HEESTII (ADUN BAA DARAADAA) ABDIJABAAR AL-KHALIIJI

  Рет қаралды 820,159

SUGAL LYRICS

SUGAL LYRICS

Күн бұрын

SUGAL LYRICS

Пікірлер: 346
@Updullahimohaz9
@Updullahimohaz9 6 ай бұрын
Who is listening 27/3/2024. Time 2:33 Am😢❤ Black night 🌃
@badriahmed2999
@badriahmed2999 5 ай бұрын
28- 4 -2024 time 2: 31 Am
@LuisAlamari
@LuisAlamari 4 жыл бұрын
saqdhexe 2020 meel kamida saxaraha carabta 🔥
@madarqase6437
@madarqase6437 4 жыл бұрын
Apdulhakim Alamari Yur dheh carab oo yurub usookac
@ridwaanmoha3895
@ridwaanmoha3895 4 жыл бұрын
War manooshahay wll
@LuisAlamari
@LuisAlamari Жыл бұрын
Ha wa Nolahay 😂
@ikhlaasabdirahman1074
@ikhlaasabdirahman1074 9 ай бұрын
2024 cawan jecelstay ina dib u dhagesto😌💗
@Kalaqeybi
@Kalaqeybi 4 жыл бұрын
Who’s listening this song 2020?
@abdinazirhassan4139
@abdinazirhassan4139 4 жыл бұрын
Me
@somalidamaantamedia
@somalidamaantamedia 4 жыл бұрын
Amiga
@sugallyrics7564
@sugallyrics7564 4 жыл бұрын
ayan action you sloomst have 1500 subscribers in KZbin shaqo wacan!!!
@iamhaleel
@iamhaleel 4 жыл бұрын
@abdirahmanmohamed7955
@abdirahmanmohamed7955 4 жыл бұрын
Me
@umumohamed1071
@umumohamed1071 4 жыл бұрын
heestan xasus bay igu leedahay waxay ixasuusii yaraantaydii iyo gurigayagii oo aan hooyaday hadba dhinac udaba ordi jiray bay markay shaqaynayso qaadi jirtay codkana sidiisay ukeeni jirtay long time isma arag hoyaday alh farxaf ha nagu kulansiiyo
@cadnaanxusenabuukar371
@cadnaanxusenabuukar371 4 жыл бұрын
Insha allh si badqab isku arki dontaa walal
@samiirosiman7556
@samiirosiman7556 4 жыл бұрын
Oh I.a mcnto idinko nbd qaba alle ha idin kulin siiyo
@zakimagan5791
@zakimagan5791 3 жыл бұрын
inshaAllah walaalo anigaba hooyadey mudo 20 sano kudhaw ma arag duruufo jira awgood Ilaahey Hanala kulansiiyo hooyooyinkeen anago bad qabna Amiin. Isoo ducee anigana waan kuduceynayaa ee mahadsanid
@asadyare3666
@asadyare3666 3 жыл бұрын
Hoy hoy hoy MA dawecadadaa baa MA anaad igu dayeysaa MA jirkey damqanaya kugu olin my Rumaaneey
@javieryukovic1335
@javieryukovic1335 4 жыл бұрын
Deeqo Jamac gacaliso waxaa tahay boqorada nolosheyda😍 aduunkaan kuu jclhay Bae ❤👑
@Calikamiin-u1t
@Calikamiin-u1t 6 ай бұрын
Waan hubaa heestan miraha macaan inaad dib usoo raadisay 13 april 2024😢❤
@wiilsomali5933
@wiilsomali5933 5 ай бұрын
Legend wan ku salamaya, wan dageysta since 2012
@MohamedAhmed-gq4xy
@MohamedAhmed-gq4xy 5 жыл бұрын
Like halaygu sharfo qofki dawanayaa 2019 like me hdad qaraboh tihiin
@najjsugulleh9651
@najjsugulleh9651 4 жыл бұрын
2020 Yaa DhaGeYsane
@hassanmuse2612
@hassanmuse2612 4 жыл бұрын
Aniga wllo12 march 2020
@bashkaabdirizak2180
@bashkaabdirizak2180 4 жыл бұрын
And me
@wiilkriyadh9771
@wiilkriyadh9771 4 жыл бұрын
Anig xili walp
