Qamar Lyrics!

  Рет қаралды 284,786

VivaSomalia1

VivaSomalia1

7 жыл бұрын

Please like & Subscribe
Mahadsanidiin!!!!

Пікірлер: 197
@empiregirl5033
@empiregirl5033 5 жыл бұрын
Abwaankii Erayada heesta lahaa *abwaan* *sangub* io labada fanaan ee heesta wada qaadaYa dhamaantood waa GeeriYoodeen *AUN* 😭😭 hadeer hees waxaa nalooga dhigaa abaaYo waan ku furaa *omg*
@diamondalixusein4219
@diamondalixusein4219 5 жыл бұрын
gerida abwan sangub shalay leba ogaday allha unaxaristo hbo magool iyo inti dhimataybo
@rajonewsmedia3948
@rajonewsmedia3948 5 жыл бұрын
Hhhhh kwrm hee fanku halkaa ayu marayaa
@A.kafi05
@A.kafi05 5 жыл бұрын
😭😭😭😭dad waa dadkii hore
@Amirajamac
@Amirajamac 5 жыл бұрын
@Hussein Omar haa wlhi😭😥
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 5 жыл бұрын
Alle haw naxariisto Abwaan Maxamuud Cabdulaahi Sangub balse ma laheyn isagu heeskan, heeskan waxaa iska leh Alle isna haw naxariistee abwaan Cali Diiriye Cigaal (Cali Gaab) oo ku geeriyooday Jabuuti sannad ka hor geerida Sangub. Abwaan Cali Gaab waa ninka allifay riwaayadda iF IYO AAKHIRO iyo kuwo kaleeto waxaanu leeyahay suugaan aad u badan waxaa ka mida heesihiisa heeskan waxaa kaloo ka mid ah: 1. Geeshkayagow guuleysta........ Waddani Hobolada Waaberi 2. Allahayow dad ma aqaan allahayow dal ma aqaan ..... Magool 3. Ceelbuur...... Salaad Darbi 4. Dhigi maayo tuutaha ... Salaad Darbi 5. Digtoor.......... Nimco fannaanad reer Jabuuti ah 6. Bal nasiib darraantey daruurtuba halkaan maro..... Salaad Darbi iyo Magool 7. Shankaroon haweeynkaay shib waxaan ,,,,,,,, Xildhibaan Maxamed C, Dalxa iyo qaar kaloo badan ayuu abwaanku lahaa alle haw naxariistee
@kingabdiwahab9593
@kingabdiwahab9593 4 жыл бұрын
Haddad 2020 Dhageysaneyso like saar👍
@geellegaaboow4959
@geellegaaboow4959 5 жыл бұрын
Waa erryaddii aun abwaan qaran maxamuud cabdullahi ciise sangub oo geeriyooday usbuuc ka hor
@siciidqaasim2310
@siciidqaasim2310 5 жыл бұрын
Wlhi maanta iigu horyso heestan magool iyo beerdilacshe qaden allah u naxariisto .hesta haday ku ciyareen qaali ladan .dad waa dadkii hore heesna waa heesihii hore😢😢😭😭 31/7/2019. 12:10 PM duhurnimo maalin arbaco ah dhagysnayaa
@noordiinhussein5639
@noordiinhussein5639 7 жыл бұрын
waah wah waa erayadii Maxamud Cabdulahi ciise sangub iyo fanaantii b.dilaacshe iyo x.kh.Cumar magool
@adanjama7617
@adanjama7617 5 жыл бұрын
Nuuradiin Mohamud Aad iyo aad waa abwaankii sangub waa erayadii lahaa cilmi falaga abwaan isma saarna
@ahmetff309
@ahmetff309 2 ай бұрын
Waa ereyadii Allaha u naxariistee Cali Diiriye Cali gaab
@kamaladam8148
@kamaladam8148 4 жыл бұрын
Woow, saq dhexe & 15 October 2019 in my room.....AUN legends Abwan singub, Magool & beer dilacshe.......hees & badh iga dheh. 😘😘😘
