Macaan iyo Qadhaadh | Cumar Dhuule | Qaasim | Boodhari | Lyrics

  Рет қаралды 106,085

Qaraamyahan

Qaraamyahan

2 жыл бұрын

Пікірлер: 44
@qaraamyahan
@qaraamyahan 9 ай бұрын
Laxanku waa Cumar Dhuulle. Erayadu waa Qaasim iyo Boodhari.
@FarhanawlAli
@FarhanawlAli 5 күн бұрын
Cilmi boodhari Eesh caalaa erayo Hadaad dhimato geeridu marbay nolosha dhaantaaye😢😂❤
@shaakir0018
@shaakir0018 5 ай бұрын
Galab sabti ah 4.00 ay sacadu tahay baan cumar dhuule fooq dheer dushisaa ku dhageysanaaya,casimada Nairobi ee dalka Kenya, ilahow naarta ka xoreey,fan kaama dambeyn, Cumar dhuule Cali mahdi
@maguled
@maguled 10 ай бұрын
Qaasim iyo Boodhari buu is daba dhigay, oo isku laxan ah. Balo ku degtey. Dhuule (A.h.u dhammaantood)
@cumarsaalim1303
@cumarsaalim1303 9 ай бұрын
Halkedu dhigay jale
@maguled
@maguled 9 ай бұрын
@@cumarsaalim1303 cuqdadda iska saar cidna idinma necbee, cumar yaroow. Pamm...!
@cumarsaalim1303
@cumarsaalim1303 9 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ axsan hees alayleh misan ima saro nin i maleeyaa
@ClahiDhiinka
@ClahiDhiinka 8 ай бұрын
Miizaneh ima sari karo nin i malenayo wlhi ca jaaib iga dheh cumar dhuulle illahey haku naxaristo 😢🎉
@maxamedsharmaarkemaxamed2292
@maxamedsharmaarkemaxamed2292 10 ай бұрын
Wah waah murti layaqano hestan wan iskadax arkay aniga dabecadeyda wan islabaroga❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ahmedosmen457
@ahmedosmen457 Жыл бұрын
Alle ha u naxariisto Dhuule iyo Qaasimba ,,,, waa hees aad u saraysa oo macno weyn leh
@omashinho9194
@omashinho9194 Жыл бұрын
Waaah waaah 🎶🎶 galab arbaca aah dalka beljimka sacadu waa 8:25 habenimoo Nadir sd
@MahamedAbdullahi-nk7xr
@MahamedAbdullahi-nk7xr 3 ай бұрын
Heestan waa maalinkii igu horaysay 7-April-2024 Time *10:07* PM hada iga danbeeso like isar saan ugu soolabto
@dahirgodsouleiman922
@dahirgodsouleiman922 2 ай бұрын
26/04/2024 , 00h41 Paris France. I'm feeling sad
@aliawil1492
@aliawil1492 Ай бұрын
Caaawa oo bishu ay tahay 02/06/2024 ayaan ku murqaamaysaaa Guri Burco ku yaaal 2:11
@user-zp7bb6pb8z
@user-zp7bb6pb8z Ай бұрын
Woow 2024 y 5 30 sacada 03:23
@shaaficecishqi8739
@shaaficecishqi8739 2 жыл бұрын
Xamse farsamo yaqaan waadigaa halkii kalana inooga miisay keep going bro
@qaraamyahan
@qaraamyahan 2 жыл бұрын
Shaaficow sxb xag walba waynu ka wadi!
@yasmiinsaciid4569
@yasmiinsaciid4569 10 ай бұрын
Wanbaxya telling waiska daminaya
@hassanadan7468
@hassanadan7468 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mohmmedmahdi2585
@mohmmedmahdi2585 9 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@hoodocabdi5341
@hoodocabdi5341 Жыл бұрын
Taariikhda waa 20/07/2023 saacadu tahay 3:51 PM jawigu ii dagan yahay anoo dareemaya jecelkii igu dhacay ee nabarka I gaadhsiyey in aan U jabin oo hore oga socdey anoo ka ficil qaatey io dhiiranaan noloshada maaha in hal qof oo kaa tagi kara isku koobto taasa ufican naftada io noloshaada qaar ka qiimo badan wey ku soo mari oo walipa naftaada ka ilaalinaya dhaawac qalbiyaduna isku wada mid maaha ka cugo markle
@cumarsaalim1303
@cumarsaalim1303 9 ай бұрын
Wlshay walee jacaylku waa wax jira
@fardushurre1668
@fardushurre1668 8 ай бұрын
​@@cumarsaalim1303👏🥺
@MahadItirib143-zb9fj
@MahadItirib143-zb9fj Жыл бұрын
Allaaa yarxam ustaad
@guuleedrooble300
@guuleedrooble300 2 ай бұрын
