No video

Maxamed Axmed Kuluc 🔥Iyo Heesta "RUUNEY" (RAAXEEYE)

  Рет қаралды 193,739

WAAYO WAAYIHII WACNAA

WAAYO WAAYIHII WACNAA

Күн бұрын

🌟Laxanka Raaxeeye
U/ Xasan Adam Halac AHN
🌟Codka
U/ Maxamed Axmed Kuluc AHN 1975
HEES CUSUB
MUUQAAL XIISO LEH
HEESHA CUSUB
HEES SOMALI OO QORAAL AH
SOMALI LYRICS
HEESO XUL BEST SOMALI MUSIC
HEESO QAARAMI AH
HEESO KABAN AH
HEESO NON STOP AH

Пікірлер: 136
@khabiirharnandez5664
@khabiirharnandez5664 4 жыл бұрын
Waaw Sawdkii Raaxeeye iyo kuluc sxb marka Saalax qaasim qaadayana inoo soo gali Laxamada kale ee Kuluc sida layaabka leh u qaaday Dabeecad Laac Ciil Kaar Carwo Nugul Madiix Iyo laxamo kale
@cabdicazizshiine2921
@cabdicazizshiine2921 3 жыл бұрын
000000
@qaraamyahan
@qaraamyahan 3 жыл бұрын
Sxb weliba waa noocii degdega ahaa.
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 3 жыл бұрын
@@qaraamyahan aad & aad sxb
@eng.abdulrahmanyusuf9712
@eng.abdulrahmanyusuf9712 4 ай бұрын
Replay
@aragsaninagacalowgacalow5154
@aragsaninagacalowgacalow5154 4 жыл бұрын
Axeey ax ilaahow naxariistii jano kuku bishaaree waaa fanaanka kaliye e heesahiisa ku raaxeeto Boqorka masrixiyada kuluc😍😍😍
@axmed_deeq
@axmed_deeq 4 жыл бұрын
Oof oof yaa qaraami waa wax kale heesaha qaraamigu specially Aun Maxamed Axmed iyo raggiisi la gayaanka ahaa markey ku luuqeynayaan. Thanks WWW
@mardaadisaana5105
@mardaadisaana5105 3 жыл бұрын
Fanba waxaan nacay markii kinsi Qaraami lagu sheegay Beri dhowna laba dhagax baa qaraami Noqonaysa kkkkk
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 3 жыл бұрын
@@mardaadisaana5105 ogow hada Kinsi Laxamada Qaraamiga mar mar bay ku dhufataa ciyaar maaha
@cabdisamedmawliid4810
@cabdisamedmawliid4810 4 жыл бұрын
Waa xamar qoodhki fanaaninta somaaliyed Aun m.ax.kuluc
@saadiq.mohamedismail
@saadiq.mohamedismail 2 жыл бұрын
Kabanka ninka tumaaya ayaa heesta ka dhigay mid aad u heer saraysa oo aan dhadhankeeda laga xiiso goynayn. Axmed naaji sacad alle ha ku xafido Al Ustaad, music cajiib ah oo heer sare ah baad umadaada uga tagtaye.
@ahmedissak9089
@ahmedissak9089 Жыл бұрын
Allaha u naxariisto Axmed Naajina Allihii uuntay baa oofsaday. Dunidaan laguma waarayee Raboow inoo naxariiso.
@user-gk3jm5pr8b
@user-gk3jm5pr8b 5 ай бұрын
Codka & kamankuba kala daran sxb hakala saaarin , hadii qof aan codlahayni uu qaadayo ma soo baxeen musiciankuna .
