Heesta - Raaxeeye & Prof Axmed Ismacil Samatar | Kabanka & Misaanka Durbaanka | Muuqaal Cajiib Ah!

  Рет қаралды 256,151

ABDI ASKARI TUBE

ABDI ASKARI TUBE

Күн бұрын

Prof Axmed ismaacill oo Fanaan isku badalay iyo cod cajiib ah,
Raaxeeeye Kaban Iyo Durbaan.Iyo Prof Ahmed Ismail Samatar.
Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
Email: abdiaskaritube@gmail.com
…………………………………………………
Subscribe to our channels to keep up to date with
All the latest news and updates,
Our Larger Channel … / joorre123
Our new Channel …. / abdiaska. .

Пікірлер: 233
@hamzamohamoud8505
@hamzamohamoud8505 5 жыл бұрын
Fanka ay tahay in lagu faano waa kan oo kale. Pure talent walhi. Ninkan kamanka tumayaana, Maxamed Miyir AHUN waa mucjiso. Prof. Ilbaxnimo iyo aqoona waa uu isku darsadey go forward baan leeyahay Masha Allah. Bishaar baa isaguna heybad soconeysaa miisaanka heesta iyo kamanka
@Qaramimedia1
@Qaramimedia1 3 жыл бұрын
Maxamed miyir ilaahey janada ha geeyo waliba janooyinka u macaan aamiin yaa Alaah
@worldwide9687
@worldwide9687 5 жыл бұрын
Maxamed Miyir Illahay Naxariistii jano haka waraabiyo, gacantiisu dahab ayey ahayd
@cabdiraxmaancabdillaahi-9
@cabdiraxmaancabdillaahi-9 6 жыл бұрын
Waa heesaha aan liicin. Axmed I Samatar waa qof aan aqoontiisa cid uu wax ku taray mooyee aan cidna ku waxyeellayn. Waa qof aqoontii uu bartay xoolo iyo ku helay nolol sarreysa, oo sharaf leh. Waa qof taladii waalidkii qaatay ee ahayd, noqo qof la hadal hayo oo bulshadiisa ka dhex muuqda.
@abdirahmanabdirahmanxikmaa4783
@abdirahmanabdirahmanxikmaa4783 4 жыл бұрын
Haa xaqiiq
@TheSamale
@TheSamale 5 жыл бұрын
Well done professor I love my culture is beautiful, clean and classic.
@talokeen259
@talokeen259 Жыл бұрын
maxaa kuu diidey inaad afsomali ku qorto
@rabiicyare8501
@rabiicyare8501 4 жыл бұрын
Al samrooniya Our brothers ree waqooyi fanku wuu dhex yaalaa👏
@4bdibased
@4bdibased 3 жыл бұрын
Kabanka miyirka laxanka, Maxamed Miyir Xaaji Alloow kuu naxariiso.❤🙏
@adamhoodaale9443
@adamhoodaale9443 3 жыл бұрын
Laxankan miyir waa ka waynyahay
@4bdibased
@4bdibased 3 жыл бұрын
Walaal waan garanayaa ee Maxamed Miyir siduu wakhtigaa utumayay baan ku qancay!
@xalanefarah3116
@xalanefarah3116 5 жыл бұрын
Allaya rahma war maxuu maxamed miyir kabanka ka sanqadhiyay suaalo ayuu waydiiyey qoodhay iyo xaraday silayaqaan ayuu utumay ilahaw unaxariiso amin
@xaaxinews9269
@xaaxinews9269 6 жыл бұрын
Wwwooooow prof axmed samatar fanaaan prof iyo siyaasi ayuu isku darsaday 😍😍😍😍😍😍😍😍😍
@MMohamedMHassanindhageelle
@MMohamedMHassanindhageelle 9 жыл бұрын
Abdi Askar, aad ayaad ugu mahadsan tahay muuqaalka heestan. Ugu horrayn, magaca heesatani ama codkani (Heesihi hore codka ama laxanka un baa magaca lahaan jiray) waa 'BEER DILLAACSHE' ee ma aha 'RAAXEEYE' waa cod kale oo ka duwan midkan. Runti waxaa bogaadin aad iyo aad ah mudan wiilasha Maxamed oo cuudka garaacaya iyo Bishaar oo durbaanka tumaya oo runtii sida uu Prof. Samatar sheegayba isagii xitaa fannaan ka dhigay. Wiilashan oo kale dadka ahi muhimad gaar ah ayay mudan yihiin.
