Alif Lakordhabeey Hees Wadani Maryan Muudeey

  Рет қаралды 176,677

Mohamed Hassan Nor

Mohamed Hassan Nor

Күн бұрын

Alif Lakordhabeey Hees Wadani Maryan Muudeey

Пікірлер: 262
@ahmedcanady6434
@ahmedcanady6434 4 жыл бұрын
Ambo qaadka geediga Sida awrta loo raro Heesaha u gaarka ah Waxa lagu aloosaa Magac Eebaheen iyo Addin iyo af wada jira Alif la kor dhabay alif la hoos dhabay alif la goday Aa alif alif la kor dhabay alif lagu reeb Ii alif la hoos dhabay ya lagu reeb Uu alif la goday woow lagu reeb Shan tiir islaam waa Jiritaanka Eebaheey Igmad Maxamadkeenii Oogidda salaad soon Sakadoo la bixiyo Xajkoo loo awoodaa Alif la kor dhabay alif la hoos dhabay alif la goday Aa alif alif la kor dhabay alif lagu reeb Ii alif la hoos dhabay ya lagu reeb Uu alif la goday woow lagu reeb Waayaha adduunyada Waxa lagu abaaraa Aragtidu ku naaxdaa Ku abyamay kas iyo maan Ilayskii ka baxa iyo Iftiin iyo aqoone Alif la kor dhabay alif la hoos dhabay alif la goday Aa alif alif la kor dhabay alif lagu reeb Ii alif la hoos dhabay ya lagu reeb Uu alif la goday woow lagu reeb
@ibrahimabdulkadir2309
@ibrahimabdulkadir2309 4 жыл бұрын
Could you please help with the translation. PLEASE!!!
@khalidking3439
@khalidking3439 4 жыл бұрын
I love the lyrics. Thanks for shading light on it. Still listening to it on the Morning of 17th July 2020
@imaammaxamed7845
@imaammaxamed7845 3 жыл бұрын
Legend ❤️❤️❤️
@abdiadan3221
@abdiadan3221 3 жыл бұрын
Y66
@cabdiwahaabcabduqaadir153
@cabdiwahaabcabduqaadir153 3 жыл бұрын
Legend
@Ismail-somali
@Ismail-somali 2 жыл бұрын
Waan ceshan kari waayay ilmada, waxaan kusoo xasuustay schoolkygii iyo Hooyaday oo noogu heesta markii aan yaryareen.😭 I miss those days wlhi ❤ WAALIDKEYGII isoo barbaarshey iyo walaalahayba aad bn u jeclahay wlhi, Hooyooy waan ku jeclahay, maqalka heestan wlhi waan la ilmeeyaa marwalboo aan xasuustana qalbiyan ayaan u ilmeeyaa 😭 Alle haku jeclado Hooyo, waxbaad nasoo bartay ilaa hadana oon shaqaysano waad na garab joogtaa. Hooyaday waa dadkii dawladii siyaad barre wax soo bartay ilaa dugsi sare dhameeyay, balse fursad u waayay jaamacad inay helaan, taas badalkeeda awlaadeedii oo dhan baa waxbartay oo jaamacado dhameeyay qaarkoodna dhameyn rabam, Awlaadeedu waa aniga iyo inta ila dhalatay... qisada qoyskayga ee tacliineed waa mid dheer, laakiin Heestan baan kusoo xasuustay. ❤ Waalidkeena iyo Awlaadoodaba Alle ha barakeeyo.
@sergio6744
@sergio6744 2 жыл бұрын
😭
@hamzaaliaxmed9917
@hamzaaliaxmed9917 2 жыл бұрын
😓😓
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 Жыл бұрын
😢😢😢😢
@Special_Meionezz
@Special_Meionezz Жыл бұрын
الأشياء تنتهي لكن ذكراها تدوم إلا الابد Waxyabaha way dhamadan lkn xusuusahoda ayaa abid waaro😭✋
@seibaahmet1821
@seibaahmet1821 4 ай бұрын
Allow no dhowr walidkena kuwoda dhintayna naxaristada jano ugu arsaq😢Hooyo waa jano dacadii rafadka ay nomarto aaba inta ku ool jidkeda jano hooyo mcn😢🤲adna baari unoqo wll
@abdiasiishashi1902
@abdiasiishashi1902 2 жыл бұрын
I remember a time when my brother and I were late for school and we were listening to the song on the radio Hargeisa in the morning. 2007🥺
@somalistories5037
@somalistories5037 Жыл бұрын
Same wlhi. There was another song which used wake me up when i am late for school, it was called: wale nin hurdoow haloowday dantaa.