@alihersi5974
@alihersi5974 3 жыл бұрын
kabanku wuxuu iila egyahay gacantii ustaad Axmed naaji sacad
@sangemohammed2057
@sangemohammed2057 Жыл бұрын
Waa isaga laftiisi iyada iyo heesta baarida haween ee Axmed naaji qaado iyoo qaar kale sida maryan mursal, cabdi nuur alaale , waa album meel lagu wada duubay
@haawodagan5472
@haawodagan5472 3 жыл бұрын
Kuluc io beerdilaacshe waxa ay ahaayeen fanaaninta raaxeeye sidii la rabay u qaaday AUN 🤲
@kuutiye1189
@kuutiye1189 2 жыл бұрын
Beerdilaacshe maba kujiro dadka caanka ku ah qaraamka xaga cimrigana wuuba kayaraa,, qaraamka intiisa badan ama 96%waxaa lahaa wlaalihii hargaysa oo ay horboodayeeyn, qarshe/kuluc/sulub cumar/ cagaf/dhuule/ mxamed kahin/ maxamed yuusuf/magool/maandeeq/guduudo carwo/xuseen awfaarax/cali sugule/ sida lasheego laxamada qaraamku waa ilaa 100 iyo dheeraad waxaan 10gaadhin marka laga reebo waxaa laxanka lahaa c/lahaahi qarshe. Fanaaniin badan okle ayaa jira ama abwaano aanan xusin lkn iyaguna doorwayn kulahaa sida ninkii bilaabay ee cabdi sinimoo dhamaantood ilaahay hawnaxariisto
@maxdar11
@maxdar11 6 ай бұрын
Waxba kuma laha ayaan filayaa beer dilaacshe
@SuperAbdul0000
@SuperAbdul0000 4 ай бұрын
Waxbadan kuma laha lakiin magacan brerdilacshe ayey dadkan danbe ugu maleyen
@haawodagan5472
@haawodagan5472 4 ай бұрын
@@kuutiye1189 waan grty wllo
@haawodagan5472
@haawodagan5472 4 ай бұрын
@@SuperAbdul0000 haa hye
@ibrahimhassan1748
@ibrahimhassan1748 4 жыл бұрын
Maxamed Axmed kuluc ilaahay ha u naxriisto
@badrudiinnuur1060
@badrudiinnuur1060 4 жыл бұрын
Abihii Xaragada Fanka Kuluc Qabrigiisa Allaha unuuro i.a
@ismailalihasan9519
@ismailalihasan9519 4 жыл бұрын
Aamin yaa allah
@hobanlesomalion8468
@hobanlesomalion8468 Жыл бұрын
Aamiin Aamiin Yaa Rabbi
@mardaadisana6962
@mardaadisana6962 4 жыл бұрын
Xudeydi raaxeeye ayaa lagu xasuusan donaa alle haw naxariisto dhamaantood
@Newheesocusub
@Newheesocusub 4 жыл бұрын
Aun xudeydi muu sameyn raaxeeye laxanka beerdilaacshe ayuu sameeyey
@mardaadisana6962
@mardaadisana6962 4 жыл бұрын
Warkaas iska hubi qarshe oo dhegeyso nac fadhiya ayuu cadaystay mise qofku haduu dhinto waa laga xawilanayaa
@Newheesocusub
@Newheesocusub 4 жыл бұрын
@@mardaadisana6962 waa taariikh sugan kuluc baa laga wareystay 1983 heestan raaxeeye cida sameysay nin la odhan jiray xasan halac baa sameeyey buu yidhi oo kooxdii walaalaha hargeysa ka tirsanaa
@mardaadisana6962
@mardaadisana6962 4 жыл бұрын
M Hanad 12 media soo dhig Ytube/ka ma kujirtaa iyadoo muuqaalniyo cod ah ama waraysi BBC ah
@abilahimohamed161
@abilahimohamed161 4 жыл бұрын
@@mardaadisana6962 yutubka ku qoor Cumar seerbiya raxeeye
@abdisamedmire2955
@abdisamedmire2955 2 жыл бұрын
When kuluc arrives means big man in the house axx wow
@MrLooyaan
@MrLooyaan 3 жыл бұрын
له الرحمه والمغفره يامبدع ، ورحم الله كل مبدعي بلادي
@MustafeMohamed-mj4vr
@MustafeMohamed-mj4vr Ай бұрын
Raaxeeye ma reer burcuu Ahaa Ayey heesstu Ahayd
@hamsesaid466
@hamsesaid466 3 жыл бұрын
Allaha u naxariisto Axmed Maxamed kuluc.