@shumacaziz1895
@shumacaziz1895 5 жыл бұрын
🔥🔥🔥🔥🔥 like isaar hadaa dwaneysd 2019 Adna aqal dugsoon baa dwadii nafteydaa iga daawataa yoo hadba goor iga eegtaabaa🔥🔥😭
@nastaahmed9530
@nastaahmed9530 5 жыл бұрын
Shumaca asis 😢😢😢😢😢😢😢😭😭😭😭😭
@yaxyexayle7833
@yaxyexayle7833 5 жыл бұрын
Hdi ad dawanyso 2019 heestan like sar
@mustafefoozi6056
@mustafefoozi6056 4 жыл бұрын
zxp like isar
@abdirisaaqiise141
@abdirisaaqiise141 3 жыл бұрын
2021
@cabdisalaanadan4061
@cabdisalaanadan4061 Жыл бұрын
13/6/2023 maalin salaasa inshe allahe sabtida 17/6/2023 Imtixanka From 4 ka U fadhisan doona Allahe ha noo fududdeeyo 😢😢💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖
@MohamethHusien
@MohamethHusien Ай бұрын
Xasuus bay igu leedahay heestasi 9 sano kahor dhegaysan jiray gabar aan saayid ujecla ayaan uqadijiray lkn alx manta waanda noolhay dhawaana wan aQal galayna inshallah ❤
@mohamedbashe2524
@mohamedbashe2524 4 жыл бұрын
heestan adban ugu cod macanahay waxan ahayy qofka kaliyaata ee aminsan inu hestan isagu ku haboon yahay
@daudroble2563
@daudroble2563 4 жыл бұрын
Inaan xaqiijino baan rabnaa inaad ugu cod macaan tahay laakiin sidee?
@mohamedbashe2524
@mohamedbashe2524 4 жыл бұрын
@@daudroble2563 numberka whatsapp kaga isheeg aniga cod kuguso diraaye sxp...
@sumayomohamedmohamud6992
@sumayomohamedmohamud6992 4 жыл бұрын
mohamed bashe kaaga noo sheek aan kaala soo hadlee
@daudroble2563
@daudroble2563 4 жыл бұрын
Yes kaaga noo sheeg aniga iyo sumayo waan rabnaa codkaada inaan maqalno
@zuhaybaapdi1831
@zuhaybaapdi1831 4 жыл бұрын
Somali mohamed waa wada fanaan 🔥🔥🔥🤣😂
@yarantixajikaxajika3647
@yarantixajikaxajika3647 4 жыл бұрын
Ma jirkan idamqanayaan Kugu oo lin hunow😭😭😭2020 may 6 time 04:20 😭 arbaco
@beerdilacashemrlove4226
@beerdilacashemrlove4226 4 жыл бұрын
Sorry
@gureyare2451
@gureyare2451 4 жыл бұрын
😭😭😭😭 iga oysiisay abyo qalbiga alaha kuu xijiyo samirka badi
@yahyaolad
@yahyaolad 4 жыл бұрын
Waa xanuun hdan caashaqa lagula qabin halkeesna jiro😭😭
@mssanisa8154
@mssanisa8154 4 жыл бұрын
😭
@amal-4c3
@amal-4c3 4 жыл бұрын
😭🥺 sorry abayo
@axmedcumar3718
@axmedcumar3718 9 ай бұрын
Waxaan Hees waa dhaaftey ❤❤❤❤
@iamhaleel
@iamhaleel 4 жыл бұрын
Aduunbaan daraadaa Daliilyada habeenkii Dugsi kama fadhiistee Debedaha wareegaa Adna aqal dugsoonbaad Dawadii naftaydaay Iga daawataayo Hadba doc iga eegtaaye Ma dabeecadaada Maanad igu dayaysaa Ma jidhkay i damqanayaan Kugu oolin deeqaay Anigoo dayoobo Degel laga hayaamiyo Guri laga dal doorsaday Aawadaa dul joogaa Adna dahab la moodyeey Aduun barwaaqa Deercad ku maasha Dareen li'i u jiiftaa Hoy hoy hoy hoy Ma dabeecadaada Maanad igu dayaysaa Ma jidhka i damqanayaan Kugu oolin deeqaay
@asturtva
@asturtva 4 жыл бұрын
Erayo sax ah.