@ibrahimosman1344
@ibrahimosman1344 6 жыл бұрын
xikmad iyo jacayl muujin edeb ku dheehan tahy qaraami bey ku dhantahee qofki rabo xikmaD iyo aftahanimo dhameys ah qaraami dhegyso ma fahmi karaan dhalinta manta ereyada
@iskufilanshire8691
@iskufilanshire8691 5 жыл бұрын
Ano aad u yar baan hesaha qaraamiga ah dharka ku meyri jiray eraygaan garan waayo ayeydey baan weydiin jiray alle haw naxariiste 💔
@najiibnajiib5364
@najiibnajiib5364 5 жыл бұрын
Libaax waa runtaa
@user-ou3vx6uv3f
@user-ou3vx6uv3f 3 жыл бұрын
@@naimamohomed3628 inta ku noshahay quruxey
@afcagaagtv9962
@afcagaagtv9962 5 жыл бұрын
Amaan tan ka fiican maba jirto runtii masha allah
@asili_thediva7364
@asili_thediva7364 5 жыл бұрын
Who still watching 2019😰❤
@mohamedhusein8300
@mohamedhusein8300 5 жыл бұрын
Magool allaha u naxariisto waligeey qof codkeeda oo kale leh maanan arkin ilaah amarkii alla maxee cod la tagtay
@apdallabashiir7488
@apdallabashiir7488 5 жыл бұрын
Qali ladan iyo yuu bezani hdaa kasoo araGty like sar bal
@mustafabdifatahomar1105
@mustafabdifatahomar1105 5 жыл бұрын
Wllhi xagan kaso arkay 😂☝️.
@zaynazaytuun2666
@zaynazaytuun2666 5 жыл бұрын
Hhhhh waad danbaysaan hees sideetanki la qaaday hadaad manta oganaysaan sorry. Laga yaaba caruuur bad tihiin ama imkaad heesaha ku qalqaaliyeysaan
@apdallabashiir7488
@apdallabashiir7488 5 жыл бұрын
@@zaynazaytuun2666 kkkkk Haa ✌ qarami xaa I baraY😂
@ahmednurgele4356
@ahmednurgele4356 5 жыл бұрын
AbdallaH basHiir waaa danbaysaaa sxb marba hadiii aadan ku marqaamin😭😭😭 ciyaaal yar yar oo faladagan oo kalaaa ayaaa suuuqa haysta hada
@ubahchanal2435
@ubahchanal2435 5 жыл бұрын
Wan kuu siiye Kana soo arkay
@sulekhomohamed8874
@sulekhomohamed8874 5 жыл бұрын
4/27/2019 ya ila dhageysan👂 haayo farta taag☝️
@abdiwalishiidaad2449
@abdiwalishiidaad2449 4 жыл бұрын
21-12-2019 1:27am habeen axadi ay soo galayso karabük türkey qurbe, cidlo, xaalad adag iyo examkii jaamacadoo 4 bari kabacdii iibilaabaya casharaduna aad iigu adagyihiin Alla muxuu waqti cajiib ah yahay. ilaahay igarab gal
@faizaabdi6069
@faizaabdi6069 4 жыл бұрын
Imtixaanki kwrn soo kuma fududaanin wllo 😉😂🥰
@abdiwalishiidaad2449
@abdiwalishiidaad2449 4 жыл бұрын
@@faizaabdi6069 😃😃 haa siwacan
@faizaabdi6069
@faizaabdi6069 4 жыл бұрын
@@abdiwalishiidaad2449 mashallh 😂🙏🥰
@faizaabdi6069
@faizaabdi6069 4 жыл бұрын
@@abdiwalishiidaad2449 haaa 😃ducadiina wa la aqbalay😉😍
@faizaabdi6069
@faizaabdi6069 4 жыл бұрын
@@abdiwalishiidaad2449 saw mha 😃
@sinyeer
@sinyeer 2 жыл бұрын
November 2021. 🥰🥰🥰. Legends Allah yarxamkum. Maxaan hees damcaa in aan iska dhaafo dhageysigeda.....hadda Tani waaba murti faa'iido leh.