@BLACKFOLKS5
@BLACKFOLKS5 2 жыл бұрын
Every week i listen once or twice
@faizah.godane9699
@faizah.godane9699 2 жыл бұрын
Me either very classic 👌it just made my day always
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 2 жыл бұрын
@@faizah.godane9699 Good I like your vibe 😊
@yusufibroyi60871
@yusufibroyi60871 Жыл бұрын
Because you are a always legend
@hobanlesomalion8468
@hobanlesomalion8468 Жыл бұрын
Boqorkii masraxa heer sare hees kasta uu u hibeeyey ummadda Soomaaliyeed AUN Aabbe Musharaf Maxammet Axmet Kuluc
@hobanlesomalion8468
@hobanlesomalion8468 Жыл бұрын
you make my day and night maanshaa-Allaah I enjoy this classic few times a day it's in rotation
@saadiq.mohamedismail
@saadiq.mohamedismail 2 жыл бұрын
Oooh yaa kuluc Aabaha laxanka cajiibka ee Raaxeeye. Dabadii cid sidan u qaaday Oo Heerkan gaadhsiisay ma jirto.
@farxanmohamed4871
@farxanmohamed4871 Ай бұрын
❤❤❤ kuluc boqorki fanka
@mr.hassan6699
@mr.hassan6699 4 жыл бұрын
Allow naxariista janno ku geey😭
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Allow u naxariiso adaa qaadiree🤲
@mohamedabdinour5077
@mohamedabdinour5077 2 жыл бұрын
Tani dhiiga cad bay kordhinaysaa yaa salaam
@MohamedMohamed-zp6re
@MohamedMohamed-zp6re 4 жыл бұрын
Aad ayaad u mahadsantahay. Illaahay naxariistii jano ha ka waraabiyo fanaanka. Waxaasaa hees la yidhaahdaa. Waxa kale oo aan kaa codsan lahaa qaraamiga Tubeec.
@hobanlesomalion8468
@hobanlesomalion8468 6 ай бұрын
AUN Xiddigii fanka mundane Maxammet Axmet Kuluc most talented entertainer
@aragsaninagacalowgacalow5154
@aragsaninagacalowgacalow5154 4 жыл бұрын
Mahadsanid wllo waayo waayo noo gili saalax Qaasin raaxeye
@abdisalaancumar3061
@abdisalaancumar3061 3 жыл бұрын
Ilaahay hawnaxariistee waa laxankii maxamed cige halac luuqdii kuluc
@muxubojaamac4125
@muxubojaamac4125 11 ай бұрын
Waxasa hees ah jawi dagan ❤❤😊
@mohamedali-po3qj
@mohamedali-po3qj 8 ай бұрын
Ahu naxariisto Mohamed Ahmed kuluc aameen yaa Rabbi
@sidiqmohamoud-zj8tz
@sidiqmohamoud-zj8tz Жыл бұрын
Eeshqiyaasak yaa Kuluc👏🙏👏.
@hobanlesomalion8468
@hobanlesomalion8468 6 ай бұрын
Maalin kasta waan dhageystaa AUN Legend Kuluc yaa salaam
@abdiyare4308
@abdiyare4308 2 жыл бұрын
Illahy haw naxariisto fanankii abqariga ahaa ee max,ed axmed Kuluc,fankaasaanu ,tiyaataro habasan ku daawan jirny,illahy hakuu naxariisto
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 2 жыл бұрын
Qaraam : Raaxeeye Laxanka : Xasan Aadan Halac Aun Luuqda : Maxamed Axmed Kuluc Aun Kabanka : Axmed Naaji Sacad ................................................................... Kuluc oo qaadaya Laxankan Raaxeeye Nooocii ugu horeeyay halkaan ka dhagayso kzbin.info/www/bejne/jJqnq6ljirWlnqM
@qaraamyahan
@qaraamyahan 3 жыл бұрын
Siiqadani waa Raaxeeye nooceeda degdegaa. Sawdadka qaraamka qaar ka mid ah baa yeesha laxan degdega; sida Kaar iyo Nugul.
@maxamaddaahir1043
@maxamaddaahir1043 2 жыл бұрын
Waxaan hubaa inaad qaraami tahay
@qaraamyahan
@qaraamyahan 2 жыл бұрын
@@maxamaddaahir1043 igala soco kanaalka qaraamyahan!
@maxamaddaahir1043
@maxamaddaahir1043 2 жыл бұрын
@@qaraamyahan niyohow waxaan kodsanayaa maxamed mooge dhaantooyin kiisii oo kaban ah masuul
@maxamaddaahir1043
@maxamaddaahir1043 2 жыл бұрын
@@qaraamyahan codsigaas ii fuli masuul
@qaraamyahan
@qaraamyahan 2 жыл бұрын
@@maxamaddaahir1043 dhaantooyin wxd ka wadaa miyaa qaraam mise heesihiisii caadiga ahaa? Qaraam waa sida heeskan raaxeeye oo kale.
