4 жыл бұрын
Hanti qaran bay ahaaeen dhamaantood, allaha naxariistii jano siiyo dhamaantood.
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 8 ай бұрын
Alle ha wada,naxariisto dhamaantood Allow anagana nooga dabanaxariisto Aamiin aamiin.
@somalilandpresstv
@somalilandpresstv 4 жыл бұрын
Alla ya raxma raaximin ragaas badankod way inga hoseyan maxemd bashe iyo xudaydi aya ugu danbeyey 😭
@caydaruusgaabuush5295
@caydaruusgaabuush5295 5 жыл бұрын
Cali Sugulle Dun-carbeed, Axmed Cali Haaruun Dararamle, Maxamuud Ismaaciil Xudaydi. Rag bulshada halkii ay kaga gudbanaayeen si hagar la'aan ah uga soo baxay. (If iyo aakhiraba Rabbi ha idin karaameeyo)
@abdihrasak
@abdihrasak 5 жыл бұрын
Caydaruus Gaabuush Axmed Cali haarun(dararamle) weeye zhp Maaha C'qadir
@nerodavola9188
@nerodavola9188 4 жыл бұрын
Legends is helay waara si uu u waaro fanka soomaaliyeed.
@sharmaaomar9090
@sharmaaomar9090 4 жыл бұрын
Cuudkii somaliyed xudeydi Allah ya raxma iyo intii ka horeysay ayago da, ah hadane cod iyo cuudki ba ma iloobin allow idin janeey
@HamdasulaimanMohamed
@HamdasulaimanMohamed Жыл бұрын
Alle hwnaxariisto Intii dhimaty 🤲 Fankuba yagu ahaa Sidaan uJecelhy❤😢
@farahdahir8554
@farahdahir8554 5 жыл бұрын
RAG CULUS ALLAH HAU NAXARISTO INTII DHIMATAY KUWA KALENA CAAFIMAAD..
@sukarhussein8106
@sukarhussein8106 4 жыл бұрын
Dhamantood alle ha unaxariisto abwaan dararamle reer magaal musa care way ka muuqata xadaradnimadu
@DhoolayareHjj
@DhoolayareHjj 3 ай бұрын
Allooow u naxariiso..❤😭
@howsi4
@howsi4 Жыл бұрын
اللهم اغفر لهم وارحمهم وارزقهم الجنه بلا حساب
@kamsumasomali5535
@kamsumasomali5535 Жыл бұрын
Alla ya rxma ustaadinti fanka somaliyd dhaman amin amin
@cashaqsoor
@cashaqsoor 4 жыл бұрын
ilahay Naxariistii janada Fardusa haka waraabsho dhaamaan inta dhimatay
@EngAbdirahmanElmahmoudy
@EngAbdirahmanElmahmoudy 3 жыл бұрын
Rabi naxariisii jano haka waraabiyo inta dhimatay inta kalena alle caafimaad ha siiyo
@mazcuuddchannel
@mazcuuddchannel Жыл бұрын
Old is gold 😢❤
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317
@cabdirisaaqmaxamuudkilaas317 7 ай бұрын
🎉❤
@daljirkadaahsoon3478
@daljirkadaahsoon3478 4 жыл бұрын
Aduunyo waa harka labadiisa galin caawa saddex daan nin mid kama noola ilaahay hau naxariisto dhamaantood Ilaahayow khaatumada noo hagaagi Aamiin.
@yusufaxmed8863
@yusufaxmed8863 3 жыл бұрын
Allayaxamhu dhamantood waydhinteen abwankii waynaa soomaliyeed cali sugule duncarbee cuudyahankii xudaydi fanaan dararamle abwaan tuug tarabi qoraagi somaaliyeed maxamed baashi xasan dhamantood haloo duceeyo
@runsheeg1xbet969
@runsheeg1xbet969 3 жыл бұрын
Aadan tarabi ayaa ka nool sxb intakale lkn way dhinteen allah ha u wada naxariisto
@HassanHassan-qm3vu
@HassanHassan-qm3vu 4 жыл бұрын
Yaa rabi unaxariiso maxamed bashe, xudeydi.ali sugule ,dararamle saas baa loo wada dhiman fanku saas buu nadiif ku ahaa wiil yar oo diyaano marsady iyo naag naasaha ruxayso baa dadkas noo bedelay
@mohamedabdilahihawar2403
@mohamedabdilahihawar2403 4 жыл бұрын
Allah ha idin naxariisto dhammantiiin. Maryoolay ayaa buuxisay bosaskaad baneyseeen ee
@myuwati6367
@myuwati6367 3 жыл бұрын
Axyaa hees. Eebe ha u naxariisto dhammaantood(Dararamle, Hudayfi, Cali Suggule iyo Maxamed Baashe).