@ubahchanal2435
@ubahchanal2435 5 жыл бұрын
Qali ladan iyo yuu besani intii kaso ogatay sideyda oo kle likta
@swash0fficial999
@swash0fficial999 7 жыл бұрын
alla yaa raxma magool iyo beerdilacshe
@cabdikafi1022
@cabdikafi1022 6 жыл бұрын
Qoortaada dheeree lagu qoray cabaaryada marka aad xageyga usoo qaloocisa beey ma liqdaa i qabataa😍
@A.kafi05
@A.kafi05 5 жыл бұрын
Wooow
@suldaansaciid4387
@suldaansaciid4387 4 жыл бұрын
😭😭😭 ilaahay ha idiin naxariisto
@sayidcumar5206
@sayidcumar5206 6 жыл бұрын
Alle janadiisa haka waraabiyo labadaba . nabi yuusuf quruxdii lasiiyaad qaybka wadataa oh oh waxas amaan ah allow godka unuuri
@anfachassanmuuse8031
@anfachassanmuuse8031 5 жыл бұрын
28/7/19 Ya ila dawanayoh ❤🔥
@cabdinaasirmaxamed9603
@cabdinaasirmaxamed9603 5 жыл бұрын
Masha allah dad waa dadkii hore allaha unaxariisto
@guyyyyrrr
@guyyyyrrr 6 жыл бұрын
she was a legend alla yaa raxma
@bashiirguuleed6011
@bashiirguuleed6011 6 жыл бұрын
Alaah yaa raxmu rasximiin magool iyo beerdilaacsh. Nice song. Tolow ruwaayadee bay ku jirtay
@bashiirguuleed6011
@bashiirguuleed6011 6 жыл бұрын
Ruwaayadii. Guur ama guurso. Abwaankii. Yusf haji adan. Qabile
@bashiirguuleed6011
@bashiirguuleed6011 6 жыл бұрын
Yusf haji adn Qabile. Ruwaydii. Guur ama guurso
@cabdikafi1022
@cabdikafi1022 6 жыл бұрын
15-2-2018😍👌☝☝ Alaha u naxaristo magool iyo beerdilaacshe
@bureeqaabdurahman286
@bureeqaabdurahman286 5 жыл бұрын
Still Listening 2K19❤❤❤ Allahuma Arxamhum 🙏🙏🙏🙏🙏
@diamondalixusein4219
@diamondalixusein4219 5 жыл бұрын
27 7 2019 malin sabtiya ilahow unaxariiso dhamaan abwaan sangub iyo hbo magol iyo berdilacshe
@ayaansaid5197
@ayaansaid5197 7 жыл бұрын
ilahay hownaxariisto magool iyo beerdilaacshe
@mahatbulebule6706
@mahatbulebule6706 6 жыл бұрын
10/1/18 am still listening Allow unaxariso faninta wayna magool iyo berdilacshe
@kaderabdi4336
@kaderabdi4336 28 күн бұрын
Erayadii abwaan singub AHUN
@samiology7207
@samiology7207 5 жыл бұрын
28.7.2019 magool iyo beerdillaacshe ❤❤❤
@sharmaakemuhumed1059
@sharmaakemuhumed1059 6 жыл бұрын
Markan qamar ku egaba Qamuunya ilegade🙏🏽
@user-ie7sn3ev2l
@user-ie7sn3ev2l 5 ай бұрын
Hees iyo hees 😢
@calimadaxpublicnotary7027
@calimadaxpublicnotary7027 7 жыл бұрын
ku haystaa wlhi heestan kamaba daalo dhegeysigeeda.
@sayidahmed179
@sayidahmed179 Жыл бұрын
02.59 sacada bariga africa 🌍 tarikhada 31 December 2022 cawakaliya ayaa ka dhamn. Sand cusub oo wacn ishalh Poardii fantastic AUN xalmio Khalifa magool iyo macalinkedii maxamd axmed kuluc Alha uwada naxariato waa naga hoseyan (WAX ilaahy ku khoart lagaa khadin maayo )
@fahmohussein9048
@fahmohussein9048 7 ай бұрын
Allaha unaxariisto Amiin
@empiresaara9927
@empiresaara9927 4 жыл бұрын
Qumanoo qaabadeedi leedahy❤️
@ayanyousef5175
@ayanyousef5175 6 жыл бұрын
Allah yarxamkum jannatu fardows allow idinku deeq beerdilaacshe iyo magool
@caanobooro1446
@caanobooro1446 4 жыл бұрын
Inaba caadi ma aha heesta beerdilaacshe iyo magool ilahay haunaxariisto dhamaantood Qoortaada dheereed lagu qoray cabaaryahay lagu qoray cabaaryahay markaa xagee usoo qoloocisaa hee 😂😂😂😂👇👇👇❤❤❤ 30 December 2019 inta jiifka ku dawaneeysa like ta isaaar wll mcn mhdsanid
@noordiinhussein5639
@noordiinhussein5639 7 жыл бұрын
markaad qun u dhaqaadee talaabda aadee deymada il qabad kale I qooraansi eegtey qosishaa nafteyduye
@aq8889
@aq8889 6 жыл бұрын
Ereyga qooransi maxaa laga wadaa?