@yusufguruje4075
@yusufguruje4075 2 жыл бұрын
ilaahay hakuu naxariisto
@user-fj2tv9sh2p
@user-fj2tv9sh2p 8 ай бұрын
Qaraami:raaxeye Laxankii:xsn adan halac Kabankii:axmd naaji scd Codki:m.axmed kuluc AUN dhamaan tood 17_12_2023 Wlhi waa qaraami mcn❤❤allow janey dhamn
@vizhwaziwiilqaran4298
@vizhwaziwiilqaran4298 4 жыл бұрын
Shaqo wacan baad haysaan horay usocda
@suldaanxadiid2464
@suldaanxadiid2464 4 жыл бұрын
Alle How Naxaristo M A k
@ayaanismail8063
@ayaanismail8063 Жыл бұрын
١/١/٢٣ سند جديدة 🥺
@ayaanismail8063
@ayaanismail8063 Жыл бұрын
Waa markii labad een so boqodo heestan 😘
@yusufibroyi60871
@yusufibroyi60871 Жыл бұрын
Waa sax raxeeye magacaa lagu makhasaarin he is our legend anytime
@mohamedomar238
@mohamedomar238 3 жыл бұрын
Raaxeeyahaan laba dhac ayaa layiraahdaaa, kuluc caadi ma ahan. Wax saan uqadaba mabadna.
@mahamoudbashir9983
@mahamoudbashir9983 4 жыл бұрын
Ahsan soowd alle ha kaacafiyo
@maxdar11
@maxdar11 2 жыл бұрын
Maalin ayaan earphones ku dhagaystay heestan anoo xaflad jooga oo ku caajisay wuxuunbaan arkay anoo istaagay oo meel aan joogaba aan iska war haynin
@raniyajama9630
@raniyajama9630 2 жыл бұрын
🤣🤣
@maxdar11
@maxdar11 6 ай бұрын
Caawana waan dhagaysanayaa❤ waa sannad ka dib😊​@@raniyajama9630
@maxdar11
@maxdar11 6 ай бұрын
Sannad ka dib ma nabad qabta inader​@@raniyajama9630
@Binaase
@Binaase 10 ай бұрын
Raaxeeyaha waan ku reeyaayee... weeye.
@mohasolawi1829
@mohasolawi1829 3 жыл бұрын
Allow ifudude wa hesti fanka kugali lahaa hestn hadan barteda dhigo
@xanfar11
@xanfar11 3 жыл бұрын
Wow Yaaa sowud kuluc
@habaryoonis3471
@habaryoonis3471 3 жыл бұрын
Ilaahay ha unaxariisto
@maogtahay4999
@maogtahay4999 4 жыл бұрын
Wah wah
@abilahimohamed161
@abilahimohamed161 4 жыл бұрын
Asasayashi faanka somalida walaalaha hargeysa kamanka waxa tumaya wa axmed naji
@azlmcl198
@azlmcl198 3 жыл бұрын
😊😊😊😌😌😌 raxmatullaahi calayk
@aealol4684
@aealol4684 3 жыл бұрын
Top. Alla ya raxma amiin
@Geedi143
@Geedi143 4 жыл бұрын
Cajiib Kabanka yaa ka sanqadhinaya🙆🙆
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 4 жыл бұрын
Waxaa Tumaya oo kaga hadlinaya Axmed Naaji Sacad
@mohasolawi1829
@mohasolawi1829 3 жыл бұрын
Abdi naji maha wllo kabanka cumar dhule tumaya alle yaraxma
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 3 жыл бұрын
@@mohasolawi1829 may wll fadhigan waxaa kabanka tumaya Axmed Naaji laxamada kale ee fadhigan uu tumayo waxaa ka mida Banaadiri oo ay qaadayso Xareedo Ismaaciil duniya Aun
@maguled
@maguled 2 жыл бұрын
Daa'uud ama Saalax Qaasim midkood weeye, baan u malaynayaa.
