Heesta Webiga i sita

  Рет қаралды 140,008

Astaan

Astaan

Күн бұрын

Heesta Webiga i sita
Waxa hore u qaaday Khadra Daahir Cige
Erayada iyo Laxanka Cabdi Aadan Xaad (Qays)

Пікірлер: 133
@somnews6954
@somnews6954 3 жыл бұрын
Fanaanadii ugu quruxda badneed ee aan waligay fiirsado walaahi waa gabadhan ...qalbiga i dhaqaaqay mashalla❤
@cadeycali6723
@cadeycali6723 2 жыл бұрын
Midabkii xalaasha ahaa
@ysooyaalka6172
@ysooyaalka6172 3 жыл бұрын
Dadkiinan leh codkii Khadra mey keenin, ujeedadu Marna maahan inay codkaas iska radiso, waayo qofna qofkale codiisa si lamid ah uma keeni karo, ee ujeedadu waa in fankii iyo murtidii hore aan la iloobin oo jiilka cusub ay ogaadaan heesihii hore siday u wanaagsanaayeen.
@IbrahimMohamed-ti1nx
@IbrahimMohamed-ti1nx 2 жыл бұрын
Sax💯💯👏
@bagalxaranbaa1187
@bagalxaranbaa1187 2 жыл бұрын
Si fiican baad ugu jawaabtay walaal. Thanks👍
@bashirjama4283
@bashirjama4283 2 жыл бұрын
Aad iyo aad , qofna qof codkii ma keeno muhiimadu waa codka laxanka isagana barteedii bay dhigtay . thanks
@saynebsaleh9254
@saynebsaleh9254 4 ай бұрын
Waa run codka ma ahaa ee waa midhaaha heesta oo si sax ah logu heeso markasaay heestu qiimaheedi ledahay
@llppexpress9703
@llppexpress9703 21 күн бұрын
Maasha Allaah. Khadrana Allaah ha unaxariisto walaalayaal koofur iyo waqooyi 90 minutes ciyaarta Garoonka waa lays bedelaa Alleylahee Muna miyeysan Ahayn tii bedeli lahayd. Khaladka yarna waa lasixi. Aan dhiiri gelino hablaha iyo wiilalba. Waa mahadsan yahay qof walba .
@ahmedysn4865
@ahmedysn4865 2 жыл бұрын
Immisaa Wahee Webi Soo Rogmaday Igu Daray Bad Weyn Waxna Aanan Noqon. Amazing Old Is Gold.
@mohamedyusuf656
@mohamedyusuf656 2 жыл бұрын
Muna yaa salaam meesheedii baad digtay. Woow woow woow
@mokiyaz9892
@mokiyaz9892 2 жыл бұрын
Muna miski is my another khadra Dahir. Keep going.
@xasanmaxamad4429
@xasanmaxamad4429 3 жыл бұрын
Horto anigu gabadha lama yaabani, laakiin waxaan layaaba nahay dadkaan dhahaayo Khadra magaarto oo contentiga xun u soo qoraaya gabadha, walaahi tannaaba igala toon fiican ( 💯/ 💯 ) Khadra Daahir Cige. Laakiin horaa loo yiri nin walba iyo aragtidiisa, bal isku sii dhegeysta laba hees, oppologeys na ka bixiya, gefka aad gabadha u geysteen.
@arafoffcguumays6596
@arafoffcguumays6596 2 жыл бұрын
Waxba aanan noqon☝ Heestani waxay kabturjumaysa #Qof waayaha iyo waqtigu qar kala dhaceen hadana #Kalsoonidu ka dhiman☝ Aabahay wuxuu na dhihi jiray qofki ki dhaha cirkaan ka hayaa soo rid dheh. Waayo meeshu ka galo meesheda kalad adiguna ka gali. Allah raxma Aamin.
@searchrightthings.947
@searchrightthings.947 7 ай бұрын
Haaheey alle wayne hawnaxariisto aabana waaruntiisa inkastoo cid cirka sooduminkartaa jirin allihii abuurey mooye
@bagalxaranbaa1187
@bagalxaranbaa1187 2 жыл бұрын
Gabadhaan heestaan weey kusoo baxday maa shaa allaah. Xasuus hore hubaladii waaberi.