@moqtarabdulahi3400
@moqtarabdulahi3400 9 жыл бұрын
Up
@mahamedmahamudcashara8702
@mahamedmahamudcashara8702 9 жыл бұрын
mansha allah ilaahow noodaa aqoonyahanka yaga pro.ahmed ismail samatar waa aqoonyahan maskax furan mansha allah
@haboonhaboon6892
@haboonhaboon6892 8 жыл бұрын
m
@reercaligamaan714
@reercaligamaan714 2 жыл бұрын
Aqoonyahanku waa nin qalbi furan, ee jecel wadankiisa iyo dhaqankiisa. Allaha ku barakeeyo. Walaalkeen Maxamad Miyir Allaha u naxariisto. Aamiin.
@leilacaynab6305
@leilacaynab6305 5 жыл бұрын
Wow professor fanaan ah soomaali ayuu ka dhashaa alle ha xafido aameen aameen
@abdulazizsaid3987
@abdulazizsaid3987 Жыл бұрын
Love the beat, very beautiful indeed ❤
@buulecaafi5578
@buulecaafi5578 7 жыл бұрын
walee.waa.mucalin.waa.duriyadii.samaroon.e.ilahay.aqoonta.ku.mineystey.
@mohamedkhaliif8583
@mohamedkhaliif8583 4 жыл бұрын
Fanku maaha ceeb waa dhaqanka bulsho ku caantahay ama ay ku muujiyaan caadooyinkooda iyo dhaqankooda Mashallaaah alle wuxuu naga dhigay soomali hadana ina siiyey af hodona oo ka mug weyn afaf badan oo aduunka ah
@khaliifxirsi4322
@khaliifxirsi4322 4 жыл бұрын
Heestan waxay igu dambaysay 1983 anaa jooga magalada roma ee dalka talyaaniga maanta oo ay tahy taariikhda 22/7/2020 ayaa Ku dhagaysan magalada Blois champord ee dalka faransiiska
@khadaressa8735
@khadaressa8735 4 жыл бұрын
Siyaasi ,Aqoon yahan ,iyo Fanaaan Alley yaxfidak
@zakywllo8987
@zakywllo8987 4 жыл бұрын
Illahay hakuu naxariisto ina miyir wllhi kabanka waad gumaysatee sidani tumis way dhaaftee hore iyo danbaysaba xataa jiim oo tumayaan arkay naaji ooo tumayaan arkay nuuradiin cali amaan oo tumayaan arkay wllhi no one sidaa cajiibka ah u tumay ma jirin wixisu waa awoood sheegasho
@haymachannel3847
@haymachannel3847 4 жыл бұрын
Xaqiiq weli noocaa maan arag cid utunta
@saadalimohamed3899
@saadalimohamed3899 2 жыл бұрын
Bismilla raxmani raxim mashallal profesor axmed samatar
@serahmed5346
@serahmed5346 5 жыл бұрын
Heestan (kaxankan) ma aha raaxeeye. Waa laxanka beerdilaacshaha oo uu hal abuuray Cabdillaahi Qarshe Alle haw naxariisto.
