@@axmed_deeq Adigu waqtigaa Maad nooleyd masha allah
@maancabaas11 жыл бұрын
Illaahaw Unaxariiso Maamo Maryan Cali Muudey Shaqsi Qaali Somalida Ku ah Bey Aheed Janada alllah siiyo Amiin ya arabbi aamiin yaa raxmaan
@BossNo-oy2kn8 ай бұрын
Sxb ma noshahay 2024 ku arkoya 😭
@AyuubYuusuf-w5w3 ай бұрын
@@BossNo-oy2kn Adiga Ma Nooshahy Wllkey😂
@abdulkadirwalayo14994 жыл бұрын
Ilaah ha u naxariisto Marxuumah Mariama Ali Muudey iyo odaygeedi Marxuum Mohamed Aden Herzi "Terra". Heestan markaan maqlo waan laab-kaca!
@akdirhassan944610 жыл бұрын
Allah u naxariisto heestaan waa hees waxbarashada iyo barbaarinta khuseeysa oo aad umacaan Allaha unaxariisto Aamiin yaa Rabi. Waxey naxasuusiney markii aan dowlada xooga badan lahayn oo Somalia wadan laga baqo oow ahaay oo Allaha unaxariistee Mmed Siyaad uu dalka horumarka fiican gaarsiiyey. Markale sidii oo kale alow dalka noo hagaaji.
@solutionmire11 жыл бұрын
This is a really meaningful song. It combines a cultural and religious meaning for the Somali language. It is a meaningless to indicate of the endless struggle of the war of illiteracy in Somalia without mentioning “Alif La-kordhay”. It indeed provides a sprit for those who have never had a chance to read the letters. Long live Maryan, indeed your voice and your personifications sets an artistic view in our imaginations
@OkOk-wy2qw Жыл бұрын
Asc manoshhy
@Toosanow10 ай бұрын
@@OkOk-wy2qw Haa bro account kan kale aya furtay isla sanadkas 2013 kii
@BossNo-oy2kn8 ай бұрын
@@ToosanowSxb cimri dheer ilhey haku siyo
@Toosanow8 ай бұрын
@@BossNo-oy2kn amiin brother dhamaanten
@Ashukri10011 жыл бұрын
Allaah ha u naxariisto Maryan Cali Muudey khabrigeedana waasac ha uga dhigo, umada somaliyeed iyo intii kaloo ay kabxdeyna illaah samir iyo iimaan haka siiyo aaamin
@mohamedhariir87495 жыл бұрын
isn't there anyone who is watching 2019 hit thumb up
@awaliahmed2295 жыл бұрын
Me bro🇸🇴💙
@abazzsharif11932 жыл бұрын
2022
@ismailabukar498110 жыл бұрын
Allaah ha u naxariisto Maryan Cali Muudey waxa ay ahayd Barbaariye wanaagsan oo qaran ah Samir iyo iimaan allaah ka siiyo ehelkii iyo qaraabadii ay ka baxday iyo dhamaan ummada Soomaaliyeed
@mohaasad2190Ай бұрын
10 Sano kahor ayaa dhagesysatey anigane 2024 🥰
@bandz_6293 жыл бұрын
Gadashaada HoooYo Fanka waa Laku TumTay wllhi🥺😢 Janada allah kawarabiYo🥺😢😢
@kayseamin94523 жыл бұрын
Miyey dhimatay mamadu
@aliabuukarali379411 жыл бұрын
qofwalba taariikhda ayaa samaan ku xuseyso waa qofkii u dadaalo sida maamo maryan cali muudey ilahey naxariistii jano hasiiiyo aaaaaaaaaaaaamin aaaaaaaaaaaamin
@Himillo-y5c4 жыл бұрын
Inta ila dhagaysanysa 2021 like ha ila dhaafin
@dalla11211 жыл бұрын
Allaha u naxariisto MARYAN CALI MUUDEY Samir & Iiman ummada somaliyeed haka siiyo Aamin
@mohamedfarah76694 жыл бұрын
Allaha u naxaristo mamo maryan cali mudey hestan samayn bay igu reebtay lagend bay ahayd wale dadkii wanagsanaa wa tageen
@nimcom.53963 жыл бұрын
This was lovely! So good to see Martin Orwin too. It seems a lifetime ago since I was at SOAS!