@somaliaandjiboutionelove9958
@somaliaandjiboutionelove9958 6 жыл бұрын
Runey Nur sii fiirin si dhinacdhinac ah macnaha qof markaad Si an toos aheyn usoo fiiriso
@gutaleafcadde2277
@gutaleafcadde2277 6 жыл бұрын
ilwaad ceeldheer heesta meyla heysaa
@gutaleafcadde2277
@gutaleafcadde2277 6 жыл бұрын
ilwaad ceeldheer heesta meyla heysaa
@zalmiita5623
@zalmiita5623 5 жыл бұрын
Beer dilaacshe iyo xaliimo khaliif magoooL iyo waliba abwaan singub oo aha abwanki erayada la aha dhawaan buu dhintay rabiH dhamantod haw na xariisto iyo wixi islaam ahba.....
@omaritodel
@omaritodel 6 жыл бұрын
18/08/2018 like sar hadaa dawaneso still.
@supermario-uv2yr
@supermario-uv2yr 4 жыл бұрын
Dad wa iminka iyo balblaarka
@cumarsh.buuxow2294
@cumarsh.buuxow2294 4 жыл бұрын
Allah unaxariiso fanaaniin qaali
@shaficinuune8032
@shaficinuune8032 6 жыл бұрын
20-02-2018 who istill watching?😘😘LOL
@karamoige5268
@karamoige5268 6 ай бұрын
What a amazing song.! AHUN M.S.Tubeec iyo Magool waxay ahaayeen Hobolo cod-tolmoon Still listining 12/01/2024.🎻🔥
@cumaraniaduunyomohanouri5437
@cumaraniaduunyomohanouri5437 4 жыл бұрын
Allah u naxariisto hooyadii fanka iyo aabihii fanka ilaahey jannada haka waraabiyo aamiin aamiin
@tahaniabdirizaq2880
@tahaniabdirizaq2880 6 жыл бұрын
27-12-2017 9:44 am
@hibaaqsaakin9790
@hibaaqsaakin9790 6 жыл бұрын
Tahani Abdirizaq ana maantaan dhagaysanayaa markaa waa la Ina wada hayaa kkkk
@tahaniabdirizaq2880
@tahaniabdirizaq2880 6 жыл бұрын
Hibaaq Saakin haha qaramagi ayey inoka shidantahy , si wayn baynu ugu dakhranahee. 😍
@hibaaqsaakin9790
@hibaaqsaakin9790 6 жыл бұрын
Tahani Abdirizaq kkkkk haaa wllo
@fartuunmaxamedalmaz4413
@fartuunmaxamedalmaz4413 5 жыл бұрын
Qaali ladan io yuu beezani wey ka baxsadeen 👏👏👏👏👏
@idilqoraxey7355
@idilqoraxey7355 5 жыл бұрын
fartuun maxamed Almaz hadi sacdiyo siman iyo idle ama qadar kenywo loo dhibi lahaaa walahi wey la keni lahayeeyn lakin yubezani wuuu kudul iyaay qali ladan ayaa yara dhanto 😂😂😂😂😂
@idilqoraxey7355
@idilqoraxey7355 5 жыл бұрын
fartuun maxamed Almaz alow unaxariso intii faniin naga huseeyso 😪😪😪😪😪
@ahmedmusejilaow5743
@ahmedmusejilaow5743 5 жыл бұрын
9/7/2019.beerdilacshe iyo magool Aun hees aay xikmadu ku dheehanthy hees waa heesi hii hore.