@abdisalammaxamud8970
@abdisalammaxamud8970 4 жыл бұрын
Ilaahey haw naxariisto marxum maxamed miyir xaaji ameen ameen
@Qaramimedia1
@Qaramimedia1 3 жыл бұрын
Aaaammmiiiiinnn
@amore5583
@amore5583 4 жыл бұрын
Heesta. Alle haw naxariisto maxamed miyir sida uu u tumay heer ka nin horayso iyo dambayso sidaa utumay majiro another level buu ka dhigay beer dilaacshe wllhi ama sidaa kaman ka haloo tumo ama bahalka ciyaarta halaga daayo bilaa caleeg
@garaad3568
@garaad3568 5 жыл бұрын
Maxamed alahu naxiriisto maanshaa alah waxuu ahaa nin aan caadi aheyn gacan macaan ... alahu naxariisto
@sakandar31
@sakandar31 9 жыл бұрын
maxamed. si fiican buu u garaca thnks bro
@muxudinnur1000
@muxudinnur1000 Жыл бұрын
Cajiibul Cajiib😍
@gaaleef
@gaaleef 8 жыл бұрын
Nuh! I rather be listening the original tune. this is more like my grandpa having a good time.
@Eng-Hilal_Abdirashid
@Eng-Hilal_Abdirashid 7 жыл бұрын
miisaanka kabanku u dhacayoo kaliya ayaan wax loo dhigaa jirin luuqduna kaba sii macaan
@guledmaxamed2646
@guledmaxamed2646 6 жыл бұрын
Heestan ugu jecelahay masha allah niyow siyaasina wan ahay isku dookhban nahay axmed ismacil samatar iyo madaxweyne muuse biixi
@ruwaydacartan8826
@ruwaydacartan8826 2 жыл бұрын
Generation C ma fahmayan heesta lkin Prof waa legend ♥ fartuu doonu qora m.a cimri dheer ilahey ha siiyo
@gorgor5149
@gorgor5149 7 жыл бұрын
Heesdan intaan daawaday 50 jeer kabadan Like ta please
@abdifatah3571
@abdifatah3571 4 жыл бұрын
..r köå 9 p g
@bashirosman3386
@bashirosman3386 11 ай бұрын
Caadi maaha thanks
@abdirisakali7792
@abdirisakali7792 3 жыл бұрын
Alle hakuu naxariisto Maxamed Miyir sidaa kabanka cid heestaa beerdilaacshe ugu tunta lama helayo
@waafidaahir6837
@waafidaahir6837 2 жыл бұрын
Songs are part of our culture prof samatar sweet voice
@XAQSOORMEDIA
@XAQSOORMEDIA Жыл бұрын
Walaalkeen maxamed miyir xaaji oo ah ninka kamanka tumaya aynu u ducayno in ilaahay danbigiisa dhaafo oo naxariistii janno fardaws ka waraabiyo Ilaahow u denbi dhaaf oo u naxariiso
@kaledhozen3462
@kaledhozen3462 8 жыл бұрын
Kkkkkk heeska Waxa la Idhaa Beerdilaacshe Waa codka lahaa Abdilahi Qarshe :wax an ka Xasuusta Canbayow Waxan Haadka Caliyaba Waxan sidii Cowsha Kugu Ciyaba Ma Hadday Ku cuneen Cadaawuh
@zamiirhassan1469
@zamiirhassan1469 8 жыл бұрын
yaasalaaaam maxamed miyir KABANKII QARNIGA ,,,,,,,,,,,,,,, prof samatar nin mucjisa ah waa hobal waa aqoonyahan waaa siyaasi waaaaa wax walba xataa kaftan badni allawdaa abtigayga qaaliga ah
@aragsan6552
@aragsan6552 5 жыл бұрын
Illahay haw naxaristo marxum maxamed miyir isaga iyo inti islaam ahba
@ibrahimomer6825
@ibrahimomer6825 3 жыл бұрын
Well done Prof good soud with words
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 Жыл бұрын
Maxamed miyir iyo intii muslim ahee dhimatay naxariis waasaca allah SWT ha ugu deeqo inagana haynooga daba naxariisto
@HajjiWarsamah24
@HajjiWarsamah24 5 жыл бұрын
Waxaa la dhahaa beerdilaacshe maaha raaxeeye. Bal u fiirsada Axmed laftiisa ayaaba sheegaya marka hore. Allaah ha u naxariisto Maxamed Miyir Pro Samatar na inaba caadi maaha.