@dr-abdala8041Ай бұрын
Hestan dhiiri-galin ayey noo ahayd markan Iskuulka bilaabayey dugsi hoose hooyadey ayaa noogu luuqeyn jirtey😊ilaa hada ma dayn karo Dhageysigeda waayo waa Xusuus iyo Nus❤️❤️
@KABAX213 жыл бұрын
I loooove this song, may allah have marcy on her soul ameen
@Liibaan201111 жыл бұрын
inaa Lilaahi wa inaa ileehi raajacuun Alaha u naxariisto Maryan Ali Muudey Dhamaanteena Samir Iyo Imaan Allaha naga siiyo.Janadii fardowsa Alaha ka waraabiyo. Dhaman bahda Reer Ali Muudey Allah fil sabra Geerida waa xaq
@hafidproduction42795 жыл бұрын
Codkeedi weli ismuu bedelin way duqowdey uun 😍😍😘😘 2019
@solutionmire11 жыл бұрын
Jir oo Joog, Maryan Cali Muuday, waa boqorad Allah Siiyay cod- wanaagsan, taariikh suuban iyo haybad. Runtii heesta wey itaabtaa markasta oo aan maqlo, qaastan codka ay maryan qaaday oo leh dareen umadeed. waxaan markasta Allaha kaaga baryayaa caafimaad iyo baraare.. vivo maryan
@faysalsugaal71048 жыл бұрын
amba qaad ka geediga sida awr ta loo raro heesaha u gaar ka ah waxa lagu aloosaa magaca eebeheen iyo adin iyo Af wadda jira ilahay hakuu naxariisto she had an amazing voice 😭
@kunkaroon5308 жыл бұрын
Amen yarab 😭😭😭
@asalhargeisa36686 жыл бұрын
Faysal Sugaal geeluba weeyaan! Midbaa khalad qoraya markaasay dadkuna ka daba qaadanayaan waa sababta ay muhiim u tahay inaan waxaanad hubin layska qorin waayo dad u baahan inay wax faa'iidaystaan baa khaldamaya
Ereyadii AU Abwaankii Kooxda Iftin Saciid Saalax Axmed Laxanka Cabdikariin Jiir Codka Maryan Cali Miudey
@iskanderelkabiir20848 жыл бұрын
woow alla ha u naxariisto maryan cali muudey. fayruuskii hoboladii dad iyo degelba magacoogu gaadhay ee iftin iyo abwaanka rer somaliland e siciid saalax isna ilaahay cimriga ha u dheereeyo waayo waayo ayay ina xasuusinaysaa iyo ereyadii xigmadaysnaa ee abka dhaxalka ahaa sh yuusuf kawneyn ama ow barkhadle oo isna hargeysa duleedkeeda ku aasan ayaa iska lahaa beydadka dhextaalka u ah heesta
@muqaxwe Жыл бұрын
Wallaahi waan ilmeeyay ilaahay naxariistiisa balaadhan ee qaaliga ayaan si, niyad uga baryayaa inuu siiyo Maamo Maryan Cali. I can say this song is the most beautiful emotional education song on somali history . Yaraantaydii ayaan xusuustaa iyadoo kabaxaysa radio Hargeisa.
@canab197311 жыл бұрын
Allah ha unaxariisto walaasheen. Heestaan qofkii kor kayaqaana fadlan ii soo qora. Jzkallah
@ahmedmustafe4744 жыл бұрын
25 december 2020 jimcihii ugu dambeeyay ayaan dhagysanayaa
@yahyamohamed748411 жыл бұрын
ilaahow kuu naxariiso maryan cali muudey rest in peace taariiqada umada af somaliga kuhadasha baal dahab ah ayaad uga qorantahay ilaahayna janadii fardawso haka waraabiyo ehelkagii iyo umada somaaliyeedna samir hakaa siiyo ,,,, qaasatan waxaan tasci gaarsiinayaa odageeda iyo ehelkeeda gaarka MARYAN CALI MUUDEY we love you 4 ever
@BossNo-oy2kn8 ай бұрын
Sxb ma noshahay 😢
@MohamedAmin-mx9ky3 жыл бұрын
Inta 2022 ila dageysaneyso kujeclahay ❤️❤️😋
@seytuunali19713 жыл бұрын
Allah hakuunaxriisto hooyo, qabrigana Alle hakuunuuriyo, Dhaxal aandhamaanaa noogutagtaye janno aandhamaan Alle hakugubishaareeyo Anagana maalinteena maalinkheyrqabta Alle hainoogadhigo idin Alle 🤲😢. 1.1.2022
@abdirahmanhaydar94812 жыл бұрын
Maclow nuur Sandi 1975 ayuu utuamy maryan ali mudey 2013 AYUU dib ugu tuamy soo cajaip maha
@mustafemohamed48793 жыл бұрын
I miss my home qurbo maxa yala ee calol xanun ahyn
Ambaqaadka sida awrta loo raro Heesaha u gaarka ah waxa lagu Aloosaa magac eebaheen iyo adin iyo af wada jira Alif la kordhebay alif la hoosdhebay alif laa today Aaaaaa alif la kordhebay alif lagu reeb ii alif la hoos dhebay ya lagu reebay uu alif la godey waw Lagu reebay. Shanta tiir Islaam waa jiritaanka eebeheen I Igmad maxamedkeenii oogida salaad soon Sakadoo la bixiyiyo xajkoo la awooda Aaaaaa alif la kordhebay alif lagu reeb ii alif la hoos dhebay ya lagu reebay uu alif la godey waw Lagu reebay. Waayaha aduunyada waxa lagu abaaraa Aragtidu ku Naaxdaa ku Abyamay kas iyo maan Ilayskii ka baxa iyo iftiin iyo aqoon Aaaaaa alif la kordhebay alif lagu reeb ii alif la hoos dhebay ya lagu reebay uu alif la godey waw Lagu reebay.