@salebanahmed556
@salebanahmed556 4 жыл бұрын
Sadexduba caawa waa inka hooseyan alllow idin naxariiso
@jikadanora4023
@jikadanora4023 4 жыл бұрын
Asc waxaan ahay hooyo soomaleed oo yutub cusub furatay oo cunto karin ah waxaan kaa codsanayaa in aad isaacido aniga oo fiirsaday barnaamijka aad dadka ku saacideeyso jazaka allahu kheeyran guul ayaan kuu raje
@chakrah1276
@chakrah1276 3 жыл бұрын
Ale ha unaxariisto
@axmednuurmaxamuud6665
@axmednuurmaxamuud6665 4 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto cuudkii macalimoo xudeydi
@xamzebaylo4471
@xamzebaylo4471 4 ай бұрын
Illahay Ha idiin Naxariisto😢
@aadansaalah6268
@aadansaalah6268 3 жыл бұрын
Alle hawnaxariisto 8dii bishii april 2020 ayuu ku geeriyooday cariga ingriiska
@Somalioz2020
@Somalioz2020 3 жыл бұрын
East london waayo waayo. Allah maxaa qof dunida ka tegey inga dhex muuqda. Rabi ha idin naxariisto.
@abdikarimmohamed6977
@abdikarimmohamed6977 5 жыл бұрын
Waakan fankii sharafta Lahaa iyo weliba dadkii sharaftiisa yaqaanay
@mohamedmiidoh5736
@mohamedmiidoh5736 2 жыл бұрын
2023 alla somalidii joogtey qarnigii 20 aad maxaa cilmi ku dhamaaa,. ilaaahaw unaxariisoh.
@ryna231
@ryna231 4 жыл бұрын
Alle haw naxariisto xudaydi maanta waa geeridiisi😭
@yusufabdi2870
@yusufabdi2870 4 жыл бұрын
Alle ha unaxariisto xudeydi xalay ayuu geeriyooday
@abdirahmanomar3478
@abdirahmanomar3478 3 жыл бұрын
3:08 codka xudeydi aarka riinkiisa Allow kuu naxariiso 2021
@ahmedmohamed-rw1ku
@ahmedmohamed-rw1ku 2 жыл бұрын
Allah ha unaxariisto dhamaantood Runtii xiisaha fankii hore lagama daalo
@abdirahmanmohamed4623
@abdirahmanmohamed4623 Жыл бұрын
❤❤❤❤ Golden Voice
@abdirahmanabdulahi3668
@abdirahmanabdulahi3668 4 жыл бұрын
Xudaydi - allow kuu naxariiso. maanta ayuu London ku geeriyooday APRIL 8, 2020 ma hubo in Covid19 uu sababsaday iyo in kale
@farhanrobleh540
@farhanrobleh540 3 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto dhamaantood
@zainabhudeidi9938
@zainabhudeidi9938 3 жыл бұрын
Allow uu Naxariso Abahay Xudaydi aaamin ya rab
@sharmakehersi421
@sharmakehersi421 3 жыл бұрын
Aamiin wllo qli
@nimanosman4200
@nimanosman4200 3 жыл бұрын
Ale ha unaxariisto dhamantood way geeriyooden 4 nin Hoogtoy aduunyoy hoosiska meerey😪😪
@hanadolad2061
@hanadolad2061 2 ай бұрын
Alaah raxmaraaxiim Cali Sugulle
@ayanleabdi7452
@ayanleabdi7452 2 жыл бұрын
Naxariistii janno allha wada siiyo intii dhimatey😢
@umarhasan1931
@umarhasan1931 5 ай бұрын
Allaha unaxariisto dhamantood
@diinteenuwaamacanalx429
@diinteenuwaamacanalx429 3 жыл бұрын
Xudaydi alle haw naxariisto iyo intii dhimatay subxaan codku waa dararamle
@yuusufdhanto8237
@yuusufdhanto8237 3 жыл бұрын
Alaaah! Xudeydi😭allow ku naxariiso
@abdirahmanabdulahi3668
@abdirahmanabdulahi3668 2 жыл бұрын
Maxamed Baashe ilaahay ha u naxariisto aad buu ula dhacsan yahay heestan.
@umukalthum2144
@umukalthum2144 3 жыл бұрын
Gabdhihi Lo qaaday maaha gabdhaha maanta waa canbaruudyadi hore oo midabka masciideedka laaha kuwa maanta xuubka iska qaaday oo sanbabka noqday kuma socoto heesta 😕 allow unaxariiso oo udanbi dhaaf
@nadramaxamed4132
@nadramaxamed4132 4 жыл бұрын
Walaalkay ilaahayoow kuu naxariisto
@dontworry1396
@dontworry1396 3 жыл бұрын
Still listening songs
@gaardiofficial3239
@gaardiofficial3239 4 жыл бұрын
Cali sugule awal maanu dhiman bari hore
@Am-pk3zh
@Am-pk3zh 11 ай бұрын
AUN Amiin. aduunya nafmaleh ragaan waa wada dhinteen😢😢 aadan tarabi noolal baan ku ogaa.