@adenseed9388
@adenseed9388 4 жыл бұрын
Raaxeeye waa laxanka halka heestu tahay beerdilaacshe fanaankuna waa maxamed saleebaan tubeec
@abdirihimdiyaa7794
@abdirihimdiyaa7794 7 жыл бұрын
Prof Axmed ismacil samater ilahay ha ku daayo mhdsnid in badan
@waabarisemal6871
@waabarisemal6871 8 жыл бұрын
woooooow waxasaa kabana wooooow au au wooow nice
@ibrahimomer6825
@ibrahimomer6825 3 жыл бұрын
Great well done
@salmaali3886
@salmaali3886 5 жыл бұрын
Yaa axlaa 😍😍
@sakandar31
@sakandar31 9 жыл бұрын
sweeet hands mohamed yaa xanaan fanaan
@abdisalamwehliye9425
@abdisalamwehliye9425 2 жыл бұрын
Maalinba muxuu laxan ii macaanaaday. Hala y raaxeeye❤
@yahyemoha1239
@yahyemoha1239 Жыл бұрын
stupid halkaan maxaa ku keenay
@worldwide9687
@worldwide9687 4 жыл бұрын
IHUN Maxamed Miyir Guitar wuu kaga hadalsiinayaa. Janadii ku waar.
@amore5583
@amore5583 4 жыл бұрын
Waligeed heerka uuu ka tumay heesta beer dilaacshe hora cidi ugama tumin hees kasta uu uu tumay wuxuu ka dhigay heer kle
@aragsan6552
@aragsan6552 4 жыл бұрын
Aamiin aamiin yaa allah
@abdihakiinomarabdihakiinom9135
@abdihakiinomarabdihakiinom9135 4 жыл бұрын
Aamiin
@a-karimmahmedfaarah6639
@a-karimmahmedfaarah6639 4 жыл бұрын
Dhidar shop wan ku Salmay ahmed sxp
@amiinaadan557
@amiinaadan557 6 жыл бұрын
Alle ha unaaxaristo maxamed miyir xaaji
@suhaybgafaneh5687
@suhaybgafaneh5687 5 жыл бұрын
Maxamed Miyir Alle ha u naxariisto wuxu ahaa qof fanka jiilkan meel weyn kaga jiray.
@aliabdi1660
@aliabdi1660 3 жыл бұрын
Maxamed miyir haji Allah yaaa arxamofiljana Xasuus iyo caawa
@husseindjama6572
@husseindjama6572 2 ай бұрын
Aad iyo aad noolow prof samatar
@abdihakanal-basheir7961
@abdihakanal-basheir7961 Жыл бұрын
lyric-ka Heestaan cid haysaa ma jirtaa?
@maxamedxuseen1740
@maxamedxuseen1740 7 ай бұрын
Waah waah waxaasaa fannaan ah.
@ibrahimyassin9055
@ibrahimyassin9055 5 жыл бұрын
waxaan aad uga damqanayaa rabi naxaristee jano haka waraabiyo med miyir kabakinsii macaan waxaan umalayn inay solidu dareemi
@ahmedsoyaaan222
@ahmedsoyaaan222 7 жыл бұрын
maasha alaah barfasoorka waadawlad
@sado83abdi4
@sado83abdi4 5 жыл бұрын
Merci
@amuinammo4295
@amuinammo4295 7 жыл бұрын
Masha allah ,cod macaana Axmed.ismaaciil samatar , halkeeda ayu dhigey heesta ,maxamed miyirna kabanka si fiican ayu u tumaya
@asxabiboqore4521
@asxabiboqore4521 6 жыл бұрын
yasalam yasalam raaxeeye qof fanka 🎤 aad uyaqaana unbaa xiiseeya
@HajjiWarsamah24
@HajjiWarsamah24 5 жыл бұрын
I salute you sir Axmed Samatar allaah ha u naxariis our legend Maxamed Miyir Xaaji sweet hands.
@Shuaib_abdullahi_official
@Shuaib_abdullahi_official 4 жыл бұрын
Muslimiinta Dhan, Assalaamu Caleykun WarahmatulAllaahi Wabarakaatuh, COVID_19 😭
@Masdille
@Masdille 3 жыл бұрын
Covid mad sida uga Cabsanaysa Subxanalah
@ubadosaeed8723
@ubadosaeed8723 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@mohamedibrahim9485
@mohamedibrahim9485 8 жыл бұрын
hadaad madaxweyne rabtid heesaha qaaciga ah badi.
