No video

Heestii DALQUDHA

  Рет қаралды 317,016

Aftaag Production

Aftaag Production

Күн бұрын

Waxaa Heestan la yidhaahda DALQUDHA iyo Saado Cali Warsame oo ay la matalayaan yuusuf yare iyo Suldaan

Пікірлер: 259
@africanqueen924
@africanqueen924 6 жыл бұрын
waan jecelahay heestan anigoo reer burco ah bal adba sababta saado cali ilahow kuu naxariiso wixii dhacayba walaltinimo waa waxan laga guuray laba walalo ahina si kastay u kala cadhoodan waa walalo uun "reerkonfur cayda waa lagu kala fogaadaa uun lkn hadalka wangsan baa laysugu yimaadaa" Somalia ❤❤❤
@hudayfibrahim37
@hudayfibrahim37 4 жыл бұрын
Aynu Kala qomama LA, aano
@arimaahaqoyskakalasoco9530
@arimaahaqoyskakalasoco9530 6 жыл бұрын
Hawiyan ahay ilahayow unaxariso saado Ali our mother
@darwishboy5255
@darwishboy5255 4 жыл бұрын
Amin
@saciidyuusuf3827
@saciidyuusuf3827 4 жыл бұрын
Saado cali warsame ilaahay ha u naxariisto wadinad iyo hooyo qatan.astaanta calanka soomaaliyaa.ayaay ahayd
@faduma8879
@faduma8879 9 жыл бұрын
i miss her soo much ilaahi waxan kaa baryiaaa inuu janada fardowsa ilaahi haa ku wariibiyo....ameeen walaaleyaal
@lakiahmed8315
@lakiahmed8315 6 жыл бұрын
aamiin wllo
@Khayrka455
@Khayrka455 6 жыл бұрын
Xaqiiq walhi ilhay ha unaxaristo 😢😢😢😭😭😭
@salmamoha9091
@salmamoha9091 8 жыл бұрын
Astaan qaran markaan ku arko wn ilmeeyaa ilahy hakuu naxariisto fanan kaa danbeeyaa ma jiro fanan waa kii shanta somalia wada jir ku wacyi galiya
@zakariyeburyar7384
@zakariyeburyar7384 5 жыл бұрын
Dulmi wade inad noqoto waa laga ducaystaa illahow unaxariiso momo SAADO CALI WARSAME aaaaaaaammmiiiiiiiiin
@gabadhamadaxwaynaha6847
@gabadhamadaxwaynaha6847 8 жыл бұрын
Saado alle ayaa jeclaaday oo oofsaday lkn ninka nolosha ku faanaya ee marxuumada wax ka sheegaya ogsoonow inaad markii aad dhimato u baahan tahay in laguu soo duceeyo mamo saado alle janadii hakugu sooryeeyo astaan qaran ayaad ahayd kuwa adiga wax kaa sheegaya aakhiro waa laysugu tagi
@abdillahimoodhikaar7523
@abdillahimoodhikaar7523 9 ай бұрын
Amazing vioce mama Saado Ali Warsame AHU😢
@sahramohamed6304
@sahramohamed6304 7 жыл бұрын
inalilaaahi ilahay hownaxariisto mamo saado wxy ahayd geesiyadi qaranka somaliyeed umada somaliyood odhana waykawada dhimatey ee ilahay qabriga how qaboojiyo how naxariisto dadoow danbiga iskadaaya marxujmad dhimatey ayd waxka shegysan alle kacabsada somaliland cuqdada iyo qabiil waligiin iskama daynaysiin alle cuqdada haydin ka saaro
@yareyaredhagay7814
@yareyaredhagay7814 7 жыл бұрын
Alaha u raxmado saado cali warsame ilmo amxar Mel bay saartay
@kaligiisaxane2298
@kaligiisaxane2298 7 жыл бұрын
alle ha unaxariisto saado waleee wadaniyad bay ahayd
@thelastdervish
@thelastdervish 12 жыл бұрын
thanks aftaag 4 ur alltime good productions viva ssc
@hodadiriye
@hodadiriye 13 жыл бұрын
saado cali warsame eedo noolow walee fanaanad baa tahay runtiina waad cadaysay rageedii noolow with a good life i love you so muh!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
@darwishssc6057
@darwishssc6057 5 жыл бұрын
Ilahy ha u naxaristo eedo saado cali guray iyada iyo aabe cali guray ba
@fatimaadam5760
@fatimaadam5760 3 жыл бұрын
Ilaahey ha u naxariisto janatul fardowsa Allaha kawarabiyo
@darwiish0720
@darwiish0720 13 жыл бұрын
SAADO ALI WARSAME WAA FANANAD QARAN IIDOORKANA WAA LA BUFINAYA MEESHA JOGAN BA VIVA SADO ALI WARSAME IYO DAWLADA SSC
@abdirahmanwacays4066
@abdirahmanwacays4066 3 жыл бұрын
Maamo ilaahay haku janeeyo gobanimaad ku dhimataye😚😚
@wtfmoments3886
@wtfmoments3886 10 жыл бұрын
Haaaaaaaaaa salaamaad ma bacdaan madoow walaahi qosolkii aduunka
@guledosman6502
@guledosman6502 10 жыл бұрын
Allah ya raxma....she was true legend ....RIP.