@sangemohammed2057
@sangemohammed2057 Жыл бұрын
Axmed Naaji Sacad
@badalcabi6312
@badalcabi6312 3 жыл бұрын
allah yaraxma
@calidaaudcdc6610
@calidaaudcdc6610 3 жыл бұрын
Raxeeye waawo
@DHAQANMAALONE
@DHAQANMAALONE 6 ай бұрын
Qaraami haddii aadan ragga ka dhegaysan kuluc iyo dararmle dumarkana magool iyo maandeeq maad dhegaysan bartayd ayeey dhigaan
@maxdar11
@maxdar11 2 ай бұрын
Yaa salaam labeen ayaad dhagaysataa
@shakurabdi7095
@shakurabdi7095 3 жыл бұрын
ruuny sida reer geedya raaxyey ma reerkehn baa wooof caleeeek
@khadirmaxamed5763
@khadirmaxamed5763 4 жыл бұрын
heesta aan kaa codsaday ee muuse ismaciil iyo sahra axmed jamac ee layidhaa mataano fadlan soo geli waxan kale dhaafoo
@DHAQANMAALONE
@DHAQANMAALONE 4 жыл бұрын
Brother cabdilahi qarshe wuxuu leeyahay laxamada ugu badan ee qaraamka waxaa laxamo badan lahaa isna saxardiid jabiye laakiin laxanka raaxeeye waxaa leh xudaydi oo ay u diiwaan gashantahay waxaad ka helaysaa waraysiga 4 qaybood ah ee SLNTV la yeelatay xudaydi iyo waraysiga saxardiid jebiye
@maogtahay4999
@maogtahay4999 4 жыл бұрын
@@DHAQANMAALONE aan ku saxo bro dhawaaqn ama laxankan waxa leh xasan xasan adan halac ihn iyo laxano kaleba waana ka horeeyey xudaydi iyo qarshaba anaga na waydii dhawr jeer oo live inogu heesi jireen kuluc iyo guroon jire oo yidhi xasan halac aya leh inkasto adigu aanad soo gaadhin lkn waxaad heleysa dhawr wareysi oo ninka raaxeeyaha loga hadhay kuluc sheegaya iyo dacarba xita ismaciil cagaf mar la wareystey abu dhabi uu sheegey inu ninkasi laha marka xudaydi laxano kale ayu leeyahay ka mid yahay rifoor iyo laxan kale dhalad marka hadaanu lahayn raaxeye burcaawi garanmaayo sxb
@maxamedcabdi5132
@maxamedcabdi5132 Жыл бұрын
Nini kan waa nin reer sugule caynaashe ah Alle naxriistii jannO haka waraabiyo Aad baan u taageera wallaahi 12/december2/2022 habeen sabtiya saacadda 10:56
@user-cx3dn6sj7n
@user-cx3dn6sj7n 8 ай бұрын
Aaaax allaha u naxariisto qabriga allaha u waasiciyo waayo waayihii wacnaa waxan idin leeyahay mhdsnidiin lkn soo wada waxaanoo kale waa loo baahan yahay sababtoo waa updateka maskaxda mobilada kaliya uma baahna updateka ee xataa bani'aadamkaa u baahan sida markaad meel doog ah oo qurux badan aad u dawaasho tagto xeebaha baadiyaha waa updateka maskaxda bani'aadamka soo wada qaraamiga mhdsanidiin
@abdiwahidbotankl4652
@abdiwahidbotankl4652 4 жыл бұрын
Laxankan riiftoon ayaa la.yidhaa
@kabanle1211
@kabanle1211 4 жыл бұрын
May riftoor maaha, waa Raaxeeye Gedda Zxp
@cumarahmed134
@cumarahmed134 Жыл бұрын
Codkan raaxeeye maxamed mooge cid kaga fiican ma jirrto alle how naxariisto laba doodaba
@theqodax
@theqodax 4 жыл бұрын
Laxankan sow Xudeydi ma sameyn?