@azlmcl198
@azlmcl198 7 жыл бұрын
hhhhh
@maxbuubyare6791
@maxbuubyare6791 7 жыл бұрын
Timayare Moalim abti kaddaa hasiyaasadeyne
@maxbuubyare6791
@maxbuubyare6791 7 жыл бұрын
Azl Mcl. maxad ku qoslin afdheereey
@azlmcl198
@azlmcl198 7 жыл бұрын
waar mxd igu caayeysa ee aan kugu sameeyey kkkkk.
@muslix1147
@muslix1147 7 жыл бұрын
Azl Mcl Buufisbaa dadkii ku wada dhacay malaha.😀😀😀
@arligiiudgoonka4772
@arligiiudgoonka4772 7 жыл бұрын
Ninkaan inay nooga dhigaan Madaxwayne bay ahayd uuf maxay ka yaqaniin dad iyo kii qiimo leh 😂😂😂
@mustafaaxmed5371
@mustafaaxmed5371 7 жыл бұрын
Arligii Udgoonka .waaa runtaa wllo prf caadi maaha lkn dadkiisii ma hysto wax la jaanqaadi kara male walee waa halyay somaliyeed
@m.m.xiiray7511
@m.m.xiiray7511 7 жыл бұрын
woooooow all fanaan prof axmed
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 4 жыл бұрын
👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾
@ridwanbarreh9688
@ridwanbarreh9688 4 жыл бұрын
Amina farax wabar xaalqado wll. Hadii uyahay nin Rer Ahmada,Ama musafina,Ama Bahabar Cabdale Ama Reer mahamed,Ama Reer Nuur iyo qaarkale oonan sokobi karayn umay quudheen amina Farax wabar. Amina Gacanla. Waayo waa qof nolosha hore uga dhacay Ee halayabina. Cidii qoralkayga akhrisata ee fikirkadhibanasa ayay na qonoq Rer banii Israeli
@aragsan6552
@aragsan6552 4 жыл бұрын
Amina gacanlaa soomaali oo dhan ayaa uu taqaan maahin
@yonishassan4131
@yonishassan4131 3 жыл бұрын
Eeshqiyaasak Wlh Waxba ishelay, Dananka Boongaha iyo dhawaqa kabanka iyo codka Cajiibka ah, Wlh wan ku faana Inan luqadaas iyo Hantidaas aan heesto.
@sado83abdi4
@sado83abdi4 5 жыл бұрын
Wah waa y'a fanfan prav0
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 4 жыл бұрын
Axmed Ismaacil Samatar 💓
@shideyare4834
@shideyare4834 6 жыл бұрын
GUUL DARADII MAXAX WEYNANIMADII SOMALIA MA WAXAY KU TIDHI FANAAN NOQO LAKIIN INSHA ALLAH CILMIGAGA AYAA MEEL KASTA KU GAADH SINAYA # PHD CERTIFICATE#
@raashidjeesto3170
@raashidjeesto3170 6 жыл бұрын
Mnsha Allah nolow
@luulhassan7154
@luulhassan7154 5 жыл бұрын
Mashallah wiilasha waa fananin waweyn sidey u tumayaan bal dhegeysta
@luulhassan7154
@luulhassan7154 5 жыл бұрын
Yaa barid 🤔
@mohommeddahir876
@mohommeddahir876 3 жыл бұрын
Wax kale
@ahmedalijiis5812
@ahmedalijiis5812 3 жыл бұрын
Waa beerdilaacshe, ee maaha raaxeeye
@aliabdi1660
@aliabdi1660 3 жыл бұрын
Maxaa aduuunyada ragkategay Allahyaah arxamo miyir haji Xasuus Iyo caawa swisslezrland 2021 basel 20. 4. 2021 Jow
@inahaanfarkudhuuqe99
@inahaanfarkudhuuqe99 7 жыл бұрын
Waa beerdilaacshe laxanku
@nouraalibile7920
@nouraalibile7920 4 жыл бұрын
Walhi ma ogeen inu professor ku heeso😂
@khadarhogad5835
@khadarhogad5835 3 жыл бұрын
Maaha raaxeeye e waa Beerdilaacshe.