@Last_King2023
@Last_King2023 8 жыл бұрын
educate yourself between Legend and bitch! She was A bitch and she deserved what she got
@abdirizaqshire2627
@abdirizaqshire2627 7 жыл бұрын
You are nothing but a name caller. And you know what they said about that: Name calling is the lowest form of intelligent. Grow up and have some respect for your self & for the deceased singer.
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 7 жыл бұрын
ali Ibrahim, Shut the hell up loser, you're the bitch one here.
@raxmacaraale2647
@raxmacaraale2647 8 жыл бұрын
ilaahoow kuu naxariiso somaalina ilaahoow israaaaci
@khadijasaalah6108
@khadijasaalah6108 6 жыл бұрын
Sado Cali waxey ehet geesiyet Ilaahay Haunaxaristo aaamiin aaamiin
@khadijasaalah6108
@khadijasaalah6108 6 жыл бұрын
Saado Cali illahay ha u naxaxariisto Ilaahay waxaan ugabaryay janadii Fardowso aaamiin aaamiin aaamiin
@Saynababoqran
@Saynababoqran 8 ай бұрын
Soomalia ninkii diidayaa dibada ha u guuro 2024 yaa dawanaya ❤
@shaamuu22
@shaamuu22 12 жыл бұрын
Saado wadaniyada kaliya aan kudhaarano allaha kudhowro afkagana caano mac lagu qabay KEEP UP DA GOOD WORK
@MrGuugaalre
@MrGuugaalre 12 жыл бұрын
FORM SIYAAD BARE TO SNM SAADO MUJAAHADIDA
@mahamedmahamuud3373
@mahamedmahamuud3373 7 жыл бұрын
Alle hawnaxariist Amiiiiiin
@koovvv
@koovvv 12 жыл бұрын
KHAATUMO STATE OF SOMALIA SSC RECONGINZEE
@owliyomhmdggnn2654
@owliyomhmdggnn2654 4 жыл бұрын
Saado Cali wadaniyad bey ahayd allow unaxariiso Jano fardowsa geeh
@dmsajrn
@dmsajrn 12 жыл бұрын
maasha alaaaaaaah saada wadani
@ilhaanosman9181
@ilhaanosman9181 11 жыл бұрын
Yaa salaam,Saado Cali, afkaaga caano lagu qabay,Waa taas idin diiday ayadoo Sool iyo Sanaag ku dhalatay,Maxaad iga filaneysaa,Anigoo Reer Muqdisho ah. Allaa ya cisak; Isaaq oo dhami hadey isu tagaan ma gaari karaan Saado Cali Warsame:Waa Fannaanad Qaran ee waxaan idiin sheegayaa ama idinla socodsiinayaa in Muqdisho ay kala socoto,Kamana maarantaan waa kaas Madaxweyna ku sheegii Reer Somaalileyn u kala dhuumanaya muqdisho si ay jago u helaan;Soo gurgurta illaa iyo muqdisho.Wax kale ma astaahishan
@zimanali4918
@zimanali4918 8 жыл бұрын
alle naxariistii jano haka warabiyo halyayada iyo wixii Islam ah ee dhintayba idinkuna qof dhintay intaad caayaysaan dimbibaa idinkusugan ee uduceeye
@hamdakhader5294
@hamdakhader5294 6 жыл бұрын
Allow unaxariso oo janada gee wlhi wan jcla saado jano Alle hakugu so dhaweyo ani oo reer Somaliland ah
@deeqoali57
@deeqoali57 5 жыл бұрын
Ayadaba ah gobolkaad sheeganayso ee waqooyi galbeed alaha unaxariisto
@amiishabdulahi5120
@amiishabdulahi5120 12 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk. sada ali waan ku xiisiiyaaaaaaa
@farhiyaali1183
@farhiyaali1183 Жыл бұрын
Allah haa uu naxariisto
@nabadoonsoomaaliyeed6291
@nabadoonsoomaaliyeed6291 7 жыл бұрын
wadaniyad soomaaliyeed ayey ahayd geerida dishaay geedkaa ha ba o
@hagihamza2081
@hagihamza2081 8 жыл бұрын
ilahay haku naxaristo
@hamdilove1620
@hamdilove1620 11 жыл бұрын
viiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiva saado cali
@eebacanodyare8861
@eebacanodyare8861 7 жыл бұрын
waxay ahayd ba illahay ay LA hor tegtay Ayaan waxba laga sheegin marxumada