@funny_clips_best
@funny_clips_best Жыл бұрын
it was a time 😢😢
@yaazsantana8071
@yaazsantana8071 11 ай бұрын
@@somalistories5037😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 2003 me
@walaalkaweynmaxad2603
@walaalkaweynmaxad2603 10 ай бұрын
​@@funny_clips_best but iam not on the world that year
@MrJohn-ex8gp
@MrJohn-ex8gp 6 ай бұрын
Time flies wlhay this world is temporary brah 😢
@inamaxamed4967
@inamaxamed4967 4 жыл бұрын
Xasuus dugsiga hoose dhexe biyo dhacayga hoose Hargeisa ayaan Ku xasuustaa subaxii markan kusii socdo ayaa radio Hargeisa laga sii dayn jiry waxaan ahaa ardaydii 2007 baxday
@mahmoudelmi7555
@mahmoudelmi7555 2 жыл бұрын
في أي مستوى أنت الآن
@engneerismaaciil1406
@engneerismaaciil1406 6 ай бұрын
Cajiib aadban uga helaa walhi hees kuma tilmaami karee cajiib weeye walhi Waxan xasuustay caruurnimadii iyo waxbarashadaydii Maantana waa 27/2/2024❤ waqtigu waa ordayaa😢
@mansamusa1848
@mansamusa1848 Жыл бұрын
What piece of memories. Siyaad bare u kept us together as long u could 😰😰😓😓
@laylamid2875
@laylamid2875 4 ай бұрын
He really did 😢 we didn’t deserve him eebe ha unaxariiste
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg Ай бұрын
And what happened to him may I ask you
@seibaahmet1821
@seibaahmet1821 4 ай бұрын
2024 still listening waa anaga dhan hees nogara😢
@mohamedmireabdulle2578
@mohamedmireabdulle2578 Жыл бұрын
Wllhi heesihii hore markaan dhageesto ani dhan waan jiriricooda waxana dareema inaan kadhashay dadki dunida ugu fiicna uguna suuganta badnaa alah ii dhoro umdadeeda Somaliyed meelkaste joogan heesahan an ugu jeclahy waa tanaa waagan school dhigan jiray naloodari jiray xiliga taaburka 2013 aadbe xasuus uleedahy
@Binta-s
@Binta-s 3 жыл бұрын
I got emotional 😭 mark ii aan maqlaay heestan waxaa soo xasuustaay markii aan yaraa iyo Macalikii, dariiskii.
@ibrahimhassan1748
@ibrahimhassan1748 2 жыл бұрын
Runtii marka aan maqlo heestan Iyo guud ahaan heesihii hore ee Wadaniga waan ooya Waan ilmeeya Waa hees afka soomaaliga iyo Tacliinta iyo waxbarashada Ka hadleysa Iyo hanuuninta dadka Dowlad dhexe oo uu madaxweyne ka ahaa Jeneraal Mohamed Siaad barre Wey dedaashay
@abdihakiim6923
@abdihakiim6923 4 жыл бұрын
Anigo ilaa iyo hada wan dhegestaa Who's listening 2020👆
@maanhirey6036
@maanhirey6036 4 жыл бұрын
Sido kle wlhi
@zeinihussein1330
@zeinihussein1330 4 жыл бұрын
Same wlh
@khalidking3439
@khalidking3439 4 жыл бұрын
Same here with me. On the 17th of July 2020
@MohamedHassan-er1nk
@MohamedHassan-er1nk 2 жыл бұрын
Aniga✌
@bukharidelpiero3808
@bukharidelpiero3808 Жыл бұрын
2023🥺
@midnimocadaalad8018
@midnimocadaalad8018 5 жыл бұрын
2019 inta daawatay ee commentkayga aragta plz like ku casuma
@cabdisalaanmaadaf1737
@cabdisalaanmaadaf1737 5 жыл бұрын
7bilkahor waye commtigaga
@cabdisalaanmaadaf1737
@cabdisalaanmaadaf1737 5 жыл бұрын
Nolow wll mcn
@asiaharirnour1368
@asiaharirnour1368 5 жыл бұрын
2019/9/22 Malinti la idhigay form4