@ozzyduale9303
@ozzyduale9303 3 жыл бұрын
Waa noocaa markaad fanka khasbayso codkani raaxeeye maaha waxa la dhehaa beerdilaashe waxa lahaa qarshe alla haw naxariisto
@taamirhashi5978
@taamirhashi5978 4 жыл бұрын
Maxamed miyir Allah haw naxariisto
@mohamedhassen733
@mohamedhassen733 Жыл бұрын
Ninkan dhalinyaradaa ee kamanka garacaya soomalidu nasiib uma yeelan. Inuu xudeydi u badalo. Alle hau naxariisto
@nasiim4968
@nasiim4968 4 жыл бұрын
Dadkii hore waana run way macaan tahay ana meelheer bay igeysaa maqalka oo keliya
@jamalaar3121
@jamalaar3121 5 жыл бұрын
Prof Axmed ismacil samatar Shaqsi qiimo badan Aqon iyo cilmiba rabi siyayy Karti iyo dulqaad badan Badheedha qalbi furan Guulayso
@kingk7428
@kingk7428 8 жыл бұрын
bal firi odeygan ween qaatum xumada heesa waxan maqli jirey qaldamiinta ilaa mar kay dhimanayan wey heesi uun subxanalh
@abdisalamamin4416
@abdisalamamin4416 7 жыл бұрын
King K reer xamar ama walweyn idinku waxaad shahaad sare ku haystaan beenta iyo munaafaqda iyo is qarxinta idinkaa simali halkaa ay maanta taal gaadhsiiyay.
@lamahurantechnology1773
@lamahurantechnology1773 2 жыл бұрын
Inta daawansyzah gudoomiye urureedka hilaac alfanan /proffersor ahmed ismail samater 2022 6 12
@sadikmohamedali6942
@sadikmohamedali6942 6 жыл бұрын
Caleek caleek pro cadi ma ahn
@saidjamaali2528
@saidjamaali2528 5 жыл бұрын
Allaha unaxariisto ninka kabanka sida quruxda badan ugaraacaya waa Maxamed miyir oo maalin dhow ku geeriyooday magalada Hargeysa Allah yaa raxma waa aduunyoo ileen laguma waarayee Prof samatar axsan soowt caleeyk caleeylka afsaxa laahu lisaanak
@Qaramimedia1
@Qaramimedia1 3 жыл бұрын
Aaammiin ilaahey ha u naxariisto miyir
@mohamedamiin8996
@mohamedamiin8996 6 жыл бұрын
Laxanku waa beerdilaacshe Hadii aad dhuuni cuni Carabkaa dhandhanshe Dhamaan ceeshku wuu ii dhananayahaye
@hamoodhamoodbro1038
@hamoodhamoodbro1038 8 жыл бұрын
axmed ismaciil samatar ileen codba ku qarsoona woow
@mohamedhassen733
@mohamedhassen733 5 жыл бұрын
maanshaa alaah war ninkaan durbaanka garaaxaaya mucuu ahaa
@khaalidbinuwaleed8103
@khaalidbinuwaleed8103 5 жыл бұрын
Magacaygu waa haadi oo jooga hargeisa manta oo axad ah kuna beegan 25/8/2019 ayaan dhigaysiga iyo muuqalkaba halkan kala socdaa Ha noolaado fanku hanoolaadan sadkii britishka ahaa ee reer wawooyi meel kastay joogaan
@faysaljarreb7499
@faysaljarreb7499 4 жыл бұрын
Aaaaamiiiiiin
@maxamedibraahim1355
@maxamedibraahim1355 10 ай бұрын
Aamiin from awdal rer waqooyinimo
@hajiali1120
@hajiali1120 7 жыл бұрын