@brocklesner.thebeastwwe7336
@brocklesner.thebeastwwe7336 8 жыл бұрын
#Aftaag video gan Adiga aya so galiyay waadna ogtahay saado cali in ay geriyotay ilahey haunaxariiste. Commentskana wa aqrisay sida filaayo familkeda Hadi ay aqriyan niyo jab iyo xanaaq ayay ka qadayaan walalkey iskaga saar videogan mesha haddi kale wixi dambi ah o video gan ka imado Adiga dusha saaro wcs.
@deeqoali57
@deeqoali57 5 жыл бұрын
Alaha unaxariisto halyeyad darwiishay ahayd
@colonelGeelle
@colonelGeelle 13 жыл бұрын
kkkkkkk Ax yaa wadani, long life Saado Cali Warsame, Saado Cali Gurey, waxaan kugu nacay hadaad intaas ka gaab naan lahayd waan ku jeclaan lahaa fasiraadeeda,, Muruqa laba suulle ninba si ku ah
@raahoosman1351
@raahoosman1351 10 жыл бұрын
miyaa leeys dirqiyaya ileeyn dooqu wa qarane waa dhab idoor heshaa saado dhinbil daba beey ku noqotay ilahoow ku naxariiso ramadan 10 danbe idoo soman weeey nasiibsatay
@wadnaha18
@wadnaha18 12 жыл бұрын
viva saado cali iyo walalaheyna ssc & ogadenia kuwa land la baxayne inti wax garato waanu taagersanahay oo caadifada ku danbeynin
@raxmacaraale2647
@raxmacaraale2647 8 жыл бұрын
laaascanoood iidoor maaaleh walaaalo waaa layaqaaanaaa dadka deegaaan ahaaan u leh.
@nicmoladan
@nicmoladan 11 жыл бұрын
Waxa dad ceetamaayo oo dhan waxa kakeenaayo qaraar Saado waa wadaniyad cudurkiinoo kalena maqabto ee meel cidlaa hakadaalinina waxkastoo ku sheegteena adinkaa ah. Viva Saado
@osmanmaria13
@osmanmaria13 11 жыл бұрын
wlhi runta waa.saas somalia ninkii diidayaa magaca ha u daayo lolz wey la heshay
@axmedyuusuf3079
@axmedyuusuf3079 9 жыл бұрын
calan ka ka somaliland hadii mid ma dawyahay waxa madac ka somaliya lkn ka somaliland waxaa ba ku qoran tawxiid kii illahay wali giina dhib ar kimaayo illaahay ahyaa idiin ka hiiliyay somaliland ha noolaato somaliland
@09faraha
@09faraha 13 жыл бұрын
@colonelGeelle kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk muruqa labasuul midba siku ah, kkkk waan fahamaay anigu waxuu kawadoo, kkkkk and I explaned that to my friends who could not understood it;;;;;;;;;; colonel geelloow waan fahansanahay kkkkk and I liked it very much
@Abbashaji1
@Abbashaji1 10 жыл бұрын
alaha u naxariisto
@najmaayaansomaliahanoolaat7049
@najmaayaansomaliahanoolaat7049 9 жыл бұрын
al beerka alllow ku naxriiso saado cali waxa badan ayey idoor waxa u sheegtay lakin alle ayaa damiirka ka qaaday ee maxan sameeyna calan dheer oo cid kuaqoon san jirin waxa dhamo calan lan walhy kulah bacada i calan ah walhy run ayu sheegay saado cali warsme eedo allle janadi fardowzo ha ku geyo wale qurux iyo caqli iyo somaalinimo alle ayaa ugu deeqay
@nasraalihassan3278
@nasraalihassan3278 11 жыл бұрын
Sado ali warsame. I love i wiish in aan ku arko hadi la nolyahay Xabibiti
@commandomohammedismaacill872
@commandomohammedismaacill872 2 жыл бұрын
Alle eedo ha kuu naxriistoh
@okok1986
@okok1986 12 жыл бұрын
Walaal waa la yaqaanaa calanka jeebka u suran waana Soomaali Shalad ah ee adinku inkirteen Soomalinimadii ee Magac cusub baxsada pleas Soomaali uma baahna hal qolo daganadaad gasheena waa la idiinka danbeen Saado Waa Soomaali dhalad ah Soomaaliya ninkii diidaya dalka iyo magacaba ha u daayo!