@abukarahmed213
@abukarahmed213 4 жыл бұрын
Waxan Mar walbo ku riyodaa inaa maliin arko Nolashan cml wlhi Aniga wiil Markiin dowlad Lkn mar walbo wan dawadaaa aad ayan u jclhy daadkiga iyo wadankiga Somali 😭😭😭😭😭😭😭😭🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️
@alimahamed3884
@alimahamed3884 3 жыл бұрын
Musiikadana waxa garaacayo mahamed karaama
@user-cq4vk1zs7x
@user-cq4vk1zs7x 26 күн бұрын
Al xilligaa muu noolaa😂​@@alimahamed3884
@abdikadirabdirahman4184
@abdikadirabdirahman4184 3 ай бұрын
Allow Rabbiyow Raxmanow Raxiimow U Naxariiso Oo udanbi dhaaf oo Jannadi Fardawsa ku abaaal Mari adoomihi Higaada Luqada Carabiga iyo Quraanka afkeena Hooyo naguso baray ilaa adoonki Aad Ku Ilhaamisay ee marki koowaad nooso gudbiyaay
@asad_walalkiis
@asad_walalkiis 3 ай бұрын
Amin yarabi
@HOREUSOCO
@HOREUSOCO 2 ай бұрын
Aamiin
@cristover8552
@cristover8552 2 жыл бұрын
Heestan waaa jogy waa gii laqaady only cimriga ha ee dheeraayo
@liiyareliiyoz5239
@liiyareliiyoz5239 Жыл бұрын
It never gets old, still the same rhyme and the same feeling u would feel when you hear. This song has always been one of my favorite, I used to listen when I used to go school, with the most precious friend who is currently live somewhere In Europe, I hope he will end up seeing this comment. Dear mate your place that you had already made is still the same, stay blessed forever in life.
@Aminsom
@Aminsom Жыл бұрын
😂🎉😂😂
@Aminsom
@Aminsom Жыл бұрын
😊
@Aminsom
@Aminsom Жыл бұрын
I 🎉🎉
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 7 ай бұрын
Erayadii Abwaan Siciid Saalax Ahmed
@marwaanyare4826
@marwaanyare4826 Жыл бұрын
this song is so emotional wllhi anigoo jmcd dhigto wli waa dhageestaa kamana daalo 2023 yaa ila dhageesanaayo
@Mahmoudowen
@Mahmoudowen 2 жыл бұрын
Sanado badan kadib cawa anigoo tiktok wareegaya ayaan heestan goos goos yar ka arkey markaasa inta aan qiirooday KZbin usoo orday. Heestan hooyadey macan baa i bartay anoo schoolboy ah 😭😭😭xasuus
@user-ob7zs6ev7x
@user-ob7zs6ev7x 5 ай бұрын
Kula mid ahay 2024😂😢kwnr tiktok kusoo arkey😢
@HakunAMatata-bv6ug
@HakunAMatata-bv6ug 2 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭 ciyaal nimadi ban so xasustay wlhi wa qiiro hestaan radio ayan ka dhagaysan biyo dhacay sare xasuus
@daudhussein8882
@daudhussein8882 2 жыл бұрын
Xasuus dugsigaygii hoose dhexe ilaa sare 2012 ilaa 2022
@huska581
@huska581 3 ай бұрын
Waa hees qaali ah markan maqlo siban noqdaa from somali west godey gacalo😭😭
@HOREUSOCO
@HOREUSOCO 3 ай бұрын
Godey gacalo salan iga garsi
@abdishakurfarahqad4195
@abdishakurfarahqad4195 4 жыл бұрын
Hees aan taageero oo xasuuus wacan leh 2020 intii dib iila daaawatay #like
@caashomuxudiincoosow97
@caashomuxudiincoosow97 2 жыл бұрын
Wasarada wax barashada aya laheyd Hestan waxa qaday maryan cali mudey allaha u naxariisto
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 3 жыл бұрын
Priceless Song 🎵❤👌 It reminds me of my childhood 😢😭