@mohamedaminali6594
@mohamedaminali6594 7 ай бұрын
تسلمين بنت بلادي الغالية ❤❤heesti asalka ahayd tana ka macaan.
@abdiomarimohamed6626
@abdiomarimohamed6626 2 жыл бұрын
Beautiful as she is! Wow I love this!!! Nice and pure! :)Muna special! Give thumps up!! Pls
@abdullahiali7121
@abdullahiali7121 5 ай бұрын
Astaan fanka Waa noolesay
@abdirahmansheekh5525
@abdirahmansheekh5525 2 жыл бұрын
Ninkii hadlayaaba hayska hadlee walee waa fanaanad muna yar hore usoco walaashay From hargaysa hoyga fanka soomaaliyeed
@bashirjama4283
@bashirjama4283 2 жыл бұрын
khuburo ayaa music ga ku fara yaraystay love it .
@alilondon
@alilondon 2 жыл бұрын
Webi baa I sitaa Imisaa wahee Webi wardheer so rogmadey igu daray badweynta badaha Hadana waxna aanan noqonin Amazing Muna cishqi 💖🔝💯👍😎
@alilondon
@alilondon 2 жыл бұрын
Muhiim maha inay khadra o kale noqoto wana jiilba jiilkii ka dambeeyay bay la xariiftiman o ay la micni yahiin jaceeladu Wayo iyaguu ku mataliyaa o way is jeclaaniyan o way is guursaniyan noloshooda mar xalad kastoo la so gudboonatey hadana waa laga heesayaa Waayuhu hadba siday aheyd jaceylku waayahiisu iyo siduu ugu darnaa ruux kastoo jaceylkii so marey noloshiisa Marka xigmadaha ay laheyd bay heestu ku cabireysaa heestu ee maha fanaaniinta kala qaadey iyo kuwa kale ee hadana sii qaadi doono marka waa Murti Jaceyl weeye heestu fanaanada Cusubna waa inay iyaduna markeeda lagu wada amaanaa iyada iyo Khadra Dahir ama fanaan kastoo ku qaada codkiisa intaba thanks beynu leenahay
@alilondon
@alilondon 2 жыл бұрын
💖Webi baa i sid-tee 💖 💖I wal waaliyaa 💖 💖Imisa wiil Waal💖 💖Wardheer kaga 💖 💖baxey wadaan 💖 💖Imisaa waheey💖 Webi wardheer 💖 💖So Rogmadey 💖 💖Igu darey badweeyn 💖 💖Hadana wohee 💖 💖Waxna aan noqon 💖 💖Wanaag ban sidaa💖 💖Jaceyl ban wodaa 💖 💖Adiguna wariiriguu 💖 💖Wehel iga dhigtaa 💖
@qodarabdulahi6620
@qodarabdulahi6620 2 жыл бұрын
Waaw saado cali astaan Caadi ma ahan fanaanada 2021
@ashaabdillahi3536
@ashaabdillahi3536 3 жыл бұрын
Cabdi qays heesii SNM Somaliland 💚🤍❤🌹
@anisaxuseenmaxamed9774
@anisaxuseenmaxamed9774 3 жыл бұрын
Munaay ina fanka iska daysida fiicnalahayd cod iyo muqaalba waad u leedahay masha allah lkn waa wano walasha ...
@haybaran798
@haybaran798 2 жыл бұрын
Alle HAW naxariisto mujaahidintii snm heestan waxa la sameeyay halgankii snm
@xasanmaxamad4429
@xasanmaxamad4429 3 жыл бұрын
Heestaan markii hore abwaanku waxa uu ku waaninaayey digtaatoorigii hore maxmed siyaad barre sidoow waxku wexey, eexdii iyo qabyaaladdii burburiyey dalka, haatana fariin buuxda OO loodiraayo farmaajo iyo teamkiisa cunauriyiinta.