@maxamuudraageraage7155
@maxamuudraageraage7155 4 жыл бұрын
Alla ha u naxariisto isaga iyo Muslim kleba
@AxmedcumarCabdi
@AxmedcumarCabdi 10 ай бұрын
Alle haw naxariisto xudaydi
@abdirahmanshamsu6977
@abdirahmanshamsu6977 3 жыл бұрын
Maashaa Allaah ragba meeshaasi isu helay Intii dhimatayna Rabbi haunaxariisto inta nool na Raxmaanku ha dhawro
@mohmedabdi7611
@mohmedabdi7611 4 жыл бұрын
Allah haw naxariisto xudaydo manta ayuu dhinty 8/4/2020
@zirsaedabdilahi7395
@zirsaedabdilahi7395 4 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto adeeryashay
@geeskaafrika5040
@geeskaafrika5040 4 жыл бұрын
Ilaahay ha idin naxariisto. yarkaa iyo Adan Tarabi baa ka nool intaasba
@mohamedhirsi2929
@mohamedhirsi2929 4 жыл бұрын
Mnsha Allah tabarakallah ilahay ha u naxariisto intiii dhimatay
@hasanmohamud9609
@hasanmohamud9609 2 жыл бұрын
Allaha unaxariisto xudeydi
@zakimaano7186
@zakimaano7186 4 жыл бұрын
Dararamle xududaydi iyo maxamed baashe allah yarxam dhamantod 🤲🤲🤲
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 5 жыл бұрын
Allow soo hadee waa 90 years cibaadada inay u bataan bay ahayd
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 5 жыл бұрын
Farsho
@ciidyoonis6211
@ciidyoonis6211 5 жыл бұрын
Wuu dhintay alle ha u naxariisto
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 5 жыл бұрын
ciid yoonis thanks Cali aammin walal wali xudaydi wunolyahay
@alisomali3687
@alisomali3687 5 жыл бұрын
Fadlan, noo daa dhaqanka iyo hiddaha noo gaarka ah. Camalka iyo cibaadadooda adiga howl kuu taalo ma aha.
@khadarcabdi1
@khadarcabdi1 5 жыл бұрын
Waa dhagaysanaya allow soo hadeena wa kuleyahay
@ahmedbuube1294
@ahmedbuube1294 4 жыл бұрын
Xudayd iyo adan tarabi iyo dararamle fan waa kii hore
@apdijoon9696
@apdijoon9696 2 жыл бұрын
Rabi ha janeyo dhaman dad qimo leh bay ahayen
@ciisesuldaan1236
@ciisesuldaan1236 4 жыл бұрын
Alle ha kuu naxariisto
@inamohamett1693
@inamohamett1693 Ай бұрын
Allaha idin casuumo janooyinkiisa 😭 intii dhimatau
AXMAD CALI DARARAMLE WALI WAA CARUUROO WITH LYRICS KABANKII XUDEYDI
11:14
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 119 М.
Heesta Liilalaw ee uu qaado Axmed Dararamle
8:09
Noor Ali Farah
Рет қаралды 289 М.
Что-что Мурсдей говорит? 💭 #симбочка #симба #мурсдей
00:19
Une nouvelle voiture pour Noël 🥹
00:28
Nicocapone
Рет қаралды 9 МЛН
Macalin Xudeydi "Dhallinyarada ATM waa dhiig cad oo loo baahan yahay." 10 - 10 - 2014.
6:49
Anti - Tribalism Movement (ATM)
Рет қаралды 213 М.
XUDEYDI OO KA SHEEKEYNAYA WAAYIHIISI NOLOSHA
50:40
HANOOLAATO
Рет қаралды 47 М.
Axmed Cali Cigaal iyo Saynab Xaji Cali Baxsan Doraato_Miyaad_ilowday
10:54
Cali Sugulle, Dararamle & Xudeydi
34:42
Kayd Somali Arts and Culture
Рет қаралды 91 М.
Uur hooyo xudeydi kaban wareysi
3:54
Saafi Studio
Рет қаралды 83 М.
A C haaruun dararamle heestii( wali waa caruur)
10:58
Qarami Media Pro
Рет қаралды 180 М.
Sheeko Dhab Ah: "Ninkii Naagta Jin Ku Guursaday Gobolka Sanaag Ee Somalilnad"
1:07:02