@hooyojecel9674
@hooyojecel9674 6 жыл бұрын
Sado cali ilhey haku naxristo wali kamn samrin
@sulekholove1646
@sulekholove1646 6 жыл бұрын
illhow kuu nxiiriiso ayd iyo intiii musalm ah
@abdullahiali4655
@abdullahiali4655 6 жыл бұрын
sulekho love oL
@SoldierGirlSsc
@SoldierGirlSsc 12 жыл бұрын
rabiyow sifaha wanaagiyo samaha sareeyiyo xumaha la tuuraba adaa noo kala tilmaamaye waa kugu mahadoo waa kugu shukri..Viva Somalia.....Viva....Khatuma State...Waa Khayre...Allow..Noo..Hagaaji...Ameeeeeeeen.
@marisacillahi1537
@marisacillahi1537 5 жыл бұрын
Shit sado wey dhimataye afka hku taakinine makartaane allow ku naxariso fanaanad jirta oo wadaniyad ah 😭sado cali illhy hkuu danbi dhaafo jana fardowso illhy hkaaga abaal mariye makafe waa alle yaa allah 💓💓
@hooyojecel9674
@hooyojecel9674 6 жыл бұрын
Ilhey haku naxristo sado cali wali kamn samri
@mikesalaan4821
@mikesalaan4821 9 жыл бұрын
wllyal waxaa nagaala raaba waxaa iillaahay naaga reebay iinaan kaharno waxaa qaayra oo iillaahay nafaraay iinaan kuu dhaqaano sii iillaahay aaqiro iyo aaduun baa noogu gargaaro
@abdosharif7922
@abdosharif7922 10 жыл бұрын
Miyaa lays dirqiyayaa, ileen dookhu waa kaase, allw kuu naxariisto
@fathiyaahmed957
@fathiyaahmed957 6 жыл бұрын
wlh ruwaayadaan waxwen bey kasheekeyneysaa Oo maanta jira ogaada dadow calankii madowaana sobax aduunka lagu arag walee fanaanintu waxbey arkaan
@abdiwaliali3305
@abdiwaliali3305 11 жыл бұрын
Somali Nin kii diiday magaca ha u daayo
@bilalcali2060
@bilalcali2060 12 жыл бұрын
insha allah ama adiga ama inantada ama inankaga ama qaraabadada kolay isaaqbaa guursan, mida kale ilaahay waxad kaga bixi lahayd maalinta qiyaame diyaarso. umad dhan oo cidwalba leh baad ribaysee.