@mohamedibrahimbiifcade2324
@mohamedibrahimbiifcade2324 5 жыл бұрын
Amaan waaleyskugu qubeeyay wlhi Allaha uraxmado labadaba
@ReerHawd
@ReerHawd 7 жыл бұрын
Nice one
@maxamedilkacase9522
@maxamedilkacase9522 5 жыл бұрын
Dhamaantood alle ha u naxariisto
@raximachannel4153
@raximachannel4153 5 жыл бұрын
Who listening 4/29/2019🥰 ❤️
@bashkanoor9729
@bashkanoor9729 4 жыл бұрын
Memories Memories Memories This is for my unseen abayo big hug🥰 2020,,, Mogadishu...Xmr jjb
@nimcaanmohameddinimo8766
@nimcaanmohameddinimo8766 6 жыл бұрын
23/4/2018 hees mcn
@ugaaskagabdhisaa7954
@ugaaskagabdhisaa7954 5 жыл бұрын
Allow idin naxariso😭😭😭🤲
@ubaxkaafi2232
@ubaxkaafi2232 5 жыл бұрын
Yaa cawa ila dhagaysanaya 19/3/219
@faysalyuusufmahamuudabdi7760
@faysalyuusufmahamuudabdi7760 5 жыл бұрын
7/2006/ xasuus igu dheer
@yartiireergalmudug5835
@yartiireergalmudug5835 4 жыл бұрын
28.08.2019 yaa daawayana ? allah yaraxma dhamaantood❤️
@gaashaanducaale8806
@gaashaanducaale8806 5 жыл бұрын
The only one 26/7/2019👏
@hanilove1222
@hanilove1222 5 жыл бұрын
👂👂👀👀👀2019 14 February ☝️☝️☝️ like hada ila mid tahay
@dabshide3878
@dabshide3878 5 жыл бұрын
29/9/2018 hees aan in badan radinayay
@user-di7pm6ex2t
@user-di7pm6ex2t 3 жыл бұрын
Wax illahy kuu qoray laga qaadi maaye
@mmhajji
@mmhajji 6 жыл бұрын
18-3-2018 like who is still listening 2018
@wllzizou9243
@wllzizou9243 4 жыл бұрын
Allow Idin naxariso 😥😥😥😥😥
@abdiwahabmohamed5592
@abdiwahabmohamed5592 5 жыл бұрын
1990's and 2019
@Shahad-hp5sj
@Shahad-hp5sj 4 жыл бұрын
😍❤❤
@cabdishakurcabdi.7373
@cabdishakurcabdi.7373 4 жыл бұрын
axyaa barisamadkii waayihii addis ababa hana axyaa hana hanaan qurux wlhi carab oo dhan arkay kuma arag adoo kale so cidna kulama simikaro waayaha ayaa inakala kexeeyay ina kala geeyay cariga igiriiska bermiham iyo from ohio carigamareykanka maraykanka
@maxamedluqmaan2930
@maxamedluqmaan2930 4 жыл бұрын
2020 cidii daawan liketa
@shucaybmohamed4117
@shucaybmohamed4117 4 жыл бұрын
Intii igu raacsan heestan inay qali ladan kufsatay ilke isaar
@calitifoow2649
@calitifoow2649 6 жыл бұрын
21-8-2018 7:30 am yaa daawanooyo asxaabta
@kotharkarim
@kotharkarim 3 жыл бұрын
beautiful ❤️ song souls 💟😁
@yasminehusin6763
@yasminehusin6763 5 жыл бұрын
Markad qunyar u dhaqaaqdee tilaabada aad qaadee deymada il qabadka leh i qoraasiyeeshe ii qososhaa nafteeyduyee waa hees yaab leh anigeeba taa i heesataa tilaabo socod iyo duudka dhabarka iyo daymada iyo xitaa dhago iyo gacmo oo lajeclaaday yaa arkay fanaanada waxeey dhahday markaad qunyar u dhaqaaqdo tilaabada aad qaado daymada ilqabadka leh ii qososhaa nafteeyduye aniguse qalbigaa koronto iiga dhagta imtixaankaas waligee ma arki jirin waa hada ii koow waa yaabanahay