heestaaan maaha Raaaxeeye ee Laxankaan waxaa la dhahaaa beerdilaaacshe
@abdiyasin5079
@abdiyasin5079 7 жыл бұрын
kkkkkk yaa ku barey dhahaa baabad leedahye
@maxdar11
@maxdar11 11 ай бұрын
Raaxeeye maaha laxankani ciwaanka sax
@garanuug1289
@garanuug1289 2 жыл бұрын
Beerdilaacshe ninka yaqaan 3:00 ilaa 3:20 marka uu maqlo kabanka Maxamed Miyir Xaaji waxa uu qirayaa in uu ka mid ahaa raggii ugu gacanta macaanaa laxanka Beerdilaacshe
@KhusuusiWoRLdwiThOuTBoRDerS
@KhusuusiWoRLdwiThOuTBoRDerS 8 жыл бұрын
6:01 kabanka. Barofaysarku waa yaabey.... oooh. Farahaa lagaga gubtey. kkk
@muhyadinsheikhabdi4126
@muhyadinsheikhabdi4126 2 жыл бұрын
Soomalida qofka diinta yaqaan aqoon yahay uma taqaano mana qiimeyso lkn kii heesi kara ama maandi barta aqoon yahan baa luugu wacaa! Ogaada qofka aduun iyo aaqiraba liibaaney waa qofka alle ku xiran
@abdiazizmohamed646
@abdiazizmohamed646 3 жыл бұрын
Alle hajaneeyo maxamed miyir Beer dilaacshe waa nooca ugu macaan laxamada qaraamka uguna adag
@hamseahmed2556
@hamseahmed2556 5 жыл бұрын
Alle haw naxariisto fannaankaa uu leeyahay hala ilaaliyo daranyadii uu lahaa halaga ilaaliyo ayuu u dhibtay
@ridwanbarreh9688
@ridwanbarreh9688 4 жыл бұрын
Wllkay Siyaad Bare ayaa ku qasaray
@KhusuusiWoRLdwiThOuTBoRDerS
@KhusuusiWoRLdwiThOuTBoRDerS 8 жыл бұрын
Maxamed kabanka siduu u garaacayo, aad bay u yaab badan tahay. Hees kasta oo uu garaaco, heerkale ayuu gaadhsiinayaa. Fanaanku cod kasta uu leeyahay, inta ka dhiman Kabankaas macaan ayaa u buuxinaya.
@mahadmahamoud6183
@mahadmahamoud6183 5 жыл бұрын
World wiThOuTBoRDerS ninka kabanka tumayaa ma ina miyirbaa
@husseinsidiiqhamshari5819
@husseinsidiiqhamshari5819 5 жыл бұрын
@@mahadmahamoud6183 haa rabbi haaw naxariisto dhawaan ayuu hargaysa ku geeryoodee
Laxanka Beerdilaacshe - Boqorada Codka Aun
10:54
Khabiir Qaraam
Рет қаралды 59 М.
Un coup venu de l’espace 😂😂😂
00:19
Nicocapone
Рет қаралды 10 МЛН
小丑家的感情危机!#小丑#天使#家庭
00:15
家庭搞笑日记
Рет қаралды 30 МЛН
РОДИТЕЛИ НА ШКОЛЬНОМ ПРАЗДНИКЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,8 МЛН
Taariikhda Heesta Raaxeeye, iyo Aabayaashii Fanka C\Laahi Qarshe & Xudaydi
5:14
Wareysigii Prof Ahmed Ismail Samatar & Abdihafid Mahamud Jama
1:03:44
Hayaan Media
Рет қаралды 323 М.
Maxamed Axmed Kuluc 🔥Iyo Heesta "RUUNEY" (RAAXEEYE)
6:26
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 198 М.
cumar muuse ceeldheer
7:25
pro Jamal Abdi
Рет қаралды 297 М.
XAASIDNIMADA IYO SOOMAALIDA Prof Samatar
4:45
Mattaanaha
Рет қаралды 51 М.
Un coup venu de l’espace 😂😂😂
00:19
Nicocapone
Рет қаралды 10 МЛН