@ahmedyaredhanaane7383
@ahmedyaredhanaane7383 2 жыл бұрын
Dad badan ayaa dhahay codkii khadra ma keenin Waxa la rabo in la keeno codka ma ahan ee waa laxanka Tusaale ahaan Sida laxanka meelaha is badalaya ama erayada la rabo in la jiido iyo in tiimbada musikada ama kabanka iyo codku is keeno
@ahmedabdi8486
@ahmedabdi8486 8 ай бұрын
Oof caleek si cajiiba loo tumaya si cajiibana way uqaaday mansha alah
@Mohamed-ig6hj
@Mohamed-ig6hj 2 ай бұрын
Yaa salaam. Wonderful song and very sweet to listen partially in the night.
@laacstudio107
@laacstudio107 3 жыл бұрын
Hees iyo Badh Cod Iyo Badh Keep Going Sister...
@khalidmohamed6987
@khalidmohamed6987 2 жыл бұрын
Abdi aden Xaad ( Abdi qeys) Alle Cimriga Ha U barakeyo Iyo Khadra Oo Hore Ugu luuqaysay, Waxan Iyana Ka dhicin fananada Da’da Yar.
@shuriye2377
@shuriye2377 2 жыл бұрын
🎶 🎵 🪕 🎼 icajabiye what a talented men 👏 👌 🙌
@mohamedosman3087
@mohamedosman3087 2 жыл бұрын
Gabadhaan wey cod wanaagsan, waana qurux badan weyna deggentahay, heestanna khadra daahir ayaa horey uga luqeeysay, iyadana codkeedii ayey keentay, mahaddanid walaal, from muqdishu. Hambalyaan ku leeyahay.
@jablibaax
@jablibaax 3 жыл бұрын
Xusuustii #khadra #daahir Erayadii #cabdiqays Araarta heestu jiib lahayd lakn kuwani umay samayn
@searchrightthings.947
@searchrightthings.947 7 ай бұрын
😂 Haa nio maxey la aamuseen waxba kamay qaaden kuwa aan waxba afka waxkatumayniin waydiiyo inay dhahaanbay ahyd alle hawnaxariisto khadra daahir
@axmedcabdilaahi4301
@axmedcabdilaahi4301 2 жыл бұрын
Aankoo saxo imisaa Imisaa waaheen webisoo rogmaday igu daray badweyn waxna aanan noqon Adoo walax sunniyo waabay cabaa waa kuu beryaa
@mowlidabdullahi3916
@mowlidabdullahi3916 3 жыл бұрын
Munaay waxaad tiraaxdaa Anoo walax sun iyo waabay cabaan waagu ii baryaa ayaa sax ah meesha aad leedahay anoo walaxsan sida kale sowturaxma muna miski walal qaaliya waa hees qaangaar ah heestu adna waad soo dhaweysey waqtiga hakuu wacnaado
@abdiomarmohamed1103
@abdiomarmohamed1103 Жыл бұрын
Wow
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 3 жыл бұрын
Muna miski wariye iyo fanan lahubo Allh ku xafido xidigta muqdisho like isara❤❤🇸🇴🇸🇴
@abdallashiine9019
@abdallashiine9019 Жыл бұрын
Miski naaa huuno walaal mcn habartii reer waqooyi oo kugu dhagan baaan arkayay e maa soo karbaashtid habarta habrta loowaayay
@farahjama3480
@farahjama3480 3 жыл бұрын
Heesaha khadra daahir midaan ugu jeclahay
@honestpoi8969
@honestpoi8969 2 жыл бұрын
dadkaan muuziga xetaa kahadalsiinaayaa Layaawey
@usamearwax2999
@usamearwax2999 9 ай бұрын
Heerka khadra dahir dahir gari markto sax Weyse shidan tahay
@cabdinuurmaxamuudmaxamed5326
@cabdinuurmaxamuudmaxamed5326 3 жыл бұрын
Axsan cod muna miski waa top
@saidosmanaden8532
@saidosmanaden8532 2 жыл бұрын
Keep up sister, Muna Allah Yacizak.