@sahroali1673
@sahroali1673 3 жыл бұрын
Maansha allaah somaliweyen
@nadishmahnadishmah3039
@nadishmahnadishmah3039 6 жыл бұрын
😂😂😂😂 Allee hakunaxariisto waxay ahayd geesiyad qofka aqli bdn soomali Kama dhalan geerida dishaay geedka Haba. O mamo saado ali
@raahoosman1351
@raahoosman1351 10 жыл бұрын
inkastoo anan gaari kareeyn xaga fananimada eey iga horeysay hadana wax badan waad oyeysaan idoor qurunle waabalan saado booskeda hablaha darood aan kala dhicin baa buxinaya insha alaah
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 Жыл бұрын
Shabab u qaday calanka madow raba calanka blue diday
@hibaadam4168
@hibaadam4168 5 жыл бұрын
Allah oo naxaristo Saado Ali wargame Amiin Amiin Amiin sharaf basane inallillah 🇸🇴🇸🇴
@mushtaaqsuley5992
@mushtaaqsuley5992 12 жыл бұрын
axsan axsan saado ali i luv u moreeee nolow fanadeena qaali ah somali nimada waligaa udood qarankana difaaac waaaaaaw somaliland afqurun waligeen kali tagnaada lkn magaca somaali dayaa
@alimohedosman3147
@alimohedosman3147 5 жыл бұрын
allha unaxareesto
@sulekha9472
@sulekha9472 10 жыл бұрын
:( :( Saado cali ilahay jana fardoowsa haa ku geeyo aduunka siid lagag jaceli yahay baa aqiirna lagaaga jaceliyahay
@abdulkadirisse9441
@abdulkadirisse9441 10 жыл бұрын
aaaamin
@mohammedalinoor6409
@mohammedalinoor6409 8 жыл бұрын
kkkkk cadi ma ahaan
@qeysyare1839
@qeysyare1839 8 жыл бұрын
awalba rer waqoyi dad m eheyn wacalada xunkaa war socda yaa nii bahan war yan nila wasin sado ali sharaf iyo karti bele dahay mana gartiin
@ifrahadan1866
@ifrahadan1866 9 жыл бұрын
war soomaaliyow ilaahay ka yaaba oo websaitka ka saara marxuumada.qofkasta oo dhagaysta iyada ayaa laga jarayaa pleas and pleas dar ilaahay uga saara
@yarkareeqoraxeey21
@yarkareeqoraxeey21 10 жыл бұрын
naayaa xishood qof dhintay baad caayaysaa maadan malukumood lahayn wax dhimatay baatahay jawaabna ma astaahishid naxariista ilaahay haka waraabiyo viva dds
@HadalsameTV
@HadalsameTV 12 жыл бұрын
Soomaalidu daacad uma badnee xumaanta unbay u kala masayrtaa
@barnpogramtv5328
@barnpogramtv5328 8 жыл бұрын
najma ayaan afqadhmuunka la aamu waxba marxuumada odhanmaayo allahawnaxariisto balse najmaay iidoor ma dal aad leedahay ayuu kaa haystaa halkuu ku dhashay ayuu joogaaye hadaad hawiye iyo reer xamar dhul uhayso adigusii doqonyahay hadaad sidaa ujeceshay orod aad yaa kaa horjooga
@cabdiraxmaansaleebaan7539
@cabdiraxmaansaleebaan7539 5 жыл бұрын
waanu fahanay somaliland waa goday ee danahaaga raag somalia
@qaaliluula7894
@qaaliluula7894 11 жыл бұрын
KKKKKKKKKKKK WALE SAADO WA GEESIYAD MASHA ALLAAH NINKA SAY UGU JEESJEESTO KKK YO HESTA AY SOO BANDHIGTAY MASHA ALAAH NOLOOW ALA MAXAY DADBADAN RUNTU GUBAYSAA KA NAXOOW NAFTA WAAAAAAAAAA
@farhiaismail3629
@farhiaismail3629 4 жыл бұрын
Aun sado Cali iftinka koxda waberi aheyd
@CIGAYON
@CIGAYON 12 жыл бұрын
saado waa geesiyad tolweydey
@puresomalilanderberberawi494
@puresomalilanderberberawi494 6 жыл бұрын
Ninka SLAND ayu ku dhega hdlaya Lkn SAADO WA GESIYAD cid Slanderay udeceya intay ina tarta badnayd AFWEYNE waynala riday
@darwishboy5255
@darwishboy5255 4 жыл бұрын
Mahadsanid
@Qanciya1900
@Qanciya1900 13 жыл бұрын