@gaasi6711 жыл бұрын
Allah yarxamhaa wa yadkhilhaa jannah. Waxaan tacsi gaar ah u dirayaa Wariye sare Maxamed Xirsi Terra.
@shamai1570 Жыл бұрын
Aneducational inspiring and beautiful song by aun Maryan Cali Muudey❤❤❤❤❤😊😊😊😊😊
@Baahalow12 жыл бұрын
Maryan Cali Muudeey Fanaanad Qaran oo k atirsaneyd Kooxdii Iftin,oo aanan Helin Mudnaantii ay laheyd, Esstaan Waxaa Laxamka iyo Miyuusigga u sameeyay Fanaanka Cabdulqaadir Yuusuf Bagaag oo Muddo dheer aan Reer Canada isla aheyn, Erayada Ma hubo waxaanse Filayaa Baashe Muuse Jaamac (Macallim Sooyaal) Thank you for Posting Such a historic Song and Singer Maryan Ali Mudey, With MusicPlaying by the legend Mohamed Ma'alow Nur
@laabsaalaxabdulahi55542 жыл бұрын
Erayada waa abwaan siciid saalax axmed
@Himillo-y5c4 жыл бұрын
Waaw wa kuso jiidanaya dabacsananta iyo naxariista ka muuqata mama ilahy haku naxariisto
@fiifiali324211 жыл бұрын
inaa lilaahi wa inaa ileehi raajicuun allow ku naxariiso mama maryan ali muudeey
@ahmedcali82719 жыл бұрын
Allah yaraxma maryan cali mudey.
@mukhtarawad38635 жыл бұрын
Illaahayow Adigaa Abuureey U Naxiiso Aamiinwbt
@abdulazizmohamoud8216 жыл бұрын
ALA YAA RAHMA MARYAMA MUUDEYY KOOXDII IFTIN ee wasaradda Waxbarashada& barbaarinta ayeey aheyd
@AyuubYuusuf-w5w3 ай бұрын
Dadka Dawanayo Aniga Gadashey😂
@fatimaabdirashiid755 жыл бұрын
Wllhi mrkan dhagesto heestan dadalkayga wxbarasho wasii laba jibara
@jhashim739Ай бұрын
Allah unaxariisto she was a Somali legend 🙏
@gaasi6711 жыл бұрын
Ereyada waxaa lahaa Allah ha u naxriistee Abwaan, Xildhibaan AXMED NUUR YUUSUF. qofkii aan ogeyn mu'alifka, ha wareeysto Fanaanadda xeeska qaadday, Fanaanad MARYAN CALI MUUDEEY oo hadda kunool LONDON.
@hafsaharon82337 жыл бұрын
alif la kordhebeey alif la hoos dhabeey alif laa godeeee im learning hingaad now looooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooool
@abdallaabdinuur22573 жыл бұрын
Allah yaaraxma soomaliya allow guuleey
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
Axsan hes tariqda galay wa alif betada quran ka ku hesta magac weyn ku yelatay 5 shanta tir Islam nabigena maxamed scw
@abdallahussein557611 жыл бұрын
Ilaahey waxaan uga Baryeynaa Janat Al Fardows, Eheladeedana Samir iyo Iiman. Amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin.
Isbucii hada dhamanayey aan ischolka dhameyey waxbarashada qimaha ayledhahay qofkii waxbaray baa ogan Kara momo alaha kunaxaristo
@Edacomit12 жыл бұрын
nice song..mashaallah..! love it..!
@paultwocock54214 жыл бұрын
Caawaan soo raadshay heesta hadana ilinbaa igu soo istaagtay waxaan soo xasuustay waagii taabuurka naloo daarijiray Aun Maamo macalimad Maryan muudey
@daarulkheyr383711 жыл бұрын
Allow Kuu Naxariiso maryan cali muudey janatul firdows allaha ka waraabiyo dhamaan caruuur reerka eey ka tagtay iyo somali weyn allaha samir iyo iimaan allaha ka siyo inaa lilaah waa inaa ileehi raajicuuun
@muuminalmugadish32334 жыл бұрын
Nasib darana jiilkenan hadda jooga waagi Somali Somali ahayd iyo Xasuuso hore wan qiiroday
@somaliaonline82184 жыл бұрын
2020Bisha 12 ayan Xamar kudhageysno Allah yarxmka maryan alo
@shukriahmed40164 жыл бұрын
Haa allah unaxariisto
@hagimd211 жыл бұрын
waxay i xasuusinaysaa markaan ka nimid ololaha waxbarashada dadka miyiga oo markaas aan soo galnay xamar oo macrafoono lagu xiray school saqaawadiin after oo aan ka imaanay gobolka gado oo loo diray dhamaan high schoolga xiligaas oo ah 1973-1974
@AshaAinab10 ай бұрын
Hello
@harambeharambe45708 жыл бұрын
aloha unaxariisto maryan Cali muuday f w w a amin aamin
@ducaalexaajitahriib512811 жыл бұрын
ilaah ha u naxariisto Maryan cali muudey
@mohamedhassanrashid53685 жыл бұрын
Allahow kunaxariiso Janadisa iyo nimcadiisa Kaaga baryaya allah