@hassandiriye6615
@hassandiriye6615 2 жыл бұрын
Inkasta oo aan heesi wax qof lagu dhiiri geliyo aanay ahayn haddana inantan way fiican tahay dadka lama caasiyo ❤❤❤❤❤❤❤🍬👍
@engineerpepe1624
@engineerpepe1624 2 жыл бұрын
codka alle haku siiyadiyo khadro dahir ayad iso xasuusise
@dahirmohamud2307
@dahirmohamud2307 3 жыл бұрын
Sidi la rabay ayey u qaaday waayo iyadu khadra maaha......
@cabdirizakyuusufcali9946
@cabdirizakyuusufcali9946 2 жыл бұрын
Caleek caleek msha alla wlhi cod ayey heydaa illah hakuu bara keeyo👍👍👍👍👍
@abdiomarmohamed1103
@abdiomarmohamed1103 Жыл бұрын
Special
@archialleli6516
@archialleli6516 2 жыл бұрын
Hal eray ayaan maqlay inu jabanyay Adoo walax sun iyo Waabay cabaa Waa kuu baryaa
@djimos9058
@djimos9058 2 жыл бұрын
Waa heestìi khadra daahir cige boqpradii jacaylka hakeedii baad dhigtey waaw
@muxudinxasan2433
@muxudinxasan2433 2 жыл бұрын
Woaaw
@abdifatahali4049
@abdifatahali4049 2 жыл бұрын
Kooxda Music-ga tumeysa salaanbaan siinayaa wlashey Muna hadafkii waad keentay
@jamalmoha5370
@jamalmoha5370 2 жыл бұрын
Heestan waxan dawaday 10 jer waxan kumatalay siyasinta Somali qarkod siday wadanka uu galayan waxan anan noqoneynin
@ALOOLQARAAM
@ALOOLQARAAM 3 жыл бұрын
Dhawr meelood ayay jabinaysaa ereyada heesta gabadhu.
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
زمزمز وجعلنا من الماء وانه لهو العزيز
@mbeenoit713
@mbeenoit713 3 жыл бұрын
Ofaa caleeeek, hees to ah iyo cod macaan🔥🔥🔥 waar gabadhan aabeheed yaa haya foonkisa aan weydiisto gacanteeda 🤔
@MohamedAhmed-mu3cw
@MohamedAhmed-mu3cw 2 жыл бұрын
Wiriiriga hadii wad lagaaga dhigo Ma ogtahay waqtiga lama waarayee.. Macnaha. Geeridaada. Wax uun ayaa Sabab lagaaga dhigi. Muna. Eessh calaa soowt wa suurah.
@iddle007
@iddle007 Жыл бұрын
I’ll
@caydaruscaydiid2458
@caydaruscaydiid2458 3 жыл бұрын
Muna miski. Haabaan kuu hayaa 🥰🥰
@Adam-rg2gt
@Adam-rg2gt 2 жыл бұрын
Waa koox soo baxday oo si wacan islugu dubaridan. Waxay u baahanyihiin abwaano heesaha u sameeya. Hore u socda oo fanka dhisa.
@MubYus
@MubYus 3 жыл бұрын
Hees wanaagsan oo xikmad leh.
@user-db4qe2uz7j
@user-db4qe2uz7j 8 ай бұрын
Sixid: imisaan waaheen wabi soo rogmaday
@Abdimalow433
@Abdimalow433 3 жыл бұрын
Anuunbaan wadkaygiyo waqtigaygu galine Waxbaad iilamaad hadhineee……
@sandhereabdullahi5088
@sandhereabdullahi5088 3 жыл бұрын
Muna cod iyo style ba waa "TOP" Lkn heestaan heesteedi mahan. Kumasoo bixin. Sidi khadra car yaa cunaha kahadalsiiya.
@waryaamedia8000
@waryaamedia8000 3 жыл бұрын
kaban songs 🔥🔥🔥
@blackshinea.k.aruleboy7945
@blackshinea.k.aruleboy7945 2 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/d6SzfIhvd7KagtU
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 3 жыл бұрын
Muna miski wariye iyo fanan lahubo Allh ku xafido
@axmediimaan9722
@axmediimaan9722 2 жыл бұрын
Nio teamkan muusiga tumaya magacood walaahi way iga yaabiyeen siday u tumayaan waa profissional.