@xawabare3716
@xawabare3716 3 жыл бұрын
@abdiwalikalif8399
@abdiwalikalif8399 2 жыл бұрын
❤💎✅
@farahadan5587
@farahadan5587 Жыл бұрын
Mirihii o sax
@qadroqali2472
@qadroqali2472 4 жыл бұрын
Rera hes ma ihi lkn hestan bejka ugu horeyo saxipbkeyga iqaday sas uso radiyay intakle hesta ima nurayn intan codkisa kamaqlay moye danbi ha igu ahate wan dhagestay ilah calaf haiskuken daro my nolosheyda ❤️💍❤️
@sugallyrics7564
@sugallyrics7564 4 жыл бұрын
qadro qali aaamen walashey noqda kuwii is calmado!!!
@awomohamed9825
@awomohamed9825 Жыл бұрын
🤔2yr ago wooow
@azizahassan9308
@azizahassan9308 4 жыл бұрын
This song is making cry more than it deserves anyway old is good and gold.💕
@hassanmahamed7919
@hassanmahamed7919 4 жыл бұрын
Memories bring back memories
@hon.abdirahmanchinese312
@hon.abdirahmanchinese312 4 жыл бұрын
Actually this song Is lit with lots of thoughts
@ZackNoor23
@ZackNoor23 4 жыл бұрын
@Aziza Hassan Abayo you are making me cry. Hasustathi hoos igureeb
@mohamedfarhaan8545
@mohamedfarhaan8545 3 жыл бұрын
@@ZackNoor23 😂🤣🤪🤣🤣🤣🤣
@somalitigress2703
@somalitigress2703 3 жыл бұрын
It is soo deep😪😪
@salmahussein2198
@salmahussein2198 4 жыл бұрын
Hooy hoooy hooy ma dabeecadaa baaa ma anaad igu dayeeesa ma jirkay idamqanayaa kugu ooolin deeqoow😢😢😢😢😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@yaasirtikle.
@yaasirtikle. 4 жыл бұрын
Aniga marka yara hoyade deeqow i dhahi jirtay aniga ma iga wda 🤣
@sakipoi5986
@sakipoi5986 3 жыл бұрын
@@yaasirtikle. 😂
@princessemilliana4727
@princessemilliana4727 4 жыл бұрын
I like this song 😭❤
@samirbwoy7798
@samirbwoy7798 4 жыл бұрын
Sidkle shrfy
@madobehussein5334
@madobehussein5334 4 жыл бұрын
I love it too❤❤😍😍😍
@aboubakerabdikhaireh9489
@aboubakerabdikhaireh9489 2 жыл бұрын
Me too wlhi🥺😔😭
@abubakarsadiiq291
@abubakarsadiiq291 2 жыл бұрын
@@samirbwoy7798 I have no plans we Haven no power at all albums and bar 🍻🍺🍺🍺
@zakkyqarre7828
@zakkyqarre7828 Жыл бұрын
Af a😢❤
@Cabdalllah
@Cabdalllah 2 жыл бұрын
Alla xasuustaasu igu dheeraa 2001dii ilaa 2004tii Gaalkacyo ❤️
@daudroble2563
@daudroble2563 4 жыл бұрын
Mid kamid ah heesaha ugu macaan heesaha soomalida
@nuurshasha3712
@nuurshasha3712 10 ай бұрын
I still listening this song 15th December 2023 aduunbaa daradoor at time evening old is gold ❤😊
@aishasharaf823
@aishasharaf823 4 жыл бұрын
Hadii aad dawaneyso 2020 like isaar
@nawalabdikani9366
@nawalabdikani9366 4 жыл бұрын
2020 ya joga