@said114ful thanks! taasna dadkoo dhanba wada og, kii aan ogayna isagiyo hooyadi bay u taala! mahadsanid! and welcome! SSC HOWGII MIDNIMADA, UMAAAAAC
@kakaozil3167
@kakaozil3167 12 жыл бұрын
saado waa funny hada waxay u soo xadhka xirtay somalilandta dee waa dheertahoo sida kugu necebnahay saado
@munalovesomaliland874
@munalovesomaliland874 6 жыл бұрын
saato anigu macaayayo waxan dhihi lahaba way dhimatay ilaahay hawnaxariisto lkn cadawga Somaliland cagta hoosteda calanka Somaliland ee tawxiid kaleh xataa maga ca aleh kumay cisayn ee bacmadaw ayay Ku tilmamtay waan ka xumay
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 6 жыл бұрын
muna akhhira la waaydiin calanaka tawxiidka oo bacad madow laga dhigey illahey ha ka samaxo koley iyda maay smaeyn riwaayadaa
@mikesalaan4821
@mikesalaan4821 9 жыл бұрын
waaa
@puntbosaso
@puntbosaso 12 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk idooor sado cali ilahowa an leydin wayin dsalku labo maha
@happyface18may
@happyface18may 10 жыл бұрын
Habartii saado afla way baqtiday waan ku farxay in muqdisho lagu toogtay oo si xun ay u dhimatay dhilada cadaabta ilahay haku fogeeyo
@happyface18may
@happyface18may 10 жыл бұрын
Naa dadka muslim ka ah waan u duceeyaa ee dhilooyinka uma duceeyo tan waxay ahayd dhilo urtay nacalaa iyada iyo wixii taageeraba ku yaala jano gali mayso siday dadka u caayeyso arag
@etotc9369
@etotc9369 10 жыл бұрын
miss lucky Doqon doqoni dhahsay ayaa tahay oo cuqdad god la galaya halyeyed ayey ahayd ilahay ha unaxariistu waligaaba galo daba orod adiga alle cadaabta hakugu fogooyo saado ilahay ha unaxariisto aduunyada yadoo landheere ah ayey kunoolayd aakhira ilahay janada hagaliyo adiga ayaa meelkasta kuciilan down uf uraysa
@inaugaaswarfaa3751
@inaugaaswarfaa3751 9 жыл бұрын
Mss Lucky Ma adaaa jano u haaayo naaya SOMALIA WIXII DIIYA MARABNO UF BAAN KU NIRI MAXAD QAADI saado ina u duceesay ayaa kaa badan adiga jano isgali hadad awood leedahay adoo bina adim dhaciif ah ayaad sida u hadli qabriqaada ma qodmee mide kale NAAG BAA TAHAY MAXA QABYALAD KARABTAA xishoo hadad kufaraxdo iyo hadii kalaba adi moowdka isceli mida kale qofkii qaalis ah ayaa dadka u duceeya adi shaydhaamad hagoogan ayaa tahay ILLAAHAY U NOQO TAgeeraheeda waa duul dhan ma aha shan xabo ALLAHA U NAXARIISTO JANADA AYAAN UGU DUCEEENAY.
@waashuu9934
@waashuu9934 9 жыл бұрын
Miss lucky ilaahay ayaa quad camalkiisa xisaabiya isagaana dhahay nafna lama dulsaaro waxaysan falin marka adi qof dhintay si kastaaad u necebtahay handii aad Muslim tahay inaaaad ilahay u barido ama amaaaan siiso baaa kugu waajiba ilaahay ka cabso handii aaad aminsantahay isaga
@hitler2604
@hitler2604 9 жыл бұрын
Na shar mutayahy afka kasi jedi mar xumada adiga darbiyada hor iyo dabo lagugu wasaye adigo kale waxad ku ficinayid in afka iyo dhagahaba laga waso xaranyahay
@haniliibaan7191
@haniliibaan7191 8 жыл бұрын
kkkkkk wey usarbebtay wlh
@najmaayaansomaliahanoolaat7049
@najmaayaansomaliahanoolaat7049 9 жыл бұрын
so jeedkaba sii jeedka kaga quruxanthy kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@sahraali4501
@sahraali4501 6 жыл бұрын
Saado cali waxaa diley isaaq iyagaa ka weydiin aqiro
@Mubaarikify
@Mubaarikify 11 жыл бұрын