@maxdar11
@maxdar11 2 жыл бұрын
Wiriiriga ma naqaan hadaan reer soomaalilnd nahay lkn waxaan u naqaan dhuxun kureeb ,,,, adoo walax suniyo waabay cabaa waa kuu baryaa wiriiriga hadii wad lagaa dhigo ma ogtahay wakhtiga lama waabiyee ...
@najibwerar6117
@najibwerar6117 2 жыл бұрын
Aaar jiibiya dee heeska waxba kuulamuu harineee
@juweriyocuumiyejuweriyocuu9525
@juweriyocuumiyejuweriyocuu9525 2 жыл бұрын
Khadra iyada kacodmcan
@mohamedosmanbuuh7497
@mohamedosmanbuuh7497 2 жыл бұрын
Masha Allah noloshu waa habeen madow
@somalidadusseldorf2349
@somalidadusseldorf2349 3 жыл бұрын
Aaax aaaax hestan adbay agtayda ugu wayntahay gabadhaan halkeda ayey dhigtay realy waxan dhegesanayay hestan 2002 dii
@mohamednour4793
@mohamednour4793 3 жыл бұрын
Mashaaa allah gabdha ayaaba ka helley runtii heesta awal ayaan aqaaney heesta runtii lkn gabdhu waab cajiib
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 5 ай бұрын
Hees xusid mudan
@djmunirmofaarax9526
@djmunirmofaarax9526 3 жыл бұрын
Muna miski boqorada codka mcn allow isha hareer mari aamin aamin
@SanaagSomaliland
@SanaagSomaliland 2 жыл бұрын
Heestan waxay ahayd mid siyaasad ah, waxa loola jeeday Afwayne iyo xukumadiisi iyo siday u xasuuqday dadka rer Somaliland. Waxay soo baxday 1987... Wabiga waxa u taaganyay nidaamkii Faqashta...
@ashaabdillahi3536
@ashaabdillahi3536 3 жыл бұрын
Xusuustii khadra dhool
@Nexxett
@Nexxett 2 жыл бұрын
Gurbaanka kii qaraamigaaa kaga leh ... Shaqo wanaagsan !
@mohamedabdifarah373
@mohamedabdifarah373 3 жыл бұрын
Heestan 1988 eryadii c.qays
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
ما ء
@abdiomarmohamed1103
@abdiomarmohamed1103 Жыл бұрын
Too cute!❤️
@ashaabdillahi3536
@ashaabdillahi3536 3 жыл бұрын
Wey Yara khaldeysaa cabdi qays ka dacweeya
@Akshey-films
@Akshey-films 3 жыл бұрын
Muna Miski hees dhaxalgal ah baad dib noo xusuusisay waad mahadsantahay
@sharifmahamud2993
@sharifmahamud2993 Жыл бұрын
و على جنو بهم
@suujisuudi482
@suujisuudi482 2 жыл бұрын
Kkkkk heestan 1988 ayaa abwaan abdi qays sameeyay isagoo ujeeda dawladi kacaanka dad qaar ayaa jacayl moodaya wa sarbeeb 😅😅🙏
@sharmo5893
@sharmo5893 3 жыл бұрын
Fankii xalaasha ahaa waakan
@idirisali572
@idirisali572 3 жыл бұрын
Muna miski ninkan kaban fiican fiican u iibiya adaa meesha ka madaxee
@MubYus
@MubYus 3 жыл бұрын
Cod macaanaa.
@asliahmed-murmann7538
@asliahmed-murmann7538 2 жыл бұрын
Super 👍
@afiarte8318
@afiarte8318 2 жыл бұрын
waa toppe sida ay u qaadaysa
@archialleli6516
@archialleli6516 2 жыл бұрын
Qofna qofki ma noqdo balse wey heestay waliba si qurux badan
@cirjiidh77
@cirjiidh77 3 жыл бұрын
Gabadhu Khadro Daahir ma noqon karto laakin 85% waa keentay heestii Hurdo wanaagsan ayan kuu Rajaynaa walal.