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 7 ай бұрын
Maxay hees dhaaftay "aduun baan daraadaa" 09/03/24 9:00 subaxnimo dhagaysanaya Waliba jawi degan rooban 😊❤
@serabtaserabta1299
@serabtaserabta1299 5 жыл бұрын
Heestan love an ku ahy inee iga oo kale waaye ❤️❤️❤️❤️❤️
@Dahabojano487
@Dahabojano487 8 ай бұрын
15/2/2023khamis 5;11pm jawi dagan❤️😊
@abdiqani7892
@abdiqani7892 3 жыл бұрын
Waa nin habarjaclo ah oo waliba duriyadi yeesif mahameda 🔥💪
@kawsarkaftan2400
@kawsarkaftan2400 2 жыл бұрын
Waa nin leelkase wliba maxamud cali ah isaaq baa reer abti uah
@bashirkahie2849
@bashirkahie2849 4 жыл бұрын
I've listened to this song more than 50 times in this year 2020 😭❤😭 I love it really
@mawlidhussein36
@mawlidhussein36 4 жыл бұрын
The best song sln boqortkoyo somalaay from canada
@keydsan
@keydsan 2 жыл бұрын
my inader abdul jabbar viva hjeclo 💚🤍❤️🥰🥰
@mohamedadem4154
@mohamedadem4154 4 жыл бұрын
Deeqa xuseen cawil ciise ⁦♥️⁩⁦♥️⁩⁦♥️⁩
@shucaybmohamed4117
@shucaybmohamed4117 4 жыл бұрын
Tolow yaa dhagaysanaya 2020
@aziaarawelo7964
@aziaarawelo7964 4 жыл бұрын
Intan raadiyay soo helay marka kasoo dhagaysty taysiir iyo tartankih hibada codkah hargaysa Ma dabeecadada ma anaa ugu dayaysaa😥☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️
@sugallyrics7564
@sugallyrics7564 4 жыл бұрын
enjoy it walaalo!!
@SAFWAN.0.499
@SAFWAN.0.499 4 жыл бұрын
sido kle walhi wiilkas waa laga hiliyeey isaag ugu cod macana heestana meesheedu dhigay 😭
@wiilsomali5933
@wiilsomali5933 6 ай бұрын
Adna dahab la modyey adun barwaqa dabecad kumasha daren le u jiifta, legend Cabdijabar Alkhaliji hestan ugu jeclahay ilaa yaraantedydi degeysan jirey 2010 up to now 2024
@kaapacudon8009
@kaapacudon8009 6 ай бұрын
Me this soNg heart toching🥺
@ZaareDaahirmaxmad
@ZaareDaahirmaxmad Жыл бұрын
Heesta waaxa ibaray oo waliba codkise halasige leh igu qadi jiray inan noloshayde buswayn kaqabsaday 2022/4/13 wuxu ahaa qof deeqsiye qalbi wangsan ixtiram badan geesiya plze maanta wuu ige hoseyaa📝⚰️🥺wll hadad qoralkan further igu ducee in alle qabrige u waa siciyo🤲🥲 kumanicin kumane ilawin qalbigad qasri kadhigatay Alle akhiro hanugu kulanseeyo 🥺
@ubaxcabdi2690
@ubaxcabdi2690 10 ай бұрын
Alle qabriga hawasiciyo abayo🤲🏻
@AbdiqaniAbdullahi-x7c
@AbdiqaniAbdullahi-x7c 2 ай бұрын
Amiin
@WondsenDestaWondsenDesta
@WondsenDestaWondsenDesta 8 ай бұрын
I love this song specialy Fozia Hersi Guled I miss you 💘💖💔💔 say something were are you? 😭😭😭😭!