@ubaxkaafi2232
@ubaxkaafi2232 5 жыл бұрын
Ilhy hakuu sahlo jacaylba ku haya cusub waliba hhh
@hoodoeyyanshaati7109
@hoodoeyyanshaati7109 5 жыл бұрын
Sun.10february 2019 hadaa dawaneyso like isaar👈
@somalientertiment3378
@somalientertiment3378 5 жыл бұрын
Still waa best wlhi Fankii hore waa midho aan laga dhergayn wlhi kuwan danbe intooda danbe hadaad dhagaysato waad ku xikmad guuraysaa wlhi
@moanaorey8790
@moanaorey8790 6 жыл бұрын
Hadan qado anfaciga adan kugu ilaba😢😢😢 alh Maxa wxad ahyn Kadhigy adna aad beeldaje ismoday
@queendejunior644
@queendejunior644 4 жыл бұрын
After Corona Virus 😷 Yaa dawanaya
@larsmartinjohanssonjohanss115
@larsmartinjohanssonjohanss115 4 жыл бұрын
Cali Diiriye Cali-gaab caadi ma ahayn allow ku naxariiso
@qadafinuur
@qadafinuur 6 жыл бұрын
4/4/2018❤❤❤❤❤💯💯💯💯💯💯
@maxdar11
@maxdar11 5 жыл бұрын
raage abdi ayaan channeelkisa ayaan kusoo arkay halkan waxaan u imid si aan isku barbardhig ugu sameeyo iskumana dhawa qali ladan ma xuma masha allh fan waa kii hore
@swash0fficial999
@swash0fficial999 6 жыл бұрын
Innaba cadi ma ahaan Allow janadi kawarabi
@xamsawicabdirisaq8951
@xamsawicabdirisaq8951 6 жыл бұрын
allaya raxma
@maslaxahmed9514
@maslaxahmed9514 6 жыл бұрын
walee heeso waaa kuwii hore maainti igu horeysay aan dhgeynaya ani iyo maxmud axmed isman waxn ku qayileynay guriga mama maryan ciise butaaan waxey eheyd 1987
@Bileh394
@Bileh394 4 жыл бұрын
8.02.2020
@TheZackfilms
@TheZackfilms 6 жыл бұрын
axyaa hees Alla maxaan ku murqaamay, waayo waayo ayey isoo xasuusisaa heestan markaastan dhagaysto, hada oo ay saacadu tahay 4:30 subaxnimo taariikhduna tahay 10/07/2018 ayaan heestan dib xasuus dheer uguu galay waayadan dalkii joogay.. Rabbi naxariisti janno haka waraabiyo labada fanaan.
@abdirahmanhussein1899
@abdirahmanhussein1899 5 жыл бұрын
Lkn nabi yuusuf qurux diisa lama gaari karo runti
@mohaa124
@mohaa124 7 жыл бұрын
👏👏👏👏 well done Sahra
@VivaSomalia1
@VivaSomalia1 7 жыл бұрын
Thank you Walaal!!!
@nasraosman5294
@nasraosman5294 7 жыл бұрын
Dayran omar magool iyo hibo
@hirsi8073
@hirsi8073 7 жыл бұрын
Could you do subcis by magool please
@sadiqomar6679
@sadiqomar6679 7 жыл бұрын
Dayran omar macalinka wayn salaama
@cbzzh8269
@cbzzh8269 6 жыл бұрын
ma liqdaa is dhahaa kulahaa
@kediyemedia6353
@kediyemedia6353 6 жыл бұрын
Aduunyo.waxaa hees la yidhaahdaa.
@mlaalo6851
@mlaalo6851 7 жыл бұрын
liiq ocalosha geee 😁😁😁😁😁
@edabsan7449
@edabsan7449 6 жыл бұрын
m laalo kkkkk
@Qofnaba.