@mohammedabdi7061
@mohammedabdi7061 3 жыл бұрын
Sharif ajaa Sax baad ku tahay. Way ku dhowdahay Mamo Khadra Dahir Egah.
@mustafadiriye1013
@mustafadiriye1013 2 жыл бұрын
Heestani waxa, sameeyey cabdi qays. Waay waayo iyo SNM. Iyo afwayne barre ayuu la hadlayaa
@hasanduqow4337
@hasanduqow4337 3 жыл бұрын
Hesta iyo codka miyey isleyhiin
@milgiaxmed4445
@milgiaxmed4445 3 жыл бұрын
Top
@barefootprofessor3455
@barefootprofessor3455 2 жыл бұрын
Hablaha iminkuu wada sanqo ayay leeyihiin iyo waji wareegsan waaba cajiib
@TheZackfilms
@TheZackfilms 2 жыл бұрын
Qofna qof kale 100% codkiisa ma keeni karo laakin aniga siday ila tahay aad bay usoo dhaweysay.
@siid-calicabdi651
@siid-calicabdi651 2 жыл бұрын
Muna miski the girl somalia is a beautiful thanks very much is love you me any time i hope excellent every much any time i hope excellent every much any time i hope excellent every much any time i hope excellent every much any time i hope excellent every much any time i hope excellent every much song sweets thanks very much is love you me any time i hope excellent every much any time i hope excellent every much any time i hope excellent every much
@abdullabdhu3853
@abdullabdhu3853 2 жыл бұрын
War ilma aderayalow gabadhu waa qoloma??
@mmhhgg22
@mmhhgg22 3 жыл бұрын
Heesta ciyaarta ka daa
@bagalxaranbaa1187
@bagalxaranbaa1187 2 жыл бұрын
The starter kaban killed me walaahi.
@calicabdiraxmaan8480
@calicabdiraxmaan8480 3 жыл бұрын
Muna miski. faar. faar. Anoo walax san? iyo waabaay cabaa Waagu ii beryaa. Anoo walax sun iyo waa baay cabaa waagu ii beryaa
@oogsare9899
@oogsare9899 3 жыл бұрын
Hees iyo bar.
@abdisamaddirir3740
@abdisamaddirir3740 2 жыл бұрын
Qurux iyo cod
@haruunciise9112
@haruunciise9112 2 жыл бұрын
Halkedii may dhigin lkn way ku dhawaysay??
@muusiga
@muusiga 6 ай бұрын
Fanaanadani inay Yemen u dhalatay inta og like 👍
khadra Daahir & heestii Webiga i sitee i walwaalayaa (wiriiriga)
8:34
Magic or …? 😱 reveal video on profile 🫢
00:14
Andrey Grechka
Рет қаралды 72 МЛН
The CUTEST flower girl on YouTube (2019-2024)
00:10
Hungry FAM
Рет қаралды 46 МЛН
МЕБЕЛЬ ВЫДАСТ СОТРУДНИКАМ ПОЛИЦИИ ТАБЕЛЬНУЮ МЕБЕЛЬ
00:20
Qaaci Show | Khadar Keeyow | Astaan Tv | 2020
20:40
Astaan
Рет қаралды 1,1 МЛН
QAACI SHOW JIGJIGA 2020 SESSION 2
30:42
DJ CATOOSH PRODUCTION
Рет қаралды 40 М.
Muna Miski - Heesta - Liibaan maleh - Astaan Music 2021
8:39
Astaan Music
Рет қаралды 273 М.
MUNA MISKI | HADDUU BEERKU QAYBSAMO | LIVE STAGE | OFFICIAL VIDEO 2022
6:38
DARUURAHA HILAACIYO  XASUUSTI  SACAADO ALLAALE (MUNA MISKI)
6:09
Muna Miski
Рет қаралды 108 М.
MUNA MISKI HEESTA - DAYA DAYAA MA DALE XUSUUSTII MAGOOL
6:21
Muna Miski
Рет қаралды 334 М.
Magic or …? 😱 reveal video on profile 🫢
00:14
Andrey Grechka
Рет қаралды 72 МЛН