@jamilaaa8164
@jamilaaa8164 4 жыл бұрын
My aabo used to listen to this song when I was a child❤️ memories memories♥️♥️
@NjorogeKalulu
@NjorogeKalulu Ай бұрын
7/9/2024/ it's time to remember
@Nuurkeyhaji
@Nuurkeyhaji Жыл бұрын
❤❤❤❤Adna aqal dugsoon baad dawadii nafteeydaa iga daawataayoo hadba dooxa iiga eegtaa
@Ciciczi
@Ciciczi 3 жыл бұрын
I love this song walahi it remind me my cousin back in Kenya may Allah give him jannah he died 1998
@harunhashi5365
@harunhashi5365 4 жыл бұрын
Alla maxaan dhagaystay anigo dugsi iyo school aada jaceyl yarna i hayo old is gold:)
@mustafabdifatahomar1105
@mustafabdifatahomar1105 4 жыл бұрын
😂😁😅
@awomohamed9825
@awomohamed9825 Жыл бұрын
😂😂😂😂jcylkii yaraa kawaran halkuu ku danbeeyay
@awomohamed9825
@awomohamed9825 Жыл бұрын
2022
@sowdobeauty
@sowdobeauty 4 жыл бұрын
Waa 11:44pm habeen saq dhaxe september 8 2020 waa habeen arbaca ah ma dabeecadaada ma anaa igu dayeysaa 🥊
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 11 ай бұрын
Lgend abdijibar khalifa.❤
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
Anigoo dayooboo.. Dagal laga hayaamiyooo.... Guri laga daldoorsaday. Awadaa dul joogaa😔😕
@abdallaahmed5707
@abdallaahmed5707 2 жыл бұрын
23/12/2021 I love this song 😭❤️ Old is good and gold
@zarazara665
@zarazara665 3 жыл бұрын
It's 2021...it's my number 1 song Still.
@housseinmed8160
@housseinmed8160 4 күн бұрын
Heestan waa calaacal runtii waxan xasuusta waqtiyo qaar on jacayl la meraysanayay !!
@umeymaqurux739
@umeymaqurux739 3 жыл бұрын
Hestan 2017 /9/17 aad baan u dhgeysn jirey xasuus bey igu ledahy xanuunkii jcyl ee isoo mary danbi dhaaf alle ha iga dhigo xasuus ku nolahy ilaa hda jcyl waa la,igu kari la, yhy 🥲
@dhemaneygarad692
@dhemaneygarad692 5 жыл бұрын
I have been looking for this song 5 years finally got 😊😊😊
@sugallyrics7564
@sugallyrics7564 5 жыл бұрын
Let me know your favorite songs I will make it IA
@mohamed137
@mohamed137 4 жыл бұрын
Wlh habeysane waaye hestan cabdijabar alkhaliiji
@abdullahimohamed16
@abdullahimohamed16 Жыл бұрын
26/1/2023 Waxaan dhageysanayaa caawa oo ah habeen jimco ah waxaan si toos ah usoo aaday KZbin si aan ugu raaxeysto heestaan❤️‍🩹
@shamsumohamed
@shamsumohamed Жыл бұрын
I listen this songs till my childhood in suķyare jijiga city where I was grown in my kid time and hear in Mr omer shop there was in such a beautiful memorise and lovely time.
@CadihakiinCalijaama
@CadihakiinCalijaama 6 ай бұрын
😢majidhakay damqanayaaa ❤
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 5 жыл бұрын
2019🙆‍♂️🤷‍♀️
@nicimayuusufmaxamed1682
@nicimayuusufmaxamed1682 3 жыл бұрын
Dareen liid ku jifaad pepi 🤩💋💋
@abdihakemqurbo5712
@abdihakemqurbo5712 5 жыл бұрын
Yaa Sallaam! Wax walba hees lama dhaho.