waan idin wada salaamay akhyaarta dhamaan meesha iskugutimaaday salankadib.cayi reeban horta markaan intaas ka imaado saado cali waa layaanaa waxaythay waa shakhsi kasoo jeeda gobolada waqooyi gaar ahaa gobolka sool hada u ololayso somali weyn iyada ayaa ay utaalaa.maahmaah somaliyeed aya waxaytidhaahdaa hangaraara lugkaliya umadhitiyo somaliland shakhsi meelahaas aykaga wareertay waxba umanoqonaay. waanay tashatay somaliland soonoqonamayso ee kiisugaayey oo samir viv somalilander
@Samiira87
@Samiira87 13 жыл бұрын
@ReerHawdGurl kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk inaadeer waad iga qoslisay waxa ka hadlinaya maad garan? waa hinaasaha dee & ciilka meel walba cabaad bay la tagan yihiin wuxu uuuuuuuuuf dhe, and viva saado qalanjo qurux badan , xoogeeda dhererkeeda aftahan nimadeeda ayay ka xun yihiin,,, ha eegaan eedadood saynayb cige caynkay u eg tahay wallaahi waan wiswisaa markaan eego HAHAHAHAHAHAH
@darwishboy5255
@darwishboy5255 4 жыл бұрын
Somaliya ninkii didaya magaca ha udaayo aqonsi raadsada
@naclatullhiqadaadwaynpeopl6216
@naclatullhiqadaadwaynpeopl6216 7 жыл бұрын
isLaanta warkeedii wuu dhamaadee inaga daaya
@MrGuugaalre
@MrGuugaalre 12 жыл бұрын
NOLOW SAACO , QURLEY, DIRACA SOMAALYED RAG BAA DIRAC LA IDHAN JIREY , TAN BAA DIRAC GEESIYAD SOMALIYEED MUJAAHIDAD DALKA
@raahoosman1351
@raahoosman1351 10 жыл бұрын
miss saado idinkoo qabiilo dhan ah beey ciil idin badal aaqirana janeey galeysaa waayo umadii oodhan baa uwada oyeysa idoor wagaashe mahee hoyadaadii buqda laguw asi jiray was aduunkana waxey kaga tagtay tariiq aaqirana jano ciil beey idin baday sida u baroorta ogoowna dumarka darood waa wada saadoo miiran aniga kula hadlayaa badalaya walee halgankeedi halkaa ka wadaya
@jugsoodhacayinacaannomadaa5631
@jugsoodhacayinacaannomadaa5631 12 жыл бұрын
waxaan ogaysiinayaa cidkasta oo isticmaaha paltalkga in lasoo galiyay saado cali oo paltalk lagu qarxiyay iyadoo la wasayooo waxaad ka helaysaa qolka qarxiska paltalkga hadii kale google ka ku baadh qarxiska siilka saado cali
@said114ful
@said114ful 13 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk waan qodley walee inee BAC wataan iidoorow dhul idinma heeno ee bacdiina lataga hadii aad somali diidan dibada aada kkkkkkkkkkkkkkkkkkk viiva saado cali nolow wadaniyad jecel midnimada somaliyeed
SAADO CALI WARSAME HEESTII DHAMAAN REER WAQOOYI AAWEY
12:13
COOFLE NEWS
Рет қаралды 42 М.
Maxamed Warsame Qasali IYo Saado Cali Warsame Heestii Dhaanto
8:18
Midnimotv
Рет қаралды 1,4 МЛН
Dad Makes Daughter Clean Up Spilled Chips #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 6 МЛН
Пройди игру и получи 5 чупа-чупсов (2024)
00:49
Екатерина Ковалева
Рет қаралды 4,7 МЛН
王子原来是假正经#艾莎
00:39
在逃的公主
Рет қаралды 25 МЛН
Xamdi || Maxamed A. Kuluc & Saado C. Warsame || HD +Lyrics
10:59
QARAAM CHANNEL
Рет қаралды 127 М.
Heestii Khaatumo State: Guutadii Daraawiishta
7:49
ssc taleex
Рет қаралды 96 М.
SAADO ALI  ( SOMALI  SONG  )  OGADEN SWEDEN -  IFTINFF
8:20
Saad Gedi
Рет қаралды 1,1 МЛН
Cumar Dhuule Buliyey Shimbiryahay
8:10
Halbeeg Show
Рет қаралды 171 М.
Saado Cali Hees Cusub  (Haday Bixisadu ku qaaday)
6:23
Bartamaha
Рет қаралды 898 М.
Hees: Suul dhabaale Waa Hadal, Hadana Waa Si Gooniya
8:36
YouTubeGareeTV
Рет қаралды 111 М.