Codkii omar dhuule iyo Erayadii .abwaan qaasin .
@user-zp7bb6pb8z
@user-zp7bb6pb8z 11 ай бұрын
@JaamacMaxamed-fl6kn
@JaamacMaxamed-fl6kn 9 ай бұрын
Hees aansoo raadiyey
@AhmedAli-ft3kr
@AhmedAli-ft3kr 7 ай бұрын
heestaan waxaan siwaliya udhageysan jiray 2003 anigoo markaa sobaxayo cumur dhule alaya raxmo
@---Hatif__0mr---
@---Hatif__0mr--- 5 ай бұрын
Safar xageeya u so baxay say 😂 geed ka la bixiyaa
@HalisTa..22
@HalisTa..22 2 ай бұрын
Masalooyin Talantaaliyaan Maandhe leeyahayoo Waxaan ahay nin midabbeeya oo Maalinba is roga'e Miisaanna ima saari karo Qof i maleeyaaye Nin walboow waxad maagantee ay Mohato laabtaadu Ee aanad madadaaladeed Igala maarmeynin Iska soo mar waa kuu mubaax Marinkaad doontaaye✍ F4 keygii ayaan aad u dhageysan jiray heestan 2022 H&M Waqti qurux badan ayan kuso qaatay runti,, balse caawa oo taariikhdu tahay 22-5-2024 waqtigu iima sama waayuhuna cakiran!! AUN dhamaan abwaan qaasim, Cumar dhuule & cilmi Boodhari🙏
@jamaalcabdilaahi1110
@jamaalcabdilaahi1110 9 ай бұрын
❤❤❤❤1
@cumarsaalim1303
@cumarsaalim1303 7 ай бұрын
Misana ima sari karo nin imaleyaa
@AqoonJire
@AqoonJire 2 ай бұрын
Gabay hees laga dhigay weeyi maantaana iiguhoraysa heestan
@user-ds1ky7kk7t
@user-ds1ky7kk7t 12 күн бұрын
Abwanka iska lahaa
@qaraamyahan
@qaraamyahan 9 күн бұрын
@@user-ds1ky7kk7t inta hore waa Qaasim inta dambena waa Boodhari
@hassahilowle-nh7nj3ru5s
@hassahilowle-nh7nj3ru5s 9 ай бұрын
Triple Songs Meaning Wise.
@user-dj3mq9qk1g
@user-dj3mq9qk1g 8 ай бұрын
Wah waah
@HAWAAROMABDA
@HAWAAROMABDA 9 ай бұрын
MIRAHA YAA LEH? LAXANKA? MAHADSANIDIIN!!
@BENMUSA2015
@BENMUSA2015 9 ай бұрын
Miraha abwaan qaasim
@cumarsaalim1303
@cumarsaalim1303 4 ай бұрын
Mid nabarka ku gaystee halistaba u gadhay
@goldenbatanga8063
@goldenbatanga8063 7 ай бұрын
Mon 27 nov 2023 2:35 habeennimo waxaanu nahay afar Nin oo ku mirqaamaya Addis Ababa. Malaa’iigta naarta iyo jannadu way igu murantaaye! Cajaaib
@yasmiinsaciid4569
@yasmiinsaciid4569 10 ай бұрын
Xafad marka tago ay isqabaneyn
@user-cg1dy5si3p
@user-cg1dy5si3p 4 ай бұрын
Kali kuma ahid heesihihii hora oo murtida lahaa waa kuwa ruux walba oo culays dareema uu ku nafisa
@ahlamupdizalam9048
@ahlamupdizalam9048 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Cumar Dhuule | Heestii Hodan | Cilmi Boodhari | With Lyrics
11:13
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 908 М.
BEST SONGS OF CUMAR DHUULE CALI TOP QARAAMI
26:04
MUQDISHO MEDIA CENTER
Рет қаралды 136 М.
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 104 МЛН
50 YouTubers Fight For $1,000,000
41:27
MrBeast
Рет қаралды 168 МЛН
Despicable Me Fart Blaster
00:51
_vector_
Рет қаралды 22 МЛН
Cumar Dhuule Cali | aan aduunka joogee ha igeynin Aaqiro
9:18
Keydka Suugaanta
Рет қаралды 160 М.
omar dhuule - salgula
8:34
Talo TV
Рет қаралды 2,1 МЛН
Xulka heesaha CUMAR DHUULE CALI
40:28
Qanciyee lyrics
Рет қаралды 69 М.
CUMAR DHUULE - FAD GALBEED - HEES QORAN - SOMALI LYRICS SONG
7:46
SomaliLyricsSong.
Рет қаралды 183 М.
CUMAR DHULLE | SALUUGLAAY | KABAN |
11:15
IFTIINKII ARLAADII
Рет қаралды 72 М.
WAR-SAN || Binti Cumar Gacal || Kaban +Lyrics
7:51
QARAAM CHANNEL
Рет қаралды 630 М.
Caashaqa haween  by cumar dhuule
10:39
Hamse Ali
Рет қаралды 348 М.
Cumar dhuule || Oran maayo with lyrics
8:32
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 604 М.