@Qofnaba. 5 жыл бұрын
Hees ka hadlaysa hasawaaha Qimaha Badan Ee dhaqankena Somalida isla wadaagan Inamada Iyo Habluhu Iyo sida Akhlaqada Badan Ee ay Isku waydarsanyaan erayada Moda Inay Dhab Yihiin Hadana mala awalka Aha Allaw u naxariiso labada Fanan ee qimaha Badan
@playback5399
@playback5399 5 жыл бұрын
29_6_2019. Time zone= 12:36 pm somalia
@amalabdiaden9332
@amalabdiaden9332 6 жыл бұрын
Xalimo Khalif way ii xasuus asxbtu iyo djibt wan uu xiisay magalday ito xafadi ana ku koray balbal hees markan isku imano ban dhagaysanay jiray. Wlhi ani iyo sxbday dhaman Hada djibt bay joga wan kala badno wan Salam sxbday it's sxbday salixa oo muuqida ana arag imisa Sano
@maxamedanan8781
@maxamedanan8781 4 жыл бұрын
2020 Heshan kuraxeysana ayey ka mid tahay
@ahmetff309
@ahmetff309 Ай бұрын
Ereyadii AUN CALI DIIRIYE CIGAAL CALI GAAB inaba caadi maaha
@kaderabdi4336
@kaderabdi4336 28 күн бұрын
Erayadii abwaan singub AHUN
@rahmitaquruxsan2271
@rahmitaquruxsan2271 4 жыл бұрын
Man kan qado anfaaciga adan kugu qabooba Rahmita qruxsan 11:5 haben arbaca 20/8/2019 💏 My city lascnood ❤
@siciidqaasim2310
@siciidqaasim2310 4 жыл бұрын
Anigna hdaa dhgysnyaa 12:8am hbeenimo hh
@ahmedtajja3607
@ahmedtajja3607 4 жыл бұрын
Hadii eey ogaanleheed in maanta BALBALAARKA fanaan nootahy weey iska ooyileheed very sorry 25/12/2019
@mohamoudyacaqoub2090
@mohamoudyacaqoub2090 Жыл бұрын
Wallaahi beentaa inagaaba ooyeynaayee imagine ayadoo inaga Naga aqoon badneyd
@khadarnuur5628
@khadarnuur5628 4 жыл бұрын
Friday 31 July maalin Ciid ah
@princesszooyaa7324
@princesszooyaa7324 3 жыл бұрын
2021.august.4 ✋
@qaliahmed8486
@qaliahmed8486 4 жыл бұрын
music 100% codka100% laxanka100% ereyadda100% wwwww dad waa dadkii hore!!!!!!wllhi🤨😐😑
@abdijibarabdilahi4781
@abdijibarabdilahi4781 4 жыл бұрын
1oo0000000
@calixareedfaysal9200
@calixareedfaysal9200 2 жыл бұрын
wawa
@ayaanruun7013
@ayaanruun7013 6 жыл бұрын
1:22pm 2k18
@faataxkhalief2743
@faataxkhalief2743 5 жыл бұрын
21/3/2019
@Raganimo-10
@Raganimo-10 3 жыл бұрын
Who is watching 2021 ❤😧
@ahmedomar3206
@ahmedomar3206 5 жыл бұрын
05/05/2019
Daydayaa Ma Dalee (Lyrics) Magool.
6:09
VivaSomalia1
Рет қаралды 433 М.
DAD LEFT HIS OLD SOCKS ON THE COUCH…😱😂
00:24
JULI_PROETO
Рет қаралды 14 МЛН
Зачем он туда залез?
00:25
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 3,2 МЛН
Habooney Nafteydaa by Samatar (lyrics)
5:33
VivaSomalia1
Рет қаралды 1,2 МЛН
Xabiibo Xassan Tooxow   Aasaaska dunidiyo anigu dumar baan ahaa
9:21
Hadeynaan Heshiineyn Lyrics. Cumar Dhuule Classic!
8:45
VivaSomalia1
Рет қаралды 1,7 МЛН
Ek Bar Muskura Do - Lyrics اک بار مسکرا دو
8:42
Bala Sheeda
Рет қаралды 7 МЛН
Cumar Dhuule Cali | aan aduunka joogee ha igeynin Aaqiro
9:18
Keydka Suugaanta
Рет қаралды 161 М.
RAAXO SHARIIF NEW HIT SONG | QORAXDOO AROORTII OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
5:33
Heesta Onkod - BOQOL - Hees Qoran
5:57
SomaliLyricsSong.
Рет қаралды 10 МЛН
Bakr x Бегиш - TYTYN (Mood Video)
3:08
Bakr
Рет қаралды 2,2 МЛН
Munisa Rizayeva - Aka makasi (Official Music Video)
6:18
Munisa Rizayeva
Рет қаралды 7 МЛН