@DHAQANMAALONE
@DHAQANMAALONE 4 жыл бұрын
Haa raaxeeye iyo riftonba isagaa lahaa sida la sheego
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 4 жыл бұрын
Raaxeeye Waxaa sameeyay Xasan Aadan Halac
@mohamedalimohamed6213
@mohamedalimohamed6213 3 жыл бұрын
@@khabiirqaraam7935 Raaxeeyo Xudaydi ayaa iska leh iska hubi sxb
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 3 жыл бұрын
@@mohamedalimohamed6213 kzbin.info/www/bejne/eoe3nnejqLOLnqM Waa tan sxb iyadoo laga war bixinayo ninka is kaleh
@mohamedalimohamed6213
@mohamedalimohamed6213 3 жыл бұрын
@@khabiirqaraam7935 sxb hees Lee arkaa lkn KZbin gal xudaydi iyo qarshe oo ka sheekaynaya
@danjire11baddacas3
@danjire11baddacas3 4 жыл бұрын
Raaxeeye makaan ku reeyaa
@moogeyare
@moogeyare Жыл бұрын
Who can guess who’s playing the kaban?
@yaxyec4972
@yaxyec4972 5 ай бұрын
Ahmed naji sacad
@zainabhudeidi9938
@zainabhudeidi9938 2 ай бұрын
Xudaydi. Walaal. Allah haw naxaristee . Abahay. ( The King of Oud)
@cambarocilmi3140
@cambarocilmi3140 4 жыл бұрын
maxamed axmed aabi shamraxa
@garaad.m.qaalib767
@garaad.m.qaalib767 3 жыл бұрын
laxanku waa burcaawi
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 3 жыл бұрын
Laxanku waa Reexeeye Gedda Sawdka Burcaawi waxaad ugu tagaysaa Cumar Dhuule & Maandeeq
@MohamedJundulaahi-bj1cv
@MohamedJundulaahi-bj1cv Жыл бұрын
Heesaha dhiuga cad kordhiya
@user-gk3jm5pr8b
@user-gk3jm5pr8b 8 ай бұрын
Kamankan gacanta macaan leh yaa tumaya ?
@shaafijeyte9021
@shaafijeyte9021 5 ай бұрын
Waa gacantii AUN Al ustaad Axmed Naaji Sacad.
@cabdicazizshiine2921
@cabdicazizshiine2921 3 жыл бұрын
Markhaan waayo waayo ruuney maxaad kusameysay aun odayga?
@ahmedabdi9928
@ahmedabdi9928 4 жыл бұрын
Pose kabanka yaa tumay inoo soo hela
@awilmohamed3257
@awilmohamed3257 4 жыл бұрын
Saalax qaasim baa tumaya sxb
@muktarali2311
@muktarali2311 3 жыл бұрын
No Ahmed naaji weeye
@khabiirqaraam7935
@khabiirqaraam7935 3 жыл бұрын
Waa caynkaa Kabanku waa Axmed Naaji
@somaliasomalibaleh7822
@somaliasomalibaleh7822 9 күн бұрын
Kabanka waa axmed naaji sacad ahn dhamaantood. 🎉🎉🎉🎉🎉😅
@hamsesaid7134
@hamsesaid7134 3 жыл бұрын
Funny.
@axmedrawax6613
@axmedrawax6613 3 жыл бұрын
1979
@axmedrawax6613
@axmedrawax6613 3 жыл бұрын
1979
女孩妒忌小丑女? #小丑#shorts
00:34
好人小丑
Рет қаралды 97 МЛН
Gli occhiali da sole non mi hanno coperto! 😎
00:13
Senza Limiti
Рет қаралды 24 МЛН
WILL IT BURST?
00:31
Natan por Aí
Рет қаралды 40 МЛН
The Joker kisses Harley Quinn underwater!#Harley Quinn #joker
00:49
Harley Quinn with the Joker
Рет қаралды 39 МЛН
Maxamed Axmed Kuluc 🔥Iyo Heesta "JEEDAAL"
9:44
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 1 МЛН
SIDA GEED CALEEN IYO (HEES)                 Abwaan Axmed Saleebaan Bide:
11:56
ABDIKARIIM MOHAMED DIRIR
Рет қаралды 9 М.
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "BELEDWEYN"
14:40
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 3,5 МЛН
HEESO TALANTAALI WAAYO WAAYO QAACI AH FANAANIIN BADAN DAAWO WACAN
2:16:19
Maxamed Axmed Kuluc oo hal heello ku wada qaadaya 3da teembo ee raaxeeye
11:13
Maxamed Axmed Kuluc 🔥 Iyo Heesta "XURMA DARAN"
5:56
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 67 М.
女孩妒忌小丑女? #小丑#shorts
00:34
好人小丑
Рет қаралды 97 МЛН