@guraymustafe3822
@guraymustafe3822 2 жыл бұрын
ax ax ax wakhti tagay macana hargeisa gacan libaax ila xafada cabaaye hooyo macaan 😭
@HOREUSOCO
@HOREUSOCO 3 ай бұрын
Xusuuus Waxan heestan ku dhigtay fasalka 5aad ama 6aad sanadki waa 2009 2010 Degmada Deyniile Magalada Mogadishu Waliba Anago Ku Jirno Qaxii magalada Mogadishu Goobtuna wa school Iftiin Primary and secondary school Xafada Tiida
@ckoronto2040
@ckoronto2040 4 жыл бұрын
2020 ayaan daawanayaaa heestaan, waa heesaha waxbarashada mida aan ugu jeclahay
@mohamedhassannor2589
@mohamedhassannor2589 4 жыл бұрын
Waa hees qiimo badan
@zadikahmed9219
@zadikahmed9219 Жыл бұрын
Waxaan xasuustaa anagoo galabkasta radio ga ka dhagaysana heestan family ka yaga oo wada dhan walaalahay hooyaday haalahay ha u naxariisto ayayday ilaahay ha u naxariisto iyo abtigay ilaahay ha u naxiirtee aqal somali baan ku noolayn laakiin walahi farxad wax naga maqnaa male abtigay baa radio ga iska lahaa guriga hadhkiisa ayuu la fadhiisan jiray hooyona shaah Bay noogu tuuri jirtay maantana aduunyo maalin ba maalinta ka dambaysa sii xumaanaysa baan ku noolahay
@khadarshiikhcumar895
@khadarshiikhcumar895 5 жыл бұрын
Runtii waan qiiroday 😭😭😭😭
@AbbiFitFilms
@AbbiFitFilms 5 жыл бұрын
24/12/2018 cida hada daawanayzaaa liketa igu qabooH
@husseinmohammed1788
@husseinmohammed1788 2 жыл бұрын
2022 ayaan still daawanayaa
@Special_Meionezz
@Special_Meionezz Жыл бұрын
5 yrs later majogta
@hooyo1948
@hooyo1948 2 ай бұрын
Just ma dhimatay mise waa nooshahy​@@husseinmohammed1788
@keyahmedibrahim4475
@keyahmedibrahim4475 Жыл бұрын
I like it Spent my whole life going from school to another Iam always thankful to my devoted parents,teachers,siblings,(Ibrahim Ahmed Ibrahim shegow)and anyone else who contributed to me during the hard days. Feel sorry for anyone who missed school life and wished to be educated. Listening from office in Baidoa Janaay
@shakiibmhurre
@shakiibmhurre 3 жыл бұрын
dawladii somalia ee sharafta lahayd🇸🇴
@yunishussein1763
@yunishussein1763 5 жыл бұрын
alaha unaxaristo 😭
@idaacada2459
@idaacada2459 5 жыл бұрын
Wa wixi na mideeyo umada somaliyed.. one love allahu ku naxariisto mama
@mahameddahir806
@mahameddahir806 Жыл бұрын
Wakhti Markaaa xasuusto aaan ilmada Ceshan kari waayo ❤❤❤❤ HooyoiyoAabo❤❤❤
@Marcolorent
@Marcolorent 2 ай бұрын
Xasuus wlhi xiliga schoolka tartan aqoonedka schoolka ladaari jiray maalin arbaco eh😢
@mahmetziad3607
@mahmetziad3607 3 жыл бұрын
Childhood memories Feeling 😭😭😭
@Eye.252
@Eye.252 3 жыл бұрын
I know, how it feels… i wish we could fixed what went wrong as a people 😢
@mehmetziad9629
@mehmetziad9629 3 жыл бұрын
@@Eye.252 whatever went wrong, one day we'll get our country back inshallah
@heartlessG640
@heartlessG640 2 жыл бұрын
Same wllhi radio hooyo dhageysan jirtey ayaan ka maqli jirey 😭✊🏿
@dauddamaari4800
@dauddamaari4800 2 жыл бұрын
11/15/2021 AYAAN DAWANAYA HEESTAN WAANA HEESTA AAN UGU JCLHY HEESAHA WAXBARASHADA ❤🥺🇸🇴
@khalidmohamed3406
@khalidmohamed3406 2 ай бұрын
Wlhi 2024 tariilhdeena maxa kafican
@ugaaska1955
@ugaaska1955 11 ай бұрын
ليتني شباب يعود يوما فأخبرني بما فعل مشيب
@mohamedjamaelmi5926
@mohamedjamaelmi5926 Жыл бұрын
1998 School Waharcade o hay'ad agoonta taguleyso gacanta ku heysan a laga shidijiray. Wan xasuusta
@Special_Meionezz
@Special_Meionezz Жыл бұрын
2023 still listening 🥺❤Xusuusaha qaar lama ilaabi karo
@ugaaska1955
@ugaaska1955 10 ай бұрын
Waan qiirooday markaan arkay waxaan soo xasuustay dugsigii aan dhigayn jiray iyo arooorihii quruxda badnaa idaacad hargays ayaan ka dhagaysan jiray
@abuyaxya3301
@abuyaxya3301 3 жыл бұрын
2021 xili ay tahay 1bisha 7 janaayo ayeey qalbiga iga so dhacde heestaan wan jeclan jire xiligaan yaraa horn of africa xasuus
@muxamedismaaciil4455
@muxamedismaaciil4455 2 жыл бұрын
Waxaa soo xasuustay schoolka marka tabuudka latagan yhy oo heestaan lanoo shido 6 aroor nimo 😍🥰
@suppermoha28
@suppermoha28 Жыл бұрын
Gorme eheed hee sanadke saxib
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 Жыл бұрын
@@suppermoha28 wlhi aniga xataa wan u xiisay schoolka waayo Qurux badan aan soo labaneen😢😢
@xersixaashi9315
@xersixaashi9315 3 жыл бұрын
Xaas waayo waayo xiligii iskuulka tartanka uu ka jiro ayaa naloo shidi jiray illaahow inta dhimatay unaxariiso ree xamarkii asalka ahaa inta noolna Allaha amaansado dhamaantood xasuus ayee ii leedahay kan xersi ahaan schoolki iyo xaafadeydi siinaay
@xersixaashi9315
@xersixaashi9315 3 жыл бұрын
INTA ILA DHAGEYSANEYSA 8 JULAY 2021 LIKE II SAARA
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 Жыл бұрын
Heestana waxaa soo xasuusana macalinkii isoo dhigay fasalka 6 aad ku soo qaatay Alla maxuu waqti is badalay😢waayo Qurux badan aan soo labaneen😢
@mohametabdisaahid5171
@mohametabdisaahid5171 3 жыл бұрын
2020 subax kasta oon waxbarasho tagayo waan sii dhagaystaa 🎻❤🔥 Ambaqaadka geediga Sida awrta loo raro Heesaha u gaarkaa Waxa lagu aloosaa Magac eebaheeniyo Addin iyo af wada jira 😍😍😍😍😍😍😍😍
@Phatema.0
@Phatema.0 2 жыл бұрын
Childhood memories 😭😭❤️
@linkazilikazi531
@linkazilikazi531 Жыл бұрын
2023/4/9 still 😢
@ayaanfaataxo1463
@ayaanfaataxo1463 8 ай бұрын
Heestaan markaan maqmo waan qiiroidaah🎉
@maxfowzi
@maxfowzi Жыл бұрын
Codkii waddankeena iyo dadkeena, iyo xusuustii caruurnimadayda. Noolow Somaliye iyo dadka soomaaliyeedba, aduunka meeshay aad joogtaanba iyo siyaasadda aad aaminsan tihiinba.
@cadarus75
@cadarus75 2 жыл бұрын
REMINDS ME 1984 MY SCHOOL BANAADIR HOOSE DHEXE IN MOGADISHO WAKHTI AAN SOONOQONEYN IGA DHEH
@mazcuudabdimohamuud1696
@mazcuudabdimohamuud1696 Жыл бұрын
14 yrs ago ano yar ba idaacadi V O A ka dhagasan jiry galabta isninta 2007 Emotional Time
@Tutulisho
@Tutulisho Жыл бұрын
I memories I will not forget the very bestufull time I visit
@Keydka_Taariikhda
@Keydka_Taariikhda 5 ай бұрын
Erayadii Cabdiqaadir bagaag , Laxankii Cabdiqaadir bagaag , Codka maryan Muudeey .
@hersiahmed1606
@hersiahmed1606 3 ай бұрын
Heestan waxaa sameeyey macallin Siciid Saalax Axmed, waa hees caan ah.
@Kaafifilms
@Kaafifilms 8 ай бұрын
This remembers me 2013 at Alhuda School in Bondhere District, for the competitions days Monday and Wednesday omg😢😢😢❤❤
@tonikross2725
@tonikross2725 5 жыл бұрын
Mar baynu ahayn dad hal meel u socda Lkn hada ilahay ha ino sakiro 😢
@dhaqanofficial6425
@dhaqanofficial6425 4 жыл бұрын
Adaaba toni labaxayee? Hhhh yaab
@mohamedosmanahmed9259
@mohamedosmanahmed9259 3 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂
@mohamedosmanahmed9259
@mohamedosmanahmed9259 3 жыл бұрын
@@dhaqanofficial6425 Hhh wallahi waad iga qoslisay Isagiibaa Toni Ah
@ahlaamonline9377
@ahlaamonline9377 3 жыл бұрын
Erayadii Siciid Saalax iyo musigii kooxdii wasaaradda waxbarashada ee Iftin. Waayo waayo.
@mobarakismail3884
@mobarakismail3884 2 жыл бұрын
This song is so emotionally 🔥 😰😰 I remember when I was child..😪
@iamhaleel
@iamhaleel 4 жыл бұрын
Erayadii: siciid saalax axmed Laxankii: cabdikariim faarax qaarey (cabdikariim jiir) Codka: maryan cali muudey.
@alimahamed8166
@alimahamed8166 2 жыл бұрын
Music kadana Haka reebin. Kooxdii Iftiin ban
@momoney00can
@momoney00can 4 жыл бұрын
It’s sad that she will never have the chance to see a Somalia like she once saw and my parents saw, I hope to see the Somalia these people saw one day InshaAllah. I hope to never to just tell stories of “once upon a time” to my kids and we have a save and prosperity.
@munajama4208
@munajama4208 2 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭 me too , it’s very sad that our kids judge Somalia by it’s current situation only , we have nothing to add to it other than once upon a time stories
@abdisameduk2278
@abdisameduk2278 4 жыл бұрын
Walhi waa hess qiimo leh.erayadii xasan sh moumin ilahy ha unaxaristo wuxuu ugategay dadkiisa suugan dhaxal gal ah oo heeso jacayla uun ahayn.filosofbuu ahaa.
@zaaderigavo4403
@zaaderigavo4403 3 жыл бұрын
ereyadii macalin siciid saalax
@abwaansharmaarkecalichanne2814
@abwaansharmaarkecalichanne2814 3 жыл бұрын
Macalin Siciid Saalax Axmed weeye ereyadu
@sharmaarkeabukar4544
@sharmaarkeabukar4544 2 жыл бұрын
2021 bisha 12 9keeda
@mrkeyahmed1894
@mrkeyahmed1894 3 жыл бұрын
2021 kuso biiray raadinta tariikhdena somaliyed xagana kaso xidhay raadinta suuganteni hore
@axmedmoola1991
@axmedmoola1991 2 жыл бұрын
This song will never leave our hearts😪😪😪😪
@mrabdullahiali8835
@mrabdullahiali8835 9 ай бұрын
iskuulkii hoose dhexe ee degmada ccabudwaaq, o aan dhigan jiray 1986 ayaa xasuustay, subaxdii ayaa dhagaysan jiray before aan schoolka aadin ilaahow u naxariiso aabahay. xasuus ayuu galay caawa.
@HOREUSOCO
@HOREUSOCO 2 ай бұрын
M.a 86 wa mar hore 😢
@halganak436
@halganak436 2 жыл бұрын
If u know this song haki wewe Ni Legend kusema kweli
@halbowle0187
@halbowle0187 Жыл бұрын
Aniga waxaan kusoo Xasuusata Heeskan barnaamishyada kadiska radio muqdisho ka bixi jiray mar kale waxaan kusoo Xasuusata barnaamishyada xayrysiinta filimo xayawaanada duurjoogta laga soo diyaariyey wasaarada dhirta iyo daaqa wadankeena anagoo ciyaal boarding ah yaryar naloo dhigi jiray heeskana uu u ahaa badgruon alla isku qorxoonaa duurjoogtenoo si qurxoon cabsi la, aan iskaga daaqeyso shabeelka maroodiga biciidka libaaxa gorayada aduun walee meel buu kusii socdaa soo laabasho leheen tii somalidana warba ma hayso iyadaa is cunryso sidii duurjoogta
@elmiabdirahman7944
@elmiabdirahman7944 10 ай бұрын
What a memorable song early 🕒 those days no mobile no TV 📺 only BBC barnaminjka WAXBARASHADA
@abdisalamhassan9482
@abdisalamhassan9482 6 ай бұрын
Our childhood memories
@Slend12624
@Slend12624 10 ай бұрын
2016 xasuus ❤😢
@maalinmaali8833
@maalinmaali8833 5 жыл бұрын
Amazing voice Allah yaraxmo maryan
@mohamedhassannor2589
@mohamedhassannor2589 5 жыл бұрын
Thanks asxaabta
@abdirashidahmed3499
@abdirashidahmed3499 5 жыл бұрын
Waa Maryantee?
@abdiganiyusuf6533
@abdiganiyusuf6533 3 жыл бұрын
@@abdirashidahmed3499 maryan muudey cali allah u naxariisto
@promaxemweli
@promaxemweli 7 ай бұрын
Umamaleeyo inuu jiro quf somali oo ku qiiroonenin heeskan mcn😢❤
@aomibrahim1502
@aomibrahim1502 4 жыл бұрын
Memories 2002, 2003, 2004, 2005.
@caynimoe3576
@caynimoe3576 5 ай бұрын
Markaan maqlaba gebi xasuusihi ardaynimada iso hor marta precious time bay ahayd schoolki❤❤2017
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg Ай бұрын
Said salah ahmed Erayadiisi iyo codkii Maryam Cali muudeey
@abdishukriragow8752
@abdishukriragow8752 5 жыл бұрын
Hesii horee xitaa ciyalkaa Ku baranjiray hingadaa alifkaaa m a hadaa ilahay baa nomaqaan
@MsNaima2010
@MsNaima2010 2 жыл бұрын
This is for you faay! 😍😍 Love it!
@aadanciise4649
@aadanciise4649 2 жыл бұрын
Fanaaniita dhaxal eeka tageen maryan muude alaa yaaraxma
@zakariyaali1444
@zakariyaali1444 8 ай бұрын
Aduunkii macanaa😢❤
@haashimoffcial5545
@haashimoffcial5545 2 жыл бұрын
2022 cidii daawaneyso like Yey ila dhafin
@markiatdevia4682
@markiatdevia4682 6 ай бұрын
😢😢😢 xasuus qaali ah❤
@garadkaofficial1395
@garadkaofficial1395 11 ай бұрын
Wakhtigu waa cajiib anoo da,a yar ayaan heestan goob waxbarasho ku qaatey sanadadii 2000 Imakoy tahay 25-09-2023 ayaan markale xiisada practical photo shop ah ku maqlayaaa wana wax cajiiba Allow cimriga noo barakeee Intaad nasiisayna adaaa ku mahad leh💯
@shukrimusjeex2013
@shukrimusjeex2013 2 жыл бұрын
Cajiib waxaan soo xasuustay yaraanteydi D/Hoose marka ay idaacadu soo deyso ayaan aad ujeclaan jiray.
@farhiyoshire2430
@farhiyoshire2430 2 жыл бұрын
Ambaqaadka geediga Sida awrta loo raro Heesaha u gaar ka ah Waxa lagu aloosaa Magac Ebbahay iyo Addin iyo af wada jira Hees qiima badan 26/January/2022
@Qoojistan
@Qoojistan 9 күн бұрын
Xasuus iyo waayo waayo🔥
@zakariyaali1444
@zakariyaali1444 8 ай бұрын
Me still listening 11/12/2023 at 12:40 pm
@aminatoohe5419
@aminatoohe5419 Жыл бұрын
Alla maxan xasuus ku gallay iyo malmihii quruxda badnaa 🥺❤
@Abdirizacklee
@Abdirizacklee 6 ай бұрын
Xasuus dugsigeygii hoose 2017
@mukhtarawad3863
@mukhtarawad3863 3 жыл бұрын
Xusuusta Dalka Dadka Iyo Diinteena
@peacetheworld...........7105
@peacetheworld...........7105 5 жыл бұрын
"Lama-ilaawaan song" Mudey jano gal .... "Sida uurta Loo raro".... 🎼iftin
@axmed_deeq
@axmed_deeq 3 жыл бұрын
Sida Awrta loo raro waaye. Maaha uurta. Waa sixid uun. Mahadsanid
@cabdisalaanmaadaf1737
@cabdisalaanmaadaf1737 5 жыл бұрын
Inta dawaty 19 9 2019 liketa heestan tartankii soonka lasoo sari jirey maxan uxisey soonka
@Elmi.451
@Elmi.451 5 жыл бұрын
Runtii Heeskan markan maqlo Waxaan is waydiiyaa sual Waayo somlidii hore iyo somlida manta faraq ween yaa udhaxeeya Xag dhaqan xag diin iyo Xag dadnimaba Xaqiiq diii Dadi waa,dad kiiihore Hadalna waa intuuu yidhi Lkn Inan dad nimadeena iyo Dhaqan keena kor uqaadno Waa mid ina wada saaran
@liibaancumar274
@liibaancumar274 4 жыл бұрын
xaga diinta somalida hada aya fican
@saharamaxamed6770
@saharamaxamed6770 3 жыл бұрын
Diintu xagay jogtay sxb Maxa waxad u joogtey been uga shegaysa masajid kitaab laga akhriyo lama ogolayn hablaha qasaba qawananta lagaga dhigay scholada bars iyo night club dumar naasku dhan ka muuqdo xijaaba ma jirin Wixi lala dumay macsi bay ahayd imikana wadadi ba la hayaa
@barcade790
@barcade790 2 жыл бұрын
Qof reer Hargeisa ah oo anay saamayn Ku lahayn maqalkeedu ma jiro !
@khalifmohamedhashi3228
@khalifmohamedhashi3228 2 жыл бұрын
Reer hargeesa kaliyah ma ahan walaale waa Soomali weyn oo idil aniga a kulahadlaaya kismaayo baan ku dhashay saameyna wey igu leedahay.
@deeqa2700
@deeqa2700 2 жыл бұрын
Heestan waxan ku maqli jirey anoo yar oo arday ah maanta qurbaha ayaan ku dhagaysana illahay soomliya ha u naxsriisto
@xersixaashi9315
@xersixaashi9315 3 жыл бұрын
XASUUS INTA ILA DHAGEYSANEYSO GALABTA 8 JULAY 2021 LIKE II SAARA
@qaasimi21
@qaasimi21 3 жыл бұрын
Eedadeey Maryan Cali Muudey allow ku jannee, waxay laheyd cod faseex ah.
@maxamuudhiloole349
@maxamuudhiloole349 2 жыл бұрын
Hi every one
@idiriscali5540
@idiriscali5540 2 жыл бұрын
Hi
Alif la kordhabey - Maryan Cali Muudeey
4:28
Jaalle Allamagan
Рет қаралды 154 М.
Saynab Cali xaaji (Baxsan) heestii Eebow mahadaa.
6:44
Hirarka fikirka
Рет қаралды 6 М.
The CUTEST flower girl on YouTube (2019-2024)
00:10
Hungry FAM
Рет қаралды 7 МЛН
Magic trick 🪄😁
00:13
Andrey Grechka
Рет қаралды 58 МЛН
English or Spanish 🤣
00:16
GL Show
Рет қаралды 9 МЛН
Wareysi Maxamed Mooge  1981
28:24
Add-Tech
Рет қаралды 49 М.
Cismaan Gacanlow (AUN) Ruuneey
7:04
VivaSomalia1
Рет қаралды 409 М.
Heesta Waxbarashada  ee alif la kordheebay
3:33
Aftaag Production
Рет қаралды 211 М.
DHAGEYSO WARBIXINTA GEERIDA FANAANADA MARYAN CALI MUUDEY
9:29
AMAANDHOOREY
Рет қаралды 29 М.
AABO SIYAAD
5:12
OSMAN AHMED
Рет қаралды 622 М.
1983 Kooxda Heegan Isku duubni.
5:53
LG MEDIA PRO
Рет қаралды 3,1 М.
Alif Lakordhabeey - Hees Wadani (Maryan Muudeey)
5:24
Ik Hajji
Рет қаралды 33 М.