@mohamedabdi4116
@mohamedabdi4116 2 жыл бұрын
Ilaahow Naag aqli badan oo diin leh oo wngsan calaf igu dar dumar waa balaayo Lo baahan yahay
@drsfanniabdul10
@drsfanniabdul10 2 жыл бұрын
Hhhh
@adnanabdiwali2246
@adnanabdiwali2246 Жыл бұрын
Heestan waxaan dhagaysanayaa wakhti jacayl daran igu kaliyaystay😢 Ma dabeecadaa baa ma anaad igu dayaysaa ma jirkeey damqanayaan kugu oolin r💔💔
@misbaxaxmed1962
@misbaxaxmed1962 Жыл бұрын
Sorry wll😢😢😢
@mukhusen8795
@mukhusen8795 4 жыл бұрын
A great Somali song
@pubgval0gs121
@pubgval0gs121 5 жыл бұрын
Alla maxan rad shay majirka idan qana yan kugu olin deqay 👉🇸🇴🤟🤳🏃‍♀️🤱🏃‍♂️
@cabdale7539
@cabdale7539 Ай бұрын
waxaaN heez lama oraan karo ❤
@daafahamedia8567
@daafahamedia8567 Жыл бұрын
Cabdisalan Jimmy waa ka hadashina musiga
@mohamednourgoodah4469
@mohamednourgoodah4469 7 ай бұрын
❤ I just got
@hawiiboruu1838
@hawiiboruu1838 Жыл бұрын
Me oromo from USA love this song even I don’t understand what it’s mean ❤
@heartdropmoali1908
@heartdropmoali1908 Жыл бұрын
You are Ethiopian. But your tribe is Oromo
@SalamaSicid
@SalamaSicid 8 ай бұрын
Song🥺💔
@jibaaxogamer225
@jibaaxogamer225 Жыл бұрын
Faarax axmed. Mana ad igiidayaysaa
@halimamful
@halimamful 4 жыл бұрын
This song is making me very emotional 😭 old is gold🥺❤️❤️💔💔💔
@hodonahmed1477
@hodonahmed1477 4 жыл бұрын
2020
@user-NNN_
@user-NNN_ 4 жыл бұрын
What a powerful song with powerful voice🥰.
@munadagan2301
@munadagan2301 4 жыл бұрын
Heestan wan jeclhy xaqiiqtan
@mohammedel-haji568
@mohammedel-haji568 3 жыл бұрын
Anigoo dayoobo Degel laga hayaamiyo Guri laga dal doorsaday Aawadaa dul joogaa. Adna dahab la moodyeey Aduun barwaaqa Deercad ku maasha Dareen li'i ujiiftaa. Kala-maan!!
@bulshaawi1342
@bulshaawi1342 9 ай бұрын
20/12/2023 19:44 Habeen arbaco sii baxyso Burco ayaan kadwanaya❤
@fatumamohamed8757
@fatumamohamed8757 4 жыл бұрын
2020 still gives the chills, what a song.
@abdiabdilleadan4560
@abdiabdilleadan4560 Жыл бұрын
Deeqa, my queen 👑
@ahmedelmi2011
@ahmedelmi2011 4 жыл бұрын
That's great our folks.
@fatizahamud6910
@fatizahamud6910 3 жыл бұрын
I looooooove this song indeed old is gold it's one of my favourite songs
@ikraanmire6482
@ikraanmire6482 4 жыл бұрын
2020💗
@somalilanddhalad3277
@somalilanddhalad3277 4 жыл бұрын
Ya dhagaysanaya malinta 2019 ugu danbaysa
@Top_G1st
@Top_G1st 3 жыл бұрын
Heesta miraheeda qoraal ahaan waa adinka qaldan yihiin
@_wll____
@_wll____ Жыл бұрын
Old is gold
@sumaliagood4833
@sumaliagood4833 4 жыл бұрын
Wooow mxan waqti dhageyste ax🙆‍♂️ ma jirkey damqanaya kugu oolin Nasray🙏
@omarshoolichannel5832
@omarshoolichannel5832 4 жыл бұрын
Heestaaan wanku heesta xasuuusa isoo tabsiisaa
@abdullahiisack4427
@abdullahiisack4427 4 жыл бұрын
If you have my record and you listened this song on Radio raise your hand🤚🤚🤚🤚.
@bashkaabdirizak2180
@bashkaabdirizak2180 4 жыл бұрын
Best hees erayada meelfogbay tabanayan
@abdiagoon7020
@abdiagoon7020 4 жыл бұрын
Hees lama goodle oo igu socoheeso taneey leemba arki hadiimba makhlo walax walax leemba dareemee😀😀😀😀😀😀🤣🤣🤣🤣🤣🤣😛😛😛😛😛😛😛😛💯💗💗🙈🙈🙈💯👌👌👌👌👌👍🏾👍🏾🙌👍🏾👍🏾🦻🦻🦻🦻🦻👅
@abdallamohamed5794
@abdallamohamed5794 3 жыл бұрын
Tuesday 19 January 2021 @ Garissa, Northeastern, Kenya. Hees kahadleyso mucaashaq miduu rabe ay Soo milicsan dareenkiisa. Miraaha: Axmed saleeban bide Riwaayadii: xishood iyo jaceyl.
@sacdiyosaidwarsame8362
@sacdiyosaidwarsame8362 5 ай бұрын
9/5/2024 11:30 Am😢
@faarahcabdullaahi1367
@faarahcabdullaahi1367 4 жыл бұрын
Axsan soot keep forward
@abdirahmanfarey9387
@abdirahmanfarey9387 3 жыл бұрын
Hestan xasusa walhi gabar aynu sxbibo aheen waqatigii jamacada ardeyga aheen waqtii walbo noqadiijirteya ango dhowra ah
@hamzepirlo7353
@hamzepirlo7353 2 жыл бұрын
11 months After Ayaan Reply Kuu soo galy ma Nooshahy Tolow
@abdirahmansiciid8197
@abdirahmansiciid8197 4 жыл бұрын
Heestan markaan marqaamo dhagaystaa
@xubbifx509
@xubbifx509 3 жыл бұрын
2021 yaa wali dhagaysanaya💯♥️
@ciu.applynow
@ciu.applynow 2 жыл бұрын
2022 anyone 🥺😭
@abdiwelly2982
@abdiwelly2982 3 жыл бұрын
Doc iga eegtaa weyan
@FactryMade
@FactryMade 3 жыл бұрын
2021 and still rocking
@naimaalimohammed7766
@naimaalimohammed7766 Жыл бұрын
2023 🎉😢❤
@hassanmohamed2890
@hassanmohamed2890 4 жыл бұрын
2005 \2020 longe time i love this song
@bushragarwayne8208
@bushragarwayne8208 4 жыл бұрын
😭😭😭😭😰😰😰😰 ma jidhka i damqanaya kugu ooolin 😎
@Axmed_Hobyo
@Axmed_Hobyo 3 жыл бұрын
Nothing feels like listening to this song when you are actually obsessed with love 😓🌹
HEESTII  ADUUN BAAN DARAADAA    CABDI JIBAAR KHALIIJI
4:21
Moha Burcaawi official
Рет қаралды 261 М.
Heesta Onkod - BOQOL - Hees Qoran
5:57
SomaliLyricsSong.
Рет қаралды 10 МЛН
Ozoda - Lada ( Official Music Video 2024 )
06:07
Ozoda
Рет қаралды 27 МЛН
Mom had to stand up for the whole family!❤️😍😁
00:39
Synyptas 4 | Жігіттер сынып қалды| 3 Bolim
19:27
kak budto
Рет қаралды 1,1 МЛН
Стойкость Фёдора поразила всех!
00:58
МИНУС БАЛЛ
Рет қаралды 7 МЛН
Qamar Lyrics!
8:57
VivaSomalia1
Рет қаралды 301 М.
Heestii hurdo kama bogtoo
6:32
Moo Dahir
Рет қаралды 1,8 МЛН
Alam Dheh - Cabdijabaar Alkhaliiji - Muusig Cabdisalaan Jimmy
4:26
DeeQ Somali Muusig
Рет қаралды 3,6 МЛН
KHADAR KEEYOW ADUUN BAAN DARAA DAA PEST MASH UP 2022
8:15
Somali Lyrics Song - Heestii : Dhab Ufiirso - Codadkii : Birimo Iyo Kooshin
7:02
Fuaad Omar Heestii Arji | Lyrics #SamiirStudio
5:34
Samiir Studio
Рет қаралды 3,4 МЛН
Ozoda - Lada ( Official Music Video 2024 )
06:07
Ozoda
Рет қаралды 27 МЛН