SAADO ALI ( SOMALI SONG ) OGADEN SWEDEN - IFTINFF

  Рет қаралды 1,130,597

Saad Gedi

Saad Gedi

14 жыл бұрын

SOMALI SONG OGADEN

Пікірлер: 598
@samaaleabdul3178
@samaaleabdul3178 Жыл бұрын
Ogadenia 🇬🇲 anaa iska leh much love dadkygi from SSC Khaatumo 🐎👏
@SAFWAN.0.499
@SAFWAN.0.499 5 ай бұрын
Aad io aad OGadenia iyo Ssc khaatumo waa isku hal dad meel aan kala jirno ma jirto ❤ .
@mohamedmahat6362
@mohamedmahat6362 2 ай бұрын
Darwiish weeye manshaAllah
@Abdikadar_Trails
@Abdikadar_Trails 2 жыл бұрын
ALAH ha kuu naxariisto Sado Cali Warsame Saado markii la dilay waxan joogay Boorama malin madow bay noo ahayd 😢💔
@user-dh9bd5st6t
@user-dh9bd5st6t 3 жыл бұрын
The greatest woman ever born in my motherland. Real daughter of the country and the people.
@jamilayusuf350
@jamilayusuf350 2 жыл бұрын
Well said 💪💪💪
@qurxdumar6100
@qurxdumar6100 3 жыл бұрын
Ya ila dawanahaya 2020 ogaden hanato alle ha uu naxaristo sado 😭😭😘😘😘
@ikranmuhumed9239
@ikranmuhumed9239 2 жыл бұрын
Ha ax ale ha u naxariisto
@fuadwarsame6688
@fuadwarsame6688 2 жыл бұрын
2022
@asalimuhumed1521
@asalimuhumed1521 2 жыл бұрын
Amiin Ani 2022 dhageysanya
@zihamali1114
@zihamali1114 Жыл бұрын
Alle Ha naxriisto 2023/1/7🥺
@fadumomusse2132
@fadumomusse2132 Жыл бұрын
2023
@kadirojaceyl6468
@kadirojaceyl6468 7 жыл бұрын
geesiyad darood bay aheyd .Allah u naxriisto. ayeeyo qaali.janada ino balan ah
@solutionmire
@solutionmire 13 жыл бұрын
it is a great song and voice... Viva Sado Ali , Vivi our brothers in Ogadenia.. Do not give up. We Hawiye we alwasy support Ogadenia no matter what price on it to be their free the people in regions... We support that idea by any means necessary to reach that goal, because we are somali and need our people to have for their basic rights... Saado, long live and stay happy...
@misshanan1476
@misshanan1476 7 жыл бұрын
alle garab hasiiyo walaalaheen soomaliyeed ee ogaaden we love you Ogaden waxaa kamid ahay qooska saado idinkuna uduceeya inuu alle udenbi dhaafo
@MudaneChango
@MudaneChango 6 жыл бұрын
Miss Hanan Allaha unaxariisto saado Cali she pure legend and the time will recognize her always May Allah rest her in Jannatul Fardows aaamiin
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 5 жыл бұрын
Saado allaha u naxaristo wadaniyad in badan shacabka somaliyed ee dulmab u hiilisay bay aheed Xasuus bay ka mudan tahay reet Ogadenia bog dahabi ah ayeey noogu jirta
@phaezaismael1479
@phaezaismael1479 5 жыл бұрын
Hanna, We love you too, Amiiin
@najibabdilikke5730
@najibabdilikke5730 5 жыл бұрын
Miss Hanan alle naxariisto jano hakawaraabiyo fanaada somaliyed
@quenayannaqurux400
@quenayannaqurux400 5 жыл бұрын
Ax alla ilahaw unaxariiso hooyo saado cali warsame
@Somfox1
@Somfox1 9 жыл бұрын
SAADO SPOKE OUT FOR SOMALIS AS A WHOLE, she has the historical Somali patriotism as her grandfather Sayid maxamed abdule Hassan the father of daraawish movement , and I can proudly say she is the mother of Somali patriotism . thank you saado, may god reward her to Janatu fardowsa, ma gabadhaas oo kale baa layska dilaa , waxa aad naga damiseen nalkii Somali oo dhan u baxayey. Saado you will be the hearts of all true Somalis.
@ubaxabdifarah7654
@ubaxabdifarah7654 8 жыл бұрын
aad iyo aad alla yacizak walal
@mudanedeeq2734
@mudanedeeq2734 Жыл бұрын
Yaa dilay hee somk.j,Saado cali aun heestaan waa heestii loo dilay,hadaad sifiican u dhageeysato heestana saado waxa ay leedahay anigu waan dhimanayaa,waxaana filayaa waa dardaarankeedii ugi danbeeyay,waxaana dilay Itoobiyaan u arkay qof kicineeysa ONLF.
@SurprisedFlowerPot-dm7vo
@SurprisedFlowerPot-dm7vo Ай бұрын
I have read well bro your comment I think is a nine years ago since you write this massage I don't know if you're life or dead let's me thank you and appreciate you somali best singer miss Sado Ali may Allah grant her jannatul fardowso.ameen❤❤
@muniirmaanka9641
@muniirmaanka9641 2 жыл бұрын
free ogadenia 💪rip😭sado Cali Alle haku naxariisto😭😭🇸🇴
@munaabdulrahman403
@munaabdulrahman403 5 жыл бұрын
Gabdhaha dhulbahnte rag bay udhigmaaan why dadkaygii waaan jecelhy tolkay ugadeeniya way xoroobayn insha Allah
@xeraale2003
@xeraale2003 13 жыл бұрын
I am not Ogaden but If I want something so bad to happen, is get somali back and free OGADEN region. ALL THE BEST...I LOVE YOU SAADO
@abdirahmandalab4456
@abdirahmandalab4456 Жыл бұрын
I hope your ok 11yrs ago wow
@abdiwaliabdullahi328
@abdiwaliabdullahi328 2 жыл бұрын
Waa sababta aan naagaha dhul bahante ujeclahay nasab nasab dhalay viva dhulbahante from duduble
@saedibrahim3485
@saedibrahim3485 Жыл бұрын
Duduble waa nin dhulbahante oo cali geri ah
@dhaqane5439
@dhaqane5439 6 жыл бұрын
From muqdisho Ogaadeeniyan ahay Anigu soomaliyeey arligan woow dhimanaya tigreega aasayaa qof kii igu raacsanow rabbi jano kaa waraabi kii aan jihaadinow rabi jahanamo kaa waraabi allahayow xoree wllaalaha soomali galbeed allah janadiisa fardowsa haka waraabiyo saado wadaniyad
@ahmedyare9396
@ahmedyare9396 Жыл бұрын
Viva Ogadenia Viva khaatumo From laascanod Down Cadowga ogaden iyo dhulbahnate 👊
@timaweyyne
@timaweyyne Жыл бұрын
cadow who? you played yourself.. there are over 2million Dir/isaaq live under ignorant cagdheer rule in the Somali region.
@Mohamed.mj1808
@Mohamed.mj1808 4 жыл бұрын
Ogaadeen awoow geey daarood wuxuu dhalay ayagaa ugu badan magaranayo isha meel ay idinkahaysat, lkn waa laga bixidoonaa Insha allah ogadenia hanoolaato❤️❤️❤️❤️🇸🇱🇸🇱🇸🇱
@guledfarah8610
@guledfarah8610 3 жыл бұрын
Haddii sayid maxamed cabdile xasan hadalkiisa iyo aragtidiisa la tageeri lahaa oo lagu garab istaagi lahaa soomaali maanta sidaasi may ahaateen. La isma dhaamo ina'adeer wax xor ah ma jiro. Reer tolkaayo puntland kiish qamadi ah ayay ku badalan jireen geesiyada iyo naftood hurayaasha ONLF marka cid midh la joogto maleh aniguna in badan baan dhidibka ridnay oo xoog iyo xeeladba isticmaalay dhulkaanaga dhiigaanaga iyo dhaqaalahaanaga ayaanu ku xoraynaynaa.
@fardushurre1668
@fardushurre1668 2 жыл бұрын
@@guledfarah8610 🇬🇲❤👈💪✊ insha,u raxmaan i love ogaadeeniya from daraawiish
@guledfarah8610
@guledfarah8610 2 жыл бұрын
@@fardushurre1668 Thanks indr boqortooyo. ✊❤
@Jubalandvisit
@Jubalandvisit Жыл бұрын
Waxan ankadaley halganka dulka hooyo ano 🇸🇴 🇬🇲 katagan ban rawa ethiopia dhig diin iyo abtirsinyo ba mawada gal ba ijibiye lkn mawqiifki shacabkeena wa kii oo ah gobonimo doon shacabka somaliyed dhamanto allow ugargar oo markale namiide yaa rabii😢 🇸🇴 ❤
@dauusclayo6273
@dauusclayo6273 10 жыл бұрын
Hooyo Saado naxariista Rabi haku ahaato janaada kuwaar insha Allah
@afifaahmed4338
@afifaahmed4338 6 жыл бұрын
Da'uus clayo amiiiinn
@ofarah7902
@ofarah7902 9 жыл бұрын
Free Ogadenia!! And RIP Saado Cali, Eebe hakunaxaristo.
@tehulubelay872
@tehulubelay872 5 жыл бұрын
when did she Pass away?
@husseinabdille
@husseinabdille 4 жыл бұрын
Tehulu Belay 2024 she was a memeber of Somali parliament
@muusaahmed8949
@muusaahmed8949 3 жыл бұрын
😢😢😢Alla ha u naxariisto Saado Cali Warsame waxay ahayd wadaniyad qadiyada somalinimo ku wayn tahay❤️❤️
@mohammedmohamoud693
@mohammedmohamoud693 7 жыл бұрын
pure vocals right there, not the autotune these fake singers use today. alla haw naxaristo. what a brilliant legend she was.
@ogadenmonitor7464
@ogadenmonitor7464 9 жыл бұрын
Walaalayaal Ilaahay u barya marxuumadda wadaniyadda ahayd mar walba ee aad daawantaan cajaladaheedaheeda wadaniga ah. Ilaahoow kuu naxariiso.
@khadarxasan4937
@khadarxasan4937 3 жыл бұрын
2021 yaa ila dawanaya alle haunaxaristo zado ali inshallah 😭😭😭 inshallah fre ogaden
@mawgaxayir4064
@mawgaxayir4064 Ай бұрын
Alle haw naxaristo qabrigana haw waasiciyo maamo saado cali wadaniyad somaliyed heestan waa hesan ujeclahay dhagaysigoda onlf waaku guulaysten halgankii insha Allah ilahy somalia dawlad caadila oo umadeda u shaqaysa hasiiyo guul umada somaliyed💯☝️☝️☝️
@fardowsodajume7159
@fardowsodajume7159 4 жыл бұрын
mant wad xorwdeen we u duceyaa mamaad ilahay ha u naxnariisto sado Cali warsame😭😭😭😭
@shugrimohamed1287
@shugrimohamed1287 5 жыл бұрын
Allow ku Naxariiso Saado!
@Humanoya
@Humanoya 12 жыл бұрын
one word to descripe Saada Ali => BEST
@sagalhaji3898
@sagalhaji3898 10 жыл бұрын
Wlh I cry when I heard this song ogaden Free
@khadirabdirahman5115
@khadirabdirahman5115 5 жыл бұрын
sagal haji
@Hnesz
@Hnesz Жыл бұрын
Saado cali ilaahay hakuu naxariisto ogadeen gumaysigii waay ku laabteen oo xabashidii baay isku dhiibeen intii nin ee laga dilay waay ilaaween
@mnz2028
@mnz2028 3 жыл бұрын
Guul iyo gobonimo i. A
@saynebboersma6635
@saynebboersma6635 Жыл бұрын
ASC Masha Allah SSC Khatumo Staat Of Somalia guul SOMALIA Guul Insha Allah 🙏👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴Thank You, I will be listening 🇸🇴🇸🇴🇸🇴✅🦁🐎🌹😘❤
@abdirahmanahmed5508
@abdirahmanahmed5508 9 жыл бұрын
Ilaahey danbigaaga hadhaafo janadii fardoosa ilaahey haiku geyyo amin amin amin
@Somfox1
@Somfox1 8 жыл бұрын
waligay maan arag gabadh somaliyed oo sidaa somali u jecel .. alow kuu naxariiso, meel kasta waxa ay u doodi jirtay dadka somaliyed ee dhibtu hayso. koley taariikh somalinimo oo fican bay ka tagtay , una malayn maayo gabadh la mid ah Saado Qaran in ay so martay ama so mari doonto .. alow kuu naxariisto Saado wadani
@ogaan3648
@ogaan3648 8 жыл бұрын
الله يرحمه لو كانــت الدنيــا تدوم لأهلهــا لكـــان رســول الله حيــا وباقيــا"‎
@kawsarabdulllahi3025
@kawsarabdulllahi3025 2 ай бұрын
صلي الله عليه وسلم
@ahmedismail6597
@ahmedismail6597 3 жыл бұрын
Ilaahay SWT hay tuso Ogaden oo Xor ah aad baan u jeclahay intaan noolahay inaan arko waana dhowdahay guushii ilaahay garabkiina ha galo Mujaahidiinta ONLF waa raga keliye ee heeryeda gumaysiga diidey ilaa iyo Minilik Saado ilaahay kakuu Naxariisto wadaniyad qaali ah bay ahayd Cadowga Somaliyed ayaa riley.
@TheHiliso
@TheHiliso 13 жыл бұрын
Viva ogadenia iyo SSC
@subermohamed96
@subermohamed96 10 жыл бұрын
May allah grant you the highest place in jannah inshallah
@ogadenqueen
@ogadenqueen 13 жыл бұрын
♥SaadoCali♥ ♥SaadoCali♥ ♥SaadoCali♥ ♥SaaoCali♥ ♥SaadoCali♥ ♥SaadoCali♥ ♥SaadoCali♥ ♥SaadoCali♥ ♥SaaoCali♥ ♥SaadoCali♥ ♥SaadoCali♥ ♥SaadoCali♥ ♥SaadoCali♥ ♥SaaoCali♥ ♥SaadoCali♥ ♥SaadoCali♥ ♥SaadoCali♥ ♥SaadoCali♥ ♥SaaoCali♥ ♥SaadoCali♥ ♥SaadoCali♥ ♥SaadoCali♥ ♥SaadoCali♥ ♥SaaoCali♥ ♥SaadoCali♥ ♥SaadoCali♥ ♥SaadoCali♥ ♥SaadoCali♥ ♥SaaoCali♥ ♥SaadoCali♥ ♥SaadoCali♥ ♥SaadoCali♥ ♥SaadoCali♥ ♥SaaoCali♥ ♥SaadoCali♥ ♥SaadoCali♥ ♥SaadoCali♥ ♥SaadoCali♥ ♥SaaoCali♥ ♥SaadoCali♥
@babasuleiman900
@babasuleiman900 2 жыл бұрын
My heroine, truly treasured,precious pearl,golden glittering girl.pure solidarity with her brethren.Left an indelible mark of joy in our hearts.Greetings from Garissa for those she left behind. AUN.
@abdulkadiryuusufabdi7581
@abdulkadiryuusufabdi7581 2 жыл бұрын
Greetings from Oslo Norway ilaa WAAAAAAAMMMMMO 💓😍😍👍👍
@suldamosuber7834
@suldamosuber7834 10 жыл бұрын
free free free Ogadenia Viva OG
@hidaaya100
@hidaaya100 12 жыл бұрын
OGAADEENI weey xuroowee insha allh
@neimaabdidheere2964
@neimaabdidheere2964 4 жыл бұрын
8 sano kadib bn Dawan way xorawday
@baniez1
@baniez1 11 жыл бұрын
saado is such a positive person,,,,she talks real,,,,an uses her talent to rep honest ppl....i didnt really no much about ogaden deep issues,,,till i saw a speech she did in the usa,,,talkin about the honest ppl of ogaden,,love this woman after that.....
@MohamedUmal
@MohamedUmal 3 ай бұрын
Cawaan dawanayaa from ssc eedo saado alle haunaxaristo 26 March 2024
@sayidnuur7992
@sayidnuur7992 7 жыл бұрын
aax runbadana allow kuu naxariiso kama daalo heestan iyo heesaha saado wadaniyad gabadh lamida soomali tolow dib may ooga dhalan awowyaday guumaysi ma ogolayne talow aabayashano maxa helay allow xornimo dhalinyarow wakhtigeeni weeye xageen isugu soo hagaagna aan jihaad galeee😭😭😭😭😭😭😭😢😢😢😢😢
@happyofficiall
@happyofficiall 6 жыл бұрын
diyaar ban ahay hiil iyo hooo
@ayanhassanahmed2819
@ayanhassanahmed2819 6 жыл бұрын
Sax walahi kama dalo heestan
@rayannejanogasho7214
@rayannejanogasho7214 6 жыл бұрын
Sayid Nuur de msgkaga Sanad aya kaso waregtay ... Lkn isla marki an akhristay msgkaga ayan so dhashay Ano Wadaniyad Somaliyeda
@hassanabtidoonmohamedali6941
@hassanabtidoonmohamedali6941 5 жыл бұрын
Diyaar ban ahay ee group rasmi sameya an noqono buruburki kadib alle kasakow an dalka iyo diinta iyo dadka uhurno naftena
@khalidha6612
@khalidha6612 5 жыл бұрын
Allow unaxariiso saado waxey aheed gabar geesiyada aanan marnaba ilaaawi doonin insha alaaah dadka somaliyeed
@TheHiliso
@TheHiliso 13 жыл бұрын
saado noolow geesiyad love u forever
@eblanoor9920
@eblanoor9920 4 жыл бұрын
Allow unaxariso ameen yarabi saado ali iyo inta dimatee 😭😭😭😭😭
@drhassannasiib2742
@drhassannasiib2742 5 жыл бұрын
Maanta waa ay guulaysteen oo calankii meeshii uu mudnaa buu joogaa allah ha kuu naxariisto maamo qaran from muqdisho
@amansanequruxsane
@amansanequruxsane 2 жыл бұрын
Intaaa iyo iin kabadan Rajeyneynaaa inshallah
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi Ай бұрын
Maansha Allah Gabdhaha Sscoow midjid U Dhisa
@Somfox1
@Somfox1 9 жыл бұрын
May God bless her to Janatu Fardowsa, our hero , our unique Somali patriotic lady, there is no one in Somali female history that has the courage and the ability to stand for all Somalis. ALOW KUU NAXARIISO SAADO CALI SAADO QARAN, DARWIISHADII DHABTA AHAYD , TARIIKDU WAY KU XUSI. By MrGerikoombe
@sharmakeali5248
@sharmakeali5248 6 ай бұрын
Qof saado ali oo kale ah mar kale somaalida soo mari maayo najatul fardowsa aclaa baan eebbe uga baryayaa in uu xisaab la aan geeyo maamo saado
@maliboy7467
@maliboy7467 Жыл бұрын
ILAAHOW u Naxariiso MAMO SAADO CALI WARSAME😭😭😭😭😭soooo Saaad wallahi Ogadenia Xoroowday, Dhulbahante Na is Raac maanta Marso.23😫😫😫😫😫😫❤️❤️❤️❤️❤️❤️🩸🩸🩸🩸🩸🩸🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲🇬🇲
@fadumoxashi627
@fadumoxashi627 3 жыл бұрын
Alle hau naxaristo saacdo cali maamo qaliya ayeey aheed 10 sano ayaa laga joga heestan markey qadey guushi manta la haya allahu akbar allow xorniman ku waydisan
@khadarj3347
@khadarj3347 11 жыл бұрын
VIVO Ogadeenya, guulayso Saado Ali
@najmamohamed8874
@najmamohamed8874 6 жыл бұрын
Allah ha u Naxariisto 😭😭😭
@hamzahassan36
@hamzahassan36 9 жыл бұрын
Anigu Soomaaliyeey Arliga Waan U Dhimanayaa Tigreegan Asayaa.. Saado Cali Warsame Allow Kuu Naxariiso Allahuma Ameen
@SAFWAN.0.499
@SAFWAN.0.499 Жыл бұрын
OGADENIA 💙
@Time12345A
@Time12345A 8 ай бұрын
💙💙💙💙
@abdirizackjr5714
@abdirizackjr5714 4 жыл бұрын
mom saado ali warsame malintii la,dilaayay dadkii uguhoreeyay ee meydkeeda soo dul istaagaybaan kujiray allh hakuu naxasiirto😪😪😪😪😪😪😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@ubaxabdifarah7654
@ubaxabdifarah7654 8 жыл бұрын
edo sado allehaunaxariisto walahi she's always in my prayers
@jaytechnology8140
@jaytechnology8140 8 жыл бұрын
thanks a lot wlal...ilahay hau naxaristp
@solutionmire
@solutionmire 13 жыл бұрын
Hawiye does not hate Darod and we respect as our brothers and sisters. This problems is just created by Sayid Bare (afweyne). We hope all us help each other and improve our relationship to live in peace. Live long free ogadenia good nice voice saado cali.. enjoyed
@Jubalandvisit
@Jubalandvisit Жыл бұрын
Yeah also darood hawiye wa walaladen cadow ethiopia ba ddkeygi ukala dhibe caln allow gobonimada sodadaji
@Iaosman001
@Iaosman001 12 жыл бұрын
ogaadeeya waa dad dantooda yaqaan waxey la dagaan axmaarada aanigani waan gabar taaganahey ineey iska celiyaan gaalkac boy that is my peaple gobanimo waa loo dhintaa
@seytuunabdiabdi1722
@seytuunabdiabdi1722 4 жыл бұрын
Doqon idoor weligy arki jiry dhulbhnte iyo ogadeni mxy kala yihin Viv kabalax darod guuleysta wn idin jclhy
@HodanaadanXidhe-vg4ec
@HodanaadanXidhe-vg4ec 22 күн бұрын
30 6 2024 dawanaya insha ogadenia way xorobi abtiyaal 😭😭🤲🩸
@intisaramohamed7558
@intisaramohamed7558 11 жыл бұрын
WE ALL LOVE SOMALIA THANK'S TO SAADO CALI WARSAME AND WE ALL TRUST THE QUEEN OF OUR NATION SAADO CALI WARSAME
@kanzagelinbacayn
@kanzagelinbacayn Жыл бұрын
2023! Ogadeen maanta ayaa laga rabaa in ay abaalkii Dhulbahante celshaan.😢😢😢
@hiboosmaan172
@hiboosmaan172 6 жыл бұрын
Heestan maanta ayey waqtiga taaganaya onlf maantay xoorodaya saado ali alle hawo naxriisto
@runsheegmedia470
@runsheegmedia470 5 жыл бұрын
Alla maxay juhdi galisay gobanimo halkaa dhigeed jigjiga shilimaadka aruursanayeen nasiib umaysan yeelin jigjigo oo xora alla yaa raxma
@user-uj8bf5bi2r
@user-uj8bf5bi2r 11 жыл бұрын
xabashi ninka jecel ogaadeen qabiil ahaan ku nacaya waa garaad xuma somalia ayaan ahay
@hanasalahtalawadaagsalah3991
@hanasalahtalawadaagsalah3991 5 жыл бұрын
Ogadenia Guul guul 🙏🙏🙏🌹🌹🌹
@shugrimohamed1287
@shugrimohamed1287 6 жыл бұрын
Ilahay haa u naxariisto Saado Cali ❤️ free ogadenia
@WaveyMo
@WaveyMo 13 жыл бұрын
insha allah somalia will be one one day aamiin
@alisharif6367
@alisharif6367 8 жыл бұрын
I can not help but smile listening to her sing!
@abdinasirmukhtaribrahim7033
@abdinasirmukhtaribrahim7033 6 жыл бұрын
Real legend REST IN PEACE
@huushaas8034
@huushaas8034 9 жыл бұрын
Alaaaaaah yaaa arxam wadaniyad lawada jeclaaa ilaaahay hakuu naxariisto
@kaderabdi5953
@kaderabdi5953 2 жыл бұрын
Ogadenia 🇬🇲 2022
@fadumomusse2132
@fadumomusse2132 Жыл бұрын
💚💙💜❤💚💙💜❤🤍Naxariistiisa iyo janadiisa Allah ha ku siiyo .
@mohamedmahat6362
@mohamedmahat6362 Жыл бұрын
Jannadul Firdaus inshaAllah gessiyadha mujahedd Saado Warsame...Viva Ogaden Guul inshaAllah.adunka neceb kujoog anaga wax maa nayeliin
@intisaramohamed7558
@intisaramohamed7558 11 жыл бұрын
I LOVE THE SONG OGADEN SAADO CALI WARSAME. THE SONG IS REAL OPEN MY EYE'S WE NEED MORE ATTENTION FROM THE REST OF THE WORLD AND THANK YOU FOR SUPPORTED THE PEOPLE IN OGADEN
@littlealia6572
@littlealia6572 9 жыл бұрын
Rest in peace mama 💔😭😭
@zayidzubeir7346
@zayidzubeir7346 4 жыл бұрын
Ogadenia Dadkaygiii Alloow idin dhawr
@simanhassan777
@simanhassan777 6 жыл бұрын
Ilahayow ku naxariso habo saado cali 😭😭😭 ogadenia will be free inshallah
@guuledakon9040
@guuledakon9040 Жыл бұрын
Gulufku waa halkiisi gayiga soomali baa leh🇬🇲🇸🇴
@Time12345A
@Time12345A 8 ай бұрын
💙💙💙💙
@susuali1114
@susuali1114 4 жыл бұрын
walashey Sado. Allah kunaxarisa. ONLF. Ogadenya. way xorobi. Inshà Allah.
@maida215
@maida215 7 жыл бұрын
free ogadenia
@garaadist
@garaadist 13 жыл бұрын
ada xabash isku dhiibay ada ogada kararan anaga waxnama yeelin saado nolow ogadenya way xurobi aamin allahu karbata ka adag benta mahan wlhi ilove ogandenya anigo ah mudan somalia kana soo jeda muqdisho casimada somalia
@abdihanidiamonds
@abdihanidiamonds 3 ай бұрын
SaaDo Ali warasame iLahay haku naxariso
@yusufmohamed6446
@yusufmohamed6446 14 күн бұрын
Maamo saado cali warsame, hadaan reer ogadenia nahay abaal wayn baad nagu lahayd, rabi abaalkaaga jano hakaaga dhigo, Durdurada firdowsaad ka durduuro maamo
@kaderabeib3493
@kaderabeib3493 9 ай бұрын
Allow kuu naxariiso wallee waxay ahayid mid qaaliya
@Xafsah1
@Xafsah1 13 жыл бұрын
alooooooooooooooow dalwalboo Somalida ledahay xureeeeeey Saado waa wadaniyad wlaahi qolo walba hees ayee u qaaday, w love u Saado
@neimaabdidheere2964
@neimaabdidheere2964 4 жыл бұрын
23 December 2019 bishiii ugu danbaysay sanadkan ogadenia way xorowdey
@yaxyemohamed6799
@yaxyemohamed6799 2 жыл бұрын
Masha Allh Alaha u Naxariisto saado cali
@mukhtarmasoud6692
@mukhtarmasoud6692 Жыл бұрын
Allah yarhamak Maamo Saado Cali warsame Halyeeyad markasta Xaqa u garaba Raxmaanku Naxariistiisii waasica ahayd hakugu Galado. #SSGENOCIDE #OGAADEENIYAWILLPREVAIL
@najmaabdi337
@najmaabdi337 2 жыл бұрын
yaa ila daawanaya 3 Jun 2022 malin jimca allhayow u naxariiso saado ali ogaadenio xorana I tus
@cubaydhooyadiis2448
@cubaydhooyadiis2448 7 жыл бұрын
Ilaahay how naxariisto edo saado ilaahay qabrigaa how waasiciiyo yaa allah u naxariiso
@abdullahiali4655
@abdullahiali4655 6 жыл бұрын
geysiyad bey ehed...... I love you Eedo saado..... I will always pray for you..
@abdisalanibrahim69
@abdisalanibrahim69 4 жыл бұрын
O O OGAADEENIYAA WAY XOROOBI ONLF WAY ADKAAN
@2007maslah
@2007maslah 14 жыл бұрын
Umad kala qaybsan oo Qabiil waxan ahan an garaneynin, Xornimo ka Dheer,waxa qudha ee umadi ku xorobi kartaa waa midnimo ee maha qabiil.
@ahmednoorbashir1847
@ahmednoorbashir1847 6 жыл бұрын
Rest in peace Saado. You were trully a loving aunt to me always
@TheJamaalq
@TheJamaalq 11 жыл бұрын
wow wow this is good thank you saado cali warsame magac dheer, ogadeniya anaa is ka leh
@heekal1985
@heekal1985 12 жыл бұрын
ogaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaadeniaaaaaaaaaaaaaaa wey xurowbeysaaaaaaaaaaaaaaaaaa ogadenia guul guul guul iyo gobanimo
@garwayne100
@garwayne100 12 жыл бұрын
9 qof dislike ku dhuftay waan garan meesha ay ka soojeedaan. Somalia guul iyo dhamaan somalida oo dhan.
@BosteeyaXussenAli-sf8uo
@BosteeyaXussenAli-sf8uo Жыл бұрын
Keena wixii diley ✅️🔥🔥🔥🔥🔥⚠️🗣🗣🗣🗣🇩🇰🐪💯🇺🇲🏥🌚🗳🍑2010 timid 2014 waa dhimatey jaajuusinta ogaden Keena 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@marwa7070
@marwa7070 8 жыл бұрын
الله يرحمها ogadeniya waay xoroobi
Saado Ali Heestii Darawiish - Saado Ali Darawiish Song
8:24
Sool Sanaag Cayn
Рет қаралды 1,9 МЛН
Somali Songs Salim & Marian IFTINFF 1
9:35
Saad Gedi
Рет қаралды 1 МЛН
路飞被小孩吓到了#海贼王#路飞
00:41
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 77 МЛН
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 104 МЛН
LOVE LETTER - POPPY PLAYTIME CHAPTER 3 | GH'S ANIMATION
00:15
Saado Cali Warsame   Waaberi Legend Mix   YouTubevia torchbrowser com
1:11:56
Saado_ali2012.mp4
10:27
Amin Amir
Рет қаралды 94 М.
HEESTA CALANKA SOMALIA 26 JUNE LIIDO BEACH
4:04
CIILTIRE OFFICIAL
Рет қаралды 7 М.
XAFLADII TAAGEERIDA DOWLADDA PUNTLAND EE SAN DIEGO, CALIFORNIA 2014
24:54
somali media of minnesota
Рет қаралды 135 М.
Heestii - Afgrad Ismahan Xaashi Xasuustii AUN Saado Cali Warsame HD
10:03
Somali New Entertainment
Рет қаралды 149 М.
SAADO CALI WARSAME AU. HEESTA CEEBTUBA NINKII GARAN BEY DHIBTAA
5:52
xusuusonline
Рет қаралды 2,2 МЛН
Saado Cali - Lifetime Achievement Celebration - Pa
10:11
djrallyn
Рет қаралды 204 М.
saado cali - Naftaydaa kuu jiraban -by Arrowtail
7:56
Abdulwahed Salah
Рет қаралды 1,1 МЛН
Stray Kids "Chk Chk Boom" M/V
3:26
JYP Entertainment
Рет қаралды 37 МЛН
IL’HAN - Pai-pai (lyric video) 2024
3:24
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 457 М.
Jaloliddin Ahmadaliyev - Kuydurgi (Official Music Video)
4:49
NevoMusic
Рет қаралды 5 МЛН
Munisa Rizayeva - Aka makasi (Official Music Video)
6:18
Munisa Rizayeva
Рет қаралды 5 МЛН