HEESTII:CAKU TALA ADUNYOY/CODKII CUMAR DHULE/LYRICS WITH KABAN.

  Рет қаралды 530,304

QOORYARE Studio

QOORYARE Studio

4 жыл бұрын

HEESTII:CAKU TALA ADUNYOY/CODKII CUMAR DHULE/LYRICS WITH KABAN.

Пікірлер: 75
@MahamedAbdullahi-nk7xr
@MahamedAbdullahi-nk7xr 3 ай бұрын
Heestan waa maalinkii igu horaysay 7-April-2024 Time *10:04* PM hada iga danbeeso like isar saan ugu soolabto
@ApdiRahmn-ut7rs
@ApdiRahmn-ut7rs 14 күн бұрын
Ana ka danbeya sxp
@xafsaxirsi9186
@xafsaxirsi9186 Жыл бұрын
golden voice cumar dhuule cali illlhy haku raxmaado adeer
@fahmiabdi4151
@fahmiabdi4151 3 жыл бұрын
Allaha ku naxariista cumar dhule ali Fanaan cod eebe ku maneystay Legend Caku tala aduunyooy cisha noolba aadmigu waxbu ku cibra qaata❤️❤️
@qooryarestudio
@qooryarestudio 3 жыл бұрын
Aamin wll
@abdisalanmahat4694
@abdisalanmahat4694 2 жыл бұрын
ileen looma caal heli ruuxa is cajabiyoo Intu cagaha sodhigo ma cabiro dantiisuye 💖💖Cajab!💖 💖Cajab! 💖💖Cajab!💖💖
@qooryarestudio
@qooryarestudio 2 жыл бұрын
Cajiib
@abdifatahduale3967
@abdifatahduale3967 2 жыл бұрын
Intuu cagaha soo dhigo Ma cabiro dantiisa Ilaahay ha ka waraabiyo janatul fowsa calaa Amiin
@Jarmalka1251
@Jarmalka1251 Жыл бұрын
Qof heeso ee ka cod macana Ma jiro Rabbi janada hakugu arsaaqo Alloow u naxariiso cumar dhuulle
@suumi-zs1vc
@suumi-zs1vc 9 ай бұрын
Wankgu racsanhy Alle haw naxaristee😢
@Naagnool124
@Naagnool124 8 ай бұрын
Haa wallaahi ilaahay haw naxariistee codkiisu toos buu qalbigayga u abaaraa
@hindaseenyo1556
@hindaseenyo1556 2 жыл бұрын
Soomaali haday wax qiimayso waxay qiimayn lahayd cumar dhuule maxamed saleebaan magool cabdi tahliil kuluc sahra Ahmed khadra daahir digfeer fankii hore waxaan hada tonogyada garaacaya lama rabee
@promahamedaxmed1274
@promahamedaxmed1274 Жыл бұрын
Agteena waa legends hadda ayaa la bilaabay in la qoro fankii hore fanaanta taariikhdooda mid mid .
@saidomar2434
@saidomar2434 Жыл бұрын
Adigaa Rabi waynee cagahaa haa ku dhigoo janadaa Firdowsa 😭 Amintu waa dhankinaa somaalay
@muxyadincllaahimuxyadin938
@muxyadincllaahimuxyadin938 Жыл бұрын
Ilahay ha unaxaristo fananka wayn cumar dhuule cali golden voice 👌
@abdiqanimohaluckyboyibnuta9818
@abdiqanimohaluckyboyibnuta9818 7 ай бұрын
"Caku talo aduunyooy cisha noolba aadmigu waxbuu kucibraqaataa" AHUN CUMAR DHUULE CALI
@khalifabdillahimohamed-qt5nj
@khalifabdillahimohamed-qt5nj Ай бұрын
i saw him djbouti 8 years.aya ha,qitarku xita waa arkay abo wilkisa ayu siyee ,imika yaabanahy his words waa runn ,je suis devenu ingenieur halimo cadii ma aha maxa ka maqan #hos ka sii maha#
@ismailabdi7461
@ismailabdi7461 Жыл бұрын
Cisho nool ba admigu waxbuu ku cibro qaata. xaqiiq AHN cumar dhuule.
@AwaysElmi
@AwaysElmi 7 ай бұрын
ileyn looma caal helo Ruuxeys cajibyoo intuu cagaha soo dhigo ma cabiro dantiisa, waa dardaaran Allaha u naxariisto Abwaan Cumar Mahdi
@zahrasharafbadan4352
@zahrasharafbadan4352 Жыл бұрын
Janada allaha ku geeyo amiin
@hassanbinadow1190
@hassanbinadow1190 Жыл бұрын
Caajib wlhi adun adiga❤️❤️❤️
@fahadkasocdalka2672
@fahadkasocdalka2672 2 жыл бұрын
Allow Naxariisti Jano Ka Waraabi Omar Dhuule Ali Allahuma Amiin 🤲🤲🤲
@shaaniqadarshaani5677
@shaaniqadarshaani5677 Ай бұрын
Kulaamaaan coloobine carab dalable baa dhacay intaa Nala fahma hablo mararka qaaar waxa dhacdaa qof aadan waxba u qabin inaa si kadis ah isku qabataan waxaa jira hadal aad adigu meel u wado balse qofka kale xumaan uqaato wayna dhacdaa midaa badanaa Allah unaxristo cumar dhuule cali 😢
@Saluum538
@Saluum538 Жыл бұрын
Carabka danbta leh ayaa nacay 😢
@maxamedmaxamud6882
@maxamedmaxamud6882 Жыл бұрын
Ilaahow u naxariiso adoonkaaga legend
@sucaadcabdilaahi1949
@sucaadcabdilaahi1949 Жыл бұрын
Wawa cumara dhuule alleyarxamu raaxi
@abdiqaniabdullahi4117
@abdiqaniabdullahi4117 Ай бұрын
5 jun 2924 malin arboco ah abaaro 14:34 Am beerta xajaad aniga iyo nolashayda qaali iyo heetaan runtii xasuus igu raabratay ❤🫂🫀💍
@aminabdillahiomar9282
@aminabdillahiomar9282 Жыл бұрын
Walhi bari an icajaby u gabdha an jecelhaa an ushegan wayeh gadibna an galah dunehy ayan dhagey tahy 03 /12/2023
@mohaawliyomidia5660
@mohaawliyomidia5660 2 жыл бұрын
mise laba codlaysaye caataad ka tahay wali😂👍👌❤️‍🔥
@ma9276
@ma9276 Жыл бұрын
English
@abdisamedmire2955
@abdisamedmire2955 Жыл бұрын
True legend from burao
@yussufnadara4730
@yussufnadara4730 Жыл бұрын
Asalamu calaykum Allah unaxristo dhaman
@user-vw2xb8hb9n
@user-vw2xb8hb9n 5 ай бұрын
Kkkkk àlayaraxma cumrdhule catadan rabanaaa
@bashirhassan6764
@bashirhassan6764 2 жыл бұрын
Old is gold ❤️ ❤️
@shukriegal5228
@shukriegal5228 Жыл бұрын
My moms been looking for this song for 15 years she said 😂 Its her favorite song/ Artist
@MahamedAbdullahi-nk7xr
@MahamedAbdullahi-nk7xr 3 ай бұрын
Really 😢
@bashiirmurzalapdirahman2571
@bashiirmurzalapdirahman2571 Жыл бұрын
Ma cirbaaba kuu da^ay Cagaar miyaa ka soo baxay Mise laba codlaysayee Caataad ka tahay weli Caku talo aduunyooy Casho noolba aadmigu Waxbuu ku cibro qaataa
@khalidsalebaan1262
@khalidsalebaan1262 Жыл бұрын
Ilaahow kuu naxariiso
@tufahabdi1450
@tufahabdi1450 Жыл бұрын
Allah ya rahma aamiin
@maxamedcaliibraahimbuuni1127
@maxamedcaliibraahimbuuni1127 Жыл бұрын
ALLAAHU MA AAMIIN
@AbdiraxmanCade
@AbdiraxmanCade 3 ай бұрын
Alla how naxariisto amiin
@MaxamedCabdi-nd4qi
@MaxamedCabdi-nd4qi 2 ай бұрын
Kulamaan coloobine carab dalablabannacay hees xigmadede wadataa
@simanali9777
@simanali9777 Жыл бұрын
Allaw naxarriis taada jano siiii
@dhakoaxmedmusbar5776
@dhakoaxmedmusbar5776 Жыл бұрын
Cisho noolba aadmigu waxbuu ku cirmara qaataa
@cabdullahixusencali6164
@cabdullahixusencali6164 Жыл бұрын
Allow kuu naxariiso cumar dhuuli
@farhanabdinasir4609
@farhanabdinasir4609 3 ай бұрын
16/4/2024 from austeria ❤
@abdikarimmibrahim591
@abdikarimmibrahim591 Жыл бұрын
Caataad ka tahay cuud weeyi halkaa saxa qoraalka
@user-ui6ls5km5o
@user-ui6ls5km5o 5 ай бұрын
Team 2024❤😢
@somalipesmechanic6041
@somalipesmechanic6041 Жыл бұрын
Qoraalka naga sax ama Ka saar meesha
@user-ei5yn9pe2y
@user-ei5yn9pe2y 6 ай бұрын
M.a❤❤❤❤😊😊
@KowsarKowsar-rx2yf
@KowsarKowsar-rx2yf Жыл бұрын
Allow unaxariiso
@ShuceebCiise
@ShuceebCiise 3 ай бұрын
Welcom
@boqoradapuntland4985
@boqoradapuntland4985 Жыл бұрын
caku tala adunyoy casha noolba aadmigu wax bu ku cibra Qaata🤦‍♀️
@cumarclaahixasanshnkaal1914
@cumarclaahixasanshnkaal1914 Жыл бұрын
Wads
@user-lu5oj7zv7w
@user-lu5oj7zv7w 23 күн бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉
@cabdiaxmed8908
@cabdiaxmed8908 2 жыл бұрын
Alle naxristi jano haka warabiyo
@hibaaqhilaac3209
@hibaaqhilaac3209 2 жыл бұрын
Macan3💦💥🖤
@shariif3040
@shariif3040 Жыл бұрын
muusigana wa marko aha in giriis
@maryamabdi5551
@maryamabdi5551 3 ай бұрын
😢😢😢
@shariif3040
@shariif3040 Жыл бұрын
danbiga caqlika kasbada cumar dhuule
@BoulhanHassan-mp7mq
@BoulhanHassan-mp7mq Жыл бұрын
Axmad rasta
@hibaaqhilaac3209
@hibaaqhilaac3209 2 жыл бұрын
Ma💋💯🖤
@dekaabdi113
@dekaabdi113 9 ай бұрын
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 Жыл бұрын
Nice
@user-io7hk9ip3q
@user-io7hk9ip3q 3 жыл бұрын
here is kokanes latesr video no pain no gain Produced by cold 87 off the new kokanes 24th Anniversary album this song is dedicated to
@qooryarestudio
@qooryarestudio 3 жыл бұрын
😍
@dholahmed1019
@dholahmed1019 2 жыл бұрын
♥️♥️
@abdullahidahirhassan1842
@abdullahidahirhassan1842 2 жыл бұрын
Amazing ❤️
@Naagnool124
@Naagnool124 9 ай бұрын
Cumar ❤️ 💙 💜 💖 💗 💘 ❤️ 💙 💜 💖 💗 💘 ❤️ 💙 💜 💖 💗 💘 ❤️ 💙 💜 💖 💗 💘 ❤️ 💙 💜 💖 💗 💘 ❤️ 💙 💜 💖 💗 💘 ❤️ 💙 💜 💖 💗 💘 ❤️ 💙 💜 💖 💗 💘 ❤️ 💙 💜 💖 💗 💘 ❤️ 💙 💜 💖 💗 💘 ❤️ 💙 💜 💖 💗 💘 ❤️ 💙 💜 💖 💗 💘 ❤️ 💙 💜 💖 💗 💘 ❤️ 💙 💜 💖 💗 💘 ❤️ 💙 💜 💖 💗 💘 ❤️ 💙 💜 💖 💗 💘 ❤️ 💙 💜
@user-io7hk9ip3q
@user-io7hk9ip3q 3 жыл бұрын
Kokane Oil
@mahamedwaliadeenomar6936
@mahamedwaliadeenomar6936 4 жыл бұрын
Nice100%❤❤❤❤🎵🎵🎵
@qooryarestudio
@qooryarestudio 4 жыл бұрын
Thanks ✌️
@dhageyqurux
@dhageyqurux 4 ай бұрын
Zgv
Xulka heesaha CUMAR DHUULE CALI
40:28
Qanciyee lyrics
Рет қаралды 70 М.
New model rc bird unboxing and testing
00:10
Ruhul Shorts
Рет қаралды 23 МЛН
아이스크림으로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 60 МЛН
Macaan iyo Qadhaadh | Cumar Dhuule | Qaasim | Boodhari | Lyrics
9:52
Hees |Hubqaad (Qalbiga wan kugu hayaa)|cumar dhuule|
6:44
Abdifatah ahmed
Рет қаралды 42 М.
Heestii: Yaa Dooxay Caashaqa (lyrics)
8:55
Hal Abuur channel
Рет қаралды 1,2 МЛН
CUMAR DHULLE | SALUUGLAAY | KABAN |
11:15
IFTIINKII ARLAADII
Рет қаралды 72 М.
BEST SONGS OF CUMAR DHUULE CALI TOP QARAAMI
26:04
MUQDISHO MEDIA CENTER
Рет қаралды 136 М.
SAMIIRKII AYUUB//HANUUNIYE//ERAYADII YAMYAM//KABAN//LYRICS
11:47
QOORYARE Studio
Рет қаралды 106 М.
Caashaqa haween  by cumar dhuule
10:39
Hamse Ali
Рет қаралды 352 М.
Cumar Dhuule Buliyey Shimbiryahay
8:10
Halbeeg Show
Рет қаралды 159 М.
Nurmuhammed Jaqyp  - Nasini el donya (cover)
2:57
Nurmuhammed Jaqyp
Рет қаралды 238 М.
Әбдіжаппар Әлқожа - Ұмыт деме
3:58
Әбдіжаппар Әлқожа
Рет қаралды 691 М.
Munisa Rizayeva - Aka makasi (Official Music Video)
6:18
Munisa Rizayeva
Рет қаралды 6 МЛН
IL’HAN - Pai-pai (lyric video) 2024
3:24
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 494 М.
Stray Kids "Chk Chk Boom" M/V
3:26
JYP Entertainment
Рет қаралды 45 МЛН
Malohat
3:35
Xamdam Sobirov - Topic
Рет